{"id":2145,"date":"2023-04-02T11:15:38","date_gmt":"2023-04-02T11:15:38","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=2145"},"modified":"2023-06-30T17:18:42","modified_gmt":"2023-06-30T17:18:42","slug":"canjeero-xabashi-lagu-kariyay-khamri","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/04\/02\/canjeero-xabashi-lagu-kariyay-khamri\/","title":{"rendered":"Canjeero xabashi lagu kariyay Khamri"},"content":{"rendered":"\n<p>Waxa uu soo kaxeystay xaaskiisii iyo carruurtiisii, waxaanu u sheegay in ay caawa u casho tegayaan maqaaxi-cunto, oo ay xabashi furatay, oo cusub, kadibna intay si fiican u soo labisteen ayay yimaadeen maqaaxidii, si fiican ayaa loo soo dhaweeyay.<\/p>\n\n\n\n<p>Markii loo yeedhiyay noocyada cuntooyinka ay ka heli karaan maqaaxida, ee diyaarka ah, waxa ay dalbadeen Canjeero-Xabashi (Dibsi Firfir).<\/p>\n\n\n\n<p>Markii kabalyeerigii(mudalabkii) woxoogaa ka maqnaa, ileyn cunno fresh ah ayaa imika dabka loo saaraye, ayaa isaga oo la ordaya uu qoyskii u keenay canjeeradii oo qiiqaysa, sinxi balaadhanna ku jirta, oo kaaga daranta sadex farood oo keliya ayuu ku sidaa sinxigii dhan, waa kabalyeeri madhmadhay oo muddo badan ku shaqeynayay shaqadaasi.<\/p>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-columns is-layout-flex wp-container-core-columns-is-layout-1 wp-block-columns-is-layout-flex\">\n<div class=\"wp-block-column is-layout-flow wp-block-column-is-layout-flow\">\n<figure class=\"wp-block-image size-full is-style-rounded\"><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" width=\"450\" height=\"450\" src=\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/beef-tibs-with-injera.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-2148\" srcset=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/beef-tibs-with-injera.jpg 450w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/beef-tibs-with-injera-300x300.jpg 300w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/beef-tibs-with-injera-150x150.jpg 150w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/beef-tibs-with-injera-256x256.jpg 256w\" sizes=\"(max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/figure>\n<\/div>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-column is-layout-flow wp-block-column-is-layout-flow\">\n<figure class=\"wp-block-image size-full is-style-rounded\"><img decoding=\"async\" width=\"800\" height=\"800\" src=\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/436b3a59-be2c-4a98-a47e-ee686f04df27.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-2149\" srcset=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/436b3a59-be2c-4a98-a47e-ee686f04df27.jpg 800w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/436b3a59-be2c-4a98-a47e-ee686f04df27-300x300.jpg 300w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/436b3a59-be2c-4a98-a47e-ee686f04df27-150x150.jpg 150w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/436b3a59-be2c-4a98-a47e-ee686f04df27-768x768.jpg 768w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/436b3a59-be2c-4a98-a47e-ee686f04df27-500x500.jpg 500w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/436b3a59-be2c-4a98-a47e-ee686f04df27-535x535.jpg 535w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/436b3a59-be2c-4a98-a47e-ee686f04df27-256x256.jpg 256w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/figure>\n<\/div>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-column is-layout-flow wp-block-column-is-layout-flow\">\n<figure class=\"wp-block-image size-full is-resized is-style-rounded\"><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/c3b4a83f2109fcdb19c3666ec5db8df6.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-2150\" width=\"437\" height=\"328\" srcset=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/c3b4a83f2109fcdb19c3666ec5db8df6.jpg 640w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/c3b4a83f2109fcdb19c3666ec5db8df6-300x225.jpg 300w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/c3b4a83f2109fcdb19c3666ec5db8df6-535x401.jpg 535w\" sizes=\"(max-width: 437px) 100vw, 437px\" \/><\/figure>\n<\/div>\n<\/div>\n\n\n\n<p>Qoyskii iyaga oo faraxsan ku bilaabe bisinka iyo magaca Illaahay, kadibna gacanta wada geliye, wax cantuugada dhadhansigeeda qofba gaar ula gamaaraba, waxa ay bilaabeen sheekooyin iyo kaftan, hadii ay caruurtii noqoto iyo hadii ay gabadhii iyo ninkii noqotoba, midiba mid ku tuur ereyo uu kaga qoslinayo ama kula kaftamayo, iska wareyste dhadhanka canjeerada iyo macaankeeda, kadibna woxogaa markii uu kaftankaasi socday, waxa u xigay aamus iyo in afkii juuqda gabo, oo indho fataatiiro ah la isku soo eego, iyada oo cuntadii aad loola ashqaraaray.<\/p>\n\n\n\n<p>Waxa u xigay oo gabadhii bilawday qosol gaagaaban, oo aan meelna haysan, hadana ninkii ayaa isna sidii gabadha oo kale iska qoslay, deetana qoyskii qosol aanay iska joojin kareynin, oo uu midiba mid riixayo, oo midiba midka kale aamusiinayo, si aan dadka kale ee meesha la fadhiyaa u maqal ayaa u bilaabmay.