{"id":1885,"date":"2023-03-21T05:52:33","date_gmt":"2023-03-21T05:52:33","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=1885"},"modified":"2023-03-21T05:52:33","modified_gmt":"2023-03-21T05:52:33","slug":"carruurtaa-hadii-dad-xunkii-inta-ay-helaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/carruurtaa-hadii-dad-xunkii-inta-ay-helaan\/","title":{"rendered":"Carruurtaa hadii dad-xunkii inta ay helaan&#8230;"},"content":{"rendered":"\n<p>Maalin maalmaha ka mid ah, aniga oo ku tukanaya salaadii duhur masaajid aanu jaar ahayn, ayaa waxa aan raacay culimadii iyo odeyadii masaajidka oo isu diyaariyay, in ay soo booqdaan qoys aad u dhiban, oo deganaa xaafada, oo jaarku u soo sheegeen masaajidka, waxaanu tagnay guri xidhan, oo ay dhib badani ka muuqato, markii la garaacay aqalkii, in badan waa la furi waayay, mar dambe ayaa ay inan da\u2019deed aan ku qiyaasi karo 20 ilaa 25-jir ay furtay, waxa hareeraha albaabka qoorta kala soo jeeday, caruur iyada ka yaryar, oo inamo iyo hablaba isugu jira, iyada ayaa ugu weynayd, waxaan arkay aqalka gudihisa qayb ka mid ah ayaa dunsan, oo guriga waxaad moodaa qabyo, jiingada uun baa saaran, gudaha waa ka qabyo, <\/p>\n\n\n\n<p>waxa dadkii jaarkoodu sheegeen, in qoyskani aabahood aqalka ku dhex dhintay muddo hore, oo uu diif iyo gaajo u dhintay, hooyadoodna ay iyana maalmo yar ka hor iyana sidii oo kale u dhimatay, oo in muddo ah iyada oo aqalka meyd ahaan u dhex taalay, aanay carruurtu cidna u soo sheegin, balse dhowr cisho kadib la ogaaday, oo sidaasi lagu soo aasay, waxay jaarku sheegeen in carruurtu caadi ahaan jireen, oo ay la ciyaari jireen caruuraha kale, waxna baran jireen, balse markii dhibtaasi ku dhacday, ay aqalkaba ka soo bixi waayeen, oo muddo badan ay aqalka ku dhex jiraan, <\/p>\n\n\n\n<p>waxa ay u muuqataa in ay carruurtaasi go\u2019aansadeen, in ay iyaguna sida waalidkood oo kale ay ku wada dhintaan aqalka, waxa carruurtaasi wajigooda ka muuqatay cadho aad u badan, oo ay dadka oo dhan u qabaan, markii ay albaabka fureen may hadlaynin, dibadana umay soo bixin, lacag loo soo ururiyay ayay odayadii ugu dhex tuureen aqalka, <\/p>\n\n\n\n<p>kadibna inantii albaabkii qab ayay ka soo siisay, oo hoosta ayay ka soo xidheen, culimadii iyo odayadii way iskaga yimaadeen, markii ay carruurtii hadli waayeen, ee ay waxba sheegan waayeen, qoyskani waxa ay ka dhasheen, oo ay la qabiil ahaayeen reeraha ugu lacagta badan magaalada, se taasi kumay helin daryeel. <\/p>\n\n\n\n<p>Bal ka waran! Carruurtaa hadii dad-xunkii inta ay helaan, ay soo hubeeyaan, kol ay sixirka baraan-na, kadibna lagu soo kiciyo dadka, dhib badan ayaa ay dadka u geysan karaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maalin maalmaha ka mid ah, aniga oo ku tukanaya salaadii duhur masaajid aanu jaar ahayn, ayaa waxa aan raacay culimadii iyo odeyadii masaajidka oo isu diyaariyay, in ay soo booqdaan qoys aad u dhiban, oo deganaa xaafada, oo jaarku u soo sheegeen masaajidka, waxaanu tagnay guri xidhan, oo ay dhib badani ka muuqato, markii la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1886,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[58,1],"tags":[],"class_list":["post-1885","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-qiso","category-qormo"],"magazineBlocksPostFeaturedMedia":{"thumbnail":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/gettyimages-471106186-612x612-1-150x150.jpg","medium":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/gettyimages-471106186-612x612-1-300x216.jpg","medium_large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/gettyimages-471106186-612x612-1.jpg","large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/gettyimages-471106186-612x612-1.jpg","1536x1536":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/gettyimages-471106186-612x612-1.jpg","2048x2048":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/gettyimages-471106186-612x612-1.jpg"},"magazineBlocksPostAuthor":{"name":"Qoraha Qormooyinka","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g"},"magazineBlocksPostCommentsNumber":"0","magazineBlocksPostExcerpt":"Maalin maalmaha ka mid ah, aniga oo ku tukanaya salaadii duhur masaajid aanu jaar ahayn, ayaa waxa aan raacay culimadii iyo odeyadii masaajidka oo isu diyaariyay, in ay soo booqdaan qoys aad u dhiban, oo deganaa xaafada, oo jaarku u soo sheegeen masaajidka, waxaanu tagnay guri xidhan, oo ay dhib badani ka muuqato, markii la [&hellip;]","magazineBlocksPostCategories":["Qiso","Qormo"],"magazineBlocksPostViewCount":8,"magazineBlocksPostReadTime":2,"magazine_blocks_featured_image_url":{"full":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/gettyimages-471106186-612x612-1.jpg",612,441,false],"medium":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/gettyimages-471106186-612x612-1-300x216.jpg",300,216,true],"thumbnail":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/gettyimages-471106186-612x612-1-150x150.jpg",150,150,true]},"magazine_blocks_author":{"display_name":"Qoraha Qormooyinka","author_link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"},"magazine_blocks_comment":0,"magazine_blocks_author_image":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g","magazine_blocks_category":"<a href=\"#\" class=\"category-link category-link-58\">Qiso<\/a> <a href=\"#\" class=\"category-link category-link-1\">Qormo<\/a>","yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Carruurtaa hadii dad-xunkii inta ay helaan... - SOMALILAND MAANTA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Carruurtaa hadii dad-xunkii inta ay helaan... - SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maalin maalmaha ka mid ah, aniga oo ku tukanaya salaadii duhur masaajid aanu jaar ahayn, ayaa waxa aan raacay culimadii iyo odeyadii masaajidka oo isu diyaariyay, in ay soo booqdaan qoys aad u dhiban, oo deganaa xaafada, oo jaarku u soo sheegeen masaajidka, waxaanu tagnay guri xidhan, oo ay dhib badani ka muuqato, markii la [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/carruurtaa-hadii-dad-xunkii-inta-ay-helaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-21T05:52:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/gettyimages-471106186-612x612-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"612\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"441\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/carruurtaa-hadii-dad-xunkii-inta-ay-helaan\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/carruurtaa-hadii-dad-xunkii-inta-ay-helaan\/\"},\"author\":{\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\"},\"headline\":\"Carruurtaa hadii dad-xunkii inta ay helaan&#8230;\",\"datePublished\":\"2023-03-21T05:52:33+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/carruurtaa-hadii-dad-xunkii-inta-ay-helaan\/\"},\"wordCount\":363,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/carruurtaa-hadii-dad-xunkii-inta-ay-helaan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/gettyimages-471106186-612x612-1.jpg\",\"articleSection\":[\"Qiso\",\"Qormo\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/carruurtaa-hadii-dad-xunkii-inta-ay-helaan\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/carruurtaa-hadii-dad-xunkii-inta-ay-helaan\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/carruurtaa-hadii-dad-xunkii-inta-ay-helaan\/\",\"name\":\"Carruurtaa hadii dad-xunkii inta ay helaan... - SOMALILAND MAANTA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/carruurtaa-hadii-dad-xunkii-inta-ay-helaan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/carruurtaa-hadii-dad-xunkii-inta-ay-helaan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/gettyimages-471106186-612x612-1.jpg\",\"datePublished\":\"2023-03-21T05:52:33+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/carruurtaa-hadii-dad-xunkii-inta-ay-helaan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/carruurtaa-hadii-dad-xunkii-inta-ay-helaan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/carruurtaa-hadii-dad-xunkii-inta-ay-helaan\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/gettyimages-471106186-612x612-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/gettyimages-471106186-612x612-1.jpg\",\"width\":612,\"height\":441,\"caption\":\"Little girl with Holi Festival colors painted face hiding behind a blue door\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/carruurtaa-hadii-dad-xunkii-inta-ay-helaan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Carruurtaa hadii dad-xunkii inta ay helaan&#8230;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"description\":\"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"width\":500,\"height\":500,\"caption\":\"SOMALILAND MAANTA\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\",\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"sameAs\":[\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\"],\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Carruurtaa