{"id":1836,"date":"2023-03-20T18:20:09","date_gmt":"2023-03-20T18:20:09","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=1836"},"modified":"2023-03-20T18:37:23","modified_gmt":"2023-03-20T18:37:23","slug":"1836","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/1836\/","title":{"rendered":"Anigoo yaaban oo kolba ka yar fogaanaya&#8230;"},"content":{"rendered":"\n<p>Waxa aan joogay Madaarka Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta, waxa aan ku ahaa transit muddo dheer, oo dhowr iyo toban saacadood aheyd, meesha waxa ka buuxa dumar aan asturnayn, oo u kala gooshaya daafaha caalamka iyo waliba qaar iyagu kaba shaqeeya madaarka tukaamadiisa, anigu dharkii Islaamka ayaa aan xidhanahay, woxogaa gadh ahna waan leeyahay, <\/p>\n\n\n\n<p>kadib dhowr goor oo si kedis ah aanu isaga soo hor baxnay dumar aan asturnayn, ayaa aan ka yar jee-jeestay dumarkaasi, show way I arkeen in aan indhaha ama eegmada la diidanahay dumarkani qaa-qaawan, dumarkii uun baa hareerahayga ku soo batay, mar ay I soo hor mar-maraan, mar ay I soo ag-fadhiistaan, mar ay I soo hor-fadhiistaan, aniga oo yaaban, oo kolba ka yar fogaanaya meesha ay ku soo bataan, ayaa waxa aan isha la helay dhowr qof, lix ilaa todoba nin iyo laba dumar ah, laba laba ayay u wada taagan yihiin, way I soo eegayaan, oo way igu soo qos-qoslayaan, markii ay arkeen in aan soo eegayo, way iga jeesteen oo sidii wax sheekaysanaya ayay iska dhigeen, nimanku inta ay dhaadheer yihiin, ayaa uu jidhkooduna aad u dhisan yahay, wejiyadooduna waa bilaa naxariis, oo waxaad moodaa in la soo xulay, waxaan xaqiiqsaday dumarkani kolba meesha aan fadhiisto ku soo badanaya, in la soo diray, oo la eegayo bal waxa aan sameeyo, <\/p>\n\n\n\n<p>tii iigu layaabka badneyd, waxay aheyd tu indho-yar ah, oo mudalab ka ahayd maqaaxi madaarka ku taal, ana waxa aan fadhiyay meel aad uga fog maqaaxida, inta ay telefoon soo qaadatay, iyada oo dhegta ku haysa, ayaa ay hortayda soo fadhiisatay, waxa ay xidhan tahay haaf aad u gaaban, oo jilbaha wax badan aad uga sareeya, maqaaxideedii way camiran tahay, oo cid u adeegta ayay dadkii doonayaan, iyana waxa ay I hor fadhiday muddo badan, oo qofkii maqaaxida cid u adeegta ka waayaa uu iskaga tagi karo, kolba si\u2019I ayay labada cagood isu dul-saartaa, si uu haafku kor ugu sii jiidmo, khasab! Ku ogolow xumaanta weeyaan, hadaad hadasho Argagixiso ayaad tahay, <\/p>\n\n\n\n<p>mar aan dhex soc-socday ayaa waxaan arkay, nin sidii kuwii hore oo kale jidhkiisu dhisan yahay, oo dheer, oo hortayda taagan, aad ayuu indhaha iigu soo gubayaa, waan garab maray, kadibna meel ayaan fadhiistay, inta uu iga daba yimid, ayuu hortayda soo fadhiistay, waxa uu xidh-dhay muraayad madaw, labtop-na wuu la soo baxay, sida uu ii soo eegayaa masibaa, waligiiba ha I soo eego!, ana waan eegaa uun, ilaa intii madaarka aan ka soo baxayay, nimankaasi oo aan dharkii askarta xidhnayn, ayaa aan kolba meel iyaga oo iga soo eegaya arkayay, dadkaasi carab may ahayn, ma garan karo in dawlada imaaraatku ay soo kireysatay iyo in iyagu ay iskood uga dhex qadhaabanayaan, oo reer-galbeedku ay soo dirsadeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxa aan joogay Madaarka Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta, waxa aan ku ahaa transit muddo dheer, oo dhowr iyo toban saacadood aheyd, meesha waxa ka buuxa dumar aan asturnayn, oo u kala gooshaya daafaha caalamka iyo waliba qaar iyagu kaba shaqeeya madaarka tukaamadiisa, anigu dharkii Islaamka ayaa aan xidhanahay, woxogaa gadh ahna waan leeyahay, kadib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1837,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[58,1],"tags":[],"class_list":["post-1836","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-qiso","category-qormo"],"magazineBlocksPostFeaturedMedia":{"thumbnail":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/dubai-airport-150x150.jpg","medium":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/dubai-airport-300x200.jpg","medium_large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/dubai-airport-768x513.jpg","large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/dubai-airport-1024x683.jpg","1536x1536":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/dubai-airport.jpg","2048x2048":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/dubai-airport.jpg"},"magazineBlocksPostAuthor":{"name":"Qoraha Qormooyinka","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g"},"magazineBlocksPostCommentsNumber":"0","magazineBlocksPostExcerpt":"Waxa aan joogay Madaarka Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta, waxa aan ku ahaa transit muddo dheer, oo dhowr iyo toban saacadood aheyd, meesha waxa ka buuxa dumar aan asturnayn, oo u kala gooshaya daafaha caalamka iyo waliba qaar iyagu kaba shaqeeya madaarka tukaamadiisa, anigu dharkii Islaamka ayaa aan xidhanahay, woxogaa gadh ahna waan leeyahay, kadib [&hellip;]","magazineBlocksPostCategories":["Qiso","Qormo"],"magazineBlocksPostViewCount":7,"magazineBlocksPostReadTime":3,"magazine_blocks_featured_image_url":{"full":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/dubai-airport.jpg",1500,1001,false],"medium":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/dubai-airport-300x200.jpg",300,200,true],"thumbnail":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/dubai-airport-150x150.jpg",150,150,true]},"magazine_blocks_author":{"display_name":"Qoraha Qormooyinka","author_link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"},"magazine_blocks_comment":0,"magazine_blocks_author_image":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g","magazine_blocks_category":"<a href=\"#\" class=\"category-link category-link-58\">Qiso<\/a> <a href=\"#\" class=\"category-link category-link-1\">Qormo<\/a>","yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Anigoo yaaban oo kolba ka yar fogaanaya... - SOMALILAND MAANTA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Anigoo yaaban oo kolba ka yar fogaanaya... - SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxa aan joogay Madaarka Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta, waxa aan ku ahaa transit muddo dheer, oo dhowr iyo toban saacadood aheyd, meesha waxa ka buuxa dumar aan asturnayn, oo u kala gooshaya daafaha caalamka iyo waliba qaar iyagu kaba shaqeeya madaarka tukaamadiisa, anigu dharkii Islaamka ayaa aan xidhanahay, woxogaa gadh ahna waan leeyahay, kadib [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/1836\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-20T18:20:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-03-20T18:37:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/dubai-airport.