{"id":6877,"date":"2025-04-27T15:10:37","date_gmt":"2025-04-27T15:10:37","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=6877"},"modified":"2025-04-27T15:10:38","modified_gmt":"2025-04-27T15:10:38","slug":"waar-geela-yaa-waday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/04\/27\/waar-geela-yaa-waday\/","title":{"rendered":"WAAR GEELA YAA WADAY?"},"content":{"rendered":"\n<p>Odey ayaa beertiisii<img decoding=\"async\" height=\"16\" width=\"16\" alt=\"\ud83c\udf33\" src=\"https:\/\/static.xx.fbcdn.net\/images\/emoji.php\/v9\/ta\/2\/16\/1f333.png\"><img decoding=\"async\" height=\"16\" width=\"16\" alt=\"\ud83c\udf40\" src=\"https:\/\/static.xx.fbcdn.net\/images\/emoji.php\/v9\/t26\/2\/16\/1f340.png\"><img decoding=\"async\" height=\"16\" width=\"16\" alt=\"\ud83c\udf3f\" src=\"https:\/\/static.xx.fbcdn.net\/images\/emoji.php\/v9\/tbd\/2\/16\/1f33f.png\"> waxa u soo dhacay dhowr neef oo geel<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" height=\"16\" width=\"16\" alt=\"\ud83d\udc2a\" src=\"https:\/\/static.xx.fbcdn.net\/images\/emoji.php\/v9\/tda\/2\/16\/1f42a.png\"> ah, beertii iyaga oo geelii ku jira, oo daaqaya dhirtii iyo khudradiiba, ayaa waxa ugu yimid odeygii.<\/p>\n\n\n\n<p>Deetana odeygii markii ba wuxuu si qoto dheer oo sheedaalin iyo u fiirsasho leh u eeg-eegay hareeraha iyo xusaska xayndaabka beerta ka baxsan, ilaa dooxa oo beerta u dhawaa ayuu orod ku tagay, oo hadana ka soo noqday.<\/p>\n\n\n\n<p>Meel taag ah <a><\/a>oo beerta aad uga fog, ayaa waxa ka muuqday dhowr nin oo yaryar iyo waaweyn ba isugu jiray, kadibna inta uu aqalkii galay ayuu kala soo baxay bud weyn, waxaanu u tagay nimankii.<\/p>\n\n\n\n<p>Odeygii isaga oo budkii dhulka jiidaya, ayuu ku tiraabayay: WAAR GEELA YAA WADAY? WAAR YAA GEELAN WADAY?<\/p>\n\n\n\n<p>Kolba mid inta uu nimankii u dhawaado ayuu su&#8217;aashaasi weydiinayay.<\/p>\n\n\n\n<p>Nimankii ayaa uu midba kol hadlay, mid yidhaa &#8220;anuu labadaa neef ee buurta daaqaya ayaan wataa&#8221; iyo mid yidhaa &#8220;<em>anigu shantan neef ee halkan agtaada ka muuqda ayaan wataa&#8221;, iyo qaarkood oo yidhi &#8220;anagu adhi baanu la joognaa<\/em>&#8220;<\/p>\n\n\n\n<p>Kadibna odeygii wuxuu isku sii daayay meel laag ah oo cod iyo shanqadh uu ka dareemay, oo halkan taaga ah ee ay joogaan ka hooseysay, waxa uu ka soo noqday isaga oo wada ku yar oo caruur ah, oo qiyaastii 10-jira amaba ka yaraa, oo waxa xagtin dhiig leh iyo ciid &amp; boodh ku yaala aanad malayn karaynin.<\/p>\n\n\n\n<p>Kan yari waa ninka la joogay geelan beerta u soo dhacay, halkan laagta ayay ku yar oo kale isku dilayeen, intii uu dagaalka ku jiray ayaa cid kale geela soo kaxeysay, oo inta ooda laga guray beerta lagu soo daayay.<\/p>\n\n\n\n<p>Odeygii inta uu kii yaraa beertii geeyay, oo uu wareystay cida uu yahay iyo halka reerkoodu yaal iyo, uu wax badan weydiiyay, ayuu geelii kaxee ku yidhi.<\/p>\n\n\n\n<p>Kadibna habeenimadii ayuu odeygii tagay aqalkii iyo reerkii dhalay inankii yaraa.<\/p>\n\n\n\n<p>Geelii waxa yeeshay reer xaaladoodu liidatay, waa reer ka kooban odey iyo islaan da&#8217;a ah, waxa daryeela inantoodii oo ag degan, oo iyadu ah ta dhashay inankaa yar ee geela la raaciyay, odeyga geela leh ee inanka yarna awowga u ahi waa tabcaan uu socodkuba dirqi ku yahay, laakiin waayo-arag wax badan fahmaya ah, oo maskaxdiisu ay fay tahay.<\/p>\n\n\n\n<p>Odeygii uga waran wixii dhacay odeygii geela lahaa, kadibna meel halkan aqalka kambalkiisa ah inta uu midba gu&#8217;iisii doonyeystay, oo inankii yaraa na ay u yeedheen, ayay arrinkii wada gorfeeyeen, oo kolba dhan u rogeen, su&#8217;aalo badanna weydiiyeen inankii geela la raaciyay, halka gabadhii inanka dhashay iyo islaantiina ay meel halkeer ah midba meel soo taagan tahay, iyaga oo ku caawinaya kolba halka arrinku marayo wixii xog dheeraad ah ee ay ka hayaan ama ka maqleen deegaanka.<\/p>\n\n\n\n<p>Alxaasil wax ay arrinkii rogrogaan labadii odey, oo gorfeeyaan sidii ay wax u dhaceen iyo jawaabihii uu inanku ka bixiyay su&#8217;aalihii ay weydiiyeen ba, waxa odeygii beerta lahaa u soo baxay cidii shirqoolkaas ka dambeysay.<\/p>\n\n\n\n<p>Shirqoolkaasi oo u dhacay; in inanka geela la joogay lagu diray inan kale, kadibna intii uu inanku dagaalka ku mashquulsanaa geela la kaxeeyay, oo inta beerta ooda laga guray, geelii lagu xareeyay beerta, sidaana khasaaraha beerta gaadhay uu ku yimid.