hadii dad-xunkii inta ay helaan... - SOMALILAND MAANTA","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Carruurtaa hadii dad-xunkii inta ay helaan... - SOMALILAND MAANTA","og_description":"Maalin maalmaha ka mid ah, aniga oo ku tukanaya salaadii duhur masaajid aanu jaar ahayn, ayaa waxa aan raacay culimadii iyo odeyadii masaajidka oo isu diyaariyay, in ay soo booqdaan qoys aad u dhiban, oo deganaa xaafada, oo jaarku u soo sheegeen masaajidka, waxaanu tagnay guri xidhan, oo ay dhib badani ka muuqato, markii la [&hellip;]","og_url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/carruurtaa-hadii-dad-xunkii-inta-ay-helaan\/","og_site_name":"SOMALILAND MAANTA","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed","article_published_time":"2023-03-21T05:52:33+00:00","og_image":[{"width":612,"height":441,"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/gettyimages-471106186-612x612-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Qoraha Qormooyinka","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Qoraha Qormooyinka","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/carruurtaa-hadii-dad-xunkii-inta-ay-helaan\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/carruurtaa-hadii-dad-xunkii-inta-ay-helaan\/"},"author":{"name":"Qoraha Qormooyinka","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb"},"headline":"Carruurtaa hadii dad-xunkii inta ay helaan&#8230;","datePublished":"2023-03-21T05:52:33+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/carruurtaa-hadii-dad-xunkii-inta-ay-helaan\/"},"wordCount":363,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/carruurtaa-hadii-dad-xunkii-inta-ay-helaan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/gettyimages-471106186-612x612-1.jpg","articleSection":["Qiso","Qormo"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/carruurtaa-hadii-dad-xunkii-inta-ay-helaan\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/carruurtaa-hadii-dad-xunkii-inta-ay-helaan\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/carruurtaa-hadii-dad-xunkii-inta-ay-helaan\/","name":"Carruurtaa hadii dad-xunkii inta ay helaan... - SOMALILAND MAANTA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/carruurtaa-hadii-dad-xunkii-inta-ay-helaan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/carruurtaa-hadii-dad-xunkii-inta-ay-helaan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/gettyimages-471106186-612x612-1.jpg","datePublished":"2023-03-21T05:52:33+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/carruurtaa-hadii-dad-xunkii-inta-ay-helaan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/carruurtaa-hadii-dad-xunkii-inta-ay-helaan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/carruurtaa-hadii-dad-xunkii-inta-ay-helaan\/#primaryimage","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/gettyimages-471106186-612x612-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/gettyimages-471106186-612x612-1.jpg","width":612,"height":441,"caption":"Little girl with Holi Festival colors painted face hiding behind a blue door"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/carruurtaa-hadii-dad-xunkii-inta-ay-helaan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Carruurtaa hadii dad-xunkii inta ay helaan&#8230;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","name":"SOMALILAND MAANTA","description":"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh","publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization","name":"SOMALILAND MAANTA","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","width":500,"height":500,"caption":"SOMALILAND MAANTA"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb","name":"Qoraha Qormooyinka","sameAs":["https:\/\/soomaal.net\/qormo"],"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"}]}},"views":37,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1885","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1885"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1885\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1887,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1885\/revisions\/1887"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1886"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1885"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1885"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1885"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}