{"id":2426,"date":"2023-08-03T15:08:52","date_gmt":"2023-08-03T15:08:52","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=2426"},"modified":"2023-10-28T15:51:40","modified_gmt":"2023-10-28T15:51:40","slug":"qiso-cibro-qaadasho-leh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/08\/03\/qiso-cibro-qaadasho-leh\/","title":{"rendered":"Qiso Cibro Qaadasho Leh"},"content":{"rendered":"\n<p>Amiirkii Mu&#8217;miniinta Cumar binu Khadhaab ayaa waxaa u yimid sadex nin oo wada nin, waxayna dhaheen Amiirkii Mu&#8217;miniitow waxaan doonaynaa inaad ninkaan noo qisaastid, wuxuu dilay Aabaheen, <\/p>\n\n\n\n<p>Cumar aya ninkii waydiiyay <em>maxaad u dishay Aabahood?<\/em> <\/p>\n\n\n\n<p>Wuxuu yiri: <em>waxaan ahaa nin xoolo raac ah mid kamida xoolahaygii ayaa cunay geed ku yaal beerta Aabahood, kadib dhagax ayuu neefkii ku dhuftay wuuna dhintay, anna isla dhagaxii ayaan ku dhuftay Aabahood, sidii ayuuna u dhintay<\/em>, <\/p>\n\n\n\n<p>Cumar aya yiri: <em>haday saa tahay waa in lagu qisaasaa xadkana lagaa oofiyo<\/em>, <\/p>\n\n\n\n<p>Ninkii ayaa yiri <em>Amiirkii Mu&#8217;miniintoow saddex bari isii, waayo Aabahay ayaa dhintay, wuxuuna ifka ugu tagay ani iyo walaalkay iga yar iyo Kayd xoolo ah, hadaad idisho way dayacmayaan walaalkay iyo kaydkuba<\/em>, <\/p>\n\n\n\n<p>Cumar aya yiri <em>yaa damiin kaa noqonaya?<\/em> <\/p>\n\n\n\n<p>Ninkii ayaa fiiriyay wajiyadii dadka wuxuuna dhahay <em>ninkaa<\/em> (Abu Dar ayuu farta ku fiiqay), <\/p>\n\n\n\n<p>Cumar aya dhahay <em>Abuu Dar ninkaan ma damiinan<\/em>, <\/p>\n\n\n\n<p>Wuxuu dhahay Abuu dar <em>haa Amiirka Mu&#8217;miniintow<\/em>, <\/p>\n\n\n\n<p>Cumar aya dhahay <em>ninkaan mataqaanid haduu baxsadona adigaa xadka lagaa oofin<\/em>, <\/p>\n\n\n\n<p>Abuu Dar wuxuu dhahay <em>hadii la waayo ani iga oofi<\/em>, <\/p>\n\n\n\n<p>Sidii ayaa lagu siidaayay Ninkii.<\/p>\n\n\n\n<p>Sadexdii beri\/cisho markay dhamaatay wax yar ka hor salaadda Maqrib ayuu iskeenay, isagoo aad u daalan, wuxuuna istaagay Amiirka Mu&#8217;miniinta Cumar binu Khadhaab hortiisa, wuxuuna yiri <em>Waxaan u dhiibay Walaalkay iyo Keydkiiba Abtiyaashii<\/em>, <em>anna waxaan ahay gacantaada ee iga oofi xadka<\/em>, <\/p>\n\n\n\n<p>Cumar binu Khadhaab ayaa aad ula yaabay, wuxuuna yiri <em>maxaa kusoo celiyay maxaad u baxsan wayday?<\/em> <\/p>\n\n\n\n<p>Wuxuu yiri Ninkii <em>waxaan ka baqay in ladhaho Balan oofintii ayaa dadka ka dhamaatay<\/em>, <\/p>\n\n\n\n<p>Cumar ayaa weydiiyay Abuu Darr <em>Ninkaan Maxaad u damiinatay Ma aqoon ayaad u lahayd?<\/em> <\/p>\n\n\n\n<p>Wuxu yiri Abuu Darr <em>Maya Wallahi waxaan ka cabsaday in la dhaho dadkii kheyrka ayaa ka dhamaada<\/em>y, <\/p>\n\n\n\n<p>Nimankii Aabahood la dilay ayaa arrinkii la yaabay <em>waxayna dhaheen Amiirkii Mu&#8217;miniintow waan cafinnay<\/em>, <\/p>\n\n\n\n<p>Cumar ayaa dhahay <em>Maxaa dhacay oo u cafiseen?<\/em> <\/p>\n\n\n\n<p>Waxay dhaheen <em>waxaan ka cabsanay in la dhaho dadkii waxaa ka dhamaaday Cafiskii<\/em>.<\/p>\n\n\n\n<p>Anna Waxaan Usoo qoray Qisadaan in aan la dhihin Dadkii waxaa ka dhamaaday dad Kheyrka dadka ugu yeera, Ee Adna Gaarsii Walaalaha una Share garee Insha Allah.<\/p>\n\n\n\n<p>Waxa Qoray: <strong>ayaanle omer iden<\/strong>\u00a0&lt;iidaan21@hotmail.com><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Amiirkii Mu&#8217;miniinta Cumar binu Khadhaab ayaa waxaa u yimid sadex nin oo wada nin, waxayna dhaheen Amiirkii Mu&#8217;miniitow waxaan doonaynaa inaad ninkaan noo qisaastid, wuxuu dilay Aabaheen, Cumar aya ninkii waydiiyay maxaad u dishay Aabahood? Wuxuu yiri: waxaan ahaa nin xoolo raac ah mid kamida xoolahaygii ayaa cunay geed ku yaal beerta Aabahood, kadib dhagax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2428,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,1],"tags":[],"class_list":["post-2426","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-maqaal","category-qormo"],"magazineBlocksPostFeaturedMedia":{"thumbnail":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Qiso-Cibro-Qaadasho-Leh-150x150.png","medium":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Qiso-Cibro-Qaadasho-Leh-300x169.png","medium_large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Qiso-Cibro-Qaadasho-Leh.png","large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Qiso-Cibro-Qaadasho-Leh.png","1536x1536":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Qiso-Cibro-Qaadasho-Leh.png","2048x2048":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Qiso-Cibro-Qaadasho-Leh.png"},"magazineBlocksPostAuthor":{"name":"Qoraha Qormooyinka","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g"},"magazineBlocksPostCommentsNumber":false,"magazineBlocksPostExcerpt":"Amiirkii