{"id":1995,"date":"2023-03-25T07:39:20","date_gmt":"2023-03-25T07:39:20","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=1995"},"modified":"2023-04-16T10:34:02","modified_gmt":"2023-04-16T10:34:02","slug":"ma-waxaad-la-yaaban-tahay-ridan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/25\/ma-waxaad-la-yaaban-tahay-ridan\/","title":{"rendered":"Ma waxaad la yaaban tahay ridan!"},"content":{"rendered":"\n<p>Wuxuu illaaliyaa guri ka mid ah, guryaha waaweyn ee magaalada ku yaala, wuxuu I arkay, aniga oo ku dhaygagsan meel guriga albaabkiisa ah, oo ay ri\u2019 joogto, ridu hareeraha ayaa ay eeg-eegaysaa, iyada oo gaajaysan, oo wax ay cunto raadinaysa, halkan albaabka hortiisa ee ridu joogto waxa ninkani ku beeray khudrad, inta ay kolba soo duljoogsato, oo ay ursato ayay dhaafaysaa, mana cunayso, hadana waxay cunto ayaa ay raadinaysaa, ninkii isaga oo dhoola-cadaynaya ayuu igu yidhi: \u201c<em>Ma waxaad la yaaban tahay ridan\u2026 ma cuni karto khudradani aan beeray\u2026<\/em> <em>khudrada waan dabiibay\u2026<\/em>\u201d, waan u qaadan waayay waxan uu ninkani sheegayo, ma runbaa mise been\u2026 wuxuu ii raaciyay hadalkii \u201c<em>Markaanu itoobiya joognay, dameerka lagu soo dhaansado waanu dabiibi jirnay, markaa hadii uu kaa lumo waraabaha iyo xayawaanku ma cunayaan, dameerkii oo nool ayaad soo helaysaa\u2026<\/em>\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wuxuu illaaliyaa guri ka mid ah, guryaha waaweyn ee magaalada ku yaala, wuxuu I arkay, aniga oo ku dhaygagsan meel guriga albaabkiisa ah, oo ay ri\u2019 joogto, ridu hareeraha ayaa ay eeg-eegaysaa, iyada oo gaajaysan, oo wax ay cunto raadinaysa, halkan albaabka hortiisa ee ridu joogto waxa ninkani ku beeray khudrad, inta ay kolba soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1996,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[58,1],"tags":[],"class_list":["post-1995","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-qiso","category-qormo"],"magazineBlocksPostFeaturedMedia":{"thumbnail":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/15580-goat-outside-in-field-peering-at-camera-why-150x150.jpg","medium":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/15580-goat-outside-in-field-peering-at-camera-why-300x157.jpg","medium_large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/15580-goat-outside-in-field-peering-at-camera-why-768x401.jpg","large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/15580-goat-outside-in-field-peering-at-camera-why.jpg","1536x1536":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/15580-goat-outside-in-field-peering-at-camera-why.jpg","2048x2048":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/15580-goat-outside-in-field-peering-at-camera-why.jpg"},"magazineBlocksPostAuthor":{"name":"Qoraha Qormooyinka","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g"},"magazineBlocksPostCommentsNumber":"0","magazineBlocksPostExcerpt":"Wuxuu illaaliyaa guri ka mid ah, guryaha waaweyn ee magaalada ku yaala, wuxuu I arkay, aniga oo ku dhaygagsan meel guriga albaabkiisa ah, oo ay ri\u2019 joogto, ridu hareeraha ayaa ay eeg-eegaysaa, iyada oo gaajaysan, oo wax ay cunto raadinaysa, halkan albaabka hortiisa ee ridu joogto waxa ninkani ku beeray khudrad, inta ay kolba soo [&hellip;]","magazineBlocksPostCategories":["Qiso","Qormo"],"magazineBlocksPostViewCount":8,"magazineBlocksPostReadTime":1,"magazine_blocks_featured_image_url":{"full":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/15580-goat-outside-in-field-peering-at-camera-why.jpg",800,418,false],"medium":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/15580-goat-outside-in-field-peering-at-camera-why-300x157.jpg",300,157,true],"thumbnail":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/15580-goat-outside-in-field-peering-at-camera-why-150x150.jpg",150,150,true]},"magazine_blocks_author":{"display_name":"Qoraha Qormooyinka","author_link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"},"magazine_blocks_comment":0,"magazine_blocks_author_image":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g","magazine_blocks_category":"<a href=\"#\" class=\"category-link category-link-58\">Qiso<\/a> <a href=\"#\" class=\"category-link category-link-1\">Qormo<\/a>","yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ma waxaad la yaaban tahay ridan! - SOMALILAND MAANTA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ma waxaad la yaaban tahay ridan! - SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wuxuu illaaliyaa guri ka mid ah, guryaha waaweyn ee magaalada ku yaala, wuxuu I arkay, aniga oo ku dhaygagsan meel guriga albaabkiisa ah, oo ay ri\u2019 joogto, ridu hareeraha ayaa ay eeg-eegaysaa, iyada oo gaajaysan, oo wax ay cunto raadinaysa, halkan albaabka hortiisa ee ridu joogto waxa ninkani ku beeray khudrad, inta ay kolba soo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/25\/ma-waxaad-la-yaaban-tahay-ridan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-25T07:39:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-04-16T10:34:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/15580-goat-outside-in-field-peering-at-camera-why.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"418\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/25\/ma-waxaad-la-yaaban-tahay-ridan\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/25\/ma-waxaad-la-yaaban-tahay-ridan\/\"},\"author\":{\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\"},\"headline\":\"Ma waxaad la yaaban tahay ridan!