Wuxu yidhi: βSixiroolayaasha reer miyiga hadii uu qof reerkooda ka xanuunsado, waxa ay u raadinayaan qof safar ah, oo wadada soo mara, oo aanu xanuun ka muuqanin, kadibna way casuumayaan, inta uu qofku la joogo ayay sixirka u dhigayaan, sidaasi ayaa uu ku bogsanayaa qofkii ka xanuunsanayey, qofkii safarka ahaana xanuunkii uu ula safrayaaβ¦β
Xanuun-Wareejisku Ma Jiraa?