<\/p>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-columns is-layout-flex wp-container-core-columns-is-layout-2 wp-block-columns-is-layout-flex\">\n<div class=\"wp-block-column is-layout-flow wp-block-column-is-layout-flow\">\n<figure class=\"wp-block-image size-full is-resized is-style-rounded\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/lily-james-laugh.gif\" alt=\"\" class=\"wp-image-2151\" width=\"264\" height=\"157\"\/><\/figure>\n<\/div>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-column is-layout-flow wp-block-column-is-layout-flow\">\n<figure class=\"wp-block-image size-full is-resized is-style-rounded\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/ray-liotta.gif\" alt=\"\" class=\"wp-image-2152\" width=\"193\" height=\"190\"\/><\/figure>\n<\/div>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-column is-layout-flow wp-block-column-is-layout-flow\">\n<figure class=\"wp-block-image size-full is-resized is-style-rounded\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/tumblr_1e13a6f2678d250c75127feb25961899_444a088c_250.gif\" alt=\"\" class=\"wp-image-2153\" width=\"261\" height=\"147\"\/><\/figure>\n<\/div>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-column is-layout-flow wp-block-column-is-layout-flow\">\n<figure class=\"wp-block-image size-full is-resized is-style-rounded\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/giphy.gif\" alt=\"\" class=\"wp-image-2154\" width=\"202\" height=\"202\"\/><\/figure>\n<\/div>\n<\/div>\n\n\n\n<p>Xabashidii maqaaxida lahayd ayaa dareentay, in waxani ka weyn yahay qosol, oo khamrigii(gin) lagu soo dalacay dibsi-firfirtu uu gaadhay, oo saameeyay caqligoodii, maxaa yeelay; waa dad aan khamri la cabo iska daaye, meel lagu cabayo aan weligood tegin, oo urtiisa keliya ku sakhraamaya, ileyn jidhkooda ayaa ka fayowe.<\/p>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-columns is-layout-flex wp-container-core-columns-is-layout-3 wp-block-columns-is-layout-flex\">\n<div class=\"wp-block-column is-layout-flow wp-block-column-is-layout-flow\">\n<figure class=\"wp-block-image size-full is-resized is-style-rounded\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/78062902.webp\" alt=\"\" class=\"wp-image-2157\" width=\"508\" height=\"382\" srcset=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/78062902.webp 680w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/78062902-300x226.webp 300w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/78062902-535x403.webp 535w\" sizes=\"(max-width: 508px) 100vw, 508px\" \/><\/figure>\n<\/div>\n\n\n\n<div class=\"wp-block-column is-layout-flow wp-block-column-is-layout-flow\">\n<figure class=\"wp-block-image size-large is-resized is-style-rounded\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/l-intro-1672934182-1024x575.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-2158\" width=\"672\" height=\"377\" srcset=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/l-intro-1672934182-1024x575.jpg 1024w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/l-intro-1672934182-300x169.jpg 300w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/l-intro-1672934182-768x432.jpg 768w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/l-intro-1672934182-535x301.jpg 535w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/l-intro-1672934182-1536x863.jpg 1536w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/l-intro-1672934182.jpg 1600w\" sizes=\"(max-width: 672px) 100vw, 672px\" \/><\/figure>\n<\/div>\n<\/div>\n\n\n\n<p>Kadib xabashidii kolba jeeg biyo ah ula soo carare, oo Antee! cab! iyo af-soomaali ay jajabsanayaan ninkii iyo gabadhii kolba mid kula hadle, biyihii waxba tari waaye, oo xaalkii waxba way ka badali waayeen, qoyskiina qosolkii joojin waaye.<\/p>\n\n\n\n<p>Wax ay qoslaan oo firixda ay guraanba, iyaga oo heedadaw ah is-abaabule, ninkii inta uu istaag iska baadhbaadhay, markii cagihiisu ay dhulka qabteen, gabadhii ku yidhi ina mari waynu hoyanaynaaye, kadibna carruurtii iyo xamaantoodii urursade, iyaga oo midba midka kale taageersanayo, oo isjiidanaya xagii albaabka waa kuwaa u dhaqaaqay, xabashidii oo ay cabsi ka dhamaatay, oo isleh la idin ogaa maanta inaad canjeerada ku soo habeysaan Gin-ka, ayaa nafisay markii ay baxeen.<\/p>\n\n\n\n<p>Qoyskii dibada markii ay uga baxeeen maqaaxidii, ee ay laydhii dibadu martay, qosolkii badnaa wuu ka joogsaday, kadibna qof garanayay ayaa dibada ku arkay oo sii qaaday, aqalkoodiina geeyay markii uu gartay in wax ka si&#8217;i yihiin, oo aanay kaligood is-wadi kareynin.