{"id":6880,"date":"2025-03-01T15:18:39","date_gmt":"2025-03-01T15:18:39","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=6880"},"modified":"2025-04-27T15:19:32","modified_gmt":"2025-04-27T15:19:32","slug":"maxaa-inaga-reebay-ducadii-ramadanta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/03\/01\/maxaa-inaga-reebay-ducadii-ramadanta\/","title":{"rendered":"Maxaa inaga reebay ducadii Ramadanta"},"content":{"rendered":"\n<p>CAJABEEY CAJIIB <img decoding=\"async\" height=\"16\" width=\"16\" alt=\"\ud83e\udd14\" src=\"https:\/\/static.xx.fbcdn.net\/images\/emoji.php\/v9\/td3\/2\/16\/1f914.png\"><\/p>\n\n\n\n<p>Bishii Ramadaan 29-habeen ayaa salaatu-laylkii Somaliland laga tukaday (Salaadihii Taraawiixda iyo Tahajudka), habeen kasta oo ka mid ah 29-kaa habeen, rakcadda u dambeysa ee Witrida ah waa la Qunuudi jiray, oo duco ayaa la akhrin jiray.<\/p>\n\n\n\n<p>Waxaynu wada ognahay; in Jamhuuriyadda Somaliland uu ku socday dagaal salka ku haya xasad iyo nacayb, kaasi oo dad badan inaga galaaftay, dad badanina ay dhaawacyadii ka soo gaadhay u jiifaan, heer uu dhaawacu gaadhay in <a><\/a>dawladii Jam. Somaliland ay cusbitaalada gaarka loo leeyahay gurmad u dirtay, oo waa kii wasiirka <a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/SomalilandMoHD?__cft__[0]=AZUQHy6BtfIv4d_o-x-y3Dlz-RntrLikXAgaQZ24KUoHRnzdzxGQRvN5JZQRs7eMKynsLAmVar_q_gs0yJh8z0_2v74bASR8kDrFxZ12Pvw3ATJjrhgcDiCqjWjl_AXS5B-3_bARXB0UhKniE4uL3EI7m2rpG_XWWakz0o5GVTaLp1Ibhg4MLBCCOrgbAE5zd9fUInVtVZf6SBI8x3oGE8NE&amp;__tn__=-]K-R\">Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL<\/a> ku amray in bilaash ay ku daweeyaan dhaawacyada <a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/NationalDF?__cft__[0]=AZUQHy6BtfIv4d_o-x-y3Dlz-RntrLikXAgaQZ24KUoHRnzdzxGQRvN5JZQRs7eMKynsLAmVar_q_gs0yJh8z0_2v74bASR8kDrFxZ12Pvw3ATJjrhgcDiCqjWjl_AXS5B-3_bARXB0UhKniE4uL3EI7m2rpG_XWWakz0o5GVTaLp1Ibhg4MLBCCOrgbAE5zd9fUInVtVZf6SBI8x3oGE8NE&amp;__tn__=-]K-R\">Ciidanka Qaranka JSL<\/a><\/p>\n\n\n\n<p>Bal hadaba isku day inaad sawirato xaalada ay ku jiraan shacabka reer Somaliland ee ku nool deegaanada ay iimaan-laaweyaasha Huwantu dul fadhiyaan iyo dareenka colaadaysan ee ay ku soomanaayeen bishaa Ramadaan.<\/p>\n\n\n\n<p>Waxa colaadaasi inoo dheer roobkii oo xilligii aynu Illaahay weynaa oo wanaagsanaaye uga baranay weli aynaan si waafi ah u helin, oo durba dhulkii baadiyaha laga soo dirayo qaylo-dhaan.<\/p>\n\n\n\n<p>Boqolaalka masaajid ee Jam.Somaliland ku yaalla, ma jiraa masaajid qudha oo si khaas ah dalka iyo dadka looga duceeyay, yacni ducada qunuudka lagu daray intaa salaada lagu gudo jiro, oo lagu xusay magaca Jam. Somaliland ama magacyada deegaanada bariga ee ay colaadu ku habsatay, inta ogaalkay ma jiro masaajid si khaas ah dadkan iyo dalkan looga duceeyay.<\/p>\n\n\n\n<p>Laakiin 29-kaa habeen ee Ramadaan, habeen kasta ducada qunuudka waxa ku jiray Falastiin iyo Qasa, oo Illaahay kheyr iyo nasri loo weydiinayay, iyo Yuhuudda oo la habaarayay.<\/p>\n\n\n\n<p>Eeg Falastiin waa magac dal, Qasa iyana waa magac magaalo, Yuhuud na waa magac loo yaqaano qabiil, hadaba mar hadii salaada dhexdeeda magacyadaasi sheegidoodu aanay salaada jabinaynin, maxay wadaadadii salaadaha tukinayay ugu dari waayeen ducada qunuudka, magaca Jamhuuriyadda Somaliland iyo magacyada deegaanada bariga ee colaadeysan?<\/p>\n\n\n\n<ul class=\"wp-block-list\">\n<li>Ma waxay aaminsan yihiin in salaadu ka jabayso ama burayso?<\/li>\n\n\n\n<li>Ma waanay ogeyn ba colaadaasi ama way la fududahayba?