{"id":2071,"date":"2023-03-27T07:51:24","date_gmt":"2023-03-27T07:51:24","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=2071"},"modified":"2023-03-27T07:51:29","modified_gmt":"2023-03-27T07:51:29","slug":"awoodda-odhaahda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/awoodda-odhaahda\/","title":{"rendered":"Awoodda Odhaahda"},"content":{"rendered":"\n<p>Gabadh baa nin jaarkeeda ah ku tuhuntay tuugnimo, kadib maxkamadaa lageeyey ninkii, baadhitaan kadib waxay maxkamadu go&#8217;aamisay in aanu dembi lahayn.<\/p>\n\n\n\n<p>Ninkii wuxu maxkamada ku dacweeyey haweeneydii, oo wuxuu ku eedeeyey inay ku been abuuratay, haweeneydii waxay qaadigii maxkamada ku tidhi iyada oo is-difaacaysa &#8220;<em>qaadi hadal la iskuma xukumo, oo wax dhib ah ma leh<\/em>&#8220;<\/p>\n\n\n\n<p>Qaadigii wuxuu ku yidhi gabadhii: <em>waxaad warqad ku qortaa hadal, kadib jeex jeex oo wadada ku daadi, kadib soo noqo maalin kadib<\/em>, markii ay haweeneydii soo laabatay, ayuu qaadigii ku yidhi: <em>hadii aad waraaqdii aad googoysay soo ururin waydo, waxaan kugu xukumayaa 1 sano oo xabsi ah<\/em>.<\/p>\n\n\n\n<p>Haweeneydii waxay ku jawaabtay: <em>qaadi taasi macquul maaha, oo dabayshaa qaadatay, oo kala yaacisay<\/em>, qaadigii wuxuu ku yidhi: <em>waa sida hadalka aad ninkaas ka sheegtay oo kale, wuu faafay lamana soo qaban karo, sumcad-dilkii aad u geysatay iyo sharaftiisa aad dhaawacday<\/em>.<\/p>\n\n\n\n<p>Cibrada sheekada .<\/p>\n\n\n\n<p>Hadaba sheekadan waxaan ka faa&#8217;iidaynaa yaan la dhayalsan hadallada aan ku hadlayno, sababta oo ah si fudud buu ku ilaawayaa qofka yidhi, laakiin qofka lagu yidhi waxaa laga yaabaa inta uu nool yahay inuu xasuusnaado, hadalkaaguna saamayn noloshiisa ku yeesho.<\/p>\n\n\n\n<p><a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/groups\/4152131514820844\/user\/100011445185633\/?__cft__[0]=AZW8GdyxX2_d_xktj5wXOQDmoHfBg0ORjin7XFiSdWfTzJDyMcZbmuuLeo7JhRxTtPBs2Ht1SYBLFxIn1WwuDld_HykTPls7FGkCAgKljzPKeWTzXWiCqum0_qCei-YwHLnVOY0sC7Hr7x_r9X2iNxJEpye16ax-DciN7hcA_-u1i-qww_kQgxGB_kCciFz11cw&amp;__tn__=-UC%2CP-R\"><strong>Abdulahi Haydari<\/strong><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gabadh baa nin jaarkeeda ah ku tuhuntay tuugnimo, kadib maxkamadaa lageeyey ninkii, baadhitaan kadib waxay maxkamadu go&#8217;aamisay in aanu dembi lahayn. Ninkii wuxu maxkamada ku dacweeyey haweeneydii, oo wuxuu ku eedeeyey inay ku been abuuratay, haweeneydii waxay qaadigii maxkamada ku tidhi iyada oo is-difaacaysa &#8220;qaadi hadal la iskuma xukumo, oo wax dhib ah ma leh&#8220; [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1833,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,1],"tags":[],"class_list":["post-2071","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-maqaal","category-qormo"],"magazineBlocksPostFeaturedMedia":{"thumbnail":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Yaab-150x150.jpg","medium":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Yaab-300x194.jpg","medium_large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Yaab-768x496.jpg","large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Yaab.jpg","1536x1536":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Yaab.jpg","2048x2048":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Yaab.jpg"},"magazineBlocksPostAuthor":{"name":"Qoraha Qormooyinka","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g"},"magazineBlocksPostCommentsNumber":false,"magazineBlocksPostExcerpt":"Gabadh baa nin jaarkeeda ah ku tuhuntay tuugnimo, kadib maxkamadaa lageeyey ninkii, baadhitaan kadib waxay maxkamadu go&#8217;aamisay in aanu dembi lahayn. Ninkii wuxu maxkamada ku dacweeyey haweeneydii, oo wuxuu ku eedeeyey inay ku been abuuratay, haweeneydii waxay qaadigii maxkamada ku tidhi iyada oo is-difaacaysa &#8220;qaadi hadal la iskuma xukumo, oo wax dhib ah ma leh&#8220; [&hellip;]","magazineBlocksPostCategories":["Maqaal","Qormo"],"magazineBlocksPostViewCount":7,"magazineBlocksPostReadTime":1,"magazine_blocks_featured_image_url":{"full":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Yaab.jpg",800,517,false],"medium":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Yaab-300x194.jpg",300,194,true],"thumbnail":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Yaab-150x150.jpg",150,150,true]},"magazine_blocks_author":{"display_name":"Qoraha Qormooyinka","author_link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"},"magazine_blocks_comment":0,"magazine_blocks_author_image":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g","magazine_blocks_category":"<a href=\"#\" class=\"category-link category-link-59\">Maqaal<\/a> <a href=\"#\" class=\"category-link category-link-1\">Qormo<\/a>","yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Awoodda Odhaahda - SOMALILAND MAANTA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Awoodda Odhaahda - SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Gabadh baa nin jaarkeeda ah ku tuhuntay tuugnimo, kadib maxkamadaa lageeyey ninkii, baadhitaan kadib waxay maxkamadu go&#8217;aamisay in aanu dembi lahayn. Ninkii wuxu maxkamada ku dacweeyey haweeneydii, oo wuxuu ku eedeeyey inay ku been abuuratay, haweeneydii waxay qaadigii maxkamada ku tidhi iyada oo is-difaacaysa &#8220;qaadi hadal la iskuma xukumo, oo wax dhib ah ma leh&#8220; [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/awoodda-odhaahda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-27T07:51:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-03-27T07:51:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Yaab.