{"id":1739,"date":"2023-03-19T08:46:49","date_gmt":"2023-03-19T08:46:49","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=1739"},"modified":"2023-03-19T08:46:50","modified_gmt":"2023-03-19T08:46:50","slug":"askarigu-waligiiba-ha-goolaaftamoe-bunkaaga-iska-cab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/askarigu-waligiiba-ha-goolaaftamoe-bunkaaga-iska-cab\/","title":{"rendered":"Askarigu waligiiba ha goolaaftamo\u2019e bunkaaga iska cab!"},"content":{"rendered":"\n<p>Waa isla doonasho Illaahay\u2019e, aniga oo gashan khamiis, woxogaa gadh ahna la baxay, ayaa waxa aan galay maalin maalmaha ka mid ah maqaaxi bunka laga cabo, markii aan fadhiistay, waxa aan arkay askari aad ii soo eegaya, oo kuleylka indhihiisa aad moodo leeb la soo ganay, qorigii ayaa uu soo rogtay, keebkii ayaa uu farta saaray, kolba inta uu soo kaco, ayuu hortayda mar-marayaa, wuxu goolaaftan sameynayo iyo cadhada haysa ma qiyaasi kareysid, aniga oo yaaban, oo leh <em>Toloow! Askariga maxaad u geysatay<\/em>, ayaan dhinacayga eegay, waxa fadhiya laba nin oo cad-cad, show iyaga ayuu illaalinayay, kadibna waxaan go\u2019aan ku gaadhay in aan iskaga baxo meesha, hadana waxaan hoos isugu idhi: <em>Waar mar hadii aanad wax dhib ah, oo aad wado, oo aad isku ogtahay jirin, askarigu waligiiba ha goolaaftamo\u2019e bunkaaga iska cab, gaalka adigaa dhulka uga xaq lehe<\/em>, xataa labadii nin ee cad-cadaa, ayaa inta ay baqdeen ku yidhi askarigii \u201c<em>Abdiii\u2026 cab\u2026 shaah\u2026<\/em>\u201d waxay ka baqdeen in aan dareen iyo ficil ka qaato sidan uu askarigu u goolaaftamayo, oo hadii aanan marka hore wax dhib ah sameynayn, in aan imika ficil dartii ku sameeyo wax.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waa isla doonasho Illaahay\u2019e, aniga oo gashan khamiis, woxogaa gadh ahna la baxay, ayaa waxa aan galay maalin maalmaha ka mid ah maqaaxi bunka laga cabo, markii aan fadhiistay, waxa aan arkay askari aad ii soo eegaya, oo kuleylka indhihiisa aad moodo leeb la soo ganay, qorigii ayaa uu soo rogtay, keebkii ayaa uu farta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1740,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[58,1],"tags":[],"class_list":["post-1739","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-qiso","category-qormo"],"magazineBlocksPostFeaturedMedia":{"thumbnail":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/securityGuard-150x150.jpg","medium":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/securityGuard-300x200.jpg","medium_large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/securityGuard-768x513.jpg","large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/securityGuard-1024x683.jpg","1536x1536":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/securityGuard.jpg","2048x2048":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/securityGuard.jpg"},"magazineBlocksPostAuthor":{"name":"Qoraha Qormooyinka","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g"},"magazineBlocksPostCommentsNumber":"0","magazineBlocksPostExcerpt":"Waa isla doonasho Illaahay\u2019e, aniga oo gashan khamiis, woxogaa gadh ahna la baxay, ayaa waxa aan galay maalin maalmaha ka mid ah maqaaxi bunka laga cabo, markii aan fadhiistay, waxa aan arkay askari aad ii soo eegaya, oo kuleylka indhihiisa aad moodo leeb la soo ganay, qorigii ayaa uu soo rogtay, keebkii ayaa uu farta [&hellip;]","magazineBlocksPostCategories":["Qiso","Qormo"],"magazineBlocksPostViewCount":9,"magazineBlocksPostReadTime":1,"magazine_blocks_featured_image_url":{"full":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/securityGuard.jpg",1500,1001,false],"medium":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/securityGuard-300x200.jpg",300,200,true],"thumbnail":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/securityGuard-150x150.jpg",150,150,true]},"magazine_blocks_author":{"display_name":"Qoraha Qormooyinka","author_link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"},"magazine_blocks_comment":0,"magazine_blocks_author_image":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g","magazine_blocks_category":"<a href=\"#\" class=\"category-link category-link-58\">Qiso<\/a> <a href=\"#\" class=\"category-link category-link-1\">Qormo<\/a>","yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Askarigu waligiiba ha goolaaftamo\u2019e bunkaaga iska cab! - SOMALILAND MAANTA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Askarigu waligiiba ha goolaaftamo\u2019e bunkaaga iska cab! - SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waa isla doonasho Illaahay\u2019e, aniga oo gashan khamiis, woxogaa gadh ahna la baxay, ayaa waxa aan galay maalin maalmaha ka mid ah maqaaxi bunka laga cabo, markii aan fadhiistay, waxa aan arkay askari aad ii soo eegaya, oo kuleylka indhihiisa aad moodo leeb la soo ganay, qorigii ayaa uu soo rogtay, keebkii ayaa uu farta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/askarigu-waligiiba-ha-goolaaftamoe-bunkaaga-iska-cab\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-19T08:46:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-03-19T08:46:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/securityGuard.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1500\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1001\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/askarigu-waligiiba-ha-goolaaftamoe-bunkaaga-iska-cab\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/askarigu-waligiiba-ha-goolaaftamoe-bunkaaga-iska-cab\/\"},\"author\":{\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\"},\"headline\":\"Askarigu waligiiba ha goolaaftamo\u2019e bunkaaga iska cab!