{"id":29,"date":"2021-12-01T08:27:47","date_gmt":"2021-12-01T08:27:47","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=29"},"modified":"2023-03-27T07:32:40","modified_gmt":"2023-03-27T07:32:40","slug":"habaarkii-ku-dhacay-magaalada-daba-goreyaale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/habaarkii-ku-dhacay-magaalada-daba-goreyaale\/","title":{"rendered":"Habaarkii Ku Dhacay Magaalada Daba-Goreyaale !"},"content":{"rendered":"\n<p>Magaaladan mucjiso ayaa ka dhacday muddo haataan laga joogo lixdan sano iyo dheeraad.<\/p>\n\n\n\n<p>Nin dadkii reer guuraaga ahaa ka mid ah, degenaana miyiga magaalada, laguna magacaabi jirey (<strong>Ina Xoosh Baraar<\/strong>) ayaa waxa ka umushay xaaskiisii, biyo la&#8217;aan ayuu reerkuna ahaa.<\/p>\n\n\n\n<p>Awr dhaan ah ayuu soo kaxeeyey, si uu umusha ugu soo dhaamiyo, wax uu soo socdaba magaaladii ayuu yimi, dadkii deegaanka ee baraagaha lahaa ayuu ku yidhi: &#8220;<em>Awrkan dhaanka ah ii dhaamiya, reerkii wuu iga biyo la&#8217;aa, gabadhii oo umushayna waan kaga imide&#8230;<\/em>&#8220;<\/p>\n\n\n\n<p>Waagaa biyo yari ayaa jirtey, waana loo diidey in loo dhaamiyo, xaalku wuu ku adkaadey, aakhirkii nin Laaran la odhan jirey oo ganacsatadii magaalada ka mid ahaa, ayaa u dhaamiyey awrkii, isla goobtii ayuu ka heesay, tixdan habaar-suugaaneed ayaanu tiriyey:<\/p>\n\n\n\n<p>Haddey diriradu hillaacaan<\/p>\n\n\n\n<p>Daruuraha dacal lagaa mari<\/p>\n\n\n\n<p>Dad awliyo daadka kaa moos<\/p>\n\n\n\n<p>Doogsinta daaqsin geel laga mari<\/p>\n\n\n\n<p>Duul axmaari i daafi kugu dubey<\/p>\n\n\n\n<p>Wixii ku degaaba daaduun.<\/p>\n\n\n\n<p>Siddii bulaxaar u duugow .<\/p>\n\n\n\n<p>Ninkii guranaa god kaa qodey.<\/p>\n\n\n\n<p>Digaag iyo deero kugu hadhe<\/p>\n\n\n\n<p>Dayuus iyo daalinbaa ku degee<\/p>\n\n\n\n<p>Illaahay dabo-gorayo kaa yeel<\/p>\n\n\n\n<p>Wax soo lalay leexo kaa kici<\/p>\n\n\n\n<p>Ku laba lule labo lixaadlihii<\/p>\n\n\n\n<p>Lix qoys iyo laaran kaa hadhe.<\/p>\n\n\n\n<p>Lufankaaga hadhay labida lagu tuur.<\/p>\n\n\n\n<p>Muddo kadib magaaladii hoog iyo halaag ayaa u bilaabmay, ninkii Laaran iyo lix qoys ayaana ku hadhay magaaladii, Itoobiyaan ayaa galey, ciidankii Mingiste ayaa hilifaha u qaadey, dadkii wax la laayey iyo wax firxaday ayey noqdeen, magaladiina waa la dumiyey (Waa Dagaalkii Itoopiya iyo Soomaalia 1964), wixii uu ku heesayba way dhaceen.<\/p>\n\n\n\n<p><strong>Waxa Qoray:<\/strong> <a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/mahad.gude?__cft__%5b0%5d=AZUXb8YVox4DfmCSzYKRWRlc_L5LfkBUM32kWwAAVC35PWAH7w6JGv3JR5d9rdvzsGIq_ewbnTpet4EeeRf1dBHabtYiBOWHb9LMbMyrbLZFMqd_lflT7LGdO0ZE_Ag-vKQ6aflxxwbCTmskjH7K1PAnFiOopjJpgTpw32Poc90UouzVq8WIb1k8Wt2SDgdAhFI&amp;__tn__=-UC%2CP-y-R\">https:\/\/www.facebook.com\/mahad.gude?__cft__[0]=AZUXb8YVox4DfmCSzYKRWRlc_L5LfkBUM32kWwAAVC35PWAH7w6JGv3JR5d9rdvzsGIq_ewbnTpet4EeeRf1dBHabtYiBOWHb9LMbMyrbLZFMqd_lflT7LGdO0ZE_Ag-vKQ6aflxxwbCTmskjH7K1PAnFiOopjJpgTpw32Poc90UouzVq8WIb1k8Wt2SDgdAhFI&amp;__tn__=-UC%2CP-y-R<\/a><\/p>\n\n\n\n<p><strong>Fiiro-Gaar Ah:<\/strong> hadda magaaladu way kasoo kabatey aramidii gaadhey, waxaan laysku diidinna biyaa jira, hore ayaa waxaad wadato laguugu dhaaminayaa\/waraabinayaa.<\/p>\n\n\n\n<hr class=\"wp-block-separator\"\/>\n\n\n\n<p>Qormo Labaad Oo Ka Warameysa Dhacdadaasi Ka Dhacday Magaalada Daba-Goreyaale:<\/p>\n\n\n\n<p><strong>Waxa Qoray:<\/strong> <a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/ahmed.othman.9231712?