{"id":26,"date":"2021-12-01T08:26:01","date_gmt":"2021-12-01T08:26:01","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=26"},"modified":"2023-10-28T15:58:00","modified_gmt":"2023-10-28T15:58:00","slug":"wuxuu-karaamadiisii-mar-hore-ku-iibsaday-700","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-karaamadiisii-mar-hore-ku-iibsaday-700\/","title":{"rendered":"Wuxuu Karaamadiisii Mar Hore Ku Iibsaday $700!"},"content":{"rendered":"\n<p>Waagii uu Ingiriisku gumeysanayay Hindiya, ayaa Sarkaal Ingiriis ah wuxuu dharbaaxay nin Hindiyaan ah, oo amar-diiddo sameeyay. Hindigii oo xanaaqay ayaa Sarkaalkii ka aarsaday, kuna dharbaaxay dadka dhexdooda.<\/p>\n\n\n\n<p>Sarkgaalkii oo dareemaya in la bahdilay ayaa ku laabtay saldhigga, wuxuuna Taliyihiisa ka codsaday in ninka la ciqaabo, si aysan Hindidu mar dambe ugu soo dhiirran Askarta Ingiriiska, balse Taliyihii ayaa dalbaday in loo keeno ninkii Hindiga ahaa, wuxuuna Sarkaalkii faray in uu Hindiga raalli-geliyo, uuna siiyo \u20b950,000($700) oo xaal iyo xumeyn ah. Sarkaalkii wuxuu fuliyay amarkii Taliyaha, isaga oo ka xun in uu raalli geliyo ninkii isaga dadka ku dhex dharbaaxay.<\/p>\n\n\n\n<p>Hindigii ayaa lacagtii la siiyay ku billaabay ganacsi yar, oo usii barkoobay\/bullaalay, wuxuuna noqday ganacsade caan ah, oo bulshadiisa uga dhex tilmaaman in uu yahay muwaadin dulmi-diid ah oo ku dhiirraday in uu Sarkaal dhirbaaxay.<\/p>\n\n\n\n<p>Sanado badan kadib ayuu Taliyii u yeeray Sarkaalkii, wuxuuna faray in uu xafiiskiisa ku booqdo ninkii Hindiga ahaa, uuna ku dhirbaaxo shaqaalihiisa hortooda, isaga oo aan la hadlin.<\/p>\n\n\n\n<p>Sarkaalkii ayaa u tegay Hindigii oo shir kula jira shaqaalihiisa, wuxuuna ku dhuftay dhowr dharbaaxo, waxaase cajiib aheed in uu Hindigii dhoolla-caddeeyay, oo uusan wax falcelin ah ka sameyn xadgudubkii uu Sarkaalku kula kacay.<\/p>\n\n\n\n<p>Sarkaalkii oo isweydiinaya sababta uu Hindigu uga aarsan waayay ayaa u tegay Taliyihiisii, wuxuuna u sheegay wixii dhacay. Taliyihii ayaa Sarkaalkii ugu jawaabay: &#8220;Markii hore waxa ugu weyn ee uu Hindigu heystay waxay ahaayeen Karaamadiisa, wuuna difaacday; balse maanta kaama difaacan, maadaama uu karaamadiisii mar hore kaaga iibsaday $700, waayo wuxuu heystaa wax kala qaalisan, oo wuxuu ku qasbanyahay in uu ilaashado danihiisa iyo ganacsigiisa, waana sababta keentay in uu kuu dhoolla-caddeeyo markii aad dhirbaaxday!!&#8221;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waagii uu Ingiriisku gumeysanayay Hindiya, ayaa Sarkaal Ingiriis ah wuxuu dharbaaxay nin Hindiyaan ah, oo amar-diiddo sameeyay. Hindigii oo xanaaqay ayaa Sarkaalkii ka aarsaday, kuna dharbaaxay dadka dhexdooda. Sarkgaalkii oo dareemaya in la bahdilay ayaa ku laabtay saldhigga, wuxuuna Taliyihiisa ka codsaday in ninka la ciqaabo, si aysan Hindidu mar dambe ugu soo dhiirran Askarta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,1],"tags":[],"class_list":["post-26","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-maqaal","category-qormo"],"magazineBlocksPostFeaturedMedia":{"thumbnail":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/slap-150x150.jpg","medium":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/slap-300x182.jpg","medium_large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/slap.jpg","large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/slap.jpg","1536x1536":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/slap.jpg","2048x2048":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/slap.jpg"},"magazineBlocksPostAuthor":{"name":"Qoraha Qormooyinka","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g"},"magazineBlocksPostCommentsNumber":"0","magazineBlocksPostExcerpt":"Waagii uu Ingiriisku gumeysanayay Hindiya, ayaa Sarkaal Ingiriis ah wuxuu dharbaaxay nin Hindiyaan ah, oo amar-diiddo sameeyay. Hindigii oo xanaaqay ayaa Sarkaalkii ka aarsaday, kuna dharbaaxay dadka dhexdooda. Sarkgaalkii oo dareemaya in la bahdilay ayaa ku laabtay saldhigga, wuxuuna Taliyihiisa ka codsaday in ninka la ciqaabo, si aysan Hindidu mar dambe ugu soo dhiirran Askarta [&hellip;]","magazineBlocksPostCategories":["Maqaal","Qormo"],"magazineBlocksPostViewCount":7,"magazineBlocksPostReadTime":2,"magazine_blocks_featured_image_url":{"full":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/slap.jpg",660,400,false],"medium":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/slap-300x182.jpg",300,182,true],"thumbnail":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/slap-150x150.jpg",150,150,true]},"magazine_blocks_author":{"display_name":"Qoraha Qormooyinka","author_link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"},"magazine_blocks_comment":0,"magazine_blocks_author_image":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g","magazine_blocks_category":"<a href=\"#\" class=\"category-link category-link-59\">Maqaal<\/a> <a href=\"#\" class=\"category-link category-link-1\">Qormo<\/a>","yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wuxuu Karaamadiisii Mar Hore Ku Iibsaday $700! - SOMALILAND MAANTA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wuxuu Karaamadiisii Mar Hore Ku Iibsaday $700! - SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waagii uu Ingiriisku gumeysanayay Hindiya, ayaa Sarkaal Ingiriis ah wuxuu dharbaaxay nin Hindiyaan ah, oo amar-diiddo sameeyay. Hindigii oo xanaaqay ayaa Sarkaalkii ka aarsaday, kuna dharbaaxay dadka dhexdooda. Sarkgaalkii oo dareemaya in la bahdilay ayaa ku laabtay saldhigga, wuxuuna Taliyihiisa ka codsaday in ninka la ciqaabo, si aysan Hindidu mar dambe ugu soo dhiirran Askarta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-karaamadiisii-mar-hore-ku-iibsaday-700\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-01T08:26:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-10-28T15:58:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/slap.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-karaamadiisii-mar-hore-ku-iibsaday-700\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-karaamadiisii-mar-hore-ku-iibsaday-700\/\"},\"author\":{\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\"},\"headline\":\"Wuxuu Karaamadiisii Mar Hore Ku Iibsaday $700!\",\"datePublished\":\"2021-12-01T08:26:01+00:00\",\"dateModified\":\"2023-10-28T15:58:00+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-karaamadiisii-mar-hore-ku-iibsaday-700\/\"},\"wordCount\":277,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-karaamadiisii-mar-hore-ku-iibsaday-700\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/slap.jpg\",\"articleSection\":[\"Maqaal\",\"Qormo\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-karaamadiisii-mar-hore-ku-iibsaday-700\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-karaamadiisii-mar-hore-ku-iibsaday-700\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-karaamadiisii-mar-hore-ku-iibsaday-700\/\",\"name\":\"Wuxuu Karaamadiisii Mar Hore Ku Iibsaday $700! - SOMALILAND MAANTA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-karaamadiisii-mar-hore-ku-iibsaday-700\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-karaamadiisii-mar-hore-ku-iibsaday-700\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/slap.jpg\",\"datePublished\":\"2021-12-01T08:26:01+00:00\",\"dateModified\":\"2023-10-28T15:58:00+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-karaamadiisii-mar-hore-ku-iibsaday-700\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-karaamadiisii-mar-hore-ku-iibsaday-700\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-karaamadiisii-mar-hore-ku-iibsaday-700\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/slap.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/slap.jpg\",\"width\":660,\"height\":400},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-karaamadiisii-mar-hore-ku-iibsaday-700\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wuxuu Karaamadiisii Mar Hore Ku Iibsaday $700!