{"id":196,"date":"2022-03-28T11:35:32","date_gmt":"2022-03-28T11:35:32","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=196"},"modified":"2023-03-22T08:22:41","modified_gmt":"2023-03-22T08:22:41","slug":"magaalada-lafa-ciise","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/03\/28\/magaalada-lafa-ciise\/","title":{"rendered":"Magaalada Lafa-Ciise"},"content":{"rendered":"\n<p>Magaalada Lafaciise waxa ay 36 KM dhanka waqooyi ka xigtaa caasimadda Degaanka Soomaalida ee Jigjiga. Sida oo kale waxa ay degmada Awbarre ee ay ka tirsantahay u jirtaa 40 KM. Waxaa lagu qiyaasaa in magaalada la degay 1948-dii. <\/p>\n\n\n\n<p>Balse waxaa rasmi ah magaalo ahaan loogu degay 1952-dii. Intaa wixii ka horreeyey waxa ay ahayd goob beerashada caan ku ah oo loo soo doonto hadhuudhka iyo dallagga noocyadiisa kala duwan. Waxaa markii ugu horaysey magaaleeyey ganacsato Carab ah. <\/p>\n\n\n\n<p>Lafaciise waxay ka tirsanayd dhulkii maamul ahaan hoos tagi jirey gumaystihii Ingiriiska, dhulkaa la odhan jirey Hawd and Reserve Area illaa lagu wareejirey Itoobiya 1955-tii.<\/p>\n\n\n\n<p>Lafaciise waa dhul joog hoose ah oo dhacda banka ku yaalla duleedka Jigjiga, waxa ay magaaladu jooga badda ka saraysaa 5771 fiit. Cimilo ahaan magaaladu waa qabow heer-kulka maalinlaha ah ee lafaciise wuxuu u dhaxeyaa 27-28\u2070C. Magaalada Lafaciise waxaa lagu naanaysaa magaalada wax-soosaarka. <\/p>\n\n\n\n<p>Waxay xarun ganacsi u tahay degmooyinka banka dhaca. Sida, Tulliguuleed, Harawo, Haroorays, Dambal, Awbare IKK. <\/p>\n\n\n\n<p>Magaalada waxa ka jira ganacsi xooggan sida ka baayac-mushtarka maciishada iyo kan wax-soosaarka ee ay magaaladu soo saarto labadaba. Sida oo kale waxaa ku taalla saylad xoolaha nool lagu kala iibsado oo mashquul badan, xoolo badanna laga dhoofiyo. <\/p>\n\n\n\n<p>Waxsoosaarka dhanka beeraha waxaa ka soo go&#8217;a dalagga noocyadiisa kala duwan, waxaa ka soo baxa qamaddiga ugu badan ee Degaanka Soomaalida ka soo go&#8217;a. <\/p>\n\n\n\n<p>Sida oo kale waxa cajiiba iney magaalada ku taallo warshad soo saarta daqiiqda, daqiiqdaa oo laga sameeyo qamaddiga ka soo go&#8217;a Lafaciise. Waxa ay sida oo kale magaaladu caan ku tahay hilibka muqumadda ama oodkaca loo yaqaanno siyaabo kala duwan loo farsameeyo, meelo kala duwan oo fog-fog looga soo doonto magaalada.<\/p>\n\n\n\n<p>Magaalada Lafaciise waa magaallo horumarineed, waxaa dugsigii ugu horeysey laga dhisay 1964-tii, xilligaa oo nin la odhan Girmaanu Naway u yimid bulshada Lafaciise oo u sheegay iney bulshada dhistaan dugsi wixii qalab ahna isagu keenayo, sidaa ayaana dugsigii ugu horeeyey magaalada looga hirgaliyey. Waxaa mar labaad la dhisay dugsigii Labaad 1970-kii. <\/p>\n\n\n\n<p>Master plan kii ugu horeeyey magaalada waxaa laga fuliyey 1996 ilaa 70 guri baa ku dumey fulitaankii qorshe hagaha magaalada. Ceelashii ugu horeeyey waxaa magaalada laga fuliyey 1960kii, waxaa ku yaala Lix ceel oo shan ka mid ah dowladdu qodey.Dhanka kale korontadii ama Laydhkii ugu horaysey waxay soo gaadhey magaalada 1997. <\/p>\n\n\n\n<p>Waxa ayna ahayd magaaladii labaad ee Jigjiga ka sakow hesha korontada dowladda, waxaa xadhiga Madaxwaynihii xilligaa ee Ciid Daahir. Xaruntii caafimaad ee ugu horaysey waxaa magaalada Lafaciise laga fuliyey xilligii boqor Xayle Silaase. <\/p>\n\n\n\n<p>Magaalada Lafaciise waa magaalo xawli ku koraysa, wakhti xaadirkan magaaladu waxay ka koobantahay shan xaafadood. Gudaha magaalada waxaa ku yaala Laba dugsi, mid hoose dhexe iyo mid dugsi sarre ah. Sida oo kale magaalooyinka ay maamusho Lafaciise wadar ahaan waxaa ku yaalla 38 Dugsi. <\/p>\n\n\n\n<p>Waxa ku taalla xarun Caafimaad oo adeegta bulshada, waxa ay ka mid tahay magaalooyinka dhifta ee ku tiirsan wax-soorka ay iyagu soo saartaan. <\/p>\n\n\n\n<p>Saaxiibada ree Lafaciise ee halkan iigu jiraan u sallaamayaa.<\/p>\n\n\n\n<p><a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/hashtag\/bartadegaanka?__eep__=6&amp;__cft__[0]=AZX4S-p-Nh7THS5rlNnf-I5_7QYkYRhl0-n5dpnvAbmB_Bwyg9iMIoUN1Zt6wIuw0iPi0OZlN__LOYwuqgoAwmT_y8GCHTdqvpKXPue8J1HCzR4S8dbeFMUJKY3Rq7nJH5pAAl1A8z9lEA76SqjDIi2R1UvZBKBuQ5xJ3EX98dbJR8WVfgstDmf0czf6FNGS0ME&amp;__tn__=*NK-R\">#BartaDegaanka<\/a><\/p>\n\n\n\n<p>W-Q: Axmednuur Tamaan<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery has-nested-images columns-default is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\">\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" width=\"720\" height=\"405\" data-id=\"1912\" src=\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/277363573_4850126078439577_4272065448902129904_n.