{"id":2262,"date":"2023-06-20T11:30:39","date_gmt":"2023-06-20T11:30:39","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=2262"},"modified":"2023-11-03T19:24:06","modified_gmt":"2023-11-03T19:24:06","slug":"buufiskii-istokloom-stockholm-syndrome","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/06\/20\/buufiskii-istokloom-stockholm-syndrome\/","title":{"rendered":"Buufiskii Istokloom (Stockholm Syndrome)"},"content":{"rendered":"\n<p>Qisadan waxay sanadkii 1973-dii ka dhacday magaalada Stockholm ee dadka Swedan, nin danbiile ah oo la odhan jiray Jan-Erik Olsson ayaa Bangi weeraray, ka dibna afar qof ayuu gudaha Baanka ku dhex afduubtay.<\/p>\n\n\n\n<p>Si uu dadka u sii daayo wuxuu dalbaday 3 milyan oo Karoon oo lacagta Swedish-ka ah, 2 bistooladood, in la sii daayoo saaxibkii oo danbiile kale ah, gaari uu ku baxsadana ilinka dibada loo dhigo.<\/p>\n\n\n\n<p>Dood culus ayaa ka dhalatay in dalabkiisa loo yeelo iyo in kale, dalkuna xilli doorasho oo xasaasi ah ayuu ku jiray, lix maalmood ayaa la is hor taagnaa, dembiiluhu wuxuu la haystayaasha kula hadlaa erayo naxariis leh, wuxuu la hadashiiyaa ehelladooda, wuxuu u ogolaaday in ay suuliga tagi karaan, oo ay kor iyo hoosba u soc-socan karaan, wuxuu ku guulaystay in dadkii u afduubnaa uu ka raarido in uu ka naxayo, uuna doonayo in uu naftooda badbaadiyo.<\/p>\n\n\n\n<p>Haweenay ka mid ah ah dadkii u afduubnaa ayuu Raysalwasaaraha la hadashiiyey, waxay tidhi: \u201c<em>Halkaa baad iska ciyaaraysaa, dan nagama lihid, Booliska waxaa nooga naxariis badan ninka na haysta, sababtoo ah isagu in uu na badbaadiyo ayuu doonayaa, laakiin Boolisku nafteenna dan kama laha<\/em>&#8220;<\/p>\n\n\n\n<p>Ugu danbayn gaaska dadka suuxiya ayaa loo adeegsaday, dadkii waa laga soo badbaadiyey, isagiina waa la qabtay.<\/p>\n\n\n\n<p>Waxaase la yaab noqotay in dadkii 6 maalmood u afduubnaa ay ninkii qareen u noqdeen, oo ay la soo istaageen nin wanaagsan buu ahaa, si fiican oo naxariis leh buu noola dhaqmi jiray, wuu na dili karayay, wuu na darxumayn karayay, laakiin sidaas ma yeelin, waxaa laga dhaadhicin waayey, war ninku isagaa idin afduubtay, oo naftiina halistaa geliyey, oo xaaladda aad ka hadlaysaan idin geliyey.<\/p>\n\n\n\n<p>Haddaba, cudurka ku dhaca ruux dhibbane ah, haddana kii dhibka ku hayey caashaqsan oo difaacaya, ayaa loo yaqaan Buufiskii Istookhloom (Stockholm Syndrome).<\/p>\n\n\n\n<p>Waxa Qoray: <a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/AAbdishakur?__cft__[0]=AZVFZALwz42WvkpXW5K6c9K0Ey4Xn_xIGD4jrmSLCFpq8msVI2wNBFspE7YJwKI7a1N8fEmxwoirFNaIX1L_0TdbGUQOzVzTRUz1jhyhSKYtWTV2ZqM-CLzx1zIyWX89XbwUUByc6jluhAAEhHQmW1qzbGt4-kuOTO6IX8rsp2Xw1DAzQxVbAAXIUHmzn79Beko&amp;__tn__=-UC%2CP-R\" target=\"_blank\" rel=\"noreferrer noopener\">Cabdiraxmaan Cabdishakuur<\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qisadan waxay sanadkii 1973-dii ka dhacday magaalada Stockholm ee dadka Swedan, nin danbiile ah oo la odhan jiray Jan-Erik Olsson ayaa Bangi weeraray, ka dibna afar qof ayuu gudaha Baanka ku dhex afduubtay. Si uu dadka u sii daayo wuxuu dalbaday 3 milyan oo Karoon oo lacagta Swedish-ka ah, 2 bistooladood, in la sii daayoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2263,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"class_list":["post-2262","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-maqaal"],"magazineBlocksPostFeaturedMedia":{"thumbnail":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/082720_stockholm_web-150x150.jpg","medium":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/082720_stockholm_web-300x169.jpg","medium_large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/082720_stockholm_web-768x432.jpg","large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/082720_stockholm_web-1024x576.jpg","1536x1536":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/082720_stockholm_web-1536x864.jpg","2048x2048":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/082720_stockholm_web.jpg"},"magazineBlocksPostAuthor":{"name":"Qoraha Qormooyinka","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g"},"magazineBlocksPostCommentsNumber":false,"magazineBlocksPostExcerpt":"Qisadan waxay sanadkii 1973-dii ka dhacday magaalada Stockholm ee dadka Swedan, nin danbiile ah oo la odhan jiray Jan-Erik Olsson ayaa Bangi weeraray, ka dibna afar qof ayuu gudaha Baanka ku dhex afduubtay. Si uu dadka u sii