{"id":6354,"date":"2024-10-23T13:01:05","date_gmt":"2024-10-23T13:01:05","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=6354"},"modified":"2025-12-09T11:48:39","modified_gmt":"2025-12-09T11:48:39","slug":"anaa-ii-warran-deyn-waayay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2024\/10\/23\/anaa-ii-warran-deyn-waayay\/","title":{"rendered":"Anaa ii Warran Deyn Waayay \ud83d\ude46\ud83c\udffb\u200d\u2642\ufe0f\ud83e\udee3"},"content":{"rendered":"\n<div class=\"mzb-button mzb-button-52dab9bd \"><a class=\"mzb-button-link is-large is-style-filled\" href=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\"><span class=\"mzb-button-icon\"><svg width=\"24\" height=\"24\" xmlns=\"http:\/\/www.w3.org\/2000\/svg\" viewBox=\"0 0 576 512\" class=\"magazine-blocks-icon\" aria-hidden=\"true\"><path d=\"M575.8 255.5c0 18-15 32.1-32 32.1h-32l.7 160.2c0 2.7-.2 5.4-.5 8.1V472c0 22.1-17.9 40-40 40H456c-1.1 0-2.2 0-3.3-.1c-1.4 .1-2.8 .1-4.2 .1H416 392c-22.1 0-40-17.9-40-40V448 384c0-17.7-14.3-32-32-32H256c-17.7 0-32 14.3-32 32v64 24c0 22.1-17.9 40-40 40H160 128.1c-1.5 0-3-.1-4.5-.2c-1.2 .1-2.4 .2-3.6 .2H104c-22.1 0-40-17.9-40-40V360c0-.9 0-1.9 .1-2.8V287.6H32c-18 0-32-14-32-32.1c0-9 3-17 10-24L266.4 8c7-7 15-8 22-8s15 2 21 7L564.8 231.5c8 7 12 15 11 24z\"><\/path><\/svg><\/span>Home<\/a><\/div>\n\n\n\n<p>Waxa la yidhi:<\/p>\n\n\n\n<p>Berrigii ay mujaahidiintii SNM dagaalka kula jireen daaquutkii Ina Siyaad Barre, ee uu halganku ka socday magaalooyinka waaweyn ee Somaliland.<\/p>\n\n\n\n<p>Ayaa Odey joogay wadamadan khaliijka, oo ka mid ahaa odeyadii ay faqashtu ku dhibtay baayac-mushtarkooda dekedda Berbera, oo aad ugu xiiso qabay halgankii dalka lagaga xoreynayay faqashta, ayaa wararkii uu ka helayay halganku ku yaraadeen, oo dhulkii uu joogay ee Carabta ayaa uu war wanaagsan oo waafi ah ka waayay.<\/p>\n\n\n\n<p>Wuxuu aad u jeclaa, oo uu hamuun u qabay, inuu si dhow ula socdo kolba halka ay isla marayaan Mujaahidiintii SNM iyo faqashtu, laakiin nasiib xumo cid si fiican ugu warranta, wuu ka waayay wadankii Carbeed ee uu joogay.<\/p>\n\n\n\n<p>Kadibna waxa uu go&#8217;aansaday inuu cagihiisa ku yimaado dalkii, oo uu xogta halganka xaqiiqadeeda uu cagihiisa ku doonto.<\/p>\n\n\n\n<p>Wuxuu ka soo degay Itoobiya, kadibna wuxuu toos u yimid xeryihii qaxoontiga ee ku yaalay DULCAD.<\/p>\n\n\n\n<p>Xilligaasi oo sida la sheegay ahaa markii uu halganku ugu adkaa, dagaaladii ugu ba&#8217;naana ay ka socdeen gudaha magaalooyinka waaweyn ee Somaliland, raggii xoogga ahaa ee hubka qaadi karayay oo dhami dagaalka ayay galeen, oo xoreyntii dalka ayay ku jiraan.<\/p>\n\n\n\n<p>Kolkaa xeryihii qaxoontiga ee DULCAD ragga joogaa waa uun waayeel jilicsan iyo ragga qaarkood oo ah, kuwo sidii SOORAAN (AHU) is yidhi &#8220;<em><strong>Hadii aad dagaalka gashaan la noolaan maayo, oo waydin dhiman&#8230;<\/strong><\/em>&#8221; raggaasi na xeryaha qaxoontiga iyo meelahaasi ayay ka shaqaystaan.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-video\"><video controls src=\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/AQOOfvMi0ov6rRHoE62dlV6XdEwLXsgUUY1u_YbtMMAPG4k2SLJnkavCW-hH0afMYnSCzJWkOA3ti4919N-XpBo0.mp4\"><\/video><\/figure>\n\n\n\n<p>Odeygii wuxuu dumarkii iyo dadkii xeryaha DULCAD joogay war-wareysto ba, wuxuu goor barqo ah yimid maqaaxiyihii shaaha ee ay raggu ku qayili jireen, isaga oo raadinaya cid xogogaal ah, oo si wacan ugu warranta.<\/p>\n\n\n\n<p>Odeygii wuxuu raggii maqaaxiyaha fadhiyay kolba mid <em><strong>ii warran<\/strong><\/em> ku yidhaa ba, waxay is-heleen oo uu isa soo dul taagay, nin la yidhaahdo Cali oo jabanaynaya, cagtu na si fiican ugu laaban tahay.<\/p>\n\n\n\n<p>Cali waa af-miishaar aan sheekadiisa laga xiiso goynaynin, waxa uu xamaal ka yahay xeryaha qaxoontiga, oo raashinka UNICEF-tu keento ayaa uu gawaadhida ka soo rogaa, halganka iyo dagaalkii socdayna weligii kamuu qayb gelin.