{"id":1863,"date":"2023-03-20T19:07:59","date_gmt":"2023-03-20T19:07:59","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=1863"},"modified":"2023-03-20T19:07:59","modified_gmt":"2023-03-20T19:07:59","slug":"maxaa-meesha-ka-sii-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/maxaa-meesha-ka-sii-ah\/","title":{"rendered":"Maxaa meesha ka si\u2019i ah?"},"content":{"rendered":"\n<p>Nin in badan bilaa camal ahaa, ayaa wuxuu shaqo ka helay tukaan weyn, oo badhtanka magaalada laga furay, tukaankaasi waxa loo qalabeeyay si aad u heersareysa, oo kuwa u dhaw oo dhan wuu ka dhex muuqdaa, wuxuu joogay tukaanka in muddo ah, <\/p>\n\n\n\n<p>kadib wuxuu dhowr goor u sheegay in uu xanuunsanayo, oo weliba madaxu aad u xanuunayo si joogto ah, in muddo ah markii uu cabashadaasi ka maqlayay, waxa uu maalin ku booqday tukaankii, in yar oo qiyaastii noqonaysa 10-daqiiqo, markii uu dhex taagnaa tukaankii, ayuu dawakhaad dareemay kadibna wuu fadhiistay, isaga oo ka baqay in uu dhulka ku dhaco, wuu yaabay! Markii uu ka tegay ayuu sii maray farmasii u dhowaa, wuxu ku yidhi: \u201c<em>waar bal dhiigayga cabir, malaha dhiigii baa iga yaraadee\u2026 \u2026\u201d <\/em><\/p>\n\n\n\n<p>markii la cabiray dhiigiisu wuxuu taagnaa bartii ugu fiicnayd, waxa uu galay garoon kubada lagu ciyaaro, waxa uu dhex taagna oo uu daawanayay ciyaarta, muddo qiyaastii noqonaysa Saacad iyo dheeraad, wax dawakhaad ahna muu dareemin, waxaa uu is-weydiiyay: <em>sidee ayay suurtogal ku tahay in 10-daqiiqo oo aad tukaanka dhex taagnayd aad dawakhdo, saacad iyo dheeraad aad garoonka taagnaydna u dawakhi weyday<\/em>? Jawaab wuu waayay, <\/p>\n\n\n\n<p>kadib maalin kale ayaa uu booqday tukaankii, wax ka yar nuse-saace markii uu dhex taagnaa ayuu sidii maalintii oo kale noqday, inta caloosha iyo inta hoose oo dhami aad u gubatay ayuu dawakhay, waaka degdeg kursi ugu fadhiistay, <\/p>\n\n\n\n<p>kadibna waxaa uu weydiiyay: <em>Maxaa meesha ka si\u2019 ah<\/em>? wuxuu ugu jawaabay, <em>dhibkaa aad arkayso ayaanu meesha ku qabnaa, oo aanu hadanna adkeysanaynaa\u2026<\/em><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nin in badan bilaa camal ahaa, ayaa wuxuu shaqo ka helay tukaan weyn, oo badhtanka magaalada laga furay, tukaankaasi waxa loo qalabeeyay si aad u heersareysa, oo kuwa u dhaw oo dhan wuu ka dhex muuqdaa, wuxuu joogay tukaanka in muddo ah, kadib wuxuu dhowr goor u sheegay in uu xanuunsanayo, oo weliba madaxu aad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1864,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[58,1],"tags":[],"class_list":["post-1863","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-qiso","category-qormo"],"magazineBlocksPostFeaturedMedia":{"thumbnail":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/istockphoto-1316585922-612x612-1-150x150.jpg","medium":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/istockphoto-1316585922-612x612-1-300x200.jpg","medium_large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/istockphoto-1316585922-612x612-1.jpg","large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/istockphoto-1316585922-612x612-1.jpg","1536x1536":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/istockphoto-1316585922-612x612-1.jpg","2048x2048":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/istockphoto-1316585922-612x612-1.jpg"},"magazineBlocksPostAuthor":{"name":"Qoraha Qormooyinka","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g"},"magazineBlocksPostCommentsNumber":"0","magazineBlocksPostExcerpt":"Nin in badan bilaa camal ahaa, ayaa wuxuu shaqo ka helay tukaan weyn, oo badhtanka magaalada laga furay, tukaankaasi waxa loo qalabeeyay si aad u heersareysa, oo kuwa u dhaw oo dhan wuu ka dhex muuqdaa, wuxuu joogay tukaanka in muddo ah, kadib wuxuu dhowr goor u sheegay in uu xanuunsanayo, oo weliba madaxu aad [&hellip;]","magazineBlocksPostCategories":["Qiso","Qormo"],"magazineBlocksPostViewCount":7,"magazineBlocksPostReadTime":2,"magazine_blocks_featured_image_url":{"full":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/istockphoto-1316585922-612x612-1.jpg",612,408,false],"medium":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/istockphoto-1316585922-612x612-1-300x200.jpg",300,200,true],"thumbnail":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/istockphoto-1316585922-612x612-1-150x150.jpg",150,150,true]},"magazine_blocks_author":{"display_name":"Qoraha Qormooyinka","author_link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"},"magazine_blocks_comment":0,"magazine_blocks_author_image":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g","magazine_blocks_category":"<a href=\"#\" class=\"category-link category-link-58\">Qiso<\/a> <a href=\"#\" class=\"category-link category-link-1\">Qormo<\/a>","yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maxaa meesha ka si\u2019i ah? - SOMALILAND MAANTA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maxaa meesha ka si\u2019i ah? - SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Nin in badan bilaa camal ahaa, ayaa wuxuu shaqo ka helay tukaan weyn, oo badhtanka magaalada laga furay, tukaankaasi waxa loo qalabeeyay si aad u heersareysa, oo kuwa u dhaw oo dhan wuu ka dhex muuqdaa, wuxuu joogay tukaanka in muddo ah, kadib wuxuu dhowr goor u sheegay in uu xanuunsanayo, oo weliba madaxu aad [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/maxaa-meesha-ka-sii-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-20T19:07:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/istockphoto-1316585922-612x612-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"612\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"408\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/maxaa-meesha-ka-sii-ah\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/maxaa-meesha-ka-sii-ah\/\"},\"author\":{\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\"},\"headline\":\"Maxaa meesha ka si\u2019i ah?