Waxa uu soo kaxeystay xaaskiisii iyo carruurtiisii, waxaanu u sheegay in ay caawa u casho tegayaan maqaaxi-cunto, oo ay xabashi furatay, oo cusub, kadibna intay si fiican u soo labisteen ayay yimaadeen maqaaxidii, si...
Waa nin dhallinyar ah, oo aad u firfircoon, waxqabad iyo horumarna diyaar u ah, oo ay intaa u dheer tahay dal jaceyl, waxa uu ka mid yahay shaqaale hoosaadka dawlada, waxa uu ii soo...
Nin socoto ah ayaa reer u soo hoyday, waa martiye ardaa ayuu iska fadhiistay, waa la arkay lama se soorin, oo waa la ga seexday. Ninkii oo iska hurda ayaa waraabe lugta la booday,...
Waa afartii Khaliif ee u kala dambeeyay xilka Madaxweyne-nimo Muslimiinta, waa madaxdii taladooda iyo toosnaantooda Nebi Muxamad Rabbi Naxariis iyo Nabadgelyo Ha Siiyo’e uu umadda muslimiinta ku sii dardaaray. “Rabbi Raali Ha Ka Noqdo...