<\/p>\n\n\n\n<p>Odeygii kolkii uu Cali bariidiyay, ee ay is-tooydeen, wuxuu ku yidhi: &#8220;<em>Cali-yoow ii warran, oo halkee ayay isla marayaan Mujaahidiintii iyo Faqashtu?<\/em>&#8220;<\/p>\n\n\n\n<p>Cali waa nin aan hadalka meel fog ba ka doonine, wuxuu ugu jawaabay &#8220;<em>Aniga ayaa ba hadda ka imid Jiiddii hore, oo reerka iyo carruurta ayaan soo yar gaadhay!<\/em>&#8220;<\/p>\n\n\n\n<p>Odeygii aad ayuu u farxay, ileyn wuxuu helay nin Mujaahid ahoo imika dagaalkii ka yimidaye.<\/p>\n\n\n\n<p>Cali waa nin il-dheere markii uu arkay odeygu inuu qurbe-joog yahay, gabadhii maqaaxida ayuu ka dalbaday mijin labaad oo Jabbane ah, iyo falaasad shaah ah, kadibna inta uu Odeygii si balaadhan u soo qaabilay, ayuu ku yidhi &#8220;<em>Kuu Warramay!<\/em>&#8220;<\/p>\n\n\n\n<p>Odeygii inta uu gabadhii maqaaxida la hadlay ayuu ku yidhi &#8220;<em>Anigaa ku siinaya lacagta jaadkiisa iyo shaahaba<\/em>&#8221; <\/p>\n\n\n\n<p>Odeygii si fiican dabada dhulka u dhig, cumaamadii degta u saarnayda doonyaysay, kadibna yidhi: &#8220;<em>Adeer isii warka&#8217;oo&#8230; halkee la isla marayaa?<\/em>&#8220;<\/p>\n\n\n\n<p>Cali odeygii u warran, waxaanu u bilaabay sheeko dheer oo uu ku soo gunaanaday &#8220;<em>Dagaalkii meel adag ayuu maanta marayaa&#8230;<\/em> <em>in caawa Hargeysa la galo ayaana laga yaabaa&#8230;<\/em>&#8221; <\/p>\n\n\n\n<p>Sheekadaasi Cali waxay isugu jirtay warar uu meelahaa ka soo maq-maqlay, iyo in badan oo uu isagu sameeyay, yacni been ah, oo uu xallad iyo xiiso ugu yeelayo sheekada.<\/p>\n\n\n\n<p>Hadaba Cali sidii uu ugu waday odeyga sheekadii ayay duhurkii gaadhay, kadibna Odeygii isaga oo diidan in sheekadu ku badh go&#8217;do, ayuu ku yidhi gabadhii maqaaxida haysatay &#8220;<em>Naa Hooy! yarta&#8230; Qadada iyo Qayilaadana noogu soo dar, oo degdeg noogu keen&#8230;<\/em>&#8220;<\/p>\n\n\n\n<p>Ninkii Cali markii uu maqlay in Qadadii iyo Marduuf Qaad ihina diyaar yihiin, waa kaa isa sii kala jaray, ee sheekadii xarago iyo xallad u sii yeelay.<\/p>\n\n\n\n<p>Odeygii intaa uu Cali sheekada wado, kolba wuu ka dhex galaayoo wuxuu yidhaa &#8220;<em>Magaaladii hebla iyada ma la galay&#8230; yarkii hebel ee reer-hebel isaga ka waran&#8230;<\/em>&#8221; iyo su&#8217;aalo badan oo kale ayuu xasuustaa oo uu kolba sheekada soo dhex geliyaa.<\/p>\n\n\n\n<p>Ninkanoow waa Cali af-miishaaroo ileyn hadalku dhibi maayee, jawaabta su&#8217;aalihiisa kumaba sii fogaado&#8217;e, si guud mar ah ayuun buu bu&#8217;da ugu dhiibaa, weliba mid xeeladaysan oo uu isagu hindisay ama sameeyay.<\/p>\n\n\n\n<p>Odeyguna wuu ka gurayaa sheekada, oo waxa ka soo hadhay &#8220;<em>Hayeeeeeeeeeeee&#8230; Waar ii waran&#8230;<\/em>&#8220;<\/p>\n\n\n\n<p>Goor ay casar-liiqii ku dhaw dahay, oo Cali na mirqaankii cirkaa la marayo, ayaa uu Odeygii weydiiyay: &#8220;<em>Adeer intaa aad halganka ku jirteen, goormay kuugu darnayd adiga Caliyoow&#8230;?<\/em>&#8220;<\/p>\n\n\n\n<p>Cali baa hadloo yidhi: &#8220;<em>Waxay noogu darnay maalin dhawayd, oo inta faqashtii ay <em>cidla naga heshay<\/em><\/em>, ay <em>ciidan badan naga dishay, kadibna ay madfac nagu soo tuureen, kadibna madfacii inta aanu qabanay, aanu iyagii dib ugu celinay, oo aanu sagaal beebee kaga gubnay&#8230;<\/em>&#8221; \ud83d\ude0e<\/p>\n\n\n\n<p>Odeygii oo yaaban ayaa yidhi: <em>Ma madfacii ay idinku soo tuureen ayaad qabateen?