{"id":7407,"date":"2025-12-04T13:03:37","date_gmt":"2025-12-04T13:03:37","guid":{"rendered":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?p=7407"},"modified":"2025-12-08T14:01:41","modified_gmt":"2025-12-08T14:01:41","slug":"waxaas-baa-munaafaqad-la-yidhaahdaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/12\/04\/waxaas-baa-munaafaqad-la-yidhaahdaa\/","title":{"rendered":"Waxaas Baa Munaafaqad La Yidhaahdaa"},"content":{"rendered":"\n<p>Horta hadal bay kala deysan weydee, Isticmaarka hortii, yaa Somali ahaan jiray? Yaase ku soo biiray Somali? (Maqaalkan waxaan qoray 2018-kii)<\/p>\n\n\n\n<p>Labada Buug ee halkan ku sawiran ayaa kala horeeyay xgga daabacaadda. Iyaga oo haddana isla buuggii iyo isla qoraagii uun ah. Mid baa ah kii asalka ahaa. Ka kalen waa faracii ka dambeeyay. Malahayga Talyaaniga ayaa wax ka beddal codsaday.!<\/p>\n\n\n\n<p>Buugga asalka ah, oo la qoray ka hor 1830kii, waxaa ku cad khariidadda, in Somaliland jirtay, oo ay ahayd dhulka Somalida. Waxaana laga tarjumay uun magacii Af Carabiga ahaa ee jiray berigaas ee ahaa &#8220;Bilaada Al-Somal&#8221;. Kaas oo Carabtu u taqaanay uun dhulka immika loo yaqaan Somaliland.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" width=\"655\" height=\"1024\" src=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765197979907-655x1024.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-7409\" srcset=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765197979907-655x1024.jpg 655w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765197979907-192x300.jpg 192w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765197979907.jpg 727w\" sizes=\"(max-width: 655px) 100vw, 655px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<p>Daabacaaddii dambe, magacii baa laga beddalay dhulkii isna Carabtu u taqaanay &#8220;Bilaadal Cajam&#8221;. Kaas oo ahaa dhulka immika loo yaqaan Somalia ama bari loo yaqiin &#8220;KOONFUR&#8221;. Labadaas magac ka eega khariidadda Asalka ah, ee ka horaysay tan daba-ka-keenka ah, oo ahayd daabacaaddii dambe. Taas oo soo baxday wixii ka dambeeyay 1860-kii (Qarni hortii Xoriyaddii).<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img decoding=\"async\" width=\"509\" height=\"723\" src=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765197974940.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-7408\" srcset=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765197974940.jpg 509w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765197974940-211x300.jpg 211w\" sizes=\"(max-width: 509px) 100vw, 509px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<p>Waxaa murugo leh, Caamada daa oo, Siyaasiyiinteenu ma kala yaqaaniin labada magac ee Af Faranjiga ku qoran ee kala ah; &#8220;Somali Republic&#8221; iyo &#8220;Republic of Somalia&#8221;. Haddaba lixdankii Magacii ay ku midoobi lahaayaan Somaliland iyo Somalia wuxuu ahaa &#8220;Somali Republic&#8221;. Waxaana si dadban ku wehelinayay labadaas xoroobay:<\/p>\n\n\n\n<ol class=\"wp-block-list\">\n<li>Jabuuti<\/li>\n\n\n\n<li>Ogadenia iyo<\/li>\n\n\n\n<li>NFD da Somalida ah.<\/li>\n<\/ol>\n\n\n\n<p>Ka dambana oo ah &#8220;Republic of Somalia&#8221; Aadan Cadde ayaa Kawdii July 1960-kii sheegtay, oo isku diiwaan geliyay Jimciyadda Quruumaha ka Dhexaysa. Magacaas oo ilaa maanta aan laga beddalin UN ta. Taasi miyaanay khiyaamo cad ahayn?<\/p>\n\n\n\n<p>Maafiyada Muuqdisho dadka Somaliyeed waxay u sheegaan in dawladdoodu tahay Jamhuuriyadda Somaliyeed. Adduunkase waxay u sheegaan inay ku kooban yihiin dalkii Talyaanigu gumaysan jiray, ee magaciisu ahaa &#8220;Somalia&#8221;.<\/p>\n\n\n\n<p>Waxaas ayaa Munaafaqad la yidhaahdaa. Tolaw yaw sheega! Tolaw yaw sheega! Tolaw yaw sheega!