Xeelad ayuu ku harawsaday reer-miyigii.

Wuxu yidhi: wadamada dibada ayuu kasoo iibsaday cadar iyo toosh, dadkii uu waagaasi la noolaana waxa ay ahaayeen badaw ama reer miyi, may aqoon udgoon weel ku jira iyo toosh ama shay iftiin sameeya,

kadibna waxa uu dadkii muxaadiro ugu sheegay: โ€œAwliyada waxaa lagu gartaa Udgoonka iyo Iftiinkaโ€ฆโ€,

kadibna inta uu cadarkii soo marsado, ayaa uu goโ€™ huwadaa habeenkii, tooshkana hoosta ayuu gashadaa, dadkii markii ay arkeen isaga oo udgoon ka soo urayo, waxna ka soo iftiimayaan habeenkii, waxa ay isku-qanciyeen, inuu yahay Awliyo-Alle,

xeelad ayuu ku harawsaday reer-miyigii.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: Fadlan Lama Ogola !!