2 Minutes
Anigoo yaaban oo kolba ka yar fogaanaya…
Waxa aan joogay Madaarka Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta, waxa aan ku ahaa transit muddo dheer, oo dhowr iyo toban saacadood aheyd, meesha waxa ka buuxa dumar aan asturnayn, oo u kala gooshaya daafaha...
Halkan Ka Sii Akhri




















