{"id":1817,"date":"2023-03-20T17:31:50","date_gmt":"2023-03-20T17:31:50","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=1817"},"modified":"2023-03-20T17:31:51","modified_gmt":"2023-03-20T17:31:51","slug":"diintan-dadka-gacmaha-iyo-lugaha-jareysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/diintan-dadka-gacmaha-iyo-lugaha-jareysa\/","title":{"rendered":"Diintan Dadka Gacmaha iyo Lugaha Jareysa&#8230;"},"content":{"rendered":"\n<p>Waa ku aan wali dhadhamin macaanka iyo wanaaga ay Diinteenu leedahay, waxaa uu yidhi: \u201c<em>Waar Diintani dadka gacmaha iyo lugaha jaraysa, ee badhna dhagaxa ku dilaysa, badhna shaanbuuga la dhacaysa, miyaa \u2026\u201d<\/em>, <\/p>\n\n\n\n<p>Kadibna waxa la weydiiyay: Ma Gaal baad tahay, oo wax baad hoosta ku qarinaysaa? <\/p>\n\n\n\n<p>Inta uu cadhooday <em>Kuye! Mayee Muslim baan ahay, Ma adiga ayaa gaal naga dhigaya\u2026<\/em> <\/p>\n\n\n\n<p>Hadaa miyaad sinaysataa, oo tumashada ayaad taqaannaa? <\/p>\n\n\n\n<p>Inta uu sii cadhooday ayuu yidhi: <em>Waar oori xalaal ah ayaanu haysanaa, maxaanu sinno uga baahan nahay\u2026<\/em> <\/p>\n\n\n\n<p>Hadaa ma tuug baad tahay, oo wax-qaadka ayaad taqaan? <\/p>\n\n\n\n<p><em>Kuye! Jaw\u2026 Illaahayba iimuu baahinin wax dad kale leeyihiin, arsaaqda uu I siiyay ayaa iga badan\u2026<\/em> <\/p>\n\n\n\n<p>Hadaa ma khamriga iyo xashiishada ayaad cabtaa? <\/p>\n\n\n\n<p><em>Kuye! Waligayba afkaygaa ma saarin\u2026<\/em> <\/p>\n\n\n\n<p>Hadaa ma cayda iyo af-lagaadada ayaad taqaannaa? <\/p>\n\n\n\n<p><em>May! qof dhib iga sheegtay wali maan arag, cayna hadalkeedaba daa\u2019a\u2026<\/em> <\/p>\n\n\n\n<p>Illaahay cilmigiisu badanaa, hadaa maxaad diinta uga soo horjeedaa? Islaamku waa Diintii wanaaga, horumarka, farxada iyo walaalnimada abuuraysay, qof xun oo xumaan isku og, oo is-leh xumaantaasi ayaa xeer-ciqaabeedkeedii lagugu fulini, ayaa uun baa Diintani nacaya ama ka soo hor jeedsanaya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waa ku aan wali dhadhamin macaanka iyo wanaaga ay Diinteenu leedahay, waxaa uu yidhi: \u201cWaar Diintani dadka gacmaha iyo lugaha jaraysa, ee badhna dhagaxa ku dilaysa, badhna shaanbuuga la dhacaysa, miyaa \u2026\u201d, Kadibna waxa la weydiiyay: Ma Gaal baad tahay, oo wax baad hoosta ku qarinaysaa? Inta uu cadhooday Kuye! Mayee Muslim baan ahay, Ma [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1818,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[58,1],"tags":[],"class_list":["post-1817","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-qiso","category-qormo"],"magazineBlocksPostFeaturedMedia":{"thumbnail":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal-150x150.jpg","medium":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal-300x200.jpg","medium_large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal-768x512.jpg","large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal.jpg","1536x1536":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal.jpg","2048x2048":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal.jpg"},"magazineBlocksPostAuthor":{"name":"Qoraha Qormooyinka","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g"},"magazineBlocksPostCommentsNumber":"0","magazineBlocksPostExcerpt":"Waa ku aan wali dhadhamin macaanka iyo wanaaga ay Diinteenu leedahay, waxaa uu yidhi: \u201cWaar Diintani dadka gacmaha iyo lugaha jaraysa, ee badhna dhagaxa ku dilaysa, badhna shaanbuuga la dhacaysa, miyaa \u2026\u201d, Kadibna waxa la weydiiyay: Ma Gaal baad tahay, oo wax baad hoosta ku qarinaysaa? Inta uu cadhooday Kuye! Mayee Muslim baan ahay, Ma [&hellip;]","magazineBlocksPostCategories":["Qiso","Qormo"],"magazineBlocksPostViewCount":9,"magazineBlocksPostReadTime":1,"magazine_blocks_featured_image_url":{"full":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal.jpg",900,600,false],"medium":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal-300x200.jpg",300,200,true],"thumbnail":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal-150x150.jpg",150,150,true]},"magazine_blocks_author":{"display_name":"Qoraha Qormooyinka","author_link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"},"magazine_blocks_comment":0,"magazine_blocks_author_image":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g","magazine_blocks_category":"<a href=\"#\" class=\"category-link category-link-58\">Qiso<\/a> <a href=\"#\" class=\"category-link category-link-1\">Qormo<\/a>","yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Diintan Dadka Gacmaha iyo Lugaha Jareysa... - SOMALILAND MAANTA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Diintan Dadka Gacmaha iyo Lugaha Jareysa... - SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waa ku aan wali dhadhamin macaanka iyo wanaaga ay Diinteenu leedahay, waxaa uu yidhi: \u201cWaar Diintani dadka gacmaha iyo lugaha jaraysa, ee badhna dhagaxa ku dilaysa, badhna shaanbuuga la dhacaysa, miyaa \u2026\u201d, Kadibna waxa la weydiiyay: Ma Gaal baad tahay, oo wax baad hoosta ku qarinaysaa? Inta uu cadhooday Kuye! Mayee Muslim baan ahay, Ma [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/diintan-dadka-gacmaha-iyo-lugaha-jareysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-20T17:31:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-03-20T17:31:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"900\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/diintan-dadka-gacmaha-iyo-lugaha-jareysa\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/diintan-dadka-gacmaha-iyo-lugaha-jareysa\/\"},\"author\":{\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\"},\"headline\":\"Diintan Dadka Gacmaha iyo Lugaha Jareysa&#8230;\",\"datePublished\":\"2023-03-20T17:31:50+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-20T17:31:51+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/diintan-dadka-gacmaha-iyo-lugaha-jareysa\/\"},\"wordCount\":186,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/diintan-dadka-gacmaha-iyo-lugaha-jareysa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal.jpg\",\"articleSection\":[\"Qiso\",\"Qormo\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/diintan-dadka-gacmaha-iyo-lugaha-jareysa\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/diintan-dadka-gacmaha-iyo-lugaha-jareysa\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/diintan-dadka-gacmaha-iyo-lugaha-jareysa\/\",\"name\":\"Diintan