Mu&#8217;miniinta Cumar binu Khadhaab ayaa waxaa u yimid sadex nin oo wada nin, waxayna dhaheen Amiirkii Mu&#8217;miniitow waxaan doonaynaa inaad ninkaan noo qisaastid, wuxuu dilay Aabaheen, Cumar aya ninkii waydiiyay maxaad u dishay Aabahood? Wuxuu yiri: waxaan ahaa nin xoolo raac ah mid kamida xoolahaygii ayaa cunay geed ku yaal beerta Aabahood, kadib dhagax [&hellip;]","magazineBlocksPostCategories":["Maqaal","Qormo"],"magazineBlocksPostViewCount":9,"magazineBlocksPostReadTime":2,"magazine_blocks_featured_image_url":{"full":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Qiso-Cibro-Qaadasho-Leh.png",640,360,false],"medium":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Qiso-Cibro-Qaadasho-Leh-300x169.png",300,169,true],"thumbnail":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Qiso-Cibro-Qaadasho-Leh-150x150.png",150,150,true]},"magazine_blocks_author":{"display_name":"Qoraha Qormooyinka","author_link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"},"magazine_blocks_comment":0,"magazine_blocks_author_image":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g","magazine_blocks_category":"<a href=\"#\" class=\"category-link category-link-59\">Maqaal<\/a> <a href=\"#\" class=\"category-link category-link-1\">Qormo<\/a>","yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qiso Cibro Qaadasho Leh - SOMALILAND MAANTA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qiso Cibro Qaadasho Leh - SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Amiirkii Mu&#8217;miniinta Cumar binu Khadhaab ayaa waxaa u yimid sadex nin oo wada nin, waxayna dhaheen Amiirkii Mu&#8217;miniitow waxaan doonaynaa inaad ninkaan noo qisaastid, wuxuu dilay Aabaheen, Cumar aya ninkii waydiiyay maxaad u dishay Aabahood? Wuxuu yiri: waxaan ahaa nin xoolo raac ah mid kamida xoolahaygii ayaa cunay geed ku yaal beerta Aabahood, kadib dhagax [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/08\/03\/qiso-cibro-qaadasho-leh\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-08-03T15:08:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-10-28T15:51:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Qiso-Cibro-Qaadasho-Leh.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/08\/03\/qiso-cibro-qaadasho-leh\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/08\/03\/qiso-cibro-qaadasho-leh\/\"},\"author\":{\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\"},\"headline\":\"Qiso Cibro Qaadasho Leh\",\"datePublished\":\"2023-08-03T15:08:52+00:00\",\"dateModified\":\"2023-10-28T15:51:40+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/08\/03\/qiso-cibro-qaadasho-leh\/\"},\"wordCount\":363,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/08\/03\/qiso-cibro-qaadasho-leh\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Qiso-Cibro-Qaadasho-Leh.png\",\"articleSection\":[\"Maqaal\",\"Qormo\"],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/08\/03\/qiso-cibro-qaadasho-leh\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/08\/03\/qiso-cibro-qaadasho-leh\/\",\"name\":\"Qiso Cibro Qaadasho Leh - SOMALILAND MAANTA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/08\/03\/qiso-cibro-qaadasho-leh\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/08\/03\/qiso-cibro-qaadasho-leh\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Qiso-Cibro-Qaadasho-Leh.png\",\"datePublished\":\"2023-08-03T15:08:52+00:00\",\"dateModified\":\"2023-10-28T15:51:40+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/08\/03\/qiso-cibro-qaadasho-leh\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/08\/03\/qiso-cibro-qaadasho-leh\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/08\/03\/qiso-cibro-qaadasho-leh\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Qiso-Cibro-Qaadasho-Leh.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Qiso-Cibro-Qaadasho-Leh.png\",\"width\":640,\"height\":360,\"caption\":\"Amiirkii Mu\u2019miniinta Cumar binu Khadhaab ayaa waxaa u yimid sadex nin oo wada nin, waxayna dhaheen Amiirkii Mu\u2019miniitow waxaan doonaynaa inaad ninkaan noo qisaastid, wuxuu dilay Aabaheen, Cumar aya ninkii waydiiyay maxaad u dishay Aabahood? Wuxuu...