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-1912\" srcset=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/277363573_4850126078439577_4272065448902129904_n.jpg 720w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/277363573_4850126078439577_4272065448902129904_n-300x169.jpg 300w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/277363573_4850126078439577_4272065448902129904_n-535x301.jpg 535w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img decoding=\"async\" width=\"720\" height=\"540\" data-id=\"1913\" src=\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/277365332_4850125958439589_3929570177800516927_n.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-1913\" srcset=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/277365332_4850125958439589_3929570177800516927_n.jpg 720w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/277365332_4850125958439589_3929570177800516927_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/277365332_4850125958439589_3929570177800516927_n-535x401.jpg 535w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img decoding=\"async\" width=\"720\" height=\"422\" data-id=\"1916\" src=\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/277369463_4849922741793244_8212339353869911449_n.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-1916\" srcset=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/277369463_4849922741793244_8212339353869911449_n.jpg 720w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/277369463_4849922741793244_8212339353869911449_n-300x176.jpg 300w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/277369463_4849922741793244_8212339353869911449_n-535x314.jpg 535w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"540\" data-id=\"1918\" src=\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/277548234_4849924951793023_4596305061288649900_n.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-1918\" srcset=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/277548234_4849924951793023_4596305061288649900_n.jpg 960w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/277548234_4849924951793023_4596305061288649900_n-300x169.jpg 300w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/277548234_4849924951793023_4596305061288649900_n-768x432.jpg 768w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/277548234_4849924951793023_4596305061288649900_n-535x301.jpg 535w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"534\" height=\"534\" data-id=\"1914\" src=\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/277551891_4849925085126343_6524878809938603041_n.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-1914\" srcset=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/277551891_4849925085126343_6524878809938603041_n.jpg 534w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/277551891_4849925085126343_6524878809938603041_n-300x300.jpg 300w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/277551891_4849925085126343_6524878809938603041_n-150x150.jpg 150w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/277551891_4849925085126343_6524878809938603041_n-500x500.jpg 500w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/277551891_4849925085126343_6524878809938603041_n-256x256.jpg 256w\" sizes=\"(max-width: 534px) 100vw, 534px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"720\" height=\"540\" data-id=\"1917\" src=\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/277558899_4850129648439220_6934551438803629144_n.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-1917\" srcset=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/277558899_4850129648439220_6934551438803629144_n.jpg 720w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/277558899_4850129648439220_6934551438803629144_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/277558899_4850129648439220_6934551438803629144_n-535x401.jpg 535w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"720\" height=\"480\" data-id=\"1915\" src=\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/277559768_4849922908459894_697365746180437902_n.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-1915\" srcset=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/277559768_4849922908459894_697365746180437902_n.jpg 720w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/277559768_4849922908459894_697365746180437902_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/277559768_4849922908459894_697365746180437902_n-535x357.jpg 535w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/figure>\n<\/figure>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Lafaciise waxa ay 36 KM dhanka waqooyi ka xigtaa caasimadda Degaanka Soomaalida ee Jigjiga. Sida oo kale waxa ay degmada Awbarre ee ay ka tirsantahay u jirtaa 40 KM. Waxaa lagu qiyaasaa in magaalada la degay 1948-dii. Balse waxaa rasmi ah magaalo ahaan loogu degay 