{"id":23,"date":"2021-12-01T08:23:37","date_gmt":"2021-12-01T08:23:37","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=23"},"modified":"2023-10-28T15:58:10","modified_gmt":"2023-10-28T15:58:10","slug":"wuxuu-ku-diray-kuu-wax-weydiisanayay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-ku-diray-kuu-wax-weydiisanayay\/","title":{"rendered":"Waxba Ku Siin Meynee Ka Bax Masaajidka!"},"content":{"rendered":"\n<p>Nin ayaa soo galay Masaajid si uu Alle wax u weydiisto, kadibna intii uu weydiisan karayay markii uu dhameystay, ayuu waraaq ku qoray ducadii, kadibna kitaab Quraan ah ayuu ku dhex riday warqadii, isaga oo u qasdiyaya inuu Alle u diray ducadiisii, kadibna wuxuu u baxay istijo iyo weyso.<\/p>\n\n\n\n<p>Mid kale oo masaajidka isna fadhiyay, oo arkayay markii uu warqada ku dhex ridayay kitaabka, ayaa inta uu soo kacay kitaabkii kala furay, warqadiina ka soo saaray, oo akhriyay, mise waxa ku qoray: <em>&#8220;Alloow Wax I Sii&#8221; <\/em><\/p>\n\n\n\n<p>Kadibna wuxuu ugu qoray warqadii: <em>&#8220;Waxba Ku Siin Meynee Ka Bax Masaajidka&#8230;&#8221; <\/em>kitaabkii ayuu warqadii ku celiyay, waxaanu ku noqday halkii uu ka fadhiyay markii hore masaajidka.<\/p>\n\n\n\n<p>Ninkii duceysanayay ee ducadiisa inta uu waraaqda ku qoray, kitaabka ku dhex riday, ayaa soo noqday, oo kitaabkii kala furay, kadibna waxa uu arkay warqadii oo ay ku qoran tahay: <em>&#8220;Waxba Ku Siin Meynee Nooga Bax Masaajidka&#8230;&#8221;<\/em><\/p>\n\n\n\n<p>Kadib inta uu kitaabkii iska dhigay ayuu baxay, deeto kiiyoo sii baxaya ayuu ku turaanturooday roogii masaajidka, kuye: <em>&#8220;Naga daa tukhaantukhada waanu kaaga baxaynaaye&#8221;<\/em><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nin ayaa soo galay Masaajid si uu Alle wax u weydiisto, kadibna intii uu weydiisan karayay markii uu dhameystay, ayuu waraaq ku qoray ducadii, kadibna kitaab Quraan ah ayuu ku dhex riday warqadii, isaga oo u qasdiyaya inuu Alle u diray ducadiisii, kadibna wuxuu u baxay istijo iyo weyso. Mid kale oo masaajidka isna fadhiyay, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,56],"tags":[],"class_list":["post-23","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-qormo","category-sheeko"],"magazineBlocksPostFeaturedMedia":{"thumbnail":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/QURAN-Bookmark-150x150.jpg","medium":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/QURAN-Bookmark-225x300.jpg","medium_large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/QURAN-Bookmark-768x1024.jpg","large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/QURAN-Bookmark-768x1024.jpg","1536x1536":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/QURAN-Bookmark-1152x1536.jpg","2048x2048":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/QURAN-Bookmark.jpg"},"magazineBlocksPostAuthor":{"name":"Qoraha Qormooyinka","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g"},"magazineBlocksPostCommentsNumber":"0","magazineBlocksPostExcerpt":"Nin ayaa soo galay Masaajid si uu Alle wax u weydiisto, kadibna intii uu weydiisan karayay markii uu dhameystay, ayuu waraaq ku qoray ducadii, kadibna kitaab Quraan ah ayuu ku dhex riday warqadii, isaga oo u qasdiyaya inuu Alle u diray ducadiisii, kadibna wuxuu u baxay istijo iyo weyso. Mid kale oo masaajidka isna fadhiyay, [&hellip;]","magazineBlocksPostCategories":["Qormo","Sheeko"],"magazineBlocksPostViewCount":7,"magazineBlocksPostReadTime":1,"magazine_blocks_featured_image_url":{"full":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/QURAN-Bookmark.jpg",1200,1600,false],"medium":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/QURAN-Bookmark-225x300.jpg",225,300,true],"thumbnail":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/QURAN-Bookmark-150x150.jpg",150,150,true]},"magazine_blocks_author":{"display_name":"Qoraha Qormooyinka","author_link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"},"magazine_blocks_comment":0,"magazine_blocks_author_image":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g","magazine_blocks_category":"<a href=\"#\" class=\"category-link category-link-1\">Qormo<\/a> <a href=\"#\" class=\"category-link category-link-56\">Sheeko<\/a>","yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Waxba Ku Siin Meynee Ka Bax Masaajidka! - SOMALILAND MAANTA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Waxba Ku Siin Meynee Ka Bax Masaajidka! - SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Nin ayaa soo galay Masaajid si uu Alle wax u weydiisto, kadibna intii uu weydiisan karayay markii uu dhameystay, ayuu waraaq ku qoray ducadii, kadibna kitaab Quraan ah ayuu ku dhex riday warqadii, isaga oo u qasdiyaya inuu Alle u diray ducadiisii, kadibna wuxuu u baxay istijo iyo weyso. Mid kale oo masaajidka isna fadhiyay, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-ku-diray-kuu-wax-weydiisanayay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-01T08:23:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-10-28T15:58:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/QURAN-Bookmark.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-ku-diray-kuu-wax-weydiisanayay\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-ku-diray-kuu-wax-weydiisanayay\/\"},\"author\":{\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\"},\"headline\":\"Waxba Ku Siin Meynee Ka Bax Masaajidka!