2023

19 Minutes
Sooyaalkii Soomaalida Qaybta 2aad Xogtii Geeska

KHIYAAMADII INGIRIISKA EE HESHIISYADII UU LA GALAY SOOMAALI-WAQOOYI.

Tan iyo markii uu Khadiif Ismaaciil kala baxay ciidamadii cusmaaniyiinta dhul-weynihii soomaali-galbeed ilaa iyo xeebaha badda cas ee soomaaliyeed, waxay ciidamadii xabashidu u soo durkayeen bari iyo waqooyi, xilligaa dhulkii soomaali-galbeed iyo walaalihii soomaaliyeed...
Halkan Ka Sii Akhri
14 Minutes
Sooyaalkii Soomaalida Qaybta 2aad Xogtii Geeska

TALYAANIGA IYO SOO-GELITAANKIISII DHULKII AY KA TALIN JIRTAY SALDANADII AJUURAAN

Markii ay saldanadii Ajuuraan ay burburtay, waxa sameysmay saldanaddo iyo maamulo kala gaar-gaar ah, oo ay kala sameysteen qabaa’ilkii ku wada jiray Saldanadii Ajuuraan ee balaadhneyd, maamuladaasi waxa ka mid ahaa Saldanadii Geledi, oo...
Halkan Ka Sii Akhri
error: Fadlan Lama Ogola !!