{"id":7281,"date":"2025-10-04T16:40:00","date_gmt":"2025-10-04T16:40:00","guid":{"rendered":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?p=7281"},"modified":"2025-11-17T16:44:00","modified_gmt":"2025-11-17T16:44:00","slug":"saameynta-muraayadda-laysku-aragta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/10\/04\/saameynta-muraayadda-laysku-aragta\/","title":{"rendered":"Saameynta Muraayadda (Laysku-Aragta)"},"content":{"rendered":"\n<p>Aqoonyahanno caalami ah ayaa waxay daraasad ku sameeyeen muraayada layska dhex arko.<\/p>\n\n\n\n<p>Waxay aqoonyahanadaasi muraayad weyn ay dhex dhigeen keymaha xawayaanku ku nool yihiin.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"1024\" src=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/image-11-1024x1024.png\" alt=\"\" class=\"wp-image-7312\" srcset=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/image-11-1024x1024.png 1024w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/image-11-300x300.png 300w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/image-11-150x150.png 150w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/image-11-768x768.png 768w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/image-11-1536x1536.png 1536w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/image-11.png 2000w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<p>Waxa daraasadaasi ka soo baxay, in badanka xayawaan kasta oo muraayadaasi hor istaagaa, marka uu iska dhex arko, uu xawayaankaasi la dagaalamo sawirkiisa ka dhex muuqda muraayada.<\/p>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-columns is-layout-flex wp-container-core-columns-is-layout-1 wp-block-columns-is-layout-flex\">\n<div class=\"wp-block-column is-layout-flow wp-block-column-is-layout-flow\">\n<figure class=\"wp-block-embed is-type-video is-provider-youtube wp-block-embed-youtube wp-embed-aspect-16-9 wp-has-aspect-ratio\"><div class=\"wp-block-embed__wrapper\">\n<iframe title=\"Animals in Mirrors Hilarious Reactions\" width=\"640\" height=\"360\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/GaMylwohL14?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe>\n<\/div><\/figure>\n<\/div>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-column is-layout-flow wp-block-column-is-layout-flow\">\n<figure class=\"wp-block-embed is-type-video is-provider-youtube wp-block-embed-youtube wp-embed-aspect-16-9 wp-has-aspect-ratio\"><div class=\"wp-block-embed__wrapper\">\n<iframe title=\"Animals Seeing Themselves For The First Time!\" width=\"640\" height=\"360\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/w6ChEmjsXCM?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe>\n<\/div><\/figure>\n<\/div>\n<\/div>\n\n\n\n<p>Waxa hadana daraasadaasi lagu sameeyay dadka, kadibna waxa la ogaaday, hadii uu qofku iska dhex arko muraayad, inuu gacan isku bilaabo:<\/p>\n\n\n\n<ul class=\"wp-block-list\">\n<li>Kol garfeedh uu timaha mariyo,<\/li>\n\n\n\n<li>Kol uu saliid ama cream wejiga mariyo,<\/li>\n\n\n\n<li>Amaba kol uu gacanta uu wajiga marmariyo ama sanka faraha galiyo ama indhahaba mas-masaxo,<\/li>\n<\/ul>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"512\" src=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/image-10-1024x512.png\" alt=\"\" class=\"wp-image-7311\" srcset=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/image-10-1024x512.png 1024w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/image-10-300x150.png 300w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/image-10-768x384.png 768w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/image-10-1536x768.png 1536w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/image-10.png 2000w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<p>Bal u fiirso hablaha, iyada oo isa soo hagaajisay, hadii muraayad la hor qabto, hadana gacan kale ayay isula tagaysaa.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-embed is-type-video is-provider-youtube wp-block-embed-youtube wp-embed-aspect-9-16 wp-has-aspect-ratio\"><div class=\"wp-block-embed__wrapper\">\n<iframe title=\"A woman stands in front of a bathroom mirror, brushing her hair calmly and then..\" width=\"540\" height=\"960\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/YODACTM4HII?