daayo wuxuu dalbaday 3 milyan oo Karoon oo lacagta Swedish-ka ah, 2 bistooladood, in la sii daayoo [&hellip;]","magazineBlocksPostCategories":["Maqaal"],"magazineBlocksPostViewCount":7,"magazineBlocksPostReadTime":2,"magazine_blocks_featured_image_url":{"full":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/082720_stockholm_web.jpg",1920,1080,false],"medium":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/082720_stockholm_web-300x169.jpg",300,169,true],"thumbnail":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/082720_stockholm_web-150x150.jpg",150,150,true]},"magazine_blocks_author":{"display_name":"Qoraha Qormooyinka","author_link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"},"magazine_blocks_comment":0,"magazine_blocks_author_image":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g","magazine_blocks_category":"<a href=\"#\" class=\"category-link category-link-59\">Maqaal<\/a>","yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Buufiskii Istokloom (Stockholm Syndrome) - SOMALILAND MAANTA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Buufiskii Istokloom (Stockholm Syndrome) - SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qisadan waxay sanadkii 1973-dii ka dhacday magaalada Stockholm ee dadka Swedan, nin danbiile ah oo la odhan jiray Jan-Erik Olsson ayaa Bangi weeraray, ka dibna afar qof ayuu gudaha Baanka ku dhex afduubtay. Si uu dadka u sii daayo wuxuu dalbaday 3 milyan oo Karoon oo lacagta Swedish-ka ah, 2 bistooladood, in la sii daayoo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/06\/20\/buufiskii-istokloom-stockholm-syndrome\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-06-20T11:30:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-11-03T19:24:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/082720_stockholm_web.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1920\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/06\/20\/buufiskii-istokloom-stockholm-syndrome\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/06\/20\/buufiskii-istokloom-stockholm-syndrome\/\"},\"author\":{\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\"},\"headline\":\"Buufiskii Istokloom (Stockholm Syndrome)\",\"datePublished\":\"2023-06-20T11:30:39+00:00\",\"dateModified\":\"2023-11-03T19:24:06+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/06\/20\/buufiskii-istokloom-stockholm-syndrome\/\"},\"wordCount\":298,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/06\/20\/buufiskii-istokloom-stockholm-syndrome\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/082720_stockholm_web.jpg\",\"articleSection\":[\"Maqaal\"],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/06\/20\/buufiskii-istokloom-stockholm-syndrome\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/06\/20\/buufiskii-istokloom-stockholm-syndrome\/\",\"name\":\"Buufiskii Istokloom (Stockholm Syndrome) - SOMALILAND MAANTA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/06\/20\/buufiskii-istokloom-stockholm-syndrome\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/06\/20\/buufiskii-istokloom-stockholm-syndrome\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/082720_stockholm_web.jpg\",\"datePublished\":\"2023-06-20T11:30:39+00:00\",\"dateModified\":\"2023-11-03T19:24:06+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/06\/20\/buufiskii-istokloom-stockholm-syndrome\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/06\/20\/buufiskii-istokloom-stockholm-syndrome\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/06\/20\/buufiskii-istokloom-stockholm-syndrome\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/082720_stockholm_web.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/082720_stockholm_web.jpg\",\"width\":1920,\"height\":1080},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/06\/20\/buufiskii-istokloom-stockholm-syndrome\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Buufiskii Istokloom (Stockholm Syndrome)\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"description\":\"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"width\":500,\"height\":500,\"caption\":\"SOMALILAND MAANTA\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\",\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"sameAs\":[\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\"],\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Buufiskii