<\/li>\n\n\n\n<li>Ma ducadaa loo soo laqimay yacni la xafidsiiyay, oo cidii soo xafidsiisay ayaan ugu darin tii dalkeena iyo dadkeena?<\/li>\n\n\n\n<li>Wadaadadu sida ay u xasuusan yihiin falastiin iyo dhibaatada taala, ee aanay habeen qudha ducada uga ilaawin, maxay ugu xasuusan waayeen dhibaatada dadkooda?<\/li>\n\n\n\n<li>Caqliga iyo cilmiguba waxay sheegayaan abuur ahaan, halka qofka damqata marka uu arko qof dhibaateysan waa hal meel oo kaliya, hadaba wadaadada meeshan ka damqatay dhibaatada reer falastiin oo boqolaal mayl inoo jirta, maxay ugu damqan wayday dhibaatada dadkooda Jam.Somaliland ee ay weliba gacantoodu gaadhayso?<\/li>\n\n\n\n<li>Ma kuwaana muslimiin ayay u yaqaanaan oo taasaa keentay damqashada, kuwanna murtadiin iyo gaalo ayay u yaqaanaan, oo ay ugu duceyn waayeen?<\/li>\n\n\n\n<li>Mise wadaadadu waa ba materialists yacni ashyaa&#8217;a-caabud, oo ducadani shacabka falastiin dhibaatada haysata u-damqashadoodaba maaha&#8217;e, waxa muslimiinta iyo dhibaatadoodaba kala qiima weyn Masaajidka Aqsa, oo sidaasi ayay ducada falastiin uun gaar ugaga dhigeen, ileyn muslimiin badan ayaa dhibaataysan oo Somaliland iyo Suudaan iyo Yemen iyo Liibiya iyo qaar kale ba way jiraane, malaha hadii wadaadadan Ictisaamta la kala dooransiin lahaa in muslimiinta falastiin la wada laayo iyo in Masjid Aqsa la dumiyo, in ay dooran lahaayeen in dadka la laayo oo Masaajidka la daayo !<\/li>\n<\/ul>\n\n\n\n<p>\u0639\u0646 \u0627\u0628\u0646 \u0639\u0645\u0631 \u0631\u0636\u064a \u0627\u0644\u0644\u0647 \u0639\u0646\u0647\u0645\u0627 \u0642\u0627\u0644: \u0631\u0623\u064a\u062a \u0627\u0644\u0646\u0628\u064a \u0640 \ufdfa \u0640 \u064a\u0637\u0648\u0641 \u0628\u0627\u0644\u0643\u0639\u0628\u0629 \u0648\u0647\u0648 \u064a\u0642\u0648\u0644: \u201d \u0645\u0627 \u0623\u0637\u064a\u0628\u0643 \u0648\u0623\u0637\u064a\u0628 \u0631\u064a\u062d\u0643\u060c \u0648\u0645\u0627 \u0623\u0639\u0638\u0645\u0643 \u0648\u0623\u0639\u0638\u0645 \u062d\u0631\u0645\u062a\u0643 \u0648\u0627\u0644\u0630\u064a \u0646\u0641\u0633 \u0645\u062d\u0645\u062f \u0628\u064a\u062f\u0647 \u0644\u062d\u0631\u0645\u0629 \u0627\u0644\u0645\u0624\u0645\u0646 \u0623\u0639\u0638\u0645 \u0639\u0646\u062f \u0627\u0644\u0644\u0647 \u062a\u0639\u0627\u0644\u0649 \u062d\u0631\u0645\u0629 \u0645\u0646\u0643\u060c \u0645\u0627\u0644\u0647 \u0648\u062f\u0645\u0647 \u0648\u0623\u0646 \u064a\u0638\u0646 \u0628\u0647 \u0625\u0644\u0627 \u062e\u064a\u0631\u064b\u0627<\/p>\n\n\n\n<p>Muwaadin reer Somaliland ah oo weydiimahani la yaabay baa yidhi &#8220;Jaw, waar maxay kuu ducayni, farxadooduba waa dhimashada iyo waxyeelada dadka iyo dalka&#8217;e&#8230;&#8221;<\/p>\n\n\n\n<p>\u0625\u0646 \u062a\u0645\u0633\u0633\u0643\u0645 \u062d\u0633\u0646\u0629 \u062a\u0633\u0624\u0647\u0645 \u0648\u0625\u0646 \u062a\u0635\u0628\u0643\u0645 \u0633\u064a\u0626\u0629 \u064a\u0641\u0631\u062d\u0648\u0627 \u0628\u0647\u0627 \u0648\u0625\u0646 \u062a\u0635\u0628\u0631\u0648\u0627 \u0648\u062a\u062a\u0642\u0648\u0627 \u0644\u0627 \u064a\u0636\u0631\u0643\u0645 \u0643\u064a\u062f\u0647\u0645 \u0634\u064a\u0626\u0627 \u0625\u0646 \u0627\u0644\u0644\u0647 \u0628\u0645\u0627 \u064a\u0639\u0645\u0644\u0648\u0646 \u0645\u062d\u064a\u0637<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>CAJABEEY CAJIIB Bishii Ramadaan 29-habeen ayaa salaatu-laylkii Somaliland laga tukaday (Salaadihii Taraawiixda iyo Tahajudka), habeen kasta oo ka mid ah 29-kaa habeen, rakcadda u dambeysa ee Witrida ah waa la Qunuudi jiray, oo duco ayaa