{"id":209,"date":"2022-05-16T08:53:31","date_gmt":"2022-05-16T08:53:31","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=209"},"modified":"2023-03-14T11:11:15","modified_gmt":"2023-03-14T11:11:15","slug":"waa-illaahay-mahadii-mar-hadaanan-arkeyn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/05\/16\/waa-illaahay-mahadii-mar-hadaanan-arkeyn\/","title":{"rendered":"Waa Illaahay Mahadii Mar Hadaanan Arkeyn&#8230;"},"content":{"rendered":"\n<p>Laba reer oo isla deganaan jiray, ayaa joogto isu dili jiray, haddana marka ay damcaan iney colaadda damiyaan, waxay isku sheegan jireen diyo ama mag. <\/p>\n\n\n\n<p>Diyadu waa qaali, oo waxaa la isku tirsanayaa inta qof ee uu dhinac walba dilay iyo inta laga dilay, halkii qofna waxaa laga bixiyaa boqol neef oo geel ah, caadaduna waxa ay aheyd inuu reer walba sheegto in laga dilay tiro ka badan inta lagu sheeganaayo. <\/p>\n\n\n\n<p>Marka ay dhici weydo in la xaqiijiyo xisaabta runta ah, waxaa qasab noqon jirtay in la dhaarto oo kitaab gacanta la geliyo. <\/p>\n\n\n\n<p>Nin ka soo jeeda reer ka mid ah labada reer, ayaa wuxuu qeyb ka ahaan jiray ragga ay reerkiisa mar walba u soo saaraan inuu dhaarto. <\/p>\n\n\n\n<p>Muddo kadib ninkii ayaa beelay araggii. <\/p>\n\n\n\n<p>Odeyaal tol la ah ayaa maalin maalmaha ka mid ah ku yiri &#8220;<em>hebelow dhaartii beenta aheyd ee aad Kitaabka ku dhaaran jirtay ayaa malaha kuugu wacan indha beelka<\/em>&#8220;. <\/p>\n\n\n\n<p>Odeygii indhaha beelay biyaba uma soo cabin jawaabtii ee wuxuu yiri &#8220;<em>waa Illahey mahaddii mar haddaanan arkeyn reer hebel oo horteyda maraya<\/em>&#8220;.<\/p>\n\n\n\n<p>Waxa Qoray: <a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/aliosoble?__cft__[0]=AZX9KYVCuLK81T_RDI_TPxf1gEs-xVFJqVa9umHpFvZNUfTF1VS_bEmZofheDPTcGsfVUdtz9AZKOYvDQWTYzvMM3qZMAesPud9OZ4ErQxk61pkQPDrfh1zsqO3CwaRLQdVjh9TEaG2Y1Hi_enZOvDCZeStJEW8QHZsrPCAAB8hEMA&amp;__tn__=-UC%2CP-R\"><strong>Ali A. Osoble<\/strong><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Laba reer oo isla deganaan jiray, ayaa joogto isu dili jiray, haddana marka ay damcaan iney colaadda damiyaan, waxay isku sheegan jireen diyo ama mag. Diyadu waa qaali, oo waxaa la isku tirsanayaa inta qof ee uu dhinac walba dilay iyo inta laga dilay, halkii qofna waxaa laga bixiyaa boqol neef oo geel ah, caadaduna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":210,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,56],"tags":[],"class_list":["post-209","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-qormo","category-sheeko"],"magazineBlocksPostFeaturedMedia":{"thumbnail":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/dhaar-150x150.jpg","medium":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/dhaar-300x200.jpg","medium_large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/dhaar-768x512.jpg","large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/dhaar.jpg","1536x1536":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/dhaar.jpg","2048x2048":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/dhaar.jpg"},"magazineBlocksPostAuthor":{"name":"Qoraha Qormooyinka","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g"},"magazineBlocksPostCommentsNumber":"0","magazineBlocksPostExcerpt":"Laba reer oo isla deganaan jiray, ayaa joogto isu dili jiray, haddana marka ay damcaan iney colaadda damiyaan, waxay isku sheegan jireen diyo ama mag. Diyadu waa qaali, oo waxaa la isku tirsanayaa inta qof ee uu dhinac walba dilay iyo inta laga dilay, halkii qofna waxaa laga bixiyaa boqol neef oo geel ah, caadaduna [&hellip;]","magazineBlocksPostCategories":["Qormo","Sheeko"],"magazineBlocksPostViewCount":8,"magazineBlocksPostReadTime":1,"magazine_blocks_featured_image_url":{"full":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/dhaar.jpg",1024,683,false],"medium":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/dhaar-300x200.jpg",300,200,true],"thumbnail":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/dhaar-150x150.jpg",150,150,true]},"magazine_blocks_author":{"display_name":"Qoraha Qormooyinka","author_link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"},"magazine_blocks_comment":0,"magazine_blocks_author_image":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g","magazine_blocks_category":"<a