Waagii uu Ingiriisku gumeysanayay Hindiya, ayaa Sarkaal Ingiriis ah wuxuu dharbaaxay nin Hindiyaan ah, oo amar-diiddo sameeyay. Hindigii oo xanaaqay ayaa Sarkaalkii ka aarsaday, kuna dharbaaxay dadka dhexdooda. Sarkgaalkii oo dareemaya in la bahdilay...
Halkan Ka Sii Akhri
1 Minute