\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"description\":\"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"width\":500,\"height\":500,\"caption\":\"SOMALILAND MAANTA\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\",\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"sameAs\":[\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\"],\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wuxuu Karaamadiisii Mar Hore Ku Iibsaday $700! - SOMALILAND MAANTA","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wuxuu Karaamadiisii Mar Hore Ku Iibsaday $700! - SOMALILAND MAANTA","og_description":"Waagii uu Ingiriisku gumeysanayay Hindiya, ayaa Sarkaal Ingiriis ah wuxuu dharbaaxay nin Hindiyaan ah, oo amar-diiddo sameeyay. Hindigii oo xanaaqay ayaa Sarkaalkii ka aarsaday, kuna dharbaaxay dadka dhexdooda. Sarkgaalkii oo dareemaya in la bahdilay ayaa ku laabtay saldhigga, wuxuuna Taliyihiisa ka codsaday in ninka la ciqaabo, si aysan Hindidu mar dambe ugu soo dhiirran Askarta [&hellip;]","og_url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-karaamadiisii-mar-hore-ku-iibsaday-700\/","og_site_name":"SOMALILAND MAANTA","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed","article_published_time":"2021-12-01T08:26:01+00:00","article_modified_time":"2023-10-28T15:58:00+00:00","og_image":[{"width":660,"height":400,"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/slap.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Qoraha Qormooyinka","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Qoraha Qormooyinka","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-karaamadiisii-mar-hore-ku-iibsaday-700\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-karaamadiisii-mar-hore-ku-iibsaday-700\/"},"author":{"name":"Qoraha Qormooyinka","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb"},"headline":"Wuxuu Karaamadiisii Mar Hore Ku Iibsaday $700!","datePublished":"2021-12-01T08:26:01+00:00","dateModified":"2023-10-28T15:58:00+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-karaamadiisii-mar-hore-ku-iibsaday-700\/"},"wordCount":277,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-karaamadiisii-mar-hore-ku-iibsaday-700\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/slap.jpg","articleSection":["Maqaal","Qormo"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-karaamadiisii-mar-hore-ku-iibsaday-700\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-karaamadiisii-mar-hore-ku-iibsaday-700\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-karaamadiisii-mar-hore-ku-iibsaday-700\/","name":"Wuxuu Karaamadiisii Mar Hore Ku Iibsaday $700! - SOMALILAND MAANTA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-karaamadiisii-mar-hore-ku-iibsaday-700\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-karaamadiisii-mar-hore-ku-iibsaday-700\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/slap.jpg","datePublished":"2021-12-01T08:26:01+00:00","dateModified":"2023-10-28T15:58:00+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-karaamadiisii-mar-hore-ku-iibsaday-700\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-karaamadiisii-mar-hore-ku-iibsaday-700\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-karaamadiisii-mar-hore-ku-iibsaday-700\/#primaryimage","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/slap.jpg","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/slap.jpg","width":660,"height":400},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-karaamadiisii-mar-hore-ku-iibsaday-700\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wuxuu Karaamadiisii Mar Hore Ku Iibsaday $700!"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","name":"SOMALILAND MAANTA","description":"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh","publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization","name":"SOMALILAND MAANTA","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","width":500,"height":500,"caption":"SOMALILAND MAANTA"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb","name":"Qoraha Qormooyinka","sameAs":["https:\/\/soomaal.net\/qormo"],"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"}]}},"views":29,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26\/revisions\/28"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}