{"id":2065,"date":"2023-03-27T07:23:09","date_gmt":"2023-03-27T07:23:09","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=2065"},"modified":"2023-03-27T07:23:13","modified_gmt":"2023-03-27T07:23:13","slug":"magaalo-haddii-aad-joogtid-u-dhaqan-sida-reer-magaalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/magaalo-haddii-aad-joogtid-u-dhaqan-sida-reer-magaalka\/","title":{"rendered":"Magaalo haddii aad joogtid u dhaqan sida reer magaalka!"},"content":{"rendered":"\n<p>1. Qofna ha wicin laba jeer oo xidhiidh ah wax ka badan, haddii qofkaasi uu ka jawaabi waayay wicitaankaaga malee in uu ku mashuuqlsan yahay hawl kale oo culus, una cudurdaar.<\/p>\n\n\n\n<p>2. <a><\/a>Haddii aad qof lacag ama shey kale ka amaahatid u celi qofkaas deyntiisa iyo wixii aad ka qaadatay inta aanu ku weydiin ama xasuusanba. Taasi waxay ka marag-kacaysaa hufnaantaada iyo dhowrsanaantaada.<\/p>\n\n\n\n<p>3. Haddii qof ku casuumo marnaba ha dalbannin cuntada ugu qaalisan ee ku qoran Menu-ga ama warqadda dalabka. Haddii qofka ku casuumay isagu uu kuu dalbo waa si wacan balse haddii uu ku yidhaahdo dookhaaga cayaar mar kasta ku dedaal in aanad dalban cuntada ugu qaalisan ee meesha ku qoran.<\/p>\n\n\n\n<p>4. Qofna ha weydiinin su\u2019aal mutuxan sida; Weli miyaanad guursanin? Carruur maad dhalin miyaa? Maxaad horta guri u dhisan weyday? Mushaharkaagu waa imisa? Iwm. Shaqadaadii ma aha waxani adiga ina-adeer ee su\u2019aalaha noocaas ah dadka ha weydiinin fadlan.<\/p>\n\n\n\n<p>5. Kolka aad meel dhisme ah geleysid is bar qofka kaa danbeeya haddii uu kuu dhow yahay in aad albaabka ka qabatid\/ u furtid si uu dhib yaraan ugu soo galo. Macne ma samaynayso qofka aad u furaysid albaabka in uu yahay gabadh ama Nin, qof weyn ama qof yar. U fur albaabka oo caawi dadka maxaa yeelay in aad dadka caawisid da\u2019daada ama caafimaadkaagu kuma nusqaamayo.<\/p>\n\n\n\n<p>6. Haddii saaxiibkaa\/saaxiibtaa aad tagsi wada raacdaan oo isagu uu bixiyo lacagta tagsiga ku dedaal adigu in aad jeebkaaga ka bixisid safarka danbe.<\/p>\n\n\n\n<p>7. Ku dheh \u201cWaad mahadsan tahay\u201d qof kasta oo ku wanaajiya, xataa inanka\/inanta makhaayadda ka shaqeynaysa ee shaaha aad ka dalbatay marka ay kuu keento, ama qofka dukaanka haysta ee aad wax ka iibsatay marka uu kuu dhiibo alaabtii aad ka rabtay ku dheh waad mahadsan tahay.<\/p>\n\n\n\n<p>8. Saaxiibkaa, lamaanahaaga ama carruurtaada si caam ah u ammaan oo wanaagooda u sheeg, balse si gaar ah oo labadiina keliya aad tihiin u canaano haddii aad rabtid in aad canaanatid. Dadka kale hortooda ha ku canaananin.<\/p>\n\n\n\n<p>9. Qofna si khaldan ha u faalleyn muuqaalkiisa duleed, gaar ahaan miisaankiisa. Ku dheh \u201cwaad qurux badan tahay\u201d haddii uu rabo markaas isaga ayaa kaala hadli doona in miisaankiisu batay oo rabo in uu dhimo iyo in kale, balse muhiimaddu waxa weeye adigu ha weydiinin oo ha ku odhan \u201cwaad naaxdaye maxaad miisaanka isaga dhimi weyday\u201d<\/p>\n\n\n\n<p>10. Haddii qof ku tuso sawir ama muuqaal mobilkiisa ku jira weligaa iska ilaali in aad hareeraha bidix\/midig u dhaqaajisid sawirka, waayo sawirka ku xiga ma ogid waxa uu yahay, qofkan telefoonka lihina sawirkan uun buu ku tusay ee kuma odhan sawirada kale eegeeg.<\/p>\n\n\n\n<p>11. Kolka aad qof wada hadlaysaan iska bixi ookiyaalaha\/muraayadaha indhaha haddii aad sidatid oo ay madow yihiin, waayo indhuhu in ay isku muuqdaan waxay ka qeyb qaadataa degenaanshaha labada qof ee wada hadlaya. Qofka kula hadlayaana culeys ma dareemayo haddii indhahaagu u muuqdaan.<\/p>\n\n\n\n<p>12. Qofku marka uu adiga si toos ah kuula hadlayo iska ilaali in aad ku mashquushid telefoonkaaga, waayo waa ixtiraam darro mana aha dhaqan wanaagsan.<\/p>\n\n\n\n<p>13. Ha siinin talo qof aan ku weydiisan, maxaa yeelay ma ogid in uu rabo la talintaada iyo in kale.<\/p>\n\n\n\n<p>14. Haddii saaxiibkaa kuu sheego in uu dhakhtarka la ballansan yahay ha weydiinin oo ha ku odhanin \u201cMaxaad ka rabtaa dhakhtarka ama halkee baa ku xanuuneysa?\u201d balse ku dheh \u201cWaxaan rajeynayaa in aanay wax dhib ah oo weyni jirin, caafimaad baan kuu naawilayaa\u201d maxaa yeelay ma ogid in qofkani rabo in kuu sheego meesha xanuunaysa iyo in kale, sidaas darteed culeys ha kaga dhigin qofka su\u2019aashaada, haddii uu kolkaas jecleysto in uu ka hadlo isagaa kuu sheegaya sida loo hayo ama waxa uu ka rabo dhakhtarka.