href=\"#\" class=\"category-link category-link-1\">Qormo<\/a> <a href=\"#\" class=\"category-link category-link-56\">Sheeko<\/a>","yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Waa Illaahay Mahadii Mar Hadaanan Arkeyn... - SOMALILAND MAANTA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Waa Illaahay Mahadii Mar Hadaanan Arkeyn... - SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Laba reer oo isla deganaan jiray, ayaa joogto isu dili jiray, haddana marka ay damcaan iney colaadda damiyaan, waxay isku sheegan jireen diyo ama mag. Diyadu waa qaali, oo waxaa la isku tirsanayaa inta qof ee uu dhinac walba dilay iyo inta laga dilay, halkii qofna waxaa laga bixiyaa boqol neef oo geel ah, caadaduna [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/05\/16\/waa-illaahay-mahadii-mar-hadaanan-arkeyn\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-05-16T08:53:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-03-14T11:11:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/dhaar.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"683\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/05\/16\/waa-illaahay-mahadii-mar-hadaanan-arkeyn\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/05\/16\/waa-illaahay-mahadii-mar-hadaanan-arkeyn\/\"},\"author\":{\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\"},\"headline\":\"Waa Illaahay Mahadii Mar Hadaanan Arkeyn&#8230;\",\"datePublished\":\"2022-05-16T08:53:31+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-14T11:11:15+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/05\/16\/waa-illaahay-mahadii-mar-hadaanan-arkeyn\/\"},\"wordCount\":186,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/05\/16\/waa-illaahay-mahadii-mar-hadaanan-arkeyn\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/dhaar.jpg\",\"articleSection\":[\"Qormo\",\"Sheeko\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/05\/16\/waa-illaahay-mahadii-mar-hadaanan-arkeyn\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/05\/16\/waa-illaahay-mahadii-mar-hadaanan-arkeyn\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/05\/16\/waa-illaahay-mahadii-mar-hadaanan-arkeyn\/\",\"name\":\"Waa Illaahay Mahadii Mar Hadaanan Arkeyn... - SOMALILAND MAANTA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/05\/16\/waa-illaahay-mahadii-mar-hadaanan-arkeyn\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/05\/16\/waa-illaahay-mahadii-mar-hadaanan-arkeyn\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/dhaar.jpg\",\"datePublished\":\"2022-05-16T08:53:31+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-14T11:11:15+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/05\/16\/waa-illaahay-mahadii-mar-hadaanan-arkeyn\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/05\/16\/waa-illaahay-mahadii-mar-hadaanan-arkeyn\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/05\/16\/waa-illaahay-mahadii-mar-hadaanan-arkeyn\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/dhaar.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/dhaar.jpg\",\"width\":1024,\"height\":683,\"caption\":\"Hand on the Holy Koran or Quran (Muslim Holy Book) book isolated on white\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/05\/16\/waa-illaahay-mahadii-mar-hadaanan-arkeyn\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Waa Illaahay Mahadii Mar Hadaanan Arkeyn&#8230;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"description\":\"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"width\":500,\"height\":500,\"caption\":\"SOMALILAND MAANTA\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\",\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"sameAs\":[\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\"],\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Waa Illaahay Mahadii Mar Hadaanan Arkeyn... - SOMALILAND MAANTA","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Waa Illaahay Mahadii Mar Hadaanan Arkeyn... - SOMALILAND MAANTA","og_description":"Laba reer oo isla deganaan jiray, ayaa joogto isu dili jiray, haddana marka ay damcaan iney colaadda damiyaan, waxay isku sheegan jireen diyo ama mag. Diyadu waa qaali, oo waxaa la isku tirsanayaa inta qof ee uu dhinac walba dilay iyo inta laga dilay, halkii qofna waxaa laga bixiyaa boqol neef oo geel ah, caadaduna [&hellip;]","og_url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/05\/16\/waa-illaahay-mahadii-mar-hadaanan-arkeyn\/","og_site_name":"SOMALILAND MAANTA","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed","article_published_time":"2022-05-16T08:53:31+00:00","article_modified_time":"2023-03-14T11:11:15+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":683,"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/dhaar.