1 Minute Qormo Sheeko BIDAAROOW Qoraha Qormooyinka April 27, 2025 Wuxuu yidhi "Niyaw garan maayo goor ay timuhu iga daateene, iyada oo bidaaroow la iigu yeedhayo ayuun baan is-ogaaday"... Halkan Ka Sii Akhri
3 Minutes Qiso Qormo WAAR GEELA YAA WADAY? Qoraha Qormooyinka April 27, 2025 Odey ayaa beertiisii waxa u soo dhacay dhowr neef oo geel ah, beertii iyaga oo geelii ku jira, oo daaqaya dhirtii iyo khudradiiba, ayaa waxa ugu yimid odeygii. Deetana odeygii markii ba wuxuu si... Halkan Ka Sii Akhri
3 Minutes Qormo Siyaasad HA HADLIN Qoraha Qormooyinka April 27, 2025 HA HADLIN = HORDHACA GUMEYSIGA HA HADLIN = DHIIRIGELINTA ADOONSIGA Hadii aad aragto nidaam dhibsanaya hadalka, oo dadka ku qabsanaya kaliya inay hadleen, waxaad ogaataa nidaamkaasi inuu yahay nidaam ay wax u qarsoon yihiin,... Halkan Ka Sii Akhri
12 Minutes Qiso Qormo KUGU TUMAY Qoraha Qormooyinka April 27, 2025 Kadibna isaga oo cadho bakhtiisan sheekhii, intu ku jeestay xertii masaajidka ee la socotay, ayuu yidhi: "Bal sidu yahay ee uu ku leeyahay Illaahay ayaan hoos galayaa eeg Ma sidaas ayaad Illaahay ku hoos... Halkan Ka Sii Akhri
3 Minutes Maqaal Qormo Xoogsade taariikhdiisa oo kooban Qoraha Qormooyinka March 7, 2025 Taariikhdu markii ay ahayd 1925, waxa ku dhashay magaalada Gabiley wiil yar oo Maxamed loogu magac daray, Maxamed aabihii oo lagu magacaabo cabdillaahi kaahin waxa uu geeriyooday isaga oo yar, waxana soo korisay hooyadii... Halkan Ka Sii Akhri