<\/em> \ud83d\ude31\ud83d\ude46\ud83c\udffb\u200d\u2642\ufe0f\ud83e\udee3<\/p>\n\n\n\n<p>Cali kuye: <em>Haa&#8230; kii ay faqashtu nagu soo tuurtay ayaanu qabanay, oo inta aanu dib u cabaynay, iyagii dib ugu celinay&#8230;<\/em> \ud83d\ude0f\ud83d\ude0e<\/p>\n\n\n\n<p>Odeygii isaga oo aad u sii yaabay ayuu yidhi: <em>Hadda waa madfacii xawaaraha ku socon jiray, ee ololka na lahaaa&#8230;<\/em> \ud83d\ude46\ud83c\udffb\u200d\u2642\ufe0f\ud83e\udee3<\/p>\n\n\n\n<p>Cali: <em>Hii&#8217;i&#8230; haaheey&#8230; waa madfacii aad garan, dee wax kaliyo kuma garatide mucjisooyinka ayuun bay ka mid ahayd, xaqqaa inoo hiilinaya, xaqqa aynu ku dagaalamayno weeyi&#8230;<\/em> \ud83d\ude0f\ud83d\ude0e<\/p>\n\n\n\n<p>Odeygii inta uu cumaamadii degta saartay, oo boodhkana dabada ka tumay, ayuu yidhi &#8220;<em><strong>Anaa ii warran deyn waayay&#8230;<\/strong><\/em>&#8221; <\/p>\n\n\n\n<p>Kadibna isaga oo yaaban ayuu ka baxay maqaaxidii.<\/p>\n\n\n<div class=\"mzb-banner-posts mzb-banner-posts-47b8191b  mzb-heading-layout-2-style-1\"><div class=\"mzb-post-heading mzb-heading-layout-2 mzb-heading-layout-2-style-1\"><h2 class=\"mzb-heading-text\">SHEEKOOYIN KALE<\/h2><div class=\"mzb-view-more\"><a href=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/category\/qormo\/sheeko\/\" rel=\"nofollow\">\n                <p>Eeg Dhamaan<\/p><svg aria-hidden=\"true\" focusable=\"false\" width=\"24\" height=\"24\" class=\"magazine_blocks-icon\" xmlns=\"https:\/\/www.w3.org\/2000\/svg\" viewBox=\"0 0 24 24\"><path d=\"M21.8 12l-7-6v5H2v2h12.8v5l7-6z\" \/><\/svg>\n            <\/a><\/div><\/div><div class=\"mzb-posts mzb-layout-3 mzb-layout-3-style-1\"><div class=\"mzb-post\"><div class=\"mzb-featured-image opacity\"><a href=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/12\/09\/baytullaahiga-ayaan-ku-jabay\/\" alt=\"Baytullaahiga ayaan ku jabay \ud83e\udd23\"\/><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/laba-geeljire.jpg\" alt=\"Baytullaahiga ayaan ku jabay \ud83e\udd23\"\/><\/a><\/div><div class=\"mzb-post-content\"><div class=\"mzb-post-meta\"><span class=\"mzb-post-categories\"><a href=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/category\/qormo\/qiso\/\" rel=\"category tag\" class=\"category-link category-link-58\">Qiso<\/a> <a href=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/category\/qormo\/\" rel=\"category tag\" class=\"category-link category-link-1\">Qormo<\/a> <a href=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/category\/qormo\/sheeko\/\" rel=\"category tag\" class=\"category-link category-link-56\">Sheeko<\/a><\/span><\/div><h3 class=\"mzb-post-title\"><a href=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/12\/09\/baytullaahiga-ayaan-ku-jabay\/\">Baytullaahiga ayaan ku jabay \ud83e\udd23<\/a><\/h3><div class=\"mzb-post-entry-meta mzb-meta-separator--outline-circle\"><\/div><div class=\"mzb-entry-content\"><div class=\"mzb-read-more\"><a href=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/12\/09\/baytullaahiga-ayaan-ku-jabay\/\">Akhriso -&gt;<\/a><\/div><\/div><\/div><\/div><div class=\"mzb-post\"><div class=\"mzb-featured-image opacity\"><a href=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/11\/01\/aaway-jamacii-aan-tujinaayay\/\" alt=\"Aaway Jamacii aan tujinaayay?\"\/><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/11\/praying.jpg\" alt=\"Aaway Jamacii aan tujinaayay?\"\/><\/a><\/div><div class=\"mzb-post-content\"><div class=\"mzb-post-meta\"><span class=\"mzb-post-categories\"><a href=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/category\/qormo\/\" rel=\"category tag\" class=\"category-link category-link-1\">Qormo<\/a> <a href=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/category\/qormo\/sheeko\/\" rel=\"category tag\" class=\"category-link category-link-56\">Sheeko<\/a><\/span><\/div><h3 class=\"mzb-post-title\"><a href=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/11\/01\/aaway-jamacii-aan-tujinaayay\/\">Aaway Jamacii aan tujinaayay?