Istokloom (Stockholm Syndrome) - SOMALILAND MAANTA","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Buufiskii Istokloom (Stockholm Syndrome) - SOMALILAND MAANTA","og_description":"Qisadan waxay sanadkii 1973-dii ka dhacday magaalada Stockholm ee dadka Swedan, nin danbiile ah oo la odhan jiray Jan-Erik Olsson ayaa Bangi weeraray, ka dibna afar qof ayuu gudaha Baanka ku dhex afduubtay. Si uu dadka u sii daayo wuxuu dalbaday 3 milyan oo Karoon oo lacagta Swedish-ka ah, 2 bistooladood, in la sii daayoo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/06\/20\/buufiskii-istokloom-stockholm-syndrome\/","og_site_name":"SOMALILAND MAANTA","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed","article_published_time":"2023-06-20T11:30:39+00:00","article_modified_time":"2023-11-03T19:24:06+00:00","og_image":[{"width":1920,"height":1080,"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/082720_stockholm_web.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Qoraha Qormooyinka","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Qoraha Qormooyinka","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/06\/20\/buufiskii-istokloom-stockholm-syndrome\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/06\/20\/buufiskii-istokloom-stockholm-syndrome\/"},"author":{"name":"Qoraha Qormooyinka","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb"},"headline":"Buufiskii Istokloom (Stockholm Syndrome)","datePublished":"2023-06-20T11:30:39+00:00","dateModified":"2023-11-03T19:24:06+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/06\/20\/buufiskii-istokloom-stockholm-syndrome\/"},"wordCount":298,"publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/06\/20\/buufiskii-istokloom-stockholm-syndrome\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/082720_stockholm_web.jpg","articleSection":["Maqaal"],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/06\/20\/buufiskii-istokloom-stockholm-syndrome\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/06\/20\/buufiskii-istokloom-stockholm-syndrome\/","name":"Buufiskii Istokloom (Stockholm Syndrome) - SOMALILAND MAANTA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/06\/20\/buufiskii-istokloom-stockholm-syndrome\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/06\/20\/buufiskii-istokloom-stockholm-syndrome\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/082720_stockholm_web.jpg","datePublished":"2023-06-20T11:30:39+00:00","dateModified":"2023-11-03T19:24:06+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/06\/20\/buufiskii-istokloom-stockholm-syndrome\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/06\/20\/buufiskii-istokloom-stockholm-syndrome\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/06\/20\/buufiskii-istokloom-stockholm-syndrome\/#primaryimage","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/082720_stockholm_web.jpg","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/082720_stockholm_web.jpg","width":1920,"height":1080},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/06\/20\/buufiskii-istokloom-stockholm-syndrome\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Buufiskii Istokloom (Stockholm Syndrome)"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","name":"SOMALILAND MAANTA","description":"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh","publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization","name":"SOMALILAND MAANTA","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","width":500,"height":500,"caption":"SOMALILAND MAANTA"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb","name":"Qoraha Qormooyinka","sameAs":["https:\/\/soomaal.net\/qormo"],"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"}]}},"views":44,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2262","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2262"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2262\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2264,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2262\/revisions\/2264"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2263"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2262"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2262"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2262"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}