{"id":1875,"date":"2023-03-21T05:16:47","date_gmt":"2023-03-21T05:16:47","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=1875"},"modified":"2023-03-21T05:16:47","modified_gmt":"2023-03-21T05:16:47","slug":"dee-iyaga-illaahay-ayaa-ilaalinaya-oo-adiga-ma","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/dee-iyaga-illaahay-ayaa-ilaalinaya-oo-adiga-ma\/","title":{"rendered":"Dee iyaga Illaahay ayaa ilaalinaya oo adiga ma\u2026?"},"content":{"rendered":"\n<p>Waxa uu muddo badan la dhiban yahay sixir maskaxdiisa lagu khalkhaliyay, maalin maalmaha ka mid ah waxa uu soo galay Masaajidka, Mooyaan! Ma shayaadiintii lagu diray ayaa soo yar fasaxay, mise kuwii sixray ayaa ka yar furay! Wuu soo weysaystay, kadibna salaad dheer ayuu galay, markii uu ka baxay salaadii, waxa uu bilaabay in uu dadkii masaajidka u fiir-fiirsado, dhinac kasta oo ay dad ka xigeenba wuu eegay, isha ayuu sidaa iyo sidaa u wada mariyay, waa dhalinyartii oo koox-koox u fadhida, oo kaftan iyo qosol isku tuur-tuuraya, qaarkood Qur\u2019aan akhrisanayaan, raggii iyo odayadii oo hadalo miisaaman ku hadlaya, mararka qaarkoodna inta telefoonku ku soo dhaco, ayay hawlo iyo arrimo hore ugu socday, halkaasi kala wadayaan cidii ay wada-wadeen, Cawo Badanaa!!!!! Ayaan Badanaa! Nimcada ay ku jiraan nin aan hayn ayaa garanaya, Bal maxaad adigu kaga duwan tahay? Bal maxaad geysatay? Miyay kaa wanaagsan yihiin? Mooyaan! Waar! Dee iyaga Illaahay ayaa ilaalinaya, oo adiga ma\u2026? <\/p>\n\n\n\n<p>Waxa uu soo qaatay kitaab, wuu kala furay, Maashaa Allaah\u2026 akhriska wuu garanayaa, oo waxa la sixray isaga oo wax bartay, si qiiro leh ayuu u akhrinayaa, oo dareen gudaha kaga yimid, ayaa ku khasbaya in uu akhriyo, wax buu ka dhex arkay! Wuxuu ku akhrinayaa cod aad u dhawaq kulul, oo aanay dhegtu jeclaysanaynin, dadkii masaajidka qaarkood ayaa yar jidh-diiday akhriska noocaasi ah, kolba midi xagiisa soo eeg, oo indhaha ku soo gub! Waligoodba! warba uma hayo isagu, waxaa ay ula muuqataa isaga, in uu codkiisa kii ugu fiicnaa, ee uu hayay, uu ku akhrinayo, wax baa kaga xidhmay, oo su\u2019aal ah maxaa adiga waxan oo dhib ah kuugu wacan, ayaa jawaabteedii halkani ka soo gashay, <\/p>\n\n\n\n<p>Waxa soo galay masaajidkii shayaadiintii sixray mid ka mid ah, markii uu arkay isaga oo Qur\u2019aan akhrinaya, wuu ku soo leexday, kadibna isaga oo jamacii masaajidka is-tusaya, oo ishiisu war-wareegeyso, ayuu isku maray, waa ka madaxa ka dhunkaday, labada garab kolba mid ka dhunkaday, dusha inta uu kaga dagay, kolba meel ka dhunkaday, naxariis kama aha, se waa i-arkaay! i-maqlaay! <\/p>\n\n\n\n<p>Isna waa ka ilmeeyay ee iska ooyay, muxuu sameyn karaa, waxba! Qof Cadaw kuu ah, oo Illaahay Weynaa oo Wanaagsanaaye caafimaadkaagii iyo arrimahaagii gacanta u galiyay, wax ka xumi adduunyada ma jirto\u2026<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxa uu muddo badan la dhiban yahay sixir maskaxdiisa lagu khalkhaliyay, maalin maalmaha ka mid ah waxa uu soo galay Masaajidka, Mooyaan! Ma shayaadiintii lagu diray ayaa soo yar fasaxay, mise kuwii sixray ayaa ka yar furay! Wuu soo weysaystay, kadibna salaad dheer ayuu galay, markii uu ka baxay salaadii, waxa uu bilaabay in uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1876,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,56],"tags":[],"class_list":["post-1875","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-qormo","category-sheeko"],"magazineBlocksPostFeaturedMedia":{"thumbnail":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/a-man-looking-faint-as-he-is-experiencing-vasovagal-syncope-150x150.jpg","medium":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/a-man-looking-faint-as-he-is-experiencing-vasovagal-syncope-300x200.jpg","medium_large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/a-man-looking-faint-as-he-is-experiencing-vasovagal-syncope-768x512.jpg","large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/a-man-looking-faint-as-he-is-experiencing-vasovagal-syncope-1024x683.jpg","1536x1536":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/a-man-looking-faint-as-he-is-experiencing-vasovagal-syncope.jpg","2048x2048":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/a-man-looking-faint-as-he-is-experiencing-vasovagal-syncope.jpg"},"magazineBlocksPostAuthor":{"name":"Qoraha Qormooyinka","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g"},"magazineBlocksPostCommentsNumber":"1","magazineBlocksPostExcerpt":"Waxa uu muddo badan la dhiban yahay sixir maskaxdiisa lagu khalkhaliyay, maalin maalmaha ka mid ah waxa uu soo galay Masaajidka, Mooyaan! Ma shayaadiintii lagu diray ayaa soo yar fasaxay, mise kuwii sixray ayaa ka yar furay! Wuu soo weysaystay, kadibna salaad dheer ayuu