la akhrin jiray. Waxaynu wada ognahay; in Jamhuuriyadda Somaliland uu ku socday dagaal salka ku haya xasad iyo nacayb, kaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":6881,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[62,1],"tags":[],"class_list":["post-6880","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-diinta","category-qormo"],"magazineBlocksPostFeaturedMedia":{"thumbnail":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/1200x1200bb-e1745767094709-150x150.jpeg","medium":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/1200x1200bb-e1745767094709-300x239.jpeg","medium_large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/1200x1200bb-e1745767094709-768x612.jpeg","large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/1200x1200bb-e1745767094709-1024x816.jpeg","1536x1536":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/1200x1200bb-e1745767094709.jpeg","2048x2048":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/1200x1200bb-e1745767094709.jpeg"},"magazineBlocksPostAuthor":{"name":"Qoraha Qormooyinka","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g"},"magazineBlocksPostCommentsNumber":false,"magazineBlocksPostExcerpt":"CAJABEEY CAJIIB Bishii Ramadaan 29-habeen ayaa salaatu-laylkii Somaliland laga tukaday (Salaadihii Taraawiixda iyo Tahajudka), habeen kasta oo ka mid ah 29-kaa habeen, rakcadda u dambeysa ee Witrida ah waa la Qunuudi jiray, oo duco ayaa la akhrin jiray. Waxaynu wada ognahay; in Jamhuuriyadda Somaliland uu ku socday dagaal salka ku haya xasad iyo nacayb, kaasi [&hellip;]","magazineBlocksPostCategories":["Diinta","Qormo"],"magazineBlocksPostViewCount":14,"magazineBlocksPostReadTime":3,"magazine_blocks_featured_image_url":{"full":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/1200x1200bb-e1745767094709.jpeg",1200,956,false],"medium":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/1200x1200bb-e1745767094709-300x239.jpeg",300,239,true],"thumbnail":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/1200x1200bb-e1745767094709-150x150.jpeg",150,150,true]},"magazine_blocks_author":{"display_name":"Qoraha Qormooyinka","author_link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"},"magazine_blocks_comment":0,"magazine_blocks_author_image":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g","magazine_blocks_category":"<a href=\"#\" class=\"category-link category-link-62\">Diinta<\/a> <a href=\"#\" class=\"category-link category-link-1\">Qormo<\/a>","yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maxaa inaga reebay ducadii Ramadanta - SOMALILAND MAANTA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maxaa inaga reebay ducadii Ramadanta - SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"CAJABEEY CAJIIB Bishii Ramadaan 29-habeen ayaa salaatu-laylkii Somaliland laga tukaday (Salaadihii Taraawiixda iyo Tahajudka), habeen kasta oo ka mid ah 29-kaa habeen, rakcadda u dambeysa ee Witrida ah waa la Qunuudi jiray, oo duco ayaa la akhrin jiray. Waxaynu wada ognahay; in Jamhuuriyadda Somaliland uu ku socday dagaal salka ku haya xasad iyo nacayb, kaasi [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/03\/01\/maxaa-inaga-reebay-ducadii-ramadanta\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-03-01T15:18:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-04-27T15:19:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/1200x1200bb-e1745767094709.