<\/a><\/h3><div class=\"mzb-post-entry-meta mzb-meta-separator--outline-circle\"><\/div><div class=\"mzb-entry-content\"><div class=\"mzb-read-more\"><a href=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/11\/01\/aaway-jamacii-aan-tujinaayay\/\">Akhriso -&gt;<\/a><\/div><\/div><\/div><\/div><\/div><\/div>\n\n\n<hr class=\"wp-block-separator has-alpha-channel-opacity\"\/>\n\n\n\n<div class=\"mzb-button mzb-button-331e6307 \"><a class=\"mzb-button-link is-large is-style-filled\" href=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\"><span class=\"mzb-button-icon\"><svg width=\"24\" height=\"24\" xmlns=\"http:\/\/www.w3.org\/2000\/svg\" viewBox=\"0 0 576 512\" class=\"magazine-blocks-icon\" aria-hidden=\"true\"><path d=\"M575.8 255.5c0 18-15 32.1-32 32.1h-32l.7 160.2c0 2.7-.2 5.4-.5 8.1V472c0 22.1-17.9 40-40 40H456c-1.1 0-2.2 0-3.3-.1c-1.4 .1-2.8 .1-4.2 .1H416 392c-22.1 0-40-17.9-40-40V448 384c0-17.7-14.3-32-32-32H256c-17.7 0-32 14.3-32 32v64 24c0 22.1-17.9 40-40 40H160 128.1c-1.5 0-3-.1-4.5-.2c-1.2 .1-2.4 .2-3.6 .2H104c-22.1 0-40-17.9-40-40V360c0-.9 0-1.9 .1-2.8V287.6H32c-18 0-32-14-32-32.1c0-9 3-17 10-24L266.4 8c7-7 15-8 22-8s15 2 21 7L564.8 231.5c8 7 12 15 11 24z\"><\/path><\/svg><\/span>Home<\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Odeygii inta uu cumaamadii degta saartay, oo boodhkana dabada ka tumay, ayuu yidhi &#8220;Anaa ii warran deyn waayay&#8230;&#8221; kadibna isaga oo yaaban ayuu ka baxay maqaaxidii&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":7507,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[58,1,56],"tags":[],"class_list":["post-6354","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-qiso","category-qormo","category-sheeko"],"magazineBlocksPostFeaturedMedia":{"thumbnail":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Gemini_Generated_Image-150x150.png","medium":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Gemini_Generated_Image-300x300.png","medium_large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Gemini_Generated_Image-768x770.png","large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Gemini_Generated_Image.png","1536x1536":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Gemini_Generated_Image.png","2048x2048":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Gemini_Generated_Image.png"},"magazineBlocksPostAuthor":{"name":"Qoraha Qormooyinka","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g"},"magazineBlocksPostCommentsNumber":false,"magazineBlocksPostExcerpt":"Odeygii inta uu cumaamadii degta saartay, oo boodhkana dabada ka tumay, ayuu yidhi \"Anaa ii warran deyn waayay...\" kadibna isaga oo yaaban ayuu ka baxay maqaaxidii...","magazineBlocksPostCategories":["Qiso","Qormo","Sheeko"],"magazineBlocksPostViewCount":51,"magazineBlocksPostReadTime":5,"magazine_blocks_featured_image_url":{"full":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Gemini_Generated_Image.png",864,866,false],"medium":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Gemini_Generated_Image-300x300.png",300,300,true],"thumbnail":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Gemini_Generated_Image-150x150.png",150,150,true]},"magazine_blocks_author":{"display_name":"Qoraha Qormooyinka","author_link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"},"magazine_blocks_comment":0,"magazine_blocks_author_image":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g","magazine_blocks_category":"<a href=\"#\" class=\"category-link category-link-58\">Qiso<\/a> <a href=\"#\" class=\"category-link category-link-1\">Qormo<\/a> <a href=\"#\" class=\"category-link category-link-56\">Sheeko<\/a>","yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Anaa ii Warran Deyn Waayay \ud83d\ude46\ud83c\udffb\u200d\u2642\ufe0f\ud83e\udee3 - SOMALILAND MAANTA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Anaa ii Warran Deyn Waayay \ud83d\ude46\ud83c\udffb\u200d\u2642\ufe0f\ud83e\udee3 - SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Odeygii inta uu cumaamadii degta saartay, oo boodhkana dabada ka tumay, ayuu yidhi &quot;Anaa ii warran deyn waayay...