<\/p>\n\n\n\n<p>Waxa Qoray: <a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/share\/p\/19xLBr7ejp\/\"><strong>Maxamed Cabdi Daa&#8217;uud<\/strong><\/a><\/p>\n\n\n\n<div class=\"mzb-social-icons mzb-social-icons-47b7304d\">\n<span class=\"mzb-social-icon mzb-social-icon-462a0a89\"><a href=\"#\"><svg width=\"24\" height=\"24\" xmlns=\"http:\/\/www.w3.org\/2000\/svg\" viewBox=\"0 0 24 24\" class=\"magazine-blocks-icon\" aria-hidden=\"true\"><path d=\"M13.7 13.3V22H9.6v-8.7H6.5V9.7h3.1V6.9c0-3.1 2-4.9 4.9-4.9 1.3 0 3 .3 3 .3v3h-1.7c-1.6 0-2 1-2 1.9v2.4h3.3l-.6 3.7h-2.8z\"><\/path><\/svg><\/a><\/span>\n\n\n\n<span class=\"mzb-social-icon mzb-social-icon-c37a7979\"><a href=\"#\"><svg width=\"24\" height=\"24\" xmlns=\"http:\/\/www.w3.org\/2000\/svg\" viewBox=\"0 0 24 24\" class=\"magazine-blocks-icon\" aria-hidden=\"true\"><path d=\"M17.751 2h3.067l-6.7 8.472L22 22h-6.172l-4.833-6.992L5.464 22h-3.07l7.167-9.062L2 2h6.328l4.37 6.39L17.75 2Zm-1.076 17.97h1.7L7.404 3.923H5.58L16.675 19.97Z\"><\/path><\/svg><\/a><\/span>\n\n\n\n<span class=\"mzb-social-icon mzb-social-icon-1d1c0421\"><a href=\"#\"><svg width=\"24\" height=\"24\" xmlns=\"http:\/\/www.w3.org\/2000\/svg\" viewBox=\"0 0 24 24\" class=\"magazine-blocks-icon\" aria-hidden=\"true\"><path d=\"M6.6 4.9C6.6 6 5.6 7 4.3 7 3 6.9 2.1 6 2.1 4.9s1-2.1 2.3-2.1c1.3 0 2.2.9 2.2 2.1zM2.1 21h4.6V8.2H2.1V21zM17 7.9c-2.2 0-3.3 1.2-3.8 2.2V8.2H8.9C9 9.4 8.9 21 8.9 21h4.2v-7.1c0-.4 0-.8.2-1 .3-.8 1-1.6 2.2-1.6 1.6 0 2.2 1.1 2.2 2.9v6.9H22v-7.6c-.1-3.8-2.1-5.6-5-5.6z\" fill-rule=\"evenodd\" clip-rule=\"evenodd\"><\/path><\/svg><\/a><\/span>\n<\/div>\n\n\n<div class=\"mzb-banner-posts mzb-banner-posts-5428ee4c  mzb-heading-layout-2-style-1\"><div class=\"mzb-post-heading mzb-heading-layout-2 mzb-heading-layout-2-style-1\"><h2 class=\"mzb-heading-text\">MAQAALLO KALE<\/h2><div class=\"mzb-view-more\"><a href=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/category\/qormo\/maqaal\/\">\n                <p>Eeg Dhamaantood<\/p><svg aria-hidden=\"true\" focusable=\"false\" width=\"24\" height=\"24\" class=\"magazine_blocks-icon\" xmlns=\"https:\/\/www.w3.org\/2000\/svg\" viewBox=\"0 0 24 24\"><path d=\"M21.8 12l-7-6v5H2v2h12.8v5l7-6z\" \/><\/svg>\n            <\/a><\/div><\/div><div class=\"mzb-posts mzb-layout-2 mzb-layout-2-style-3\"><div class=\"mzb-post mzb-first-post--highlight\"><div class=\"mzb-featured-image opacity\"><a href=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/qofka-dabeecadiisa-dhabta-ah-marna-isma-bedesho\/\" alt=\"Qofka Dabeecadiisa Dhabta Ah, Marna Isma Bedesho\"\/><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/mas.jpg\" alt=\"Qofka Dabeecadiisa Dhabta Ah, Marna Isma Bedesho\"\/><\/a><\/div><div class=\"mzb-post-content\"><div class=\"mzb-post-meta\"><span class=\"mzb-post-categories\"><a href=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/category\/qormo\/maqaal\/\" rel=\"category tag\" class=\"category-link category-link-59\">Maqaal<\/a> <a href=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/category\/qormo\/\" rel=\"category tag\" class=\"category-link category-link-1\">Qormo<\/a><\/span><\/div><h4 class=\"mzb-post-title\"><a href=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/qofka-dabeecadiisa-dhabta-ah-marna-isma-bedesho\/\">Qofka Dabeecadiisa Dhabta Ah, Marna Isma Bedesho<\/a><\/h4><div class=\"mzb-post-entry-meta mzb-meta-separator--horizontal-dash\"><\/div><div class=\"mzb-entry-content\"><div class=\"mzb-read-more\"><a href=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/qofka-dabeecadiisa-dhabta-ah-marna-isma-bedesho\/\">Akhri Maqaalkan<\/a><\/div><\/div><\/div><\/div><div class=\"mzb-post\"><div class=\"mzb-featured-image opacity\"><a href=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/maxaad-ka-ogtahay-dilkii-cabdulrashiid-cali-sharmaake\/\" alt=\"Maxaad Ka Ogtahay Dilkii CabdulRashiid Cali Sharmaake\"\/><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/a.a.sharmaarke.jpeg\" alt=\"Maxaad Ka Ogtahay Dilkii CabdulRashiid Cali Sharmaake\"\/><\/a><\/div><div class=\"mzb-post-content\"><h4 class=\"mzb-post-title\"><a