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"956\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/03\/01\/maxaa-inaga-reebay-ducadii-ramadanta\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/03\/01\/maxaa-inaga-reebay-ducadii-ramadanta\/\"},\"author\":{\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\"},\"headline\":\"Maxaa inaga reebay ducadii Ramadanta\",\"datePublished\":\"2025-03-01T15:18:39+00:00\",\"dateModified\":\"2025-04-27T15:19:32+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/03\/01\/maxaa-inaga-reebay-ducadii-ramadanta\/\"},\"wordCount\":538,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/03\/01\/maxaa-inaga-reebay-ducadii-ramadanta\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/1200x1200bb-e1745767094709.jpeg\",\"articleSection\":[\"Diinta\",\"Qormo\"],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/03\/01\/maxaa-inaga-reebay-ducadii-ramadanta\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/03\/01\/maxaa-inaga-reebay-ducadii-ramadanta\/\",\"name\":\"Maxaa inaga reebay ducadii Ramadanta - SOMALILAND MAANTA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/03\/01\/maxaa-inaga-reebay-ducadii-ramadanta\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/03\/01\/maxaa-inaga-reebay-ducadii-ramadanta\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/1200x1200bb-e1745767094709.jpeg\",\"datePublished\":\"2025-03-01T15:18:39+00:00\",\"dateModified\":\"2025-04-27T15:19:32+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/03\/01\/maxaa-inaga-reebay-ducadii-ramadanta\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/03\/01\/maxaa-inaga-reebay-ducadii-ramadanta\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/03\/01\/maxaa-inaga-reebay-ducadii-ramadanta\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/1200x1200bb-e1745767094709.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/1200x1200bb-e1745767094709.jpeg\",\"width\":1200,\"height\":956,\"caption\":\"1.90.3-WMXIPWE2BUNJGHRDXR6WGUVBB4.0.1-4\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/03\/01\/maxaa-inaga-reebay-ducadii-ramadanta\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maxaa inaga reebay ducadii Ramadanta\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"description\":\"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"width\":500,\"height\":500,\"caption\":\"SOMALILAND MAANTA\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\",\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"sameAs\":[\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\"],\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maxaa inaga reebay ducadii Ramadanta - SOMALILAND MAANTA","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maxaa inaga reebay ducadii Ramadanta - SOMALILAND MAANTA","og_description":"CAJABEEY CAJIIB Bishii Ramadaan 29-habeen ayaa salaatu-laylkii Somaliland laga tukaday (Salaadihii Taraawiixda iyo Tahajudka), habeen kasta oo ka mid ah 29-kaa habeen, rakcadda u dambeysa ee Witrida ah waa la Qunuudi jiray, oo duco ayaa la akhrin jiray. Waxaynu wada ognahay; in Jamhuuriyadda Somaliland uu ku socday dagaal salka ku haya xasad iyo nacayb, kaasi [&hellip;]","og_url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/03\/01\/maxaa-inaga-reebay-ducadii-ramadanta\/","og_site_name":"SOMALILAND MAANTA","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed","article_published_time":"2025-03-01T15:18:39+00:00","article_modified_time":"2025-04-27T15:19:32+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":956,"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/1200x1200bb-e1745767094709.