\",\"datePublished\":\"2021-12-01T08:23:37+00:00\",\"dateModified\":\"2023-10-28T15:58:10+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-ku-diray-kuu-wax-weydiisanayay\/\"},\"wordCount\":181,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-ku-diray-kuu-wax-weydiisanayay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/QURAN-Bookmark.jpg\",\"articleSection\":[\"Qormo\",\"Sheeko\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-ku-diray-kuu-wax-weydiisanayay\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-ku-diray-kuu-wax-weydiisanayay\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-ku-diray-kuu-wax-weydiisanayay\/\",\"name\":\"Waxba Ku Siin Meynee Ka Bax Masaajidka! - SOMALILAND MAANTA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-ku-diray-kuu-wax-weydiisanayay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-ku-diray-kuu-wax-weydiisanayay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/QURAN-Bookmark.jpg\",\"datePublished\":\"2021-12-01T08:23:37+00:00\",\"dateModified\":\"2023-10-28T15:58:10+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-ku-diray-kuu-wax-weydiisanayay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-ku-diray-kuu-wax-weydiisanayay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-ku-diray-kuu-wax-weydiisanayay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/QURAN-Bookmark.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/QURAN-Bookmark.jpg\",\"width\":1200,\"height\":1600},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-ku-diray-kuu-wax-weydiisanayay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Waxba Ku Siin Meynee Ka Bax Masaajidka!\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"description\":\"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"width\":500,\"height\":500,\"caption\":\"SOMALILAND MAANTA\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\",\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"sameAs\":[\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\"],\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Waxba Ku Siin Meynee Ka Bax Masaajidka! - SOMALILAND MAANTA","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Waxba Ku Siin Meynee Ka Bax Masaajidka! - SOMALILAND MAANTA","og_description":"Nin ayaa soo galay Masaajid si uu Alle wax u weydiisto, kadibna intii uu weydiisan karayay markii uu dhameystay, ayuu waraaq ku qoray ducadii, kadibna kitaab Quraan ah ayuu ku dhex riday warqadii, isaga oo u qasdiyaya inuu Alle u diray ducadiisii, kadibna wuxuu u baxay istijo iyo weyso. Mid kale oo masaajidka isna fadhiyay, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-ku-diray-kuu-wax-weydiisanayay\/","og_site_name":"SOMALILAND MAANTA","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed","article_published_time":"2021-12-01T08:23:37+00:00","article_modified_time":"2023-10-28T15:58:10+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":1600,"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/QURAN-Bookmark.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Qoraha Qormooyinka","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Qoraha Qormooyinka","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-ku-diray-kuu-wax-weydiisanayay\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-ku-diray-kuu-wax-weydiisanayay\/"},"author":{"name":"Qoraha Qormooyinka","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb"},"headline":"Waxba Ku Siin Meynee Ka Bax Masaajidka!","datePublished":"2021-12-01T08:23:37+00:00","dateModified":"2023-10-28T15:58:10+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-ku-diray-kuu-wax-weydiisanayay\/"},"wordCount":181,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-ku-diray-kuu-wax-weydiisanayay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/QURAN-Bookmark.jpg","articleSection":["Qormo","Sheeko"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-ku-diray-kuu-wax-weydiisanayay\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-ku-diray-kuu-wax-weydiisanayay\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-ku-diray-kuu-wax-weydiisanayay\/","name":"Waxba Ku Siin Meynee Ka Bax Masaajidka! - SOMALILAND MAANTA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-ku-diray-kuu-wax-weydiisanayay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-ku-diray-kuu-wax-weydiisanayay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/QURAN-Bookmark.jpg","datePublished":"2021-12-01T08:23:37+00:00","dateModified":"2023-10-28T15:58:10+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-ku-diray-kuu-wax-weydiisanayay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-ku-diray-kuu-wax-weydiisanayay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-ku-diray-kuu-wax-weydiisanayay\/#primaryimage","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/QURAN-Bookmark.jpg","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/QURAN-Bookmark.jpg","width":1200,"height":1600},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/wuxuu-ku-diray-kuu-wax-weydiisanayay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Waxba Ku Siin Meynee Ka Bax Masaajidka!"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","name":"SOMALILAND MAANTA","description":"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh","publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization","name":"SOMALILAND MAANTA","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","width":500,"height":500,"caption":"SOMALILAND MAANTA"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb","name":"Qoraha Qormooyinka","sameAs":["https:\/\/soomaal.net\/qormo"],"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"}]}},"views":32,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2947,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23\/revisions\/2947"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}