11 Minutes
FAQASH 👌
FAQASHEEY IDIN BARANNAY!
Faqashtii silloonayd kolba suudh-xariir liyo,
Haynoo toshaan taash laga soohay dhiig'iyo,
Sunta lagu go'ee arag ishu aanay qabanayn,
Suyuceeda hoodhka ah beryo aan la urinayn,
Dhegtu aanay samac'iyo sawtkiisa gaadhayn,
Aan soo gunaadshee S-dan gabaygu way bilaw,
Mana...
Halkan Ka Sii Akhri




