\",\"datePublished\":\"2023-03-20T19:07:59+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/maxaa-meesha-ka-sii-ah\/\"},\"wordCount\":255,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/maxaa-meesha-ka-sii-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/istockphoto-1316585922-612x612-1.jpg\",\"articleSection\":[\"Qiso\",\"Qormo\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/maxaa-meesha-ka-sii-ah\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/maxaa-meesha-ka-sii-ah\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/maxaa-meesha-ka-sii-ah\/\",\"name\":\"Maxaa meesha ka si\u2019i ah? - SOMALILAND MAANTA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/maxaa-meesha-ka-sii-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/maxaa-meesha-ka-sii-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/istockphoto-1316585922-612x612-1.jpg\",\"datePublished\":\"2023-03-20T19:07:59+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/maxaa-meesha-ka-sii-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/maxaa-meesha-ka-sii-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/maxaa-meesha-ka-sii-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/istockphoto-1316585922-612x612-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/istockphoto-1316585922-612x612-1.jpg\",\"width\":612,\"height\":408,\"caption\":\"Young man having a heart attack at home. Portrait of man placing hands on the chest suffering from pain in the heart.\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/maxaa-meesha-ka-sii-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maxaa meesha ka si\u2019i ah?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"description\":\"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"width\":500,\"height\":500,\"caption\":\"SOMALILAND MAANTA\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\",\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"sameAs\":[\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\"],\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maxaa meesha ka si\u2019i ah? - SOMALILAND MAANTA","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maxaa meesha ka si\u2019i ah? - SOMALILAND MAANTA","og_description":"Nin in badan bilaa camal ahaa, ayaa wuxuu shaqo ka helay tukaan weyn, oo badhtanka magaalada laga furay, tukaankaasi waxa loo qalabeeyay si aad u heersareysa, oo kuwa u dhaw oo dhan wuu ka dhex muuqdaa, wuxuu joogay tukaanka in muddo ah, kadib wuxuu dhowr goor u sheegay in uu xanuunsanayo, oo weliba madaxu aad [&hellip;]","og_url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/maxaa-meesha-ka-sii-ah\/","og_site_name":"SOMALILAND MAANTA","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed","article_published_time":"2023-03-20T19:07:59+00:00","og_image":[{"width":612,"height":408,"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/istockphoto-1316585922-612x612-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Qoraha Qormooyinka","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Qoraha Qormooyinka","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/maxaa-meesha-ka-sii-ah\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/maxaa-meesha-ka-sii-ah\/"},"author":{"name":"Qoraha Qormooyinka","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb"},"headline":"Maxaa meesha ka si\u2019i ah?","datePublished":"2023-03-20T19:07:59+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/maxaa-meesha-ka-sii-ah\/"},"wordCount":255,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/maxaa-meesha-ka-sii-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/istockphoto-1316585922-612x612-1.jpg","articleSection":["Qiso","Qormo"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/maxaa-meesha-ka-sii-ah\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/maxaa-meesha-ka-sii-ah\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/maxaa-meesha-ka-sii-ah\/","name":"Maxaa meesha ka si\u2019i ah? - SOMALILAND MAANTA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/maxaa-meesha-ka-sii-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/maxaa-meesha-ka-sii-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/istockphoto-1316585922-612x612-1.jpg","datePublished":"2023-03-20T19:07:59+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/maxaa-meesha-ka-sii-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/maxaa-meesha-ka-sii-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/maxaa-meesha-ka-sii-ah\/#primaryimage","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/istockphoto-1316585922-612x612-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/istockphoto-1316585922-612x612-1.jpg","width":612,"height":408,"caption":"Young man having a heart attack at home. Portrait of man placing hands on the chest suffering from pain in the heart."},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/maxaa-meesha-ka-sii-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maxaa meesha ka si\u2019i ah?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","name":"SOMALILAND MAANTA","description":"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh","publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization","name":"SOMALILAND MAANTA","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","width":500,"height":500,"caption":"SOMALILAND MAANTA"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb","name":"Qoraha Qormooyinka","sameAs":["https:\/\/soomaal.net\/qormo"],"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"}]}},"views":36,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1863","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1863"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1863\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1865,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1863\/revisions\/1865"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1864"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1863"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1863"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1863"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}