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Qoraha Qormooyinka","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Qoraha Qormooyinka","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/03\/01\/maxaa-inaga-reebay-ducadii-ramadanta\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/03\/01\/maxaa-inaga-reebay-ducadii-ramadanta\/"},"author":{"name":"Qoraha Qormooyinka","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb"},"headline":"Maxaa inaga reebay ducadii Ramadanta","datePublished":"2025-03-01T15:18:39+00:00","dateModified":"2025-04-27T15:19:32+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/03\/01\/maxaa-inaga-reebay-ducadii-ramadanta\/"},"wordCount":538,"publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/03\/01\/maxaa-inaga-reebay-ducadii-ramadanta\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/1200x1200bb-e1745767094709.jpeg","articleSection":["Diinta","Qormo"],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/03\/01\/maxaa-inaga-reebay-ducadii-ramadanta\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/03\/01\/maxaa-inaga-reebay-ducadii-ramadanta\/","name":"Maxaa inaga reebay ducadii Ramadanta - SOMALILAND MAANTA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/03\/01\/maxaa-inaga-reebay-ducadii-ramadanta\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/03\/01\/maxaa-inaga-reebay-ducadii-ramadanta\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/1200x1200bb-e1745767094709.jpeg","datePublished":"2025-03-01T15:18:39+00:00","dateModified":"2025-04-27T15:19:32+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/03\/01\/maxaa-inaga-reebay-ducadii-ramadanta\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/03\/01\/maxaa-inaga-reebay-ducadii-ramadanta\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/03\/01\/maxaa-inaga-reebay-ducadii-ramadanta\/#primaryimage","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/1200x1200bb-e1745767094709.jpeg","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/1200x1200bb-e1745767094709.jpeg","width":1200,"height":956,"caption":"1.90.3-WMXIPWE2BUNJGHRDXR6WGUVBB4.0.1-4"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/03\/01\/maxaa-inaga-reebay-ducadii-ramadanta\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maxaa inaga reebay ducadii Ramadanta"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","name":"SOMALILAND MAANTA","description":"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh","publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization","name":"SOMALILAND MAANTA","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","width":500,"height":500,"caption":"SOMALILAND MAANTA"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb","name":"Qoraha Qormooyinka","sameAs":["https:\/\/soomaal.net\/qormo"],"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"}]}},"views":60,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6880","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6880"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6880\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6882,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6880\/revisions\/6882"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6881"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6880"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6880"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6880"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}