{"id":2076,"date":"2023-03-27T08:30:17","date_gmt":"2023-03-27T08:30:17","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=2076"},"modified":"2023-03-27T08:30:22","modified_gmt":"2023-03-27T08:30:22","slug":"waxyi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/waxyi\/","title":{"rendered":"Waxyi"},"content":{"rendered":"\n<p>Waxyiga marka la sharxayo, waxa lagu macneeyaa in uu yahay:<\/p>\n\n\n\n<ul class=\"wp-block-list\"><li>Habka uu RABBI Weynaa Oo Wanaagsanaaye uu u gaadhsiiyo anbiyadiisa, wixii uu doonayo in uu u sheego ama ay ogaadaan, sida shuruucda samaawiga ah iyo wararka xaga sare uga imanaya, iyada oo habkaasi uu yahay mid dadka kale ka qarsoon.<\/li><li>Waxa uu u qaybsamaa waxyigu dhowr nooc, sida ay sheegayso Aayada 51<sup>aad<\/sup> Ee ku jirta Suurada Ash-Shuura<\/li><\/ul>\n\n\n\n<p class=\"has-text-align-right\"><strong> \u0648\u064e\u0645\u064e\u0627 \u0643\u064e\u0627\u0646\u064e \u0644\u0650\u0628\u064e\u0634\u064e\u0631\u064d \u0623\u064e\u0646 \u064a\u064f\u0643\u064e\u0644\u0650\u0651\u0645\u064e\u0647\u064f \u0627\u0644\u0644\u064e\u0651\u0647\u064f <\/strong><strong>\u0625\u0650\u0644\u064e\u0651\u0627 \u0648\u064e\u062d\u0652\u064a\u064b\u0627 \u0623\u064e\u0648\u0652 \u0645\u0650\u0646 \u0648\u064e\u0631\u064e\u0627\u0621\u0650 \u062d\u0650\u062c\u064e\u0627\u0628\u064d \u0623\u064e\u0648\u0652 \u064a\u064f\u0631\u0652\u0633\u0650\u0644\u064e<\/strong><strong> <\/strong><strong>\u0631\u064e\u0633\u064f\u0648\u0644\u064b\u0627 \u0641\u064e\u064a\u064f\u0648\u062d\u0650\u064a\u064e \u0628\u0650\u0625\u0650\u0630\u0652\u0646\u0650\u0647\u0650 \u0645\u064e\u0627 \u064a\u064e\u0634\u064e\u0627\u0621\u064f<\/strong><strong> <\/strong><strong>\u06da<\/strong><strong> \u0625\u0650\u0646\u064e\u0651\u0647\u064f \u0639\u064e\u0644\u0650\u064a\u064c\u0651 \u062d\u064e\u0643\u0650\u064a\u0645\u064c <\/strong><\/p>\n\n\n\n<p>Waxa ay kala yihiin noocyadaasi:<\/p>\n\n\n\n<ul class=\"wp-block-list\"><li><strong>Ilhaam<\/strong>: waa in Nebiga qalbigiisa lagu soo tuuro wararka iyo ogeysiisyada RABBI xagiisa uga imanaya, isaga oo Nebiguna aanu ka shakiyaynin warkaasi, ee uu si xaqiiq ah u qaadanayo, maxaa yeelay; inta aan Nebiga waxyiga lagu bilaabin, waxa la tusaa Aayado ama Mucjisooyin loogu sheegayo in uu yahay Nebi RABBI Weynaa Oo Wanaagsanaaye uu ka doortay dadka dhexdiisa&#8230;<ul><li>Ilhaamku Nebiga wuu ugu yimaadaa jiifka iyo soo-jeedka labadaba&#8230;<\/li><li>Ilhaamku waa ka inta badan loo yaqaano waxyiga, maxaa yeelay; noocan ayaa ku badan Anbiyada.<\/li><\/ul><\/li><li><strong>Hadal Toos ah<\/strong> oo RABBI Weynaa Oo Wanaagsanaaye uu warka iyo ogeysiisyada ugu soo gudbiyo Nebiga, iyada oo Nebigu aanu arkaynin muuqaalka Illaahay Weynaa Oo Wanaagsanaaye&#8230;<\/li><li><strong>In RABBI Weynaa Oo Wanaagsanaaye<\/strong> wararka iyo ogeysiisyada uu ugu soo dhiibo Nebiga cid kale, gaar ahaan Malaa\u00edgta sida; Malaku Jibriil.<ul><li>Malagu marka uu u keenayo Nebiga wararka iyo ogeysiisyada, waxa uu ula kulmaa sadex nooc:<ul><li>Inuu ugu yimaado muuqaalkiisii dhabta ahaa, ee uu malagaasi RABBI u abuuray.<\/li><li>Inuu ugu yimaado muuqaal kale, sida mid ka mid ah dadka Nebiga ka ag dhaw, iyada oo Nebiguna aanu ka shakiyaynin, laakiin uu ku qanacsan yahay malagga.<\/li><li>Inuu ugu yimaado si qarsoon, oo aanu Nebigu muuqaalka malaga arkeynin, laakiin uu codkiisa iyo hadalkiisa uu maqlayo.<\/li><\/ul><\/li><\/ul><\/li><\/ul>\n\n\n\n<hr class=\"wp-block-separator has-alpha-channel-opacity\"\/>\n\n\n\n<p>Waxyigu waxa kale oo uu u qaybsamaa laba nooc, oo kala ah: Qur\u00e1an Iyo Xadiis<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxyiga marka la sharxayo, waxa lagu macneeyaa in uu yahay: Habka uu RABBI Weynaa Oo Wanaagsanaaye uu u gaadhsiiyo anbiyadiisa, wixii uu doonayo in uu u sheego ama ay ogaadaan, sida shuruucda samaawiga ah iyo wararka xaga sare uga imanaya, iyada oo habkaasi uu yahay mid dadka kale ka qarsoon. Waxa uu u qaybsamaa waxyigu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2077,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[62,1],"tags":[],"class_list":["post-2076","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-diinta","category-qormo"],"magazineBlocksPostFeaturedMedia":{"thumbnail":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal-1-150x150.jpg","medium":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal-1-300x200.jpg","medium_large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal-1-768x512.jpg","large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal-1.jpg","1536x1536":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal-1.jpg","2048x2048":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal-1.jpg"},"magazineBlocksPostAuthor":{"name":"Qoraha Qormooyinka","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g"},"magazineBlocksPostCommentsNumber":"0","magazineBlocksPostExcerpt":"Waxyiga marka la sharxayo, waxa lagu macneeyaa in uu yahay: Habka uu RABBI Weynaa Oo Wanaagsanaaye uu u gaadhsiiyo anbiyadiisa, wixii uu doonayo in uu u sheego ama ay ogaadaan, sida shuruucda samaawiga ah iyo wararka xaga sare uga imanaya, iyada oo habkaasi uu yahay mid dadka kale ka qarsoon. Waxa uu u qaybsamaa waxyigu [&hellip;]","magazineBlocksPostCategories":["Diinta","Qormo"],"magazineBlocksPostViewCount":10,"magazineBlocksPostReadTime":2,"magazine_blocks_featured_image_url":{"full":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal-1.jpg",900,600,false],"medium":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal-1-300x200.jpg",300,200,true],"thumbnail":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal-1-150x150.jpg",150,150,true]},"magazine_blocks_author":{"display_name":"Qoraha Qormooyinka","author_link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"},"magazine_blocks_comment":0,"magazine_blocks_author_image":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g","magazine_blocks_category":"<a href=\"#\" class=\"category-link category-link-62\">Diinta<\/a> <a href=\"#\" class=\"category-link category-link-1\">Qormo<\/a>","yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Waxyi - SOMALILAND MAANTA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Waxyi - SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxyiga marka la sharxayo, waxa lagu macneeyaa in uu yahay: Habka uu RABBI Weynaa Oo Wanaagsanaaye uu u gaadhsiiyo anbiyadiisa, wixii uu doonayo in uu u sheego ama ay ogaadaan, sida shuruucda samaawiga ah iyo wararka xaga sare uga imanaya, iyada oo habkaasi uu yahay mid dadka kale ka qarsoon. Waxa uu u qaybsamaa waxyigu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/waxyi\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-27T08:30:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-03-27T08:30:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"900\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/waxyi\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/waxyi\/\"},\"author\":{\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\"},\"headline\":\"Waxyi\",\"datePublished\":\"2023-03-27T08:30:17+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-27T08:30:22+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/waxyi\/\"},\"wordCount\":291,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/waxyi\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal-1.jpg\",\"articleSection\":[\"Diinta\",\"Qormo\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/waxyi\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/waxyi\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/waxyi\/\",\"name\":\"Waxyi - SOMALILAND MAANTA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/waxyi\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/waxyi\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal-1.jpg\",\"datePublished\":\"2023-03-27T08:30:17+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-27T08:30:22+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/waxyi\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/waxyi\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/waxyi\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal-1.jpg\",\"width\":900,\"height\":600},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/waxyi\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Waxyi\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"description\":\"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"width\":500,\"height\":500,\"caption\":\"SOMALILAND MAANTA\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\",\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"sameAs\":[\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\"],\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Waxyi - SOMALILAND MAANTA","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Waxyi - SOMALILAND MAANTA","og_description":"Waxyiga marka la sharxayo, waxa lagu macneeyaa in uu yahay: Habka uu RABBI Weynaa Oo Wanaagsanaaye uu u gaadhsiiyo anbiyadiisa, wixii uu doonayo in uu u sheego ama ay ogaadaan, sida shuruucda samaawiga ah iyo wararka xaga sare uga imanaya, iyada oo habkaasi uu yahay mid dadka kale ka qarsoon. Waxa uu u qaybsamaa waxyigu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/waxyi\/","og_site_name":"SOMALILAND MAANTA","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed","article_published_time":"2023-03-27T08:30:17+00:00","article_modified_time":"2023-03-27T08:30:22+00:00","og_image":[{"width":900,"height":600,"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Qoraha Qormooyinka","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Qoraha Qormooyinka","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/waxyi\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/waxyi\/"},"author":{"name":"Qoraha Qormooyinka","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb"},"headline":"Waxyi","datePublished":"2023-03-27T08:30:17+00:00","dateModified":"2023-03-27T08:30:22+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/waxyi\/"},"wordCount":291,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/waxyi\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal-1.jpg","articleSection":["Diinta","Qormo"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/waxyi\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/waxyi\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/waxyi\/","name":"Waxyi - SOMALILAND MAANTA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/waxyi\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/waxyi\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal-1.jpg","datePublished":"2023-03-27T08:30:17+00:00","dateModified":"2023-03-27T08:30:22+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/waxyi\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/waxyi\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/waxyi\/#primaryimage","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal-1.jpg","width":900,"height":600},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/waxyi\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Waxyi"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","name":"SOMALILAND MAANTA","description":"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh","publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization","name":"SOMALILAND MAANTA","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","width":500,"height":500,"caption":"SOMALILAND MAANTA"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb","name":"Qoraha Qormooyinka","sameAs":["https:\/\/soomaal.net\/qormo"],"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"}]}},"views":360,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2076","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2076"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2076\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2078,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2076\/revisions\/2078"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2077"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2076"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2076"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2076"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}