href=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/maxaad-ka-ogtahay-dilkii-cabdulrashiid-cali-sharmaake\/\">Maxaad Ka Ogtahay Dilkii CabdulRashiid Cali Sharmaake<\/a><\/h4><div class=\"mzb-entry-content\"><div class=\"mzb-read-more\"><a href=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/maxaad-ka-ogtahay-dilkii-cabdulrashiid-cali-sharmaake\/\">Akhri Maqaalkan<\/a><\/div><\/div><\/div><\/div><div class=\"mzb-post\"><div class=\"mzb-featured-image opacity\"><a href=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-karaamadiisii-mar-hore-ku-iibsaday-700\/\" alt=\"Wuxuu Karaamadiisii Mar Hore Ku Iibsaday $700!\"\/><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/slap.jpg\" alt=\"Wuxuu Karaamadiisii Mar Hore Ku Iibsaday $700!\"\/><\/a><\/div><div class=\"mzb-post-content\"><h4 class=\"mzb-post-title\"><a href=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-karaamadiisii-mar-hore-ku-iibsaday-700\/\">Wuxuu Karaamadiisii Mar Hore Ku Iibsaday $700!<\/a><\/h4><div class=\"mzb-entry-content\"><div class=\"mzb-read-more\"><a href=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-karaamadiisii-mar-hore-ku-iibsaday-700\/\">Akhri Maqaalkan<\/a><\/div><\/div><\/div><\/div><\/div><\/div>\n\n\n<hr class=\"wp-block-separator has-alpha-channel-opacity\"\/>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-buttons is-layout-flex wp-block-buttons-is-layout-flex\">\n<div class=\"wp-block-button has-custom-width wp-block-button__width-100 has-custom-font-size is-style-fill has-x-large-font-size\"><a class=\"wp-block-button__link has-white-color has-text-color has-background has-link-color wp-element-button\" href=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\" style=\"border-radius:100px;background-color:#0ab301\">HOME<\/a><\/div>\n<\/div>\n\n\n\n<p><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa murugo leh, Caamada daa oo, Siyaasiyiinteenu ma kala yaqaaniin labada magac ee Af Faranjiga ku qoran ee kala ah; &#8220;Somali Republic&#8221; iyo &#8220;Republic of Somalia&#8221;. Haddaba lixdankii Magacii ay ku midoobi lahaayaan Somaliland iyo Somalia wuxuu ahaa &#8220;Somali Republic&#8221;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":7410,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,1],"tags":[],"class_list":["post-7407","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-maqaal","category-qormo"],"magazineBlocksPostFeaturedMedia":{"thumbnail":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765197983840-150x150.jpg","medium":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765197983840-231x300.jpg","medium_large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765197983840.jpg","large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765197983840.jpg","1536x1536":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765197983840.jpg","2048x2048":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765197983840.jpg"},"magazineBlocksPostAuthor":{"name":"Qoraha Qormooyinka","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g"},"magazineBlocksPostCommentsNumber":false,"magazineBlocksPostExcerpt":"Waxaa murugo leh, Caamada daa oo, Siyaasiyiinteenu ma kala yaqaaniin labada magac ee Af Faranjiga ku qoran ee kala ah; \"Somali Republic\" iyo \"Republic of Somalia\". Haddaba lixdankii Magacii ay ku midoobi lahaayaan Somaliland iyo Somalia wuxuu ahaa \"Somali Republic\"","magazineBlocksPostCategories":["Maqaal","Qormo"],"magazineBlocksPostViewCount":32,"magazineBlocksPostReadTime":2,"magazine_blocks_featured_image_url":{"full":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765197983840.jpg",715,927,false],"medium":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765197983840-231x300.jpg",231,300,true],"thumbnail":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765197983840-150x150.jpg",150,150,true]},"magazine_blocks_author":{"display_name":"Qoraha