&quot; kadibna isaga oo yaaban ayuu ka baxay maqaaxidii...\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2024\/10\/23\/anaa-ii-warran-deyn-waayay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-10-23T13:01:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-12-09T11:48:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Gemini_Generated_Image.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"864\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"866\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2024\/10\/23\/anaa-ii-warran-deyn-waayay\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2024\/10\/23\/anaa-ii-warran-deyn-waayay\/\"},\"author\":{\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\"},\"headline\":\"Anaa ii Warran Deyn Waayay \ud83d\ude46\ud83c\udffb\u200d\u2642\ufe0f\ud83e\udee3\",\"datePublished\":\"2024-10-23T13:01:05+00:00\",\"dateModified\":\"2025-12-09T11:48:39+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2024\/10\/23\/anaa-ii-warran-deyn-waayay\/\"},\"wordCount\":872,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2024\/10\/23\/anaa-ii-warran-deyn-waayay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Gemini_Generated_Image.png\",\"articleSection\":[\"Qiso\",\"Qormo\",\"Sheeko\"],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2024\/10\/23\/anaa-ii-warran-deyn-waayay\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2024\/10\/23\/anaa-ii-warran-deyn-waayay\/\",\"name\":\"Anaa ii Warran Deyn Waayay \ud83d\ude46\ud83c\udffb\u200d\u2642\ufe0f\ud83e\udee3 - SOMALILAND MAANTA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2024\/10\/23\/anaa-ii-warran-deyn-waayay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2024\/10\/23\/anaa-ii-warran-deyn-waayay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Gemini_Generated_Image.png\",\"datePublished\":\"2024-10-23T13:01:05+00:00\",\"dateModified\":\"2025-12-09T11:48:39+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2024\/10\/23\/anaa-ii-warran-deyn-waayay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2024\/10\/23\/anaa-ii-warran-deyn-waayay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2024\/10\/23\/anaa-ii-warran-deyn-waayay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Gemini_Generated_Image.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Gemini_Generated_Image.png\",\"width\":864,\"height\":866},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2024\/10\/23\/anaa-ii-warran-deyn-waayay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Anaa ii Warran Deyn Waayay \ud83d\ude46\ud83c\udffb\u200d\u2642\ufe0f\ud83e\udee3\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"description\":\"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"width\":500,\"height\":500,\"caption\":\"SOMALILAND MAANTA\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\",\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"sameAs\":[\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\"],\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Anaa ii Warran Deyn Waayay \ud83d\ude46\ud83c\udffb\u200d\u2642\ufe0f\ud83e\udee3 - SOMALILAND MAANTA","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Anaa ii Warran Deyn Waayay \ud83d\ude46\ud83c\udffb\u200d\u2642\ufe0f\ud83e\udee3 - SOMALILAND MAANTA","og_description":"Odeygii inta uu cumaamadii degta saartay, oo boodhkana dabada ka tumay, ayuu yidhi \"Anaa ii warran deyn waayay...