__cft__%5b0%5d=AZUXb8YVox4DfmCSzYKRWRlc_L5LfkBUM32kWwAAVC35PWAH7w6JGv3JR5d9rdvzsGIq_ewbnTpet4EeeRf1dBHabtYiBOWHb9LMbMyrbLZFMqd_lflT7LGdO0ZE_Ag-vKQ6aflxxwbCTmskjH7K1PAnFiOopjJpgTpw32Poc90UouzVq8WIb1k8Wt2SDgdAhFI&amp;__tn__=-UC%2CP-R\">https:\/\/www.facebook.com\/ahmed.othman.9231712?__cft__[0]=AZUXb8YVox4DfmCSzYKRWRlc_L5LfkBUM32kWwAAVC35PWAH7w6JGv3JR5d9rdvzsGIq_ewbnTpet4EeeRf1dBHabtYiBOWHb9LMbMyrbLZFMqd_lflT7LGdO0ZE_Ag-vKQ6aflxxwbCTmskjH7K1PAnFiOopjJpgTpw32Poc90UouzVq8WIb1k8Wt2SDgdAhFI&amp;__tn__=-UC%2CP-R<\/a><\/p>\n\n\n\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/soomaal.net\/som\/images\/Sawiro\/dabagoreyaale2.jpg\" alt=\"\" width=\"257\" height=\"543\"><\/p>\n\n\n\n<p>Dhacdadaasi 1964 kii ayey ahayd, oo Abwaan Timacade Allah ha u naxariistee ayaa gabaygan Murugo la yidhaa ka tiriyey, maalintii amxaaradu magaalada Daba-Gorayaale cagta marisay.<\/p>\n\n\n\n<p>Aniga aabahay Mooge Cismaan Maxamed Allah cimriga iyo caqliga haw barakeeyee, wuxuu ahaa xilligaa wiil yar oo dabadhoon geeljire, oo nirgaha ayuu raaci jiray, geelayaga ayuu ku hayey deegaanka Daba-Gorayaale iyo aaga harooyinka Galduur iyo Moholin.<\/p>\n\n\n\n<p>Beri dhaweyd ayuu aabo Qisada Daba-Gorayaale nooga sheekayn jiray cawayskii aniga iyo hooyo, oo tixdii iigu horaysay ee aan xafiday anniga oo lixjir ah waxay ahayd, heestaa habaarka Daba-Gorayaale, sida oo kale waxa uu nooga sheekayn jiray, oo uu goob jooge u ahaa, qisada maalintii sarkaalkii kibirsanaa ee Amxaarka ahaa, uu nin geeljire ahi uu gudin kurka kaga jaray amxaarkiiba, markii uu kibrad la soo galay, kadibna sidaa uu ku bilawday dagaalkii Soomaalida iyo Amxaarada ee 1964-kii, oo ugu danbayntii ay soo gashay Jamuuriyadii Soomaaliyeed ee curdinka ahayd, sida oo kale waxa uu nooga sheekayn jiray Amxaaradu siday geela Soomaalida u xasuuqi jirtay, intii uu jihaadkaasi\/dagaalku socday, wuxuu yidhi diyaaradaha Amxaarada ayaa geelasha ku soo dhawaan jiray, intay codka guuxa siyaadiyaan ayey dhawr jeer ku dul wareegi jireen, kadib markuu geelu isku dido ee uu guuto-kubaysan wada noqdo, ayey haamo bombooyin ah dhexda u dhiggi jireen, kadib ayey kumanaan neef oo geel ah iyaga oo suqaar noqday hawada u saydhmi jireen, geeljiruhuna hubkoodu wuxuu ahaa Waran, Gudin iyo mid mid qori gacan ah, oo afanteri mooyee aan wax kale kaa waabineyn sita, kadib waxay kaga dhuuman jireen diyaaradaha Amxaarada duurkii ay wiyishu ku dhuuman jirtay, ee kaymihii ayda ahaan jiray, kadib maalintii Daba-Gorayaale Amxaaradu dumisay wuxuu yidhi Timacade AHUN;<\/p>\n\n\n\n<p>Sida Maxamadow mugul kaliil maangad lagu ooday<\/p>\n\n\n\n<p>Oo mayay gu&#8217;oo hoora iyo maax biyo leh waydey<\/p>\n\n\n\n<p>Oo waa mawaashiye saqdhexe maa ka tiri beesha<\/p>\n\n\n\n<p>Madoobaadayey xalay miyay murugtay laabtaydu<\/p>\n\n\n\n<p>Sida mayl ka soo baxay Hindia marinnadii Jaawa<\/p>\n\n\n\n<p>Uu macallinkii weday xukumay mood in laga buuxsho<\/p>\n\n\n\n<p>Oo maalmo badan soo dhexoo meel marso leh gaadhin<\/p>\n\n\n\n<p>Oo minwaar quusaa u dhigay maynka lagu goosmo<\/p>\n\n\n\n<p>Oo wixi makhluuqaad ku jiray maalku kala soormay<\/p>\n\n\n\n<p>Madoobaadayey xalay miyay murugtay laabtaydu<\/p>\n\n\n\n<p>Sida Naag ninkeedii mudnaa mowdku kala qaaday<\/p>\n\n\n\n<p>Oo Macangeg liitaa u hadhay yeeshay meherkeeda<\/p>\n\n\n\n<p>Oo inay ka meermeeriyaan magane doonaysa<\/p>\n\n\n\n<p>Madoobaadayey xalay miyay