1952-dii. Intaa wixii ka horreeyey waxa ay ahayd goob [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":197,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,55],"tags":[],"class_list":["post-196","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-qormo","category-sooyaal"],"magazineBlocksPostFeaturedMedia":{"thumbnail":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/lafaciise-150x150.jpg","medium":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/lafaciise-300x169.jpg","medium_large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/lafaciise-768x432.jpg","large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/lafaciise.jpg","1536x1536":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/lafaciise.jpg","2048x2048":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/lafaciise.jpg"},"magazineBlocksPostAuthor":{"name":"Qoraha Qormooyinka","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g"},"magazineBlocksPostCommentsNumber":"1","magazineBlocksPostExcerpt":"Magaalada Lafaciise waxa ay 36 KM dhanka waqooyi ka xigtaa caasimadda Degaanka Soomaalida ee Jigjiga. Sida oo kale waxa ay degmada Awbarre ee ay ka tirsantahay u jirtaa 40 KM. Waxaa lagu qiyaasaa in magaalada la degay 1948-dii. Balse waxaa rasmi ah magaalo ahaan loogu degay 1952-dii. Intaa wixii ka horreeyey waxa ay ahayd goob [&hellip;]","magazineBlocksPostCategories":["Qormo","Sooyaal"],"magazineBlocksPostViewCount":15,"magazineBlocksPostReadTime":3,"magazine_blocks_featured_image_url":{"full":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/lafaciise.jpg",960,540,false],"medium":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/lafaciise-300x169.jpg",300,169,true],"thumbnail":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/lafaciise-150x150.jpg",150,150,true]},"magazine_blocks_author":{"display_name":"Qoraha Qormooyinka","author_link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"},"magazine_blocks_comment":1,"magazine_blocks_author_image":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g","magazine_blocks_category":"<a href=\"#\" class=\"category-link category-link-1\">Qormo<\/a> <a href=\"#\" class=\"category-link category-link-55\">Sooyaal<\/a>","yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Magaalada Lafa-Ciise - SOMALILAND MAANTA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Magaalada Lafa-Ciise - SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Lafaciise waxa ay 36 KM dhanka waqooyi ka xigtaa caasimadda Degaanka Soomaalida ee Jigjiga. Sida oo kale waxa ay degmada Awbarre ee ay ka tirsantahay u jirtaa 40 KM. Waxaa lagu qiyaasaa in magaalada la degay 1948-dii. Balse waxaa rasmi ah magaalo ahaan loogu degay 1952-dii. Intaa wixii ka horreeyey waxa ay ahayd goob [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/03\/28\/magaalada-lafa-ciise\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-03-28T11:35:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-03-22T08:22:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/lafaciise.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/03\/28\/magaalada-lafa-ciise\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/03\/28\/magaalada-lafa-ciise\/\"},\"author\":{\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\"},\"headline\":\"Magaalada Lafa-Ciise\",\"datePublished\":\"2022-03-28T11:35:32+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-22T08:22:41+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/03\/28\/magaalada-lafa-ciise\/\"},\"wordCount\":488,\"commentCount\":1,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/03\/28\/magaalada-lafa-ciise\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/lafaciise.jpg\",\"articleSection\":[\"Qormo\",\"Sooyaal\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/03\/28\/magaalada-lafa-ciise\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/03\/28\/magaalada-lafa-ciise\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/03\/28\/magaalada-lafa-ciise\/\",\"name\":\"Magaalada Lafa-Ciise - SOMALILAND MAANTA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/03\/28\/magaalada-lafa-ciise\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/03\/28\/magaalada-lafa-ciise\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/lafaciise.jpg\",\"datePublished\":\"2022-03-28T11:35:32+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-22T08:22:41+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/03\/28\/magaalada-lafa-ciise\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/03\/28\/magaalada-lafa-ciise\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/03\/28\/magaalada-lafa-ciise\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/lafaciise.