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Odey ayaa beertiisii waxa u soo dhacay dhowr neef oo geel ah, beertii iyaga oo geelii ku jira, oo daaqaya dhirtii iyo khudradiiba, ayaa waxa ugu yimid odeygii. Deetana odeygii markii ba wuxuu si qoto dheer oo sheedaalin iyo u fiirsasho leh u eeg-eegay hareeraha iyo xusaska xayndaabka beerta ka baxsan, ilaa dooxa oo beerta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":6878,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[58,1],"tags":[],"class_list":["post-6877","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-qiso","category-qormo"],"magazineBlocksPostFeaturedMedia":{"thumbnail":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/camel-150x150.jpeg","medium":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/camel.jpeg","medium_large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/camel.jpeg","large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/camel.jpeg","1536x1536":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/camel.jpeg","2048x2048":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/camel.jpeg"},"magazineBlocksPostAuthor":{"name":"Qoraha Qormooyinka","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g"},"magazineBlocksPostCommentsNumber":false,"magazineBlocksPostExcerpt":"Odey ayaa beertiisii waxa u soo dhacay dhowr neef oo geel ah, beertii iyaga oo geelii ku jira, oo daaqaya dhirtii iyo khudradiiba, ayaa waxa ugu yimid odeygii. Deetana odeygii markii ba wuxuu si qoto dheer oo sheedaalin iyo u fiirsasho leh u eeg-eegay hareeraha iyo xusaska xayndaabka beerta ka baxsan, ilaa dooxa oo beerta [&hellip;]","magazineBlocksPostCategories":["Qiso","Qormo"],"magazineBlocksPostViewCount":10,"magazineBlocksPostReadTime":3,"magazine_blocks_featured_image_url":{"full":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/camel.jpeg",277,182,false],"medium":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/camel.jpeg",277,182,false],"thumbnail":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/camel-150x150.jpeg",150,150,true]},"magazine_blocks_author":{"display_name":"Qoraha Qormooyinka","author_link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"},"magazine_blocks_comment":0,"magazine_blocks_author_image":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g","magazine_blocks_category":"<a href=\"#\" class=\"category-link category-link-58\">Qiso<\/a> <a href=\"#\" class=\"category-link category-link-1\">Qormo<\/a>","yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>WAAR GEELA YAA WADAY? - SOMALILAND MAANTA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"WAAR GEELA YAA WADAY? - SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Odey ayaa beertiisii waxa u soo dhacay dhowr neef oo geel ah, beertii iyaga oo geelii ku jira, oo daaqaya dhirtii iyo khudradiiba, ayaa waxa ugu yimid odeygii. Deetana odeygii markii ba wuxuu si qoto dheer oo sheedaalin iyo u fiirsasho leh u eeg-eegay hareeraha iyo xusaska xayndaabka beerta ka baxsan, ilaa dooxa oo beerta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/04\/27\/waar-geela-yaa-waday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-04-27T15:10:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-04-27T15:10:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/camel.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"277\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"182\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/04\/27\/waar-geela-yaa-waday\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/04\/27\/waar-geela-yaa-waday\/\"},\"author\":{\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\"},\"headline\":\"WAAR GEELA YAA WADAY?\",\"datePublished\":\"2025-04-27T15:10:37+00:00\",\"dateModified\":\"2025-04-27T15:10:38+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/04\/27\/waar-geela-yaa-waday\/\"},\"wordCount\":523,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/04\/27\/waar-geela-yaa-waday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/camel.jpeg\",\"articleSection\":[\"Qiso\",\"Qormo\"],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/04\/27\/waar-geela-yaa-waday\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/04\/27\/waar-geela-yaa-waday\/\",\"name\":\"WAAR GEELA YAA WADAY? - SOMALILAND MAANTA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/04\/27\/waar-geela-yaa-waday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/04\/27\/waar-geela-yaa-waday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/camel.jpeg\",\"datePublished\":\"2025-04-27T15:10:37+00:00\",\"dateModified\":\"2025-04-27T15:10:38+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/04\/27\/waar-geela-yaa-waday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/04\/27\/waar-geela-yaa-waday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/04\/27\/waar-geela-yaa-waday\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/camel.