murugtay laabtaydu<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaaladan mucjiso ayaa ka dhacday muddo haataan laga joogo lixdan sano iyo dheeraad. Nin dadkii reer guuraaga ahaa ka mid ah, degenaana miyiga magaalada, laguna magacaabi jirey (Ina Xoosh Baraar) ayaa waxa ka umushay xaaskiisii, biyo la&#8217;aan ayuu reerkuna ahaa. Awr dhaan ah ayuu soo kaxeeyey, si uu umusha ugu soo dhaamiyo, wax uu soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":74,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,55],"tags":[],"class_list":["post-29","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-qormo","category-sooyaal"],"magazineBlocksPostFeaturedMedia":{"thumbnail":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/dabagoreyaale3-150x150.jpg","medium":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/dabagoreyaale3-300x282.jpg","medium_large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/dabagoreyaale3-768x723.jpg","large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/dabagoreyaale3.jpg","1536x1536":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/dabagoreyaale3.jpg","2048x2048":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/dabagoreyaale3.jpg"},"magazineBlocksPostAuthor":{"name":"Qoraha Qormooyinka","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g"},"magazineBlocksPostCommentsNumber":false,"magazineBlocksPostExcerpt":"Magaaladan mucjiso ayaa ka dhacday muddo haataan laga joogo lixdan sano iyo dheeraad. Nin dadkii reer guuraaga ahaa ka mid ah, degenaana miyiga magaalada, laguna magacaabi jirey (Ina Xoosh Baraar) ayaa waxa ka umushay xaaskiisii, biyo la&#8217;aan ayuu reerkuna ahaa. Awr dhaan ah ayuu soo kaxeeyey, si uu umusha ugu soo dhaamiyo, wax uu soo [&hellip;]","magazineBlocksPostCategories":["Qormo","Sooyaal"],"magazineBlocksPostViewCount":11,"magazineBlocksPostReadTime":4,"magazine_blocks_featured_image_url":{"full":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/dabagoreyaale3.jpg",966,909,false],"medium":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/dabagoreyaale3-300x282.jpg",300,282,true],"thumbnail":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/dabagoreyaale3-150x150.jpg",150,150,true]},"magazine_blocks_author":{"display_name":"Qoraha Qormooyinka","author_link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"},"magazine_blocks_comment":0,"magazine_blocks_author_image":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g","magazine_blocks_category":"<a href=\"#\" class=\"category-link category-link-1\">Qormo<\/a> <a href=\"#\" class=\"category-link category-link-55\">Sooyaal<\/a>","yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Habaarkii Ku Dhacay Magaalada Daba-Goreyaale ! - SOMALILAND MAANTA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Habaarkii Ku Dhacay Magaalada Daba-Goreyaale ! - SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaaladan mucjiso ayaa ka dhacday muddo haataan laga joogo lixdan sano iyo dheeraad. Nin dadkii reer guuraaga ahaa ka mid ah, degenaana miyiga magaalada, laguna magacaabi jirey (Ina Xoosh Baraar) ayaa waxa ka umushay xaaskiisii, biyo la&#8217;aan ayuu reerkuna ahaa. Awr dhaan ah ayuu soo kaxeeyey, si uu umusha ugu soo dhaamiyo, wax uu soo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/habaarkii-ku-dhacay-magaalada-daba-goreyaale\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-01T08:27:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-03-27T07:32:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/dabagoreyaale3.