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe>\n<\/div><\/figure>\n\n\n\n<p>Hadaba qofku muraayad uun iskama dhex arko&#8217;e, waxa kale oo uu qofku iska dhex arki karaa qof kale, yacni nooca uu qofku yahay iyo heerarka uu ka joogo qofku qaybaha nolosha iyo abuurkaba, waxa uu ka dhex ogaan karaa dadka kale, waxyaabaha uu qofku ka dhex arki karo dadka waxa ka mid ah:<\/p>\n\n\n\n<ul class=\"wp-block-list\">\n<li>Dabeecadiisa ama heerka akhlaaqdiisa,<\/li>\n\n\n\n<li>Kartidiisa ama heerka dadaalkiisa,<\/li>\n\n\n\n<li>Doonista ama heerka damaciisu gaadhsiisan yahay,<\/li>\n\n\n\n<li>iwm\u2026<\/li>\n<\/ul>\n\n\n\n<p>Weli ma maqashay qof leh &#8220;Hebel ama heblaayo waan iska dhex arkay\u2049\ufe0f&#8221; Yacni waxaan ogaaday waxa aan ahay kolkii aan daawaday qofkaasi, laakiin dadkeenu inta badan waxay u adeegsadaan jumladaasi maldahan &#8220;waan necebahay&#8221;<\/p>\n\n\n\n<p>Goorma ayuu qofku iska dhex arkaa qofka\u2753\u2757<\/p>\n\n\n\n<p>Hadii uu qofku arko qof:<\/p>\n\n\n\n<ul class=\"wp-block-list\">\n<li>ka shaqo badan,<\/li>\n\n\n\n<li>ama ka karti badan,<\/li>\n\n\n\n<li>ama ka dadaal badan,<\/li>\n\n\n\n<li>ama ka daacadnimo badan,<\/li>\n\n\n\n<li>amaba si uun uga wanaagsan,<\/li>\n<\/ul>\n\n\n\n<p>Waxa uu qofkaasi ka dhex arkayaa heerka uu joogo, kadibna qofkii mar hadii uu is-arkay, waxa u furan laba doorasho midood:<\/p>\n\n\n\n<h5 class=\"wp-block-heading\">DOORASHADA1\ufe0f\u20e3aad<\/h5>\n\n\n\n<p>In qofku uu dadaal iyo karti intii uu hore u adeegsan jiray ka badan uu la yimaado, si uu gaabiskaa naftiisa ah ama noloshiisa ah, ee uu ka dhex arkay qofka kale uga gudbo ama u dheereeyo ama u kobciyo. <\/p>\n\n\n\n<blockquote class=\"wp-block-quote is-layout-flow wp-block-quote-is-layout-flow\">\n<p>(qodobkani waa ka xaqiijiya garaadka bini-aadamnimada, iyo heerka garasho ee qofkaasi gaadhsiisan yahay\u2026)<\/p>\n<\/blockquote>\n\n\n\n<p>Waxyaabaha ugu qadhaadh ama u dareen xun nolosha waxa ka mid ah, marka uu qofku bixiyo ama adeegsado, itaal iyo awood iyo dadaal wixii uu hayay oo dhan, kadibna intaasi u goyn waydo wixii uu doonayay, waxa xaaladaasi qofkaa galaafan kartaa noloshiisa ama naftiisa, hadii aanu lahayn iimaan celiya, ama aanu qaadan karin go&#8217;aanka adag ee ah [WIXII AANAD HELAYN, WAX AANAD DOONEYN AYAA LAGA DHIGAA\u2026] &amp; [<em>either walk like a king or walk like you don&#8217;t care who the king is\u2026<\/em>]<\/p>\n\n\n\n<h5 class=\"wp-block-heading\">DOORASHADA2\ufe0f\u20e3aad<\/h5>\n\n\n\n<p>Inuu qofku isbadal ku sameeyo habdhaqankiisa nololeed, waa mid inta badan ku adag dadka badankii, gaar ahaan dadka aamina in aanay isbadal iyo dadaal toona ku gaadhaynin qofkii uu gaabiskiisa ka dhex arkay, waxa dadkaasi sameeyaan inay qofkii ay iska dhex arkeen colaadiyaan ama la dagaalamaan, si ay meesha uga saaraan ama ugu yaraan halkaa uu kaga horeeyo ka soo dejiyaan, si ay taasi daah u qariya gaabiskooda ugu noqoto. (qodobkani waxa adeegsada xawayaanka, waana kii lagu ogaaday markii muraayada la dhex dhigay kaynta\u2026)<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Aqoonyahanno caalami ah ayaa waxay daraasad ku sameeyeen muraayada layska dhex arko. Waxay aqoonyahanadaasi muraayad weyn ay dhex dhigeen keymaha xawayaanku ku nool yihiin. Waxa daraasadaasi ka soo baxay, in badanka xayawaan kasta oo muraayadaasi hor istaagaa, marka uu iska dhex arko, uu xawayaankaasi la dagaalamo sawirkiisa ka dhex muuqda muraayada. Waxa hadana daraasadaasi lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":7312,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[60,1],"tags":[],"class_list":["post-7281","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-aqoon-korodhsi","category-qormo"],"magazineBlocksPostFeaturedMedia":{"thumbnail":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/image-11-150x150.png","medium":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/image-11-300x300.png","medium_large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/image-11-768x768.png","large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/image-11-1024x1024.png","1536x1536":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/image-11-1536x1536.png","2048x2048":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/image-11.png"},"magazineBlocksPostAuthor":{"name":"Qoraha Qormooyinka","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g"},"magazineBlocksPostCommentsNumber":false,"magazineBlocksPostExcerpt":"Aqoonyahanno caalami ah ayaa waxay daraasad ku sameeyeen muraayada layska dhex arko. Waxay aqoonyahanadaasi muraayad weyn ay dhex dhigeen