{"id":2079,"date":"2023-03-27T08:31:30","date_gmt":"2023-03-27T08:31:30","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=2079"},"modified":"2023-03-27T08:31:34","modified_gmt":"2023-03-27T08:31:34","slug":"quraanku-habkii-uu-inagu-soo-gaadhay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/quraanku-habkii-uu-inagu-soo-gaadhay\/","title":{"rendered":"Qur&#8217;aanku Habkii Uu Inagu Soo Gaadhay!"},"content":{"rendered":"\n<p>Qur\u00e1anku waxa uu soo maray dhowr marxaladood, oo ay midiba mid ku xigtay, si looga ilaaliyo cadawga, oo loo keydiyo.<\/p>\n\n\n\n<ul class=\"wp-block-list\"><li><strong>Marxaladii 1<\/strong><strong><sup>aad<\/sup><\/strong><strong>:<\/strong> waxa ay soo bilaabantay xilligii uu Nebi Muxamed RABBI Naxariis iyo Nabadgelyo Ha Siiyo\u00e9 uu noolaa.<\/li><li>Marxaladani waxa Qur\u00e1anka lagu ilaaliyay, oo lagu keydin jiray Qalbiga, dadku way xiftiyi jireen kolba inta aayadood ee soo degta, mararka qaarkoodna waxa ay asxaabtu ku qori jireen shaygii leh balaadh wax lagu qori karo, sida;<\/li><\/ul>\n\n\n\n<ol class=\"wp-block-list\"><li>Looxa ama Laamaha bal-balaadhan.<\/li><li>Haraga la magdiyay.<\/li><li>Dhagaxaanta bal-balaadhan.<\/li><li>Lafta Garabka ama Misigta xoolaha.<\/li><li>Iyo wixii la mid ah.<\/li><\/ol>\n\n\n\n<ul class=\"wp-block-list\"><li><strong>Marxaladii 2<\/strong><strong><sup>aad<\/sup><\/strong><strong>:<\/strong> waxa ay soo bilaabantay xilligii uu Abu Bakar Sidiiq RABBI Raali Ha Ka Noqdee aha Madaxweynaha muslimiinta, sanadkii 12<sup>aad<\/sup> ee Hijriyada.<\/li><\/ul>\n\n\n\n<ul class=\"wp-block-list\"><li>Marxaladani in ay bilaabanto waxa sabab u ahaa, waxa ku dhintay dagaalkii Yamamah rag badan oo xufaad ahaa, oo uu ka mid ahaa Saalim Mawlaa Abii Xudeyfa RABBI Raali Ha Ka Noqdee, Saalim waxa uu ka mid ahaa raggii uu Nebigu asxaabta ku sii dardaaray, in ay Qur\u00e1anka ka dhigtaan ama ka akhristaan, kadibna waxa uu Madaxweynihii muslimiinta ee Abu Bakar Sidiiq RABBI Raali Ha Ka Noqdee uu amray in la ururiyo Qur\u00e1anka, oo la qoro, si aanu u dayacmin, waxa la sheegay in uu taladaasi lahaa Cumar Bin Khadaab RABBI Raali Ha Ka Noqdee, oo lagu yaqaanay il-dheeraan iyo go\u00e1an adayg.<\/li><li>Abu Bakar iyo Cumar RABBI Raali Ha Ka Noqdo labadoodaba\u00e9 waxa ay u yeedheen Sayd Bin Saabit, oo ahaa asxaabigii waxyiga ka qori jiray Nebiga, waxa ay u sheegeen, in uu ka soo ururiyo Qur\u00e1anka meel kasta oo uu yaalo, mid qoran iyo mid qalbiga lagu xiftiyayba, oo uu meel kaliya isugu keeno.<\/li><li>Markii uu hawshaasi soo dhameeyay, waxa uu u keenay Qur\u00e1ankii oo urursan Madaxweynihii muslimiinta Abu Bakar, isaga ayaa hayay ilaa uu ka geeriyooday.<\/li><li>Markii uu Abu Bakar dhintay waxa hayay Madaxweynihii ku xigay Cumar.<\/li><li>Markii uu Cumar-na dhintay waxa hayay waraaqahaasi inantiisii Xafsa Bintu Cumar.<\/li><li><strong>Marxaladii 3<\/strong><strong><sup>aad<\/sup><\/strong><strong>:<\/strong> waxa ay bilaabantay xilligii uu Cusmaan Bin Cafaan RABBI Raali Ha Ka Noqdee ahaa Madaxweynaha muslimiinta, sanadkii 25<sup>aad<\/sup> ee Hijriyada.<\/li><\/ul>\n\n\n\n<ul class=\"wp-block-list\"><li>Marxaladani in ay bilaabanto waxa sabab u ahaa, kala duwanaanshihii hab-akhriska Qur\u00e1anka oo keenay in ay asxaabtu ku kala aragti duwanaadeen, kadibna si hab-akhriska 7<sup>da<\/sup> ama 10<sup>ka<\/sup> ah ee jira khilaafkoodu u soo koobmo, waxa uu Madaxweynihii muslimiinta ee Cusmaan Bin Cafaan RABBI Raali Ha Ka Noqdee amar ku bixiyay, in hal hab-akhris muslimiintu ay ku midoobaan.<\/li><li>Hab-akhriskii uu Madaxweyne Cusmaan Bin Cafaan RABBI Raali Ha Ka Noqdee uu doortay waa ka aynu ilaa maanta haysano, ee kutubta yaala dhulalka muslimiinta badankoodu ay ku qoran yihiin.<\/li><li>Hab-akhriskaasi waxa Nebiga inooga soo weriyay RABBI Raali Ha Ka Noqdee Imaam Caasim Kuufi, waxa Caasim inooga soo gudbiyay Xafsah Bin Suleymaan, oo ah ka loogu magac-daray musxafka ama kitaabka aynu maanta ka akhrisanno Qur\u00e1anka.