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/lafaciise.jpg\",\"width\":960,\"height\":540},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/03\/28\/magaalada-lafa-ciise\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Magaalada Lafa-Ciise\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"description\":\"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"width\":500,\"height\":500,\"caption\":\"SOMALILAND MAANTA\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\",\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"sameAs\":[\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\"],\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Magaalada Lafa-Ciise - SOMALILAND MAANTA","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Magaalada Lafa-Ciise - SOMALILAND MAANTA","og_description":"Magaalada Lafaciise waxa ay 36 KM dhanka waqooyi ka xigtaa caasimadda Degaanka Soomaalida ee Jigjiga. Sida oo kale waxa ay degmada Awbarre ee ay ka tirsantahay u jirtaa 40 KM. Waxaa lagu qiyaasaa in magaalada la degay 1948-dii. Balse waxaa rasmi ah magaalo ahaan loogu degay 1952-dii. Intaa wixii ka horreeyey waxa ay ahayd goob [&hellip;]","og_url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/03\/28\/magaalada-lafa-ciise\/","og_site_name":"SOMALILAND MAANTA","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed","article_published_time":"2022-03-28T11:35:32+00:00","article_modified_time":"2023-03-22T08:22:41+00:00","og_image":[{"width":960,"height":540,"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/lafaciise.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Qoraha Qormooyinka","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Qoraha Qormooyinka","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/03\/28\/magaalada-lafa-ciise\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/03\/28\/magaalada-lafa-ciise\/"},"author":{"name":"Qoraha Qormooyinka","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb"},"headline":"Magaalada Lafa-Ciise","datePublished":"2022-03-28T11:35:32+00:00","dateModified":"2023-03-22T08:22:41+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/03\/28\/magaalada-lafa-ciise\/"},"wordCount":488,"commentCount":1,"publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/03\/28\/magaalada-lafa-ciise\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/lafaciise.jpg","articleSection":["Qormo","Sooyaal"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/03\/28\/magaalada-lafa-ciise\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/03\/28\/magaalada-lafa-ciise\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/03\/28\/magaalada-lafa-ciise\/","name":"Magaalada Lafa-Ciise - SOMALILAND MAANTA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/03\/28\/magaalada-lafa-ciise\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/03\/28\/magaalada-lafa-ciise\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/lafaciise.jpg","datePublished":"2022-03-28T11:35:32+00:00","dateModified":"2023-03-22T08:22:41+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/03\/28\/magaalada-lafa-ciise\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/03\/28\/magaalada-lafa-ciise\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/03\/28\/magaalada-lafa-ciise\/#primaryimage","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/lafaciise.jpg","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/lafaciise.jpg","width":960,"height":540},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/03\/28\/magaalada-lafa-ciise\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Magaalada Lafa-Ciise"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","name":"SOMALILAND MAANTA","description":"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh","publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization","name":"SOMALILAND MAANTA","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","width":500,"height":500,"caption":"SOMALILAND MAANTA"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb","name":"Qoraha Qormooyinka","sameAs":["https:\/\/soomaal.net\/qormo"],"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"}]}},"views":92,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/196","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=196"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/196\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1920,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/196\/revisions\/1920"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/197"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=196"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=196"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=196"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}