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/camel.jpeg\",\"width\":277,\"height\":182},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/04\/27\/waar-geela-yaa-waday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"WAAR GEELA YAA WADAY?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"description\":\"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"width\":500,\"height\":500,\"caption\":\"SOMALILAND MAANTA\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\",\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"sameAs\":[\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\"],\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"WAAR GEELA YAA WADAY? - SOMALILAND MAANTA","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"WAAR GEELA YAA WADAY? - SOMALILAND MAANTA","og_description":"Odey ayaa beertiisii waxa u soo dhacay dhowr neef oo geel ah, beertii iyaga oo geelii ku jira, oo daaqaya dhirtii iyo khudradiiba, ayaa waxa ugu yimid odeygii. Deetana odeygii markii ba wuxuu si qoto dheer oo sheedaalin iyo u fiirsasho leh u eeg-eegay hareeraha iyo xusaska xayndaabka beerta ka baxsan, ilaa dooxa oo beerta [&hellip;]","og_url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/04\/27\/waar-geela-yaa-waday\/","og_site_name":"SOMALILAND MAANTA","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed","article_published_time":"2025-04-27T15:10:37+00:00","article_modified_time":"2025-04-27T15:10:38+00:00","og_image":[{"width":277,"height":182,"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/camel.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Qoraha Qormooyinka","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Qoraha Qormooyinka","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/04\/27\/waar-geela-yaa-waday\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/04\/27\/waar-geela-yaa-waday\/"},"author":{"name":"Qoraha Qormooyinka","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb"},"headline":"WAAR GEELA YAA WADAY?","datePublished":"2025-04-27T15:10:37+00:00","dateModified":"2025-04-27T15:10:38+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/04\/27\/waar-geela-yaa-waday\/"},"wordCount":523,"publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/04\/27\/waar-geela-yaa-waday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/camel.jpeg","articleSection":["Qiso","Qormo"],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/04\/27\/waar-geela-yaa-waday\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/04\/27\/waar-geela-yaa-waday\/","name":"WAAR GEELA YAA WADAY? - SOMALILAND MAANTA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/04\/27\/waar-geela-yaa-waday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/04\/27\/waar-geela-yaa-waday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/camel.jpeg","datePublished":"2025-04-27T15:10:37+00:00","dateModified":"2025-04-27T15:10:38+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/04\/27\/waar-geela-yaa-waday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/04\/27\/waar-geela-yaa-waday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/04\/27\/waar-geela-yaa-waday\/#primaryimage","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/camel.jpeg","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/camel.jpeg","width":277,"height":182},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2025\/04\/27\/waar-geela-yaa-waday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"WAAR GEELA YAA WADAY?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","name":"SOMALILAND MAANTA","description":"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh","publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization","name":"SOMALILAND MAANTA","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","width":500,"height":500,"caption":"SOMALILAND MAANTA"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb","name":"Qoraha Qormooyinka","sameAs":["https:\/\/soomaal.net\/qormo"],"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"}]}},"views":52,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6877","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6877"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6877\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6879,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6877\/revisions\/6879"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6878"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6877"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6877"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6877"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}