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"966\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"909\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/habaarkii-ku-dhacay-magaalada-daba-goreyaale\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/habaarkii-ku-dhacay-magaalada-daba-goreyaale\/\"},\"author\":{\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\"},\"headline\":\"Habaarkii Ku Dhacay Magaalada Daba-Goreyaale !\",\"datePublished\":\"2021-12-01T08:27:47+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-27T07:32:40+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/habaarkii-ku-dhacay-magaalada-daba-goreyaale\/\"},\"wordCount\":739,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/habaarkii-ku-dhacay-magaalada-daba-goreyaale\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/dabagoreyaale3.jpg\",\"articleSection\":[\"Qormo\",\"Sooyaal\"],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/habaarkii-ku-dhacay-magaalada-daba-goreyaale\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/habaarkii-ku-dhacay-magaalada-daba-goreyaale\/\",\"name\":\"Habaarkii Ku Dhacay Magaalada Daba-Goreyaale ! - SOMALILAND MAANTA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/habaarkii-ku-dhacay-magaalada-daba-goreyaale\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/habaarkii-ku-dhacay-magaalada-daba-goreyaale\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/dabagoreyaale3.jpg\",\"datePublished\":\"2021-12-01T08:27:47+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-27T07:32:40+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/habaarkii-ku-dhacay-magaalada-daba-goreyaale\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/habaarkii-ku-dhacay-magaalada-daba-goreyaale\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/habaarkii-ku-dhacay-magaalada-daba-goreyaale\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/dabagoreyaale3.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/dabagoreyaale3.jpg\",\"width\":966,\"height\":909},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/habaarkii-ku-dhacay-magaalada-daba-goreyaale\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Habaarkii Ku Dhacay Magaalada Daba-Goreyaale !\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"description\":\"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"width\":500,\"height\":500,\"caption\":\"SOMALILAND MAANTA\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\",\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"sameAs\":[\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\"],\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Habaarkii Ku Dhacay Magaalada Daba-Goreyaale ! - SOMALILAND MAANTA","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Habaarkii Ku Dhacay Magaalada Daba-Goreyaale ! - SOMALILAND MAANTA","og_description":"Magaaladan mucjiso ayaa ka dhacday muddo haataan laga joogo lixdan sano iyo dheeraad. Nin dadkii reer guuraaga ahaa ka mid ah, degenaana miyiga magaalada, laguna magacaabi jirey (Ina Xoosh Baraar) ayaa waxa ka umushay xaaskiisii, biyo la&#8217;aan ayuu reerkuna ahaa. Awr dhaan ah ayuu soo kaxeeyey, si uu umusha ugu soo dhaamiyo, wax uu soo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/habaarkii-ku-dhacay-magaalada-daba-goreyaale\/","og_site_name":"SOMALILAND MAANTA","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed","article_published_time":"2021-12-01T08:27:47+00:00","article_modified_time":"2023-03-27T07:32:40+00:00","og_image":[{"width":966,"height":909,"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/dabagoreyaale3.