Wuxu yidhi: wadamada dibada ayuu kasoo iibsaday cadar iyo toosh, dadkii uu waagaasi la noolaana waxa ay ahaayeen badaw ama reer miyi, may aqoon udgoon weel ku jira iyo toosh ama shay iftiin sameeya,
kadibna waxa uu dadkii muxaadiro ugu sheegay: βAwliyada waxaa lagu gartaa Udgoonka iyo Iftiinkaβ¦β,
kadibna inta uu cadarkii soo marsado, ayaa uu goβ huwadaa habeenkii, tooshkana hoosta ayuu gashadaa, dadkii markii ay arkeen isaga oo udgoon ka soo urayo, waxna ka soo iftiimayaan habeenkii, waxa ay isku-qanciyeen, inuu yahay Awliyo-Alle,
xeelad ayuu ku harawsaday reer-miyigii.