galay, markii uu ka baxay salaadii, waxa uu bilaabay in uu [&hellip;]","magazineBlocksPostCategories":["Qormo","Sheeko"],"magazineBlocksPostViewCount":15,"magazineBlocksPostReadTime":2,"magazine_blocks_featured_image_url":{"full":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/a-man-looking-faint-as-he-is-experiencing-vasovagal-syncope.jpg",1100,734,false],"medium":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/a-man-looking-faint-as-he-is-experiencing-vasovagal-syncope-300x200.jpg",300,200,true],"thumbnail":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/a-man-looking-faint-as-he-is-experiencing-vasovagal-syncope-150x150.jpg",150,150,true]},"magazine_blocks_author":{"display_name":"Qoraha Qormooyinka","author_link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"},"magazine_blocks_comment":1,"magazine_blocks_author_image":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g","magazine_blocks_category":"<a href=\"#\" class=\"category-link category-link-1\">Qormo<\/a> <a href=\"#\" class=\"category-link category-link-56\">Sheeko<\/a>","yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dee iyaga Illaahay ayaa ilaalinaya oo adiga ma\u2026? - SOMALILAND MAANTA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dee iyaga Illaahay ayaa ilaalinaya oo adiga ma\u2026? - SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxa uu muddo badan la dhiban yahay sixir maskaxdiisa lagu khalkhaliyay, maalin maalmaha ka mid ah waxa uu soo galay Masaajidka, Mooyaan! Ma shayaadiintii lagu diray ayaa soo yar fasaxay, mise kuwii sixray ayaa ka yar furay! Wuu soo weysaystay, kadibna salaad dheer ayuu galay, markii uu ka baxay salaadii, waxa uu bilaabay in uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/dee-iyaga-illaahay-ayaa-ilaalinaya-oo-adiga-ma\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-21T05:16:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/a-man-looking-faint-as-he-is-experiencing-vasovagal-syncope.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1100\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"734\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/dee-iyaga-illaahay-ayaa-ilaalinaya-oo-adiga-ma\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/dee-iyaga-illaahay-ayaa-ilaalinaya-oo-adiga-ma\/\"},\"author\":{\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\"},\"headline\":\"Dee iyaga Illaahay ayaa ilaalinaya oo adiga ma\u2026?\",\"datePublished\":\"2023-03-21T05:16:47+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/dee-iyaga-illaahay-ayaa-ilaalinaya-oo-adiga-ma\/\"},\"wordCount\":375,\"commentCount\":1,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/dee-iyaga-illaahay-ayaa-ilaalinaya-oo-adiga-ma\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/a-man-looking-faint-as-he-is-experiencing-vasovagal-syncope.jpg\",\"articleSection\":[\"Qormo\",\"Sheeko\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/dee-iyaga-illaahay-ayaa-ilaalinaya-oo-adiga-ma\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/dee-iyaga-illaahay-ayaa-ilaalinaya-oo-adiga-ma\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/dee-iyaga-illaahay-ayaa-ilaalinaya-oo-adiga-ma\/\",\"name\":\"Dee iyaga Illaahay ayaa ilaalinaya oo adiga ma\u2026? - SOMALILAND MAANTA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/dee-iyaga-illaahay-ayaa-ilaalinaya-oo-adiga-ma\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/dee-iyaga-illaahay-ayaa-ilaalinaya-oo-adiga-ma\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/a-man-looking-faint-as-he-is-experiencing-vasovagal-syncope.jpg\",\"datePublished\":\"2023-03-21T05:16:47+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/dee-iyaga-illaahay-ayaa-ilaalinaya-oo-adiga-ma\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/dee-iyaga-illaahay-ayaa-ilaalinaya-oo-adiga-ma\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/dee-iyaga-illaahay-ayaa-ilaalinaya-oo-adiga-ma\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/a-man-looking-faint-as-he-is-experiencing-vasovagal-syncope.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/a-man-looking-faint-as-he-is-experiencing-vasovagal-syncope.jpg\",\"width\":1100,\"height\":734},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/dee-iyaga-illaahay-ayaa-ilaalinaya-oo-adiga-ma\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dee iyaga Illaahay ayaa ilaalinaya oo adiga ma\u2026?