\" kadibna isaga oo yaaban ayuu ka baxay maqaaxidii...","og_url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2024\/10\/23\/anaa-ii-warran-deyn-waayay\/","og_site_name":"SOMALILAND MAANTA","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed","article_published_time":"2024-10-23T13:01:05+00:00","article_modified_time":"2025-12-09T11:48:39+00:00","og_image":[{"width":864,"height":866,"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Gemini_Generated_Image.png","type":"image\/png"}],"author":"Qoraha Qormooyinka","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Qoraha Qormooyinka","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2024\/10\/23\/anaa-ii-warran-deyn-waayay\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2024\/10\/23\/anaa-ii-warran-deyn-waayay\/"},"author":{"name":"Qoraha Qormooyinka","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb"},"headline":"Anaa ii Warran Deyn Waayay \ud83d\ude46\ud83c\udffb\u200d\u2642\ufe0f\ud83e\udee3","datePublished":"2024-10-23T13:01:05+00:00","dateModified":"2025-12-09T11:48:39+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2024\/10\/23\/anaa-ii-warran-deyn-waayay\/"},"wordCount":872,"publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2024\/10\/23\/anaa-ii-warran-deyn-waayay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Gemini_Generated_Image.png","articleSection":["Qiso","Qormo","Sheeko"],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2024\/10\/23\/anaa-ii-warran-deyn-waayay\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2024\/10\/23\/anaa-ii-warran-deyn-waayay\/","name":"Anaa ii Warran Deyn Waayay \ud83d\ude46\ud83c\udffb\u200d\u2642\ufe0f\ud83e\udee3 - SOMALILAND MAANTA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2024\/10\/23\/anaa-ii-warran-deyn-waayay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2024\/10\/23\/anaa-ii-warran-deyn-waayay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Gemini_Generated_Image.png","datePublished":"2024-10-23T13:01:05+00:00","dateModified":"2025-12-09T11:48:39+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2024\/10\/23\/anaa-ii-warran-deyn-waayay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2024\/10\/23\/anaa-ii-warran-deyn-waayay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2024\/10\/23\/anaa-ii-warran-deyn-waayay\/#primaryimage","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Gemini_Generated_Image.png","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Gemini_Generated_Image.png","width":864,"height":866},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2024\/10\/23\/anaa-ii-warran-deyn-waayay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Anaa ii Warran Deyn Waayay \ud83d\ude46\ud83c\udffb\u200d\u2642\ufe0f\ud83e\udee3"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","name":"SOMALILAND MAANTA","description":"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh","publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization","name":"SOMALILAND MAANTA","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","width":500,"height":500,"caption":"SOMALILAND MAANTA"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb","name":"Qoraha Qormooyinka","sameAs":["https:\/\/soomaal.net\/qormo"],"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"}]}},"views":253,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6354","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6354"}],"version-history":[{"count":43,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6354\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7516,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6354\/revisions\/7516"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/7507"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6354"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6354"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6354"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}