\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/08\/03\/qiso-cibro-qaadasho-leh\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qiso Cibro Qaadasho Leh\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"description\":\"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"width\":500,\"height\":500,\"caption\":\"SOMALILAND MAANTA\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\",\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"sameAs\":[\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\"],\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qiso Cibro Qaadasho Leh - SOMALILAND MAANTA","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qiso Cibro Qaadasho Leh - SOMALILAND MAANTA","og_description":"Amiirkii Mu&#8217;miniinta Cumar binu Khadhaab ayaa waxaa u yimid sadex nin oo wada nin, waxayna dhaheen Amiirkii Mu&#8217;miniitow waxaan doonaynaa inaad ninkaan noo qisaastid, wuxuu dilay Aabaheen, Cumar aya ninkii waydiiyay maxaad u dishay Aabahood? Wuxuu yiri: waxaan ahaa nin xoolo raac ah mid kamida xoolahaygii ayaa cunay geed ku yaal beerta Aabahood, kadib dhagax [&hellip;]","og_url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/08\/03\/qiso-cibro-qaadasho-leh\/","og_site_name":"SOMALILAND MAANTA","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed","article_published_time":"2023-08-03T15:08:52+00:00","article_modified_time":"2023-10-28T15:51:40+00:00","og_image":[{"width":640,"height":360,"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Qiso-Cibro-Qaadasho-Leh.png","type":"image\/png"}],"author":"Qoraha Qormooyinka","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Qoraha Qormooyinka","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/08\/03\/qiso-cibro-qaadasho-leh\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/08\/03\/qiso-cibro-qaadasho-leh\/"},"author":{"name":"Qoraha Qormooyinka","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb"},"headline":"Qiso Cibro Qaadasho Leh","datePublished":"2023-08-03T15:08:52+00:00","dateModified":"2023-10-28T15:51:40+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/08\/03\/qiso-cibro-qaadasho-leh\/"},"wordCount":363,"publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/08\/03\/qiso-cibro-qaadasho-leh\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Qiso-Cibro-Qaadasho-Leh.png","articleSection":["Maqaal","Qormo"],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/08\/03\/qiso-cibro-qaadasho-leh\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/08\/03\/qiso-cibro-qaadasho-leh\/","name":"Qiso Cibro Qaadasho Leh - SOMALILAND MAANTA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/08\/03\/qiso-cibro-qaadasho-leh\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/08\/03\/qiso-cibro-qaadasho-leh\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Qiso-Cibro-Qaadasho-Leh.png","datePublished":"2023-08-03T15:08:52+00:00","dateModified":"2023-10-28T15:51:40+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/08\/03\/qiso-cibro-qaadasho-leh\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/08\/03\/qiso-cibro-qaadasho-leh\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/08\/03\/qiso-cibro-qaadasho-leh\/#primaryimage","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Qiso-Cibro-Qaadasho-Leh.png","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/Qiso-Cibro-Qaadasho-Leh.png","width":640,"height":360,"caption":"Amiirkii Mu\u2019miniinta Cumar binu Khadhaab ayaa waxaa u yimid sadex nin oo wada nin, waxayna dhaheen Amiirkii Mu\u2019miniitow waxaan doonaynaa inaad ninkaan noo qisaastid, wuxuu dilay Aabaheen, Cumar aya ninkii waydiiyay maxaad u dishay Aabahood? Wuxuu..."},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/08\/03\/qiso-cibro-qaadasho-leh\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qiso Cibro Qaadasho Leh"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","name":"SOMALILAND MAANTA","description":"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh","publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization","name":"SOMALILAND MAANTA","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","width":500,"height":500,"caption":"SOMALILAND MAANTA"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb","name":"Qoraha Qormooyinka","sameAs":["https:\/\/soomaal.net\/qormo"],"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"}]}},"views":56,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2426","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2426"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2426\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2427,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2426\/revisions\/2427"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2428"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2426"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2426"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2426"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}