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Qoraha Qormooyinka","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Qoraha Qormooyinka","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/habaarkii-ku-dhacay-magaalada-daba-goreyaale\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/habaarkii-ku-dhacay-magaalada-daba-goreyaale\/"},"author":{"name":"Qoraha Qormooyinka","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb"},"headline":"Habaarkii Ku Dhacay Magaalada Daba-Goreyaale !","datePublished":"2021-12-01T08:27:47+00:00","dateModified":"2023-03-27T07:32:40+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/habaarkii-ku-dhacay-magaalada-daba-goreyaale\/"},"wordCount":739,"publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/habaarkii-ku-dhacay-magaalada-daba-goreyaale\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/dabagoreyaale3.jpg","articleSection":["Qormo","Sooyaal"],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/habaarkii-ku-dhacay-magaalada-daba-goreyaale\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/habaarkii-ku-dhacay-magaalada-daba-goreyaale\/","name":"Habaarkii Ku Dhacay Magaalada Daba-Goreyaale ! - SOMALILAND MAANTA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/habaarkii-ku-dhacay-magaalada-daba-goreyaale\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/habaarkii-ku-dhacay-magaalada-daba-goreyaale\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/dabagoreyaale3.jpg","datePublished":"2021-12-01T08:27:47+00:00","dateModified":"2023-03-27T07:32:40+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/habaarkii-ku-dhacay-magaalada-daba-goreyaale\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/habaarkii-ku-dhacay-magaalada-daba-goreyaale\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/habaarkii-ku-dhacay-magaalada-daba-goreyaale\/#primaryimage","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/dabagoreyaale3.jpg","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/dabagoreyaale3.jpg","width":966,"height":909},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/habaarkii-ku-dhacay-magaalada-daba-goreyaale\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Habaarkii Ku Dhacay Magaalada Daba-Goreyaale !"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","name":"SOMALILAND MAANTA","description":"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh","publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization","name":"SOMALILAND MAANTA","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","width":500,"height":500,"caption":"SOMALILAND MAANTA"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb","name":"Qoraha Qormooyinka","sameAs":["https:\/\/soomaal.net\/qormo"],"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"}]}},"views":43,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":75,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29\/revisions\/75"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/74"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}