<\/li><li><strong>Marxaladii 4<\/strong><strong><sup>aad<\/sup><\/strong>: waxa ay bilaabantay xilligii uu Cali Bin Abii Daalib Rabbi Raali Ha Ka Noqdo\u2019e ahaa Madaxweynaha Muslimiinta.<\/li><li>Marxaladani in ay bilaabanto waxa sabab u ahaa; markii ay Dawladii Islaamku ku fiday caalamka, dad badan oo cajam ah, oo afaf kala du-duwan ku hadlaya ayaa soo islaamay, kadibna Qur\u2019aanka akhriskiisii ayaa dhibaato ka timid, oo xarakadii xuruufta ayaa qofba si gooni ah u akhristay, kadibna Madaxweyne Cali Bin Abii Daalib waxa uu amar ku bixiyay in la dejiyo Naxwihii Af-Carabiga, si loo barto goorta xarafka la kor-dhigayo iyo goorta la hoos-dhigayo iyo goorta la godayo ama la reebayo.<\/li><\/ul>\n\n\n\n<p>Waxa uu Madaxweyne Cali Bin Abii Daalib hawshaasi u xilsaaray Illaahay Ha u Naxariisto\u2019e, nin magaciisa la inoogu sheegay <strong>Abu Aswad Al-Du\u2019ali\u2026<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p>Dadaalkaasi ayaa la galiyay diinta, oo ay inagu soo gaadhay, rag baa u tafa-xaytay, oo nafta u huray sidii diintu ay u noqon lahayd mid sareysa, waxa ay difaac adag u galeen sidii aanay cadawgu u heli lahayn gol-daloolo ama meel ay ka soo weeraraan diinta, waxa ay ku difaaceen diinta af iyo addinba, RABBI-na Weynaa Oo Wanaagsanaaye wuu ku sharfay dadaalkaasi, oo sabab ayaa uu uga dhigay in ay diintu ina soo gaadho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qur\u00e1anku waxa uu soo maray dhowr marxaladood, oo ay midiba mid ku xigtay, si looga ilaaliyo cadawga, oo loo keydiyo. Marxaladii 1aad: waxa ay soo bilaabantay xilligii uu Nebi Muxamed RABBI Naxariis iyo Nabadgelyo Ha Siiyo\u00e9 uu noolaa. Marxaladani waxa Qur\u00e1anka lagu ilaaliyay, oo lagu keydin jiray Qalbiga, dadku way xiftiyi jireen kolba inta aayadood [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2077,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[62,1],"tags":[],"class_list":["post-2079","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-diinta","category-qormo"],"magazineBlocksPostFeaturedMedia":{"thumbnail":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal-1-150x150.jpg","medium":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal-1-300x200.jpg","medium_large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal-1-768x512.jpg","large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal-1.jpg","1536x1536":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal-1.jpg","2048x2048":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal-1.jpg"},"magazineBlocksPostAuthor":{"name":"Qoraha Qormooyinka","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g"},"magazineBlocksPostCommentsNumber":"1","magazineBlocksPostExcerpt":"Qur\u00e1anku waxa uu soo maray dhowr marxaladood, oo ay midiba mid ku xigtay, si looga ilaaliyo cadawga, oo loo keydiyo. Marxaladii 1aad: waxa ay soo bilaabantay xilligii uu Nebi Muxamed RABBI Naxariis iyo Nabadgelyo Ha Siiyo\u00e9 uu noolaa. Marxaladani waxa Qur\u00e1anka lagu ilaaliyay, oo lagu keydin jiray Qalbiga, dadku way xiftiyi jireen kolba inta aayadood [&hellip;]","magazineBlocksPostCategories":["Diinta","Qormo"],"magazineBlocksPostViewCount":7,"magazineBlocksPostReadTime":4,"magazine_blocks_featured_image_url":{"full":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal-1.jpg",900,600,false],"medium":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal-1-300x200.jpg",300,200,true],"thumbnail":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal-1-150x150.jpg",150,150,true]},"magazine_blocks_author":{"display_name":"Qoraha Qormooyinka","author_link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"},"magazine_blocks_comment":1,"magazine_blocks_author_image":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g","magazine_blocks_category":"<a