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"description\":\"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"width\":500,\"height\":500,\"caption\":\"SOMALILAND MAANTA\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\",\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"sameAs\":[\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\"],\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dee iyaga Illaahay ayaa ilaalinaya oo adiga ma\u2026? - SOMALILAND MAANTA","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dee iyaga Illaahay ayaa ilaalinaya oo adiga ma\u2026? - SOMALILAND MAANTA","og_description":"Waxa uu muddo badan la dhiban yahay sixir maskaxdiisa lagu khalkhaliyay, maalin maalmaha ka mid ah waxa uu soo galay Masaajidka, Mooyaan! Ma shayaadiintii lagu diray ayaa soo yar fasaxay, mise kuwii sixray ayaa ka yar furay! Wuu soo weysaystay, kadibna salaad dheer ayuu galay, markii uu ka baxay salaadii, waxa uu bilaabay in uu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/dee-iyaga-illaahay-ayaa-ilaalinaya-oo-adiga-ma\/","og_site_name":"SOMALILAND MAANTA","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed","article_published_time":"2023-03-21T05:16:47+00:00","og_image":[{"width":1100,"height":734,"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/a-man-looking-faint-as-he-is-experiencing-vasovagal-syncope.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Qoraha Qormooyinka","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Qoraha Qormooyinka","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/dee-iyaga-illaahay-ayaa-ilaalinaya-oo-adiga-ma\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/dee-iyaga-illaahay-ayaa-ilaalinaya-oo-adiga-ma\/"},"author":{"name":"Qoraha Qormooyinka","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb"},"headline":"Dee iyaga Illaahay ayaa ilaalinaya oo adiga ma\u2026?","datePublished":"2023-03-21T05:16:47+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/dee-iyaga-illaahay-ayaa-ilaalinaya-oo-adiga-ma\/"},"wordCount":375,"commentCount":1,"publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/dee-iyaga-illaahay-ayaa-ilaalinaya-oo-adiga-ma\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/a-man-looking-faint-as-he-is-experiencing-vasovagal-syncope.jpg","articleSection":["Qormo","Sheeko"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/dee-iyaga-illaahay-ayaa-ilaalinaya-oo-adiga-ma\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/dee-iyaga-illaahay-ayaa-ilaalinaya-oo-adiga-ma\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/dee-iyaga-illaahay-ayaa-ilaalinaya-oo-adiga-ma\/","name":"Dee iyaga Illaahay ayaa ilaalinaya oo adiga ma\u2026? - SOMALILAND MAANTA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/dee-iyaga-illaahay-ayaa-ilaalinaya-oo-adiga-ma\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/dee-iyaga-illaahay-ayaa-ilaalinaya-oo-adiga-ma\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/a-man-looking-faint-as-he-is-experiencing-vasovagal-syncope.jpg","datePublished":"2023-03-21T05:16:47+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/dee-iyaga-illaahay-ayaa-ilaalinaya-oo-adiga-ma\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/dee-iyaga-illaahay-ayaa-ilaalinaya-oo-adiga-ma\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/dee-iyaga-illaahay-ayaa-ilaalinaya-oo-adiga-ma\/#primaryimage","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/a-man-looking-faint-as-he-is-experiencing-vasovagal-syncope.jpg","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/a-man-looking-faint-as-he-is-experiencing-vasovagal-syncope.jpg","width":1100,"height":734},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/21\/dee-iyaga-illaahay-ayaa-ilaalinaya-oo-adiga-ma\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dee iyaga Illaahay ayaa ilaalinaya oo adiga ma\u2026?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","name":"SOMALILAND MAANTA","description":"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh","publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization","name":"SOMALILAND MAANTA","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","width":500,"height":500,"caption":"SOMALILAND MAANTA"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb","name":"Qoraha Qormooyinka","sameAs":["https:\/\/soomaal.net\/qormo"],"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"}]}},"views":233,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1875","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1875"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1875\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1877,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1875\/revisions\/1877"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1876"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1875"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1875"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1875"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}