keymaha xawayaanku ku nool yihiin. Waxa daraasadaasi ka soo baxay, in badanka xayawaan kasta oo muraayadaasi hor istaagaa, marka uu iska dhex arko, uu xawayaankaasi la dagaalamo sawirkiisa ka dhex muuqda muraayada. Waxa hadana daraasadaasi lagu [&hellip;]","magazineBlocksPostCategories":["Aqoon Korodhsi","Qormo"],"magazineBlocksPostViewCount":89,"magazineBlocksPostReadTime":3,"magazine_blocks_featured_image_url":{"full":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/image-11.png",2000,2000,false],"medium":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/image-11-300x300.png",300,300,true],"thumbnail":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/image-11-150x150.png",150,150,true]},"magazine_blocks_author":{"display_name":"Qoraha Qormooyinka","author_link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"},"magazine_blocks_comment":0,"magazine_blocks_author_image":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g","magazine_blocks_category":"<a href=\"#\" class=\"category-link category-link-60\">Aqoon Korodhsi<\/a> <a href=\"#\" class=\"category-link category-link-1\">Qormo<\/a>","yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Saameynta Muraayadda (Laysku-Aragta) - SOMALILAND MAANTA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Saameynta Muraayadda (Laysku-Aragta) - SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Aqoonyahanno caalami ah ayaa waxay daraasad ku sameeyeen muraayada layska dhex arko. Waxay aqoonyahanadaasi muraayad weyn ay dhex dhigeen keymaha xawayaanku ku nool yihiin. Waxa daraasadaasi ka soo baxay, in badanka xayawaan kasta oo muraayadaasi hor istaagaa, marka uu iska dhex arko, uu xawayaankaasi la dagaalamo sawirkiisa ka dhex muuqda muraayada. Waxa hadana daraasadaasi lagu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/10\/04\/saameynta-muraayadda-laysku-aragta\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-10-04T16:40:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-11-17T16:44:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/image-11-1024x1024.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/10\/04\/saameynta-muraayadda-laysku-aragta\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/10\/04\/saameynta-muraayadda-laysku-aragta\/\"},\"author\":{\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\"},\"headline\":\"Saameynta Muraayadda (Laysku-Aragta)\",\"datePublished\":\"2025-10-04T16:40:00+00:00\",\"dateModified\":\"2025-11-17T16:44:00+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/10\/04\/saameynta-muraayadda-laysku-aragta\/\"},\"wordCount\":537,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/10\/04\/saameynta-muraayadda-laysku-aragta\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/image-11.png\",\"articleSection\":[\"Aqoon Korodhsi\",\"Qormo\"],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/10\/04\/saameynta-muraayadda-laysku-aragta\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/10\/04\/saameynta-muraayadda-laysku-aragta\/\",\"name\":\"Saameynta Muraayadda (Laysku-Aragta) - SOMALILAND MAANTA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/10\/04\/saameynta-muraayadda-laysku-aragta\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/10\/04\/saameynta-muraayadda-laysku-aragta\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/image-11.png\",\"datePublished\":\"2025-10-04T16:40:00+00:00\",\"dateModified\":\"2025-11-17T16:44:00+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/10\/04\/saameynta-muraayadda-laysku-aragta\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/10\/04\/saameynta-muraayadda-laysku-aragta\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/10\/04\/saameynta-muraayadda-laysku-aragta\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/image-11.