href=\"#\" class=\"category-link category-link-62\">Diinta<\/a> <a href=\"#\" class=\"category-link category-link-1\">Qormo<\/a>","yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qur&#039;aanku Habkii Uu Inagu Soo Gaadhay! - SOMALILAND MAANTA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qur&#039;aanku Habkii Uu Inagu Soo Gaadhay! - SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qur\u00e1anku waxa uu soo maray dhowr marxaladood, oo ay midiba mid ku xigtay, si looga ilaaliyo cadawga, oo loo keydiyo. Marxaladii 1aad: waxa ay soo bilaabantay xilligii uu Nebi Muxamed RABBI Naxariis iyo Nabadgelyo Ha Siiyo\u00e9 uu noolaa. Marxaladani waxa Qur\u00e1anka lagu ilaaliyay, oo lagu keydin jiray Qalbiga, dadku way xiftiyi jireen kolba inta aayadood [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/quraanku-habkii-uu-inagu-soo-gaadhay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-27T08:31:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-03-27T08:31:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"900\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/quraanku-habkii-uu-inagu-soo-gaadhay\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/quraanku-habkii-uu-inagu-soo-gaadhay\/\"},\"author\":{\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\"},\"headline\":\"Qur&#8217;aanku Habkii Uu Inagu Soo Gaadhay!\",\"datePublished\":\"2023-03-27T08:31:30+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-27T08:31:34+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/quraanku-habkii-uu-inagu-soo-gaadhay\/\"},\"wordCount\":674,\"commentCount\":1,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/quraanku-habkii-uu-inagu-soo-gaadhay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal-1.jpg\",\"articleSection\":[\"Diinta\",\"Qormo\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/quraanku-habkii-uu-inagu-soo-gaadhay\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/quraanku-habkii-uu-inagu-soo-gaadhay\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/quraanku-habkii-uu-inagu-soo-gaadhay\/\",\"name\":\"Qur'aanku Habkii Uu Inagu Soo Gaadhay! - SOMALILAND MAANTA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/quraanku-habkii-uu-inagu-soo-gaadhay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/quraanku-habkii-uu-inagu-soo-gaadhay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal-1.jpg\",\"datePublished\":\"2023-03-27T08:31:30+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-27T08:31:34+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/quraanku-habkii-uu-inagu-soo-gaadhay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/quraanku-habkii-uu-inagu-soo-gaadhay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/quraanku-habkii-uu-inagu-soo-gaadhay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal-1.jpg\",\"width\":900,\"height\":600},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/quraanku-habkii-uu-inagu-soo-gaadhay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qur&#8217;aanku Habkii Uu Inagu Soo Gaadhay!\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"description\":\"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"width\":500,\"height\":500,\"caption\":\"SOMALILAND MAANTA\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\",\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"sameAs\":[\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\"],\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qur'aanku Habkii Uu Inagu Soo Gaadhay! - SOMALILAND MAANTA","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qur'aanku Habkii Uu Inagu Soo Gaadhay! - SOMALILAND MAANTA","og_description":"Qur\u00e1anku waxa uu soo maray dhowr marxaladood, oo ay midiba mid ku xigtay, si looga ilaaliyo cadawga, oo loo keydiyo. Marxaladii 1aad: waxa