Qormooyinka","author_link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"},"magazine_blocks_comment":0,"magazine_blocks_author_image":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g","magazine_blocks_category":"<a href=\"#\" class=\"category-link category-link-59\">Maqaal<\/a> <a href=\"#\" class=\"category-link category-link-1\">Qormo<\/a>","yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Waxaas Baa Munaafaqad La Yidhaahdaa - SOMALILAND MAANTA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Waxaas Baa Munaafaqad La Yidhaahdaa - SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa murugo leh, Caamada daa oo, Siyaasiyiinteenu ma kala yaqaaniin labada magac ee Af Faranjiga ku qoran ee kala ah; &quot;Somali Republic&quot; iyo &quot;Republic of Somalia&quot;. Haddaba lixdankii Magacii ay ku midoobi lahaayaan Somaliland iyo Somalia wuxuu ahaa &quot;Somali Republic&quot;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/12\/04\/waxaas-baa-munaafaqad-la-yidhaahdaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-12-04T13:03:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-12-08T14:01:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765197983840.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"715\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"927\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/12\/04\/waxaas-baa-munaafaqad-la-yidhaahdaa\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/12\/04\/waxaas-baa-munaafaqad-la-yidhaahdaa\/\"},\"author\":{\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\"},\"headline\":\"Waxaas Baa Munaafaqad La Yidhaahdaa\",\"datePublished\":\"2025-12-04T13:03:37+00:00\",\"dateModified\":\"2025-12-08T14:01:41+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/12\/04\/waxaas-baa-munaafaqad-la-yidhaahdaa\/\"},\"wordCount\":306,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/12\/04\/waxaas-baa-munaafaqad-la-yidhaahdaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765197983840.jpg\",\"articleSection\":[\"Maqaal\",\"Qormo\"],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/12\/04\/waxaas-baa-munaafaqad-la-yidhaahdaa\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/12\/04\/waxaas-baa-munaafaqad-la-yidhaahdaa\/\",\"name\":\"Waxaas Baa Munaafaqad La Yidhaahdaa - SOMALILAND MAANTA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/12\/04\/waxaas-baa-munaafaqad-la-yidhaahdaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/12\/04\/waxaas-baa-munaafaqad-la-yidhaahdaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765197983840.jpg\",\"datePublished\":\"2025-12-04T13:03:37+00:00\",\"dateModified\":\"2025-12-08T14:01:41+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/12\/04\/waxaas-baa-munaafaqad-la-yidhaahdaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/12\/04\/waxaas-baa-munaafaqad-la-yidhaahdaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/12\/04\/waxaas-baa-munaafaqad-la-yidhaahdaa\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765197983840.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765197983840.jpg\",\"width\":715,\"height\":927},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/12\/04\/waxaas-baa-munaafaqad-la-yidhaahdaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Waxaas Baa Munaafaqad La Yidhaahdaa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"description\":\"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"width\":500,\"height\":500,\"caption\":\"SOMALILAND MAANTA\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\",\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"sameAs\":[\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\"],\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Waxaas Baa Munaafaqad La Yidhaahdaa - SOMALILAND MAANTA","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Waxaas Baa Munaafaqad La Yidhaahdaa - SOMALILAND MAANTA","og_description":"Waxaa murugo leh, Caamada daa oo, Siyaasiyiinteenu ma kala yaqaaniin labada magac ee Af Faranjiga ku qoran ee kala ah; \"Somali Republic\" iyo \"Republic of Somalia\". Haddaba lixdankii Magacii ay ku midoobi lahaayaan Somaliland iyo Somalia wuxuu ahaa \"Somali Republic\"","og_url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/12\/04\/waxaas-baa-munaafaqad-la-yidhaahdaa\/","og_site_name":"SOMALILAND MAANTA","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed","article_published_time":"2025-12-04T13:03:37+00:00","article_modified_time":"2025-12-08T14:01:41+00:00","og_image":[{"width":715,"height":927,"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765197983840.