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"517\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/awoodda-odhaahda\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/awoodda-odhaahda\/\"},\"author\":{\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\"},\"headline\":\"Awoodda Odhaahda\",\"datePublished\":\"2023-03-27T07:51:24+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-27T07:51:29+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/awoodda-odhaahda\/\"},\"wordCount\":190,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/awoodda-odhaahda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Yaab.jpg\",\"articleSection\":[\"Maqaal\",\"Qormo\"],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/awoodda-odhaahda\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/awoodda-odhaahda\/\",\"name\":\"Awoodda Odhaahda - SOMALILAND MAANTA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/awoodda-odhaahda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/awoodda-odhaahda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Yaab.jpg\",\"datePublished\":\"2023-03-27T07:51:24+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-27T07:51:29+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/awoodda-odhaahda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/awoodda-odhaahda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/awoodda-odhaahda\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Yaab.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Yaab.jpg\",\"width\":800,\"height\":517},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/awoodda-odhaahda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Awoodda Odhaahda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"description\":\"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"width\":500,\"height\":500,\"caption\":\"SOMALILAND MAANTA\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\",\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"sameAs\":[\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\"],\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Awoodda Odhaahda - SOMALILAND MAANTA","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Awoodda Odhaahda - SOMALILAND MAANTA","og_description":"Gabadh baa nin jaarkeeda ah ku tuhuntay tuugnimo, kadib maxkamadaa lageeyey ninkii, baadhitaan kadib waxay maxkamadu go&#8217;aamisay in aanu dembi lahayn. Ninkii wuxu maxkamada ku dacweeyey haweeneydii, oo wuxuu ku eedeeyey inay ku been abuuratay, haweeneydii waxay qaadigii maxkamada ku tidhi iyada oo is-difaacaysa &#8220;qaadi hadal la iskuma xukumo, oo wax dhib ah ma leh&#8220; [&hellip;]","og_url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/awoodda-odhaahda\/","og_site_name":"SOMALILAND MAANTA","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed","article_published_time":"2023-03-27T07:51:24+00:00","article_modified_time":"2023-03-27T07:51:29+00:00","og_image":[{"width":800,"height":517,"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Yaab.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Qoraha Qormooyinka","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Qoraha Qormooyinka","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/awoodda-odhaahda\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/awoodda-odhaahda\/"},"author":{"name":"Qoraha Qormooyinka","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb"},"headline":"Awoodda Odhaahda","datePublished":"2023-03-27T07:51:24+00:00","dateModified":"2023-03-27T07:51:29+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/awoodda-odhaahda\/"},"wordCount":190,"publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/awoodda-odhaahda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Yaab.jpg","articleSection":["Maqaal","Qormo"],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/awoodda-odhaahda\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/awoodda-odhaahda\/","name":"Awoodda Odhaahda - SOMALILAND MAANTA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/awoodda-odhaahda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/awoodda-odhaahda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Yaab.jpg","datePublished":"2023-03-27T07:51:24+00:00","dateModified":"2023-03-27T07:51:29+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/awoodda-odhaahda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/awoodda-odhaahda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/awoodda-odhaahda\/#primaryimage","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Yaab.jpg","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Yaab.jpg","width":800,"height":517},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/awoodda-odhaahda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Awoodda Odhaahda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","name":"SOMALILAND MAANTA","description":"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh","publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization","name":"SOMALILAND MAANTA","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","width":500,"height":500,"caption":"SOMALILAND MAANTA"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb","name":"Qoraha Qormooyinka","sameAs":["https:\/\/soomaal.net\/qormo"],"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"}]}},"views":36,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2071","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2071"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2071\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2072,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2071\/revisions\/2072"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1833"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2071"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2071"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2071"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}