<\/p>\n\n\n\n<p>FG. Qoraalkani wuu dheera in yar oo aan muhiim u arkay uun baan ka soo turjumay.<\/p>\n\n\n\n<p>Dheegasho.<\/p>\n\n\n\n<p><a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/profile.php?id=100075587124423&amp;__cft__[0]=AZWmAL9o1nN8Uc5Kiycq7dpe3HxnuaU5nMSvTPY-GqOl4d67bdHfZQPZYS65ELFUhV1V5VY_Xaqn5EPmdbskn2mK4zcB-1cML89K2zMbs_IOvq659FH7iYENkcDlryAk8Lw16IBTjWJC4lNrq-R3XQmnstAolANat95JbR2sy3YV15ur_6xrbbuVp8DZwvSiOd8&amp;__tn__=-]K-R\">Indha_caad<\/a><\/p>\n\n\n\n<p><a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/photo\/?fbid=1527349641121793&amp;set=a.136500743540030&amp;__cft__[0]=AZWmAL9o1nN8Uc5Kiycq7dpe3HxnuaU5nMSvTPY-GqOl4d67bdHfZQPZYS65ELFUhV1V5VY_Xaqn5EPmdbskn2mK4zcB-1cML89K2zMbs_IOvq659FH7iYENkcDlryAk8Lw16IBTjWJC4lNrq-R3XQmnstAolANat95JbR2sy3YV15ur_6xrbbuVp8DZwvSiOd8&amp;__tn__=EH-R\"><\/a><\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image\"><a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/photo\/?fbid=1527349641121793&amp;set=a.136500743540030&amp;__cft__[0]=AZWmAL9o1nN8Uc5Kiycq7dpe3HxnuaU5nMSvTPY-GqOl4d67bdHfZQPZYS65ELFUhV1V5VY_Xaqn5EPmdbskn2mK4zcB-1cML89K2zMbs_IOvq659FH7iYENkcDlryAk8Lw16IBTjWJC4lNrq-R3XQmnstAolANat95JbR2sy3YV15ur_6xrbbuVp8DZwvSiOd8&amp;__tn__=EH-R\"><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fhga3-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/330414170_952304852618937_1976200988710771887_n.jpg?stp=dst-jpg_p526x296&amp;_nc_cat=111&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=AuPVmn6C-jcAX9MhI5k&amp;_nc_ht=scontent.fhga3-1.fna&amp;oh=00_AfCng4aJV7Q7-MfHgudz-iEuHXp3QXRx00suvhZclIDpDA&amp;oe=64269244\" alt=\"\"\/><\/a><\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>1. Qofna ha wicin laba jeer oo xidhiidh ah wax ka badan, haddii qofkaasi uu ka jawaabi waayay wicitaankaaga malee in uu ku mashuuqlsan yahay hawl kale oo culus, una cudurdaar. 2. Haddii aad qof lacag ama shey kale ka amaahatid u celi qofkaas deyntiisa iyo wixii aad ka qaadatay inta aanu ku weydiin ama [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2066,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,1],"tags":[],"class_list":["post-2065","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-maqaal","category-qormo"],"magazineBlocksPostFeaturedMedia":{"thumbnail":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/330414170_952304852618937_1976200988710771887_n-150x150.jpg","medium":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/330414170_952304852618937_1976200988710771887_n-169x300.jpg","medium_large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/330414170_952304852618937_1976200988710771887_n.jpg","large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/330414170_952304852618937_1976200988710771887_n.jpg","1536x1536":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/330414170_952304852618937_1976200988710771887_n.jpg","2048x2048":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/330414170_952304852618937_1976200988710771887_n.jpg"},"magazineBlocksPostAuthor":{"name":"Qoraha Qormooyinka","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g"},"magazineBlocksPostCommentsNumber":false,"magazineBlocksPostExcerpt":"1. Qofna ha wicin laba jeer oo xidhiidh ah wax ka badan, haddii qofkaasi uu ka jawaabi waayay wicitaankaaga malee in uu ku mashuuqlsan yahay hawl kale oo culus, una cudurdaar. 2. Haddii aad qof lacag ama shey kale ka amaahatid u celi qofkaas deyntiisa iyo wixii aad ka qaadatay inta aanu ku weydiin ama [&hellip;]","magazineBlocksPostCategories":["Maqaal","Qormo"],"magazineBlocksPostViewCount":8,"magazineBlocksPostReadTime":4,"magazine_blocks_featured_image_url":{"full":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/330414170_952304852618937_1976200988710771887_n.jpg",526,934,false],"medium":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/330414170_952304852618937_1976200988710771887_n-169x300.jpg",169,300,true],"thumbnail":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/330414170_952304852618937_1976200988710771887_n-150x150.jpg",150,150,true]},"magazine_blocks_author":{"display_name":"Qoraha Qormooyinka","author_link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"},"magazine_blocks_comment":0,"magazine_blocks_author_image":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g","magazine_blocks_category":"<a href=\"#\" class=\"category-link category-link-59\">Maqaal<\/a> <a href=\"#\" class=\"category-link category-link-1\">Qormo<\/a>","yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Magaalo haddii aad joogtid u dhaqan sida reer magaalka! - SOMALILAND MAANTA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Magaalo haddii aad joogtid u dhaqan sida reer magaalka! - SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"1. Qofna ha wicin laba jeer oo xidhiidh ah wax ka badan, haddii qofkaasi uu ka jawaabi waayay wicitaankaaga malee in uu ku mashuuqlsan yahay hawl kale oo culus, una cudurdaar. 