Eeg; marka uu qofku ka baxo diinta, hadii la dilayo, aayada kamay muuqateen noolaansho, yacni inuu qofkaasi isaga oo gaal noqday uu hadana noolaa, kadibna mar kale uu ku soo noqday diinta....
Caadiyan; iibka ay diinta Islaamku ogoshahay waa sidan: Hadaba maanta waxyaabaha la kala iibsado, waxa ka mid ah Data-da Internet-ka, taasi oo dadkeenu ay aad u iibsadaan, laakiin aan badanka loo eegin saxnaanshiiyaha iibkaasi....
Xisbi-Siyaasadeedku waa dallad ay ku wada hoos jiraan siyaasiyiin badani, xisbiguna waxa uu xisbi-siyaasadeed ku noqdaa ama uu guulo siyaasadeed ku gaadhaa waa taageerayaashiisa badan, hadii aanu taageerayaal lahayn ururnimada ba kama soo gudbo,...