19 Minutes
Muslimnimadu 👳🏽🧕🏽 qofka ma u noqon kartaa Passport ⁉️
Badbaadinta shacabka marka ay joogto, inaguma filna xusitaanka gadhkiisu waa laba qabasho, khamiis iyo cumaamadna wuu xidhan yahay, fooddana wuxuu ku leeyahay bar madaw, amaba kasii xeel-dheereeyoo, fiqiga iyo tafsiirkuu yaqaannaa, Qur'aanka ayuu xifdisan...
Halkan Ka Sii Akhri




















