BIDAAROOW Qoraha Qormooyinka April 27, 2025 in Qormo, Sheeko - 1 Minute Home BIDAAROOW! AYUUN BAAN KU WAR HELAY. Nin bidaar leh ayaa lagu yidhi “Hebeloow goor may timuhu kaa go’een?“ Wuxuu yidhi “Niman yahaw; garan maayo goor ay timuhu iga daateene, iyada oo bidaaroow la iigu yeedhayo ayuun baan is-ogaaday” SHEEKOOYIN KALE Eeg Dhamaan Qormo SheekoSHAQAAN KU JIRNAAAkhriso ->Waar waa kee ka aan xajisan karaynin, yaa!Akhriso ->Duul Culimo Qastay Ayaanu NahayAkhriso -> Home