\",\"datePublished\":\"2023-03-19T08:46:49+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-19T08:46:50+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/askarigu-waligiiba-ha-goolaaftamoe-bunkaaga-iska-cab\/\"},\"wordCount\":197,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/askarigu-waligiiba-ha-goolaaftamoe-bunkaaga-iska-cab\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/securityGuard.jpg\",\"articleSection\":[\"Qiso\",\"Qormo\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/askarigu-waligiiba-ha-goolaaftamoe-bunkaaga-iska-cab\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/askarigu-waligiiba-ha-goolaaftamoe-bunkaaga-iska-cab\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/askarigu-waligiiba-ha-goolaaftamoe-bunkaaga-iska-cab\/\",\"name\":\"Askarigu waligiiba ha goolaaftamo\u2019e bunkaaga iska cab! - SOMALILAND MAANTA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/askarigu-waligiiba-ha-goolaaftamoe-bunkaaga-iska-cab\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/askarigu-waligiiba-ha-goolaaftamoe-bunkaaga-iska-cab\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/securityGuard.jpg\",\"datePublished\":\"2023-03-19T08:46:49+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-19T08:46:50+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/askarigu-waligiiba-ha-goolaaftamoe-bunkaaga-iska-cab\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/askarigu-waligiiba-ha-goolaaftamoe-bunkaaga-iska-cab\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/askarigu-waligiiba-ha-goolaaftamoe-bunkaaga-iska-cab\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/securityGuard.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/securityGuard.jpg\",\"width\":1500,\"height\":1001},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/askarigu-waligiiba-ha-goolaaftamoe-bunkaaga-iska-cab\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Askarigu waligiiba ha goolaaftamo\u2019e bunkaaga iska cab!\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"description\":\"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"width\":500,\"height\":500,\"caption\":\"SOMALILAND MAANTA\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\",\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"sameAs\":[\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\"],\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Askarigu waligiiba ha goolaaftamo\u2019e bunkaaga iska cab! - SOMALILAND MAANTA","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Askarigu waligiiba ha goolaaftamo\u2019e bunkaaga iska cab! - SOMALILAND MAANTA","og_description":"Waa isla doonasho Illaahay\u2019e, aniga oo gashan khamiis, woxogaa gadh ahna la baxay, ayaa waxa aan galay maalin maalmaha ka mid ah maqaaxi bunka laga cabo, markii aan fadhiistay, waxa aan arkay askari aad ii soo eegaya, oo kuleylka indhihiisa aad moodo leeb la soo ganay, qorigii ayaa uu soo rogtay, keebkii ayaa uu farta [&hellip;]","og_url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/askarigu-waligiiba-ha-goolaaftamoe-bunkaaga-iska-cab\/","og_site_name":"SOMALILAND MAANTA","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed","article_published_time":"2023-03-19T08:46:49+00:00","article_modified_time":"2023-03-19T08:46:50+00:00","og_image":[{"width":1500,"height":1001,"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/securityGuard.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Qoraha Qormooyinka","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Qoraha Qormooyinka","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/askarigu-waligiiba-ha-goolaaftamoe-bunkaaga-iska-cab\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/askarigu-waligiiba-ha-goolaaftamoe-bunkaaga-iska-cab\/"},"author":{"name":"Qoraha Qormooyinka","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb"},"headline":"Askarigu waligiiba ha goolaaftamo\u2019e bunkaaga iska cab!","datePublished":"2023-03-19T08:46:49+00:00","dateModified":"2023-03-19T08:46:50+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/askarigu-waligiiba-ha-goolaaftamoe-bunkaaga-iska-cab\/"},"wordCount":197,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/askarigu-waligiiba-ha-goolaaftamoe-bunkaaga-iska-cab\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/securityGuard.jpg","articleSection":["Qiso","Qormo"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/askarigu-waligiiba-ha-goolaaftamoe-bunkaaga-iska-cab\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/askarigu-waligiiba-ha-goolaaftamoe-bunkaaga-iska-cab\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/askarigu-waligiiba-ha-goolaaftamoe-bunkaaga-iska-cab\/","name":"Askarigu waligiiba ha goolaaftamo\u2019e bunkaaga iska cab! - SOMALILAND MAANTA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/askarigu-waligiiba-ha-goolaaftamoe-bunkaaga-iska-cab\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/askarigu-waligiiba-ha-goolaaftamoe-bunkaaga-iska-cab\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/securityGuard.jpg","datePublished":"2023-03-19T08:46:49+00:00","dateModified":"2023-03-19T08:46:50+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/askarigu-waligiiba-ha-goolaaftamoe-bunkaaga-iska-cab\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/askarigu-waligiiba-ha-goolaaftamoe-bunkaaga-iska-cab\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/askarigu-waligiiba-ha-goolaaftamoe-bunkaaga-iska-cab\/#primaryimage","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/securityGuard.jpg","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/securityGuard.jpg","width":1500,"height":1001},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/askarigu-waligiiba-ha-goolaaftamoe-bunkaaga-iska-cab\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Askarigu waligiiba ha goolaaftamo\u2019e bunkaaga iska cab!"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","name":"SOMALILAND MAANTA","description":"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh","publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization","name":"SOMALILAND MAANTA","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","width":500,"height":500,"caption":"SOMALILAND MAANTA"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb","name":"Qoraha Qormooyinka","sameAs":["https:\/\/soomaal.net\/qormo"],"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"}]}},"views":37,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1739","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1739"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1739\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1741,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1739\/revisions\/1741"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1740"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1739"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1739"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1739"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}