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/image-11.png\",\"width\":2000,\"height\":2000},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/10\/04\/saameynta-muraayadda-laysku-aragta\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Saameynta Muraayadda (Laysku-Aragta)\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"description\":\"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"width\":500,\"height\":500,\"caption\":\"SOMALILAND MAANTA\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\",\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"sameAs\":[\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\"],\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Saameynta Muraayadda (Laysku-Aragta) - SOMALILAND MAANTA","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Saameynta Muraayadda (Laysku-Aragta) - SOMALILAND MAANTA","og_description":"Aqoonyahanno caalami ah ayaa waxay daraasad ku sameeyeen muraayada layska dhex arko. Waxay aqoonyahanadaasi muraayad weyn ay dhex dhigeen keymaha xawayaanku ku nool yihiin. Waxa daraasadaasi ka soo baxay, in badanka xayawaan kasta oo muraayadaasi hor istaagaa, marka uu iska dhex arko, uu xawayaankaasi la dagaalamo sawirkiisa ka dhex muuqda muraayada. Waxa hadana daraasadaasi lagu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/10\/04\/saameynta-muraayadda-laysku-aragta\/","og_site_name":"SOMALILAND MAANTA","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed","article_published_time":"2025-10-04T16:40:00+00:00","article_modified_time":"2025-11-17T16:44:00+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":1024,"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/image-11-1024x1024.png","type":"image\/png"}],"author":"Qoraha Qormooyinka","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Qoraha Qormooyinka","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/10\/04\/saameynta-muraayadda-laysku-aragta\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/10\/04\/saameynta-muraayadda-laysku-aragta\/"},"author":{"name":"Qoraha Qormooyinka","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb"},"headline":"Saameynta Muraayadda (Laysku-Aragta)","datePublished":"2025-10-04T16:40:00+00:00","dateModified":"2025-11-17T16:44:00+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/10\/04\/saameynta-muraayadda-laysku-aragta\/"},"wordCount":537,"publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/10\/04\/saameynta-muraayadda-laysku-aragta\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/image-11.png","articleSection":["Aqoon Korodhsi","Qormo"],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/10\/04\/saameynta-muraayadda-laysku-aragta\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/10\/04\/saameynta-muraayadda-laysku-aragta\/","name":"Saameynta Muraayadda (Laysku-Aragta) - SOMALILAND MAANTA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/10\/04\/saameynta-muraayadda-laysku-aragta\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/10\/04\/saameynta-muraayadda-laysku-aragta\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/image-11.png","datePublished":"2025-10-04T16:40:00+00:00","dateModified":"2025-11-17T16:44:00+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/10\/04\/saameynta-muraayadda-laysku-aragta\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/10\/04\/saameynta-muraayadda-laysku-aragta\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/10\/04\/saameynta-muraayadda-laysku-aragta\/#primaryimage","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/image-11.png","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/image-11.png","width":2000,"height":2000},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/10\/04\/saameynta-muraayadda-laysku-aragta\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Saameynta Muraayadda (Laysku-Aragta)"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","name":"SOMALILAND MAANTA","description":"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh","publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization","name":"SOMALILAND MAANTA","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","width":500,"height":500,"caption":"SOMALILAND MAANTA"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb","name":"Qoraha Qormooyinka","sameAs":["https:\/\/soomaal.net\/qormo"],"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"}]}},"views":94,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7281","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7281"}],"version-history":[{"count":10,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7281\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7316,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7281\/revisions\/7316"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/7312"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7281"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7281"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7281"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}