1 Minute
Maxaad ka taqaannaa erey-bixinta reer miyiga
ERAYO BADANAA LA ISKU QALDO. #RAAS: meesha aqal soomaaligu ka dhisan yahay ama cabbir dhuleedka uu aqalku ku fadhiyo. #SABO: agagaarka guriga ee maqashu soo hadh gasho maalintii. wax badan xeryaha kama sii durugsana,...
Halkan Ka Sii Akhri




















