Caadiyan; iibka ay diinta Islaamku ogoshahay waa sidan: Hadaba maanta waxyaabaha la kala iibsado, waxa ka mid ah Data-da Internet-ka, taasi oo dadkeenu ay aad u iibsadaan, laakiin aan badanka loo eegin saxnaanshiiyaha iibkaasi....
Xisbi-Siyaasadeedku waa dallad ay ku wada hoos jiraan siyaasiyiin badani, xisbiguna waxa uu xisbi-siyaasadeed ku noqdaa ama uu guulo siyaasadeed ku gaadhaa waa taageerayaashiisa badan, hadii aanu taageerayaal lahayn ururnimada ba kama soo gudbo,...
Cadhada ama xanaaqa marka si cilmi ah loo sharaxayo, waxa lagu tafsiiraa "Cadhadu waa xaalad, ay xubnaha jidhka oo dhan ama xubnaha qaarkood, ay ka xidhiidh furtaan amarka maskaxda, oo xubnuhu ay sameeyaan ficil...
قال الله: (أَتَأْمُرُونَ النَّاسَ بِالْبِرِّ وَتَنسَوْنَ أَنفُسَكُمْ …[سورة البقرة:44]) GEELA DUQDIISU DURDURISO, AARANKIISA MAXAAD U MALAYN Qabiilka iyo Qabyaaladu waa laba aad u kala duwan, waa se la isku khaldaa inta badan. QABIILKU waa...