ay soo bilaabantay xilligii uu Nebi Muxamed RABBI Naxariis iyo Nabadgelyo Ha Siiyo\u00e9 uu noolaa. Marxaladani waxa Qur\u00e1anka lagu ilaaliyay, oo lagu keydin jiray Qalbiga, dadku way xiftiyi jireen kolba inta aayadood [&hellip;]","og_url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/quraanku-habkii-uu-inagu-soo-gaadhay\/","og_site_name":"SOMALILAND MAANTA","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed","article_published_time":"2023-03-27T08:31:30+00:00","article_modified_time":"2023-03-27T08:31:34+00:00","og_image":[{"width":900,"height":600,"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Qoraha Qormooyinka","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Qoraha Qormooyinka","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/quraanku-habkii-uu-inagu-soo-gaadhay\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/quraanku-habkii-uu-inagu-soo-gaadhay\/"},"author":{"name":"Qoraha Qormooyinka","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb"},"headline":"Qur&#8217;aanku Habkii Uu Inagu Soo Gaadhay!","datePublished":"2023-03-27T08:31:30+00:00","dateModified":"2023-03-27T08:31:34+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/quraanku-habkii-uu-inagu-soo-gaadhay\/"},"wordCount":674,"commentCount":1,"publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/quraanku-habkii-uu-inagu-soo-gaadhay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal-1.jpg","articleSection":["Diinta","Qormo"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/quraanku-habkii-uu-inagu-soo-gaadhay\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/quraanku-habkii-uu-inagu-soo-gaadhay\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/quraanku-habkii-uu-inagu-soo-gaadhay\/","name":"Qur'aanku Habkii Uu Inagu Soo Gaadhay! - SOMALILAND MAANTA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/quraanku-habkii-uu-inagu-soo-gaadhay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/quraanku-habkii-uu-inagu-soo-gaadhay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal-1.jpg","datePublished":"2023-03-27T08:31:30+00:00","dateModified":"2023-03-27T08:31:34+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/quraanku-habkii-uu-inagu-soo-gaadhay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/quraanku-habkii-uu-inagu-soo-gaadhay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/quraanku-habkii-uu-inagu-soo-gaadhay\/#primaryimage","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal-1.jpg","width":900,"height":600},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/quraanku-habkii-uu-inagu-soo-gaadhay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qur&#8217;aanku Habkii Uu Inagu Soo Gaadhay!"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","name":"SOMALILAND MAANTA","description":"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh","publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization","name":"SOMALILAND MAANTA","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","width":500,"height":500,"caption":"SOMALILAND MAANTA"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb","name":"Qoraha Qormooyinka","sameAs":["https:\/\/soomaal.net\/qormo"],"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"}]}},"views":294,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2079","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2079"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2079\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2080,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2079\/revisions\/2080"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2077"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2079"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2079"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2079"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}