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1500\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1001\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/1836\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/1836\/\"},\"author\":{\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\"},\"headline\":\"Anigoo yaaban oo kolba ka yar fogaanaya&#8230;\",\"datePublished\":\"2023-03-20T18:20:09+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-20T18:37:23+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/1836\/\"},\"wordCount\":453,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/1836\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/dubai-airport.jpg\",\"articleSection\":[\"Qiso\",\"Qormo\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/1836\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/1836\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/1836\/\",\"name\":\"Anigoo yaaban oo kolba ka yar fogaanaya... - SOMALILAND MAANTA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/1836\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/1836\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/dubai-airport.jpg\",\"datePublished\":\"2023-03-20T18:20:09+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-20T18:37:23+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/1836\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/1836\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/1836\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/dubai-airport.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/dubai-airport.jpg\",\"width\":1500,\"height\":1001},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/1836\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Anigoo yaaban oo kolba ka yar fogaanaya&#8230;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"description\":\"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"width\":500,\"height\":500,\"caption\":\"SOMALILAND MAANTA\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\",\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"sameAs\":[\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\"],\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Anigoo yaaban oo kolba ka yar fogaanaya... - SOMALILAND MAANTA","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Anigoo yaaban oo kolba ka yar fogaanaya... - SOMALILAND MAANTA","og_description":"Waxa aan joogay Madaarka Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta, waxa aan ku ahaa transit muddo dheer, oo dhowr iyo toban saacadood aheyd, meesha waxa ka buuxa dumar aan asturnayn, oo u kala gooshaya daafaha caalamka iyo waliba qaar iyagu kaba shaqeeya madaarka tukaamadiisa, anigu dharkii Islaamka ayaa aan xidhanahay, woxogaa gadh ahna waan leeyahay, kadib [&hellip;]","og_url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/1836\/","og_site_name":"SOMALILAND MAANTA","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed","article_published_time":"2023-03-20T18:20:09+00:00","article_modified_time":"2023-03-20T18:37:23+00:00","og_image":[{"width":1500,"height":1001,"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/dubai-airport.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Qoraha Qormooyinka","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Qoraha Qormooyinka","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/1836\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/1836\/"},"author":{"name":"Qoraha Qormooyinka","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb"},"headline":"Anigoo yaaban oo kolba ka yar fogaanaya&#8230;","datePublished":"2023-03-20T18:20:09+00:00","dateModified":"2023-03-20T18:37:23+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/1836\/"},"wordCount":453,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/1836\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/dubai-airport.jpg","articleSection":["Qiso","Qormo"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/1836\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/1836\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/1836\/","name":"Anigoo yaaban oo kolba ka yar fogaanaya... - SOMALILAND MAANTA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/1836\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/1836\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/dubai-airport.jpg","datePublished":"2023-03-20T18:20:09+00:00","dateModified":"2023-03-20T18:37:23+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/1836\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/1836\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/1836\/#primaryimage","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/dubai-airport.jpg","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/dubai-airport.jpg","width":1500,"height":1001},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/1836\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Anigoo yaaban oo kolba ka yar fogaanaya&#8230;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","name":"SOMALILAND MAANTA","description":"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh","publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization","name":"SOMALILAND MAANTA","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","width":500,"height":500,"caption":"SOMALILAND MAANTA"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb","name":"Qoraha Qormooyinka","sameAs":["https:\/\/soomaal.net\/qormo"],"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"}]}},"views":26,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1836","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1836"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1836\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1850,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1836\/revisions\/1850"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1837"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1836"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1836"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1836"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}