{"id":1733,"date":"2023-03-19T08:35:00","date_gmt":"2023-03-19T08:35:00","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=1733"},"modified":"2023-03-19T08:35:01","modified_gmt":"2023-03-19T08:35:01","slug":"naa-xagaa-iiga-durug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/naa-xagaa-iiga-durug\/","title":{"rendered":"Naa! Xagaa iiga durug\u2026"},"content":{"rendered":"\n<p>markii aan baska fuulay, waxaa aan ku beegmay kursiga ugu dambeeya ee afarta nafar ah, markii aan fadhiistay, waxa aan arkay qof dumar ah oo aad iigu dhagan, oo igu dhow, waa hab-dhaqan aanan hore ugu aqoon hablaheena wan-wanaagsan, kolba way igu soo durkaysaa, ilaa ay ka timid meel uu qof shanaad soo fadhiisan karo, markii aan yaabay, ee aan is-idhi soo durkid kale umay hadhine, malaha waxa ay ku soo socotaa inay dhabta kuugu soo fadhiisato, ayaa inta aan xageedii eegay ku Idhi \u201c<em>Naa! Xagaa iiga durug\u2026\u201d, <\/em>inta ay naxday, oo ay yaabtay ayay aad iiga fogaatay, kolba way I soo eegaysaa iyada oo yaaban, ilaa ay baska ka degaysay, eegmadii yaabka lahayd igamay daynin, waxa ay baska kaga degtay figta dalcada Jig-Jiga yar, \u201c<em>Iga Durugta\u2026\u201d<\/em> yaabkaa ay ka yaabtay, waxaa ka muuqday, in aanay hore uba arag qof ay sidan ku sameysay, oo iska durkiyay, marka ay hadlayso codkeedu waa mid aad u jilicsan, oo mar bay igu tidhi: \u201c<em>Baska! kii jig-jiga maaha\u201d, <\/em>waxa ay aheyd Itoobiyaanad, waliba dheer oo aad u cad, intaa ay ila yaabaneyd, aniga maskaxdayda waxa ku wareegayay su\u2019aalo badan, oo aad iiga nixiyay, Somaliland muddo badan marka aad joogto maalin ayaa aad maqlaysaa hebel ayaa guursaday, dhallinyarta rag iyo dumarba iyada oo dareenkii guur wada hayo, oo baahidii ay ku abuuran tahay, hadana guurku aad ayuu u yar yahay, waxa aan is-weydiinayay: Bal ka waran naagtaasi iyada oo is-lulaysa, hadii ay dhex marto dhalinyartii aad ogeyd, ee gidaarada iyo wadooyinka fadh-fadhiyay, ee gabadh asturan oo xumaan aan diyaar u aheyn u foodhyi jiray, habeen kaliya dhalinyar intee leeg ayay sinno ku kalifi kartaa? Bal ka waran hadii ay naagtani tahay Xanuun-Side(Carrier)? Cuduradii lagu kala qaadayay galmada ay qabto? Qof aan ku kalsoonahay ayaa igu yidhi: <em>Dhakhtarka weyn ee Hargeysa, dadka qaata dawooyinka Aydhiska hadii aad aragto da\u2019dooda iyo quruxdooda waad argagixi<\/em>.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>markii aan baska fuulay, waxaa aan ku beegmay kursiga ugu dambeeya ee afarta nafar ah, markii aan fadhiistay, waxa aan arkay qof dumar ah oo aad iigu dhagan, oo igu dhow, waa hab-dhaqan aanan hore ugu aqoon hablaheena wan-wanaagsan, kolba way igu soo durkaysaa, ilaa ay ka timid meel uu qof shanaad soo fadhiisan karo, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1734,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1733","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-qormo"],"magazineBlocksPostFeaturedMedia":{"thumbnail":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/ethiopian-150x150.jpg","medium":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/ethiopian-200x300.jpg","medium_large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/ethiopian.jpg","large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/ethiopian.jpg","1536x1536":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/ethiopian.jpg","2048x2048":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/ethiopian.jpg"},"magazineBlocksPostAuthor":{"name":"Qoraha Qormooyinka","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g"},"magazineBlocksPostCommentsNumber":"0","magazineBlocksPostExcerpt":"markii aan baska fuulay, waxaa aan ku beegmay kursiga ugu dambeeya ee afarta nafar ah, markii aan fadhiistay, waxa aan arkay qof dumar ah oo aad iigu dhagan, oo igu dhow, waa hab-dhaqan aanan hore ugu aqoon hablaheena wan-wanaagsan, kolba way igu soo durkaysaa, ilaa ay ka timid meel uu qof shanaad soo fadhiisan karo, [&hellip;]","magazineBlocksPostCategories":["Qormo"],"magazineBlocksPostViewCount":8,"magazineBlocksPostReadTime":2,"magazine_blocks_featured_image_url":{"full":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/ethiopian.jpg",333,500,false],"medium":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/ethiopian-200x300.jpg",200,300,true],"thumbnail":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/ethiopian-150x150.jpg",150,150,true]},"magazine_blocks_author":{"display_name":"Qoraha Qormooyinka","author_link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"},"magazine_blocks_comment":0,"magazine_blocks_author_image":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g","magazine_blocks_category":"<a href=\"#\" class=\"category-link category-link-1\">Qormo<\/a>","yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Naa! Xagaa iiga durug\u2026 - SOMALILAND MAANTA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Naa! Xagaa iiga durug\u2026 - SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"markii aan baska fuulay, waxaa aan ku beegmay kursiga ugu dambeeya ee afarta nafar ah, markii aan fadhiistay, waxa aan arkay qof dumar ah oo aad iigu dhagan, oo igu dhow, waa hab-dhaqan aanan hore ugu aqoon hablaheena wan-wanaagsan, kolba way igu soo durkaysaa, ilaa ay ka timid meel uu qof shanaad soo fadhiisan karo, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/naa-xagaa-iiga-durug\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-19T08:35:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-03-19T08:35:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/ethiopian.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"333\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"500\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/naa-xagaa-iiga-durug\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/naa-xagaa-iiga-durug\/\"},\"author\":{\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\"},\"headline\":\"Naa! Xagaa iiga durug\u2026\",\"datePublished\":\"2023-03-19T08:35:00+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-19T08:35:01+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/naa-xagaa-iiga-durug\/\"},\"wordCount\":315,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/naa-xagaa-iiga-durug\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/ethiopian.jpg\",\"articleSection\":[\"Qormo\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/naa-xagaa-iiga-durug\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/naa-xagaa-iiga-durug\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/naa-xagaa-iiga-durug\/\",\"name\":\"Naa! Xagaa iiga durug\u2026 - SOMALILAND MAANTA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/naa-xagaa-iiga-durug\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/naa-xagaa-iiga-durug\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/ethiopian.jpg\",\"datePublished\":\"2023-03-19T08:35:00+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-19T08:35:01+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/naa-xagaa-iiga-durug\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/naa-xagaa-iiga-durug\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/naa-xagaa-iiga-durug\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/ethiopian.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/ethiopian.jpg\",\"width\":333,\"height\":500},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