Dadka Gacmaha iyo Lugaha Jareysa... - SOMALILAND MAANTA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/diintan-dadka-gacmaha-iyo-lugaha-jareysa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/diintan-dadka-gacmaha-iyo-lugaha-jareysa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal.jpg\",\"datePublished\":\"2023-03-20T17:31:50+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-20T17:31:51+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/diintan-dadka-gacmaha-iyo-lugaha-jareysa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/diintan-dadka-gacmaha-iyo-lugaha-jareysa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/diintan-dadka-gacmaha-iyo-lugaha-jareysa\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal.jpg\",\"width\":900,\"height\":600},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/diintan-dadka-gacmaha-iyo-lugaha-jareysa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Diintan Dadka Gacmaha iyo Lugaha Jareysa&#8230;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"description\":\"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"width\":500,\"height\":500,\"caption\":\"SOMALILAND MAANTA\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\",\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"sameAs\":[\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\"],\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Diintan Dadka Gacmaha iyo Lugaha Jareysa... - SOMALILAND MAANTA","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Diintan Dadka Gacmaha iyo Lugaha Jareysa... - SOMALILAND MAANTA","og_description":"Waa ku aan wali dhadhamin macaanka iyo wanaaga ay Diinteenu leedahay, waxaa uu yidhi: \u201cWaar Diintani dadka gacmaha iyo lugaha jaraysa, ee badhna dhagaxa ku dilaysa, badhna shaanbuuga la dhacaysa, miyaa \u2026\u201d, Kadibna waxa la weydiiyay: Ma Gaal baad tahay, oo wax baad hoosta ku qarinaysaa? Inta uu cadhooday Kuye! Mayee Muslim baan ahay, Ma [&hellip;]","og_url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/diintan-dadka-gacmaha-iyo-lugaha-jareysa\/","og_site_name":"SOMALILAND MAANTA","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed","article_published_time":"2023-03-20T17:31:50+00:00","article_modified_time":"2023-03-20T17:31:51+00:00","og_image":[{"width":900,"height":600,"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Qoraha Qormooyinka","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Qoraha Qormooyinka","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/diintan-dadka-gacmaha-iyo-lugaha-jareysa\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/diintan-dadka-gacmaha-iyo-lugaha-jareysa\/"},"author":{"name":"Qoraha Qormooyinka","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb"},"headline":"Diintan Dadka Gacmaha iyo Lugaha Jareysa&#8230;","datePublished":"2023-03-20T17:31:50+00:00","dateModified":"2023-03-20T17:31:51+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/diintan-dadka-gacmaha-iyo-lugaha-jareysa\/"},"wordCount":186,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/diintan-dadka-gacmaha-iyo-lugaha-jareysa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal.jpg","articleSection":["Qiso","Qormo"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/diintan-dadka-gacmaha-iyo-lugaha-jareysa\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/diintan-dadka-gacmaha-iyo-lugaha-jareysa\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/diintan-dadka-gacmaha-iyo-lugaha-jareysa\/","name":"Diintan Dadka Gacmaha iyo Lugaha Jareysa... - SOMALILAND MAANTA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/diintan-dadka-gacmaha-iyo-lugaha-jareysa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/diintan-dadka-gacmaha-iyo-lugaha-jareysa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal.jpg","datePublished":"2023-03-20T17:31:50+00:00","dateModified":"2023-03-20T17:31:51+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/diintan-dadka-gacmaha-iyo-lugaha-jareysa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/diintan-dadka-gacmaha-iyo-lugaha-jareysa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/diintan-dadka-gacmaha-iyo-lugaha-jareysa\/#primaryimage","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal.jpg","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Quran_and_Rehal.jpg","width":900,"height":600},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/20\/diintan-dadka-gacmaha-iyo-lugaha-jareysa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Diintan Dadka Gacmaha iyo Lugaha Jareysa&#8230;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","name":"SOMALILAND MAANTA","description":"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh","publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization","name":"SOMALILAND MAANTA","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","width":500,"height":500,"caption":"SOMALILAND MAANTA"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb","name":"Qoraha Qormooyinka","sameAs":["https:\/\/soomaal.net\/qormo"],"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"}]}},"views":40,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1817","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1817"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1817\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1819,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1817\/revisions\/1819"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1818"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1817"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1817"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1817"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}