<\/p>\n\n\n\n<p><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxa uu soo kaxeystay xaaskiisii iyo carruurtiisii, waxaanu u sheegay in ay caawa u casho tegayaan maqaaxi-cunto, oo ay xabashi furatay, oo cusub, kadibna intay si fiican u soo labisteen ayay yimaadeen maqaaxidii, si fiican ayaa loo soo dhaweeyay. Markii loo yeedhiyay noocyada cuntooyinka ay ka heli karaan maqaaxida, ee diyaarka ah, waxa ay dalbadeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2150,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[58,1],"tags":[],"class_list":["post-2145","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-qiso","category-qormo"],"magazineBlocksPostFeaturedMedia":{"thumbnail":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/c3b4a83f2109fcdb19c3666ec5db8df6-150x150.jpg","medium":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/c3b4a83f2109fcdb19c3666ec5db8df6-300x225.jpg","medium_large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/c3b4a83f2109fcdb19c3666ec5db8df6.jpg","large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/c3b4a83f2109fcdb19c3666ec5db8df6.jpg","1536x1536":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/c3b4a83f2109fcdb19c3666ec5db8df6.jpg","2048x2048":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/c3b4a83f2109fcdb19c3666ec5db8df6.jpg"},"magazineBlocksPostAuthor":{"name":"Qoraha Qormooyinka","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g"},"magazineBlocksPostCommentsNumber":false,"magazineBlocksPostExcerpt":"Waxa uu soo kaxeystay xaaskiisii iyo carruurtiisii, waxaanu u sheegay in ay caawa u casho tegayaan maqaaxi-cunto, oo ay xabashi furatay, oo cusub, kadibna intay si fiican u soo labisteen ayay yimaadeen maqaaxidii, si fiican ayaa loo soo dhaweeyay. Markii loo yeedhiyay noocyada cuntooyinka ay ka heli karaan maqaaxida, ee diyaarka ah, waxa ay dalbadeen [&hellip;]","magazineBlocksPostCategories":["Qiso","Qormo"],"magazineBlocksPostViewCount":6,"magazineBlocksPostReadTime":3,"magazine_blocks_featured_image_url":{"full":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/c3b4a83f2109fcdb19c3666ec5db8df6.jpg",640,480,false],"medium":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/c3b4a83f2109fcdb19c3666ec5db8df6-300x225.jpg",300,225,true],"thumbnail":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/c3b4a83f2109fcdb19c3666ec5db8df6-150x150.jpg",150,150,true]},"magazine_blocks_author":{"display_name":"Qoraha Qormooyinka","author_link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"},"magazine_blocks_comment":0,"magazine_blocks_author_image":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g","magazine_blocks_category":"<a href=\"#\" class=\"category-link category-link-58\">Qiso<\/a> <a href=\"#\" class=\"category-link category-link-1\">Qormo<\/a>","yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Canjeero xabashi lagu kariyay Khamri - SOMALILAND MAANTA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Canjeero xabashi lagu kariyay Khamri - SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxa uu soo kaxeystay xaaskiisii iyo carruurtiisii, waxaanu u sheegay in ay caawa u casho tegayaan maqaaxi-cunto, oo ay xabashi furatay, oo cusub, kadibna intay si fiican u soo labisteen ayay yimaadeen maqaaxidii, si fiican ayaa loo soo dhaweeyay. Markii loo yeedhiyay noocyada cuntooyinka ay ka heli karaan maqaaxida, ee diyaarka ah, waxa ay dalbadeen [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/04\/02\/canjeero-xabashi-lagu-kariyay-khamri\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-04-02T11:15:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-06-30T17:18:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/c3b4a83f2109fcdb19c3666ec5db8df6.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/04\/02\/canjeero-xabashi-lagu-kariyay-khamri\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/04\/02\/canjeero-xabashi-lagu-kariyay-khamri\/\"},\"author\":{\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\"},\"headline\":\"Canjeero xabashi lagu kariyay Khamri\",\"datePublished\":\"2023-04-02T11:15:38+00:00\",\"dateModified\":\"2023-06-30T17:18:42+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/04\/02\/canjeero-xabashi-lagu-kariyay-khamri\/\"},\"wordCount\":453,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/04\/02\/canjeero-xabashi-lagu-kariyay-khamri\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/c3b4a83f2109fcdb19c3666ec5db8df6.jpg\",\"articleSection\":[\"Qiso\",\"Qormo\"],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/04\/02\/canjeero-xabashi-lagu-kariyay-khamri\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/04\/02\/canjeero-xabashi-lagu-kariyay-khamri\/\",\"name\":\"Canjeero xabashi lagu kariyay Khamri - SOMALILAND MAANTA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/04\/02\/canjeero-xabashi-lagu-kariyay-khamri\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/04\/02\/canjeero-xabashi-lagu-kariyay-khamri\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/c3b4a83f2109fcdb19c3666ec5db8df6.jpg\",\"datePublished\":\"2023-04-02T11:15:38+00:00\",\"dateModified\":\"2023-06-30T17:18:42+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/04\/02\/canjeero-xabashi-lagu-kariyay-khamri\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/04\/02\/canjeero-xabashi-lagu-kariyay-khamri\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/04\/02\/canjeero-xabashi-lagu-kariyay-khamri\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/c3b4a83f2109fcdb19c3666ec5db8df6.