2. Haddii aad qof lacag ama shey kale ka amaahatid u celi qofkaas deyntiisa iyo wixii aad ka qaadatay inta aanu ku weydiin ama [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/magaalo-haddii-aad-joogtid-u-dhaqan-sida-reer-magaalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-27T07:23:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-03-27T07:23:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/330414170_952304852618937_1976200988710771887_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"526\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"934\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/magaalo-haddii-aad-joogtid-u-dhaqan-sida-reer-magaalka\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/magaalo-haddii-aad-joogtid-u-dhaqan-sida-reer-magaalka\/\"},\"author\":{\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\"},\"headline\":\"Magaalo haddii aad joogtid u dhaqan sida reer magaalka!\",\"datePublished\":\"2023-03-27T07:23:09+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-27T07:23:13+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/magaalo-haddii-aad-joogtid-u-dhaqan-sida-reer-magaalka\/\"},\"wordCount\":621,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/magaalo-haddii-aad-joogtid-u-dhaqan-sida-reer-magaalka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/330414170_952304852618937_1976200988710771887_n.jpg\",\"articleSection\":[\"Maqaal\",\"Qormo\"],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/magaalo-haddii-aad-joogtid-u-dhaqan-sida-reer-magaalka\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/magaalo-haddii-aad-joogtid-u-dhaqan-sida-reer-magaalka\/\",\"name\":\"Magaalo haddii aad joogtid u dhaqan sida reer magaalka! - SOMALILAND MAANTA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/magaalo-haddii-aad-joogtid-u-dhaqan-sida-reer-magaalka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/magaalo-haddii-aad-joogtid-u-dhaqan-sida-reer-magaalka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/330414170_952304852618937_1976200988710771887_n.jpg\",\"datePublished\":\"2023-03-27T07:23:09+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-27T07:23:13+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/magaalo-haddii-aad-joogtid-u-dhaqan-sida-reer-magaalka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/magaalo-haddii-aad-joogtid-u-dhaqan-sida-reer-magaalka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/magaalo-haddii-aad-joogtid-u-dhaqan-sida-reer-magaalka\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/330414170_952304852618937_1976200988710771887_n.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/330414170_952304852618937_1976200988710771887_n.jpg\",\"width\":526,\"height\":934},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/magaalo-haddii-aad-joogtid-u-dhaqan-sida-reer-magaalka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Magaalo haddii aad joogtid u dhaqan sida reer magaalka!\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"description\":\"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"width\":500,\"height\":500,\"caption\":\"SOMALILAND MAANTA\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\",\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"sameAs\":[\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\"],\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Magaalo haddii aad joogtid u dhaqan sida reer magaalka! - SOMALILAND MAANTA","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Magaalo haddii aad joogtid u dhaqan sida reer magaalka! - SOMALILAND MAANTA","og_description":"1. Qofna ha wicin laba jeer oo xidhiidh ah wax ka badan, haddii qofkaasi uu ka jawaabi waayay wicitaankaaga malee in uu ku mashuuqlsan yahay hawl kale oo culus, una cudurdaar. 