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Qoraha Qormooyinka","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Qoraha Qormooyinka","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/05\/16\/waa-illaahay-mahadii-mar-hadaanan-arkeyn\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/05\/16\/waa-illaahay-mahadii-mar-hadaanan-arkeyn\/"},"author":{"name":"Qoraha Qormooyinka","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb"},"headline":"Waa Illaahay Mahadii Mar Hadaanan Arkeyn&#8230;","datePublished":"2022-05-16T08:53:31+00:00","dateModified":"2023-03-14T11:11:15+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/05\/16\/waa-illaahay-mahadii-mar-hadaanan-arkeyn\/"},"wordCount":186,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/05\/16\/waa-illaahay-mahadii-mar-hadaanan-arkeyn\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/dhaar.jpg","articleSection":["Qormo","Sheeko"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/05\/16\/waa-illaahay-mahadii-mar-hadaanan-arkeyn\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/05\/16\/waa-illaahay-mahadii-mar-hadaanan-arkeyn\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/05\/16\/waa-illaahay-mahadii-mar-hadaanan-arkeyn\/","name":"Waa Illaahay Mahadii Mar Hadaanan Arkeyn... - SOMALILAND MAANTA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/05\/16\/waa-illaahay-mahadii-mar-hadaanan-arkeyn\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/05\/16\/waa-illaahay-mahadii-mar-hadaanan-arkeyn\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/dhaar.jpg","datePublished":"2022-05-16T08:53:31+00:00","dateModified":"2023-03-14T11:11:15+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/05\/16\/waa-illaahay-mahadii-mar-hadaanan-arkeyn\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/05\/16\/waa-illaahay-mahadii-mar-hadaanan-arkeyn\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/05\/16\/waa-illaahay-mahadii-mar-hadaanan-arkeyn\/#primaryimage","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/dhaar.jpg","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/dhaar.jpg","width":1024,"height":683,"caption":"Hand on the Holy Koran or Quran (Muslim Holy Book) book isolated on white"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/05\/16\/waa-illaahay-mahadii-mar-hadaanan-arkeyn\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Waa Illaahay Mahadii Mar Hadaanan Arkeyn&#8230;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","name":"SOMALILAND MAANTA","description":"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh","publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization","name":"SOMALILAND MAANTA","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","width":500,"height":500,"caption":"SOMALILAND MAANTA"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb","name":"Qoraha Qormooyinka","sameAs":["https:\/\/soomaal.net\/qormo"],"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"}]}},"views":298,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/209","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=209"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/209\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":211,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/209\/revisions\/211"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/210"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=209"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=209"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=209"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}