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/c3b4a83f2109fcdb19c3666ec5db8df6.jpg\",\"width\":640,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/04\/02\/canjeero-xabashi-lagu-kariyay-khamri\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Canjeero xabashi lagu kariyay Khamri\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"description\":\"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"width\":500,\"height\":500,\"caption\":\"SOMALILAND MAANTA\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\",\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"sameAs\":[\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\"],\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Canjeero xabashi lagu kariyay Khamri - SOMALILAND MAANTA","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Canjeero xabashi lagu kariyay Khamri - SOMALILAND MAANTA","og_description":"Waxa uu soo kaxeystay xaaskiisii iyo carruurtiisii, waxaanu u sheegay in ay caawa u casho tegayaan maqaaxi-cunto, oo ay xabashi furatay, oo cusub, kadibna intay si fiican u soo labisteen ayay yimaadeen maqaaxidii, si fiican ayaa loo soo dhaweeyay. Markii loo yeedhiyay noocyada cuntooyinka ay ka heli karaan maqaaxida, ee diyaarka ah, waxa ay dalbadeen [&hellip;]","og_url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/04\/02\/canjeero-xabashi-lagu-kariyay-khamri\/","og_site_name":"SOMALILAND MAANTA","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed","article_published_time":"2023-04-02T11:15:38+00:00","article_modified_time":"2023-06-30T17:18:42+00:00","og_image":[{"width":640,"height":480,"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/c3b4a83f2109fcdb19c3666ec5db8df6.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Qoraha Qormooyinka","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Qoraha Qormooyinka","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/04\/02\/canjeero-xabashi-lagu-kariyay-khamri\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/04\/02\/canjeero-xabashi-lagu-kariyay-khamri\/"},"author":{"name":"Qoraha Qormooyinka","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb"},"headline":"Canjeero xabashi lagu kariyay Khamri","datePublished":"2023-04-02T11:15:38+00:00","dateModified":"2023-06-30T17:18:42+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/04\/02\/canjeero-xabashi-lagu-kariyay-khamri\/"},"wordCount":453,"publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/04\/02\/canjeero-xabashi-lagu-kariyay-khamri\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/c3b4a83f2109fcdb19c3666ec5db8df6.jpg","articleSection":["Qiso","Qormo"],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/04\/02\/canjeero-xabashi-lagu-kariyay-khamri\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/04\/02\/canjeero-xabashi-lagu-kariyay-khamri\/","name":"Canjeero xabashi lagu kariyay Khamri - SOMALILAND MAANTA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/04\/02\/canjeero-xabashi-lagu-kariyay-khamri\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/04\/02\/canjeero-xabashi-lagu-kariyay-khamri\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/c3b4a83f2109fcdb19c3666ec5db8df6.jpg","datePublished":"2023-04-02T11:15:38+00:00","dateModified":"2023-06-30T17:18:42+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/04\/02\/canjeero-xabashi-lagu-kariyay-khamri\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/04\/02\/canjeero-xabashi-lagu-kariyay-khamri\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/04\/02\/canjeero-xabashi-lagu-kariyay-khamri\/#primaryimage","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/c3b4a83f2109fcdb19c3666ec5db8df6.jpg","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/c3b4a83f2109fcdb19c3666ec5db8df6.jpg","width":640,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/04\/02\/canjeero-xabashi-lagu-kariyay-khamri\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Canjeero xabashi lagu kariyay Khamri"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","name":"SOMALILAND MAANTA","description":"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh","publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization","name":"SOMALILAND MAANTA","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","width":500,"height":500,"caption":"SOMALILAND MAANTA"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb","name":"Qoraha Qormooyinka","sameAs":["https:\/\/soomaal.net\/qormo"],"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"}]}},"views":35,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2145","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2145"}],"version-history":[{"count":10,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2145\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2281,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2145\/revisions\/2281"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2150"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2145"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2145"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2145"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}