2. Haddii aad qof lacag ama shey kale ka amaahatid u celi qofkaas deyntiisa iyo wixii aad ka qaadatay inta aanu ku weydiin ama [&hellip;]","og_url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/magaalo-haddii-aad-joogtid-u-dhaqan-sida-reer-magaalka\/","og_site_name":"SOMALILAND MAANTA","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed","article_published_time":"2023-03-27T07:23:09+00:00","article_modified_time":"2023-03-27T07:23:13+00:00","og_image":[{"width":526,"height":934,"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/330414170_952304852618937_1976200988710771887_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Qoraha Qormooyinka","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Qoraha Qormooyinka","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/magaalo-haddii-aad-joogtid-u-dhaqan-sida-reer-magaalka\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/magaalo-haddii-aad-joogtid-u-dhaqan-sida-reer-magaalka\/"},"author":{"name":"Qoraha Qormooyinka","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb"},"headline":"Magaalo haddii aad joogtid u dhaqan sida reer magaalka!","datePublished":"2023-03-27T07:23:09+00:00","dateModified":"2023-03-27T07:23:13+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/magaalo-haddii-aad-joogtid-u-dhaqan-sida-reer-magaalka\/"},"wordCount":621,"publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/magaalo-haddii-aad-joogtid-u-dhaqan-sida-reer-magaalka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/330414170_952304852618937_1976200988710771887_n.jpg","articleSection":["Maqaal","Qormo"],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/magaalo-haddii-aad-joogtid-u-dhaqan-sida-reer-magaalka\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/magaalo-haddii-aad-joogtid-u-dhaqan-sida-reer-magaalka\/","name":"Magaalo haddii aad joogtid u dhaqan sida reer magaalka! - SOMALILAND MAANTA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/magaalo-haddii-aad-joogtid-u-dhaqan-sida-reer-magaalka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/magaalo-haddii-aad-joogtid-u-dhaqan-sida-reer-magaalka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/330414170_952304852618937_1976200988710771887_n.jpg","datePublished":"2023-03-27T07:23:09+00:00","dateModified":"2023-03-27T07:23:13+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/magaalo-haddii-aad-joogtid-u-dhaqan-sida-reer-magaalka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/magaalo-haddii-aad-joogtid-u-dhaqan-sida-reer-magaalka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/magaalo-haddii-aad-joogtid-u-dhaqan-sida-reer-magaalka\/#primaryimage","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/330414170_952304852618937_1976200988710771887_n.jpg","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/330414170_952304852618937_1976200988710771887_n.jpg","width":526,"height":934},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/27\/magaalo-haddii-aad-joogtid-u-dhaqan-sida-reer-magaalka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Magaalo haddii aad joogtid u dhaqan sida reer magaalka!"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","name":"SOMALILAND MAANTA","description":"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh","publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization","name":"SOMALILAND MAANTA","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","width":500,"height":500,"caption":"SOMALILAND MAANTA"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb","name":"Qoraha Qormooyinka","sameAs":["https:\/\/soomaal.net\/qormo"],"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"}]}},"views":38,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2065","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2065"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2065\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2067,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2065\/revisions\/2067"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2066"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2065"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2065"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2065"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}