Adigu Indho Fiiqanidaa !!

Waxa jiray laba qollo oo dagaal hoose ka dhaxeeyay, labada qolo mid ka mid ah ayaa waxay lahaayeen oo qabiilkooda ku jiray odey lagu yaqaanay Cawrida, kadib inta ay maalin soo kaxeeyeen odeygii, ayay keeneen meel ay fadhiyeen oo ay ku tashanayeen qoladii kale, kadibna inta farta loogu fiiqay meeshii ay fadhiyeen ayay ku yidhaahdeen odeygii: “eeyaa waa kuwaa nimankii aynu is-haynay halkaa fadhiyaโ€™e cawri oo ku rid gantaaladaadiiโ€ฆ“, odeygu wuu indho darnaa, oo si fiican waxba umuu arkeynin, meeshii loo tilmaamayay ayuu hore u arki waayay, ninkii waday ayaa kolba farta ugu fiiqaya oo ku leh: โ€œadeer waa kuwa halkaa fadhiya miyaanad arkaynin, sow kuwaasiโ€ฆโ€, kadib odeygii ayaa inta uu ninkii u tilmaamahay ku jeestay ku yidhi: โ€œADEER ADIGU INDHO FIIQANIDAA !!!โ€, kadibna kii odeyga tilmaamayay ayaa indhihii dam noqdeen oo indhobeelay, cawridii odeyguna ay ku dhacdayโ€ฆ

error: Fadlan Lama Ogola !!