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Qoraha Qormooyinka","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Qoraha Qormooyinka","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/12\/04\/waxaas-baa-munaafaqad-la-yidhaahdaa\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/12\/04\/waxaas-baa-munaafaqad-la-yidhaahdaa\/"},"author":{"name":"Qoraha Qormooyinka","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb"},"headline":"Waxaas Baa Munaafaqad La Yidhaahdaa","datePublished":"2025-12-04T13:03:37+00:00","dateModified":"2025-12-08T14:01:41+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/12\/04\/waxaas-baa-munaafaqad-la-yidhaahdaa\/"},"wordCount":306,"publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/12\/04\/waxaas-baa-munaafaqad-la-yidhaahdaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765197983840.jpg","articleSection":["Maqaal","Qormo"],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/12\/04\/waxaas-baa-munaafaqad-la-yidhaahdaa\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/12\/04\/waxaas-baa-munaafaqad-la-yidhaahdaa\/","name":"Waxaas Baa Munaafaqad La Yidhaahdaa - SOMALILAND MAANTA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/12\/04\/waxaas-baa-munaafaqad-la-yidhaahdaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/12\/04\/waxaas-baa-munaafaqad-la-yidhaahdaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765197983840.jpg","datePublished":"2025-12-04T13:03:37+00:00","dateModified":"2025-12-08T14:01:41+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/12\/04\/waxaas-baa-munaafaqad-la-yidhaahdaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/12\/04\/waxaas-baa-munaafaqad-la-yidhaahdaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/12\/04\/waxaas-baa-munaafaqad-la-yidhaahdaa\/#primaryimage","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765197983840.jpg","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765197983840.jpg","width":715,"height":927},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/12\/04\/waxaas-baa-munaafaqad-la-yidhaahdaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Waxaas Baa Munaafaqad La Yidhaahdaa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","name":"SOMALILAND MAANTA","description":"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh","publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization","name":"SOMALILAND MAANTA","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","width":500,"height":500,"caption":"SOMALILAND MAANTA"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb","name":"Qoraha Qormooyinka","sameAs":["https:\/\/soomaal.net\/qormo"],"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"}]}},"views":17,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7407","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7407"}],"version-history":[{"count":17,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7407\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7438,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7407\/revisions\/7438"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/7410"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7407"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7407"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7407"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}