\",\"datePublished\":\"2023-03-25T07:39:20+00:00\",\"dateModified\":\"2023-04-16T10:34:02+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/25\/ma-waxaad-la-yaaban-tahay-ridan\/\"},\"wordCount\":139,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/25\/ma-waxaad-la-yaaban-tahay-ridan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/15580-goat-outside-in-field-peering-at-camera-why.jpg\",\"articleSection\":[\"Qiso\",\"Qormo\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/25\/ma-waxaad-la-yaaban-tahay-ridan\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/25\/ma-waxaad-la-yaaban-tahay-ridan\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/25\/ma-waxaad-la-yaaban-tahay-ridan\/\",\"name\":\"Ma waxaad la yaaban tahay ridan! - SOMALILAND MAANTA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/25\/ma-waxaad-la-yaaban-tahay-ridan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/25\/ma-waxaad-la-yaaban-tahay-ridan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/15580-goat-outside-in-field-peering-at-camera-why.jpg\",\"datePublished\":\"2023-03-25T07:39:20+00:00\",\"dateModified\":\"2023-04-16T10:34:02+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/25\/ma-waxaad-la-yaaban-tahay-ridan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/25\/ma-waxaad-la-yaaban-tahay-ridan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/25\/ma-waxaad-la-yaaban-tahay-ridan\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/15580-goat-outside-in-field-peering-at-camera-why.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/15580-goat-outside-in-field-peering-at-camera-why.jpg\",\"width\":800,\"height\":418},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/25\/ma-waxaad-la-yaaban-tahay-ridan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ma waxaad la yaaban tahay ridan!\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"description\":\"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"width\":500,\"height\":500,\"caption\":\"SOMALILAND MAANTA\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\",\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"sameAs\":[\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\"],\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ma waxaad la yaaban tahay ridan! - SOMALILAND MAANTA","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ma waxaad la yaaban tahay ridan! - SOMALILAND MAANTA","og_description":"Wuxuu illaaliyaa guri ka mid ah, guryaha waaweyn ee magaalada ku yaala, wuxuu I arkay, aniga oo ku dhaygagsan meel guriga albaabkiisa ah, oo ay ri\u2019 joogto, ridu hareeraha ayaa ay eeg-eegaysaa, iyada oo gaajaysan, oo wax ay cunto raadinaysa, halkan albaabka hortiisa ee ridu joogto waxa ninkani ku beeray khudrad, inta ay kolba soo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/25\/ma-waxaad-la-yaaban-tahay-ridan\/","og_site_name":"SOMALILAND MAANTA","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed","article_published_time":"2023-03-25T07:39:20+00:00","article_modified_time":"2023-04-16T10:34:02+00:00","og_image":[{"width":800,"height":418,"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/15580-goat-outside-in-field-peering-at-camera-why.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Qoraha Qormooyinka","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Qoraha Qormooyinka","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/25\/ma-waxaad-la-yaaban-tahay-ridan\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/25\/ma-waxaad-la-yaaban-tahay-ridan\/"},"author":{"name":"Qoraha Qormooyinka","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb"},"headline":"Ma waxaad la yaaban tahay ridan!","datePublished":"2023-03-25T07:39:20+00:00","dateModified":"2023-04-16T10:34:02+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/25\/ma-waxaad-la-yaaban-tahay-ridan\/"},"wordCount":139,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/25\/ma-waxaad-la-yaaban-tahay-ridan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/15580-goat-outside-in-field-peering-at-camera-why.jpg","articleSection":["Qiso","Qormo"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/25\/ma-waxaad-la-yaaban-tahay-ridan\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/25\/ma-waxaad-la-yaaban-tahay-ridan\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/25\/ma-waxaad-la-yaaban-tahay-ridan\/","name":"Ma waxaad la yaaban tahay ridan! - SOMALILAND MAANTA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/25\/ma-waxaad-la-yaaban-tahay-ridan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/25\/ma-waxaad-la-yaaban-tahay-ridan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/15580-goat-outside-in-field-peering-at-camera-why.jpg","datePublished":"2023-03-25T07:39:20+00:00","dateModified":"2023-04-16T10:34:02+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/25\/ma-waxaad-la-yaaban-tahay-ridan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/25\/ma-waxaad-la-yaaban-tahay-ridan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/25\/ma-waxaad-la-yaaban-tahay-ridan\/#primaryimage","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/15580-goat-outside-in-field-peering-at-camera-why.jpg","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/15580-goat-outside-in-field-peering-at-camera-why.jpg","width":800,"height":418},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/25\/ma-waxaad-la-yaaban-tahay-ridan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ma waxaad la yaaban tahay ridan!"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","name":"SOMALILAND MAANTA","description":"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh","publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization","name":"SOMALILAND MAANTA","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","width":500,"height":500,"caption":"SOMALILAND MAANTA"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb","name":"Qoraha Qormooyinka","sameAs":["https:\/\/soomaal.net\/qormo"],"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"}]}},"views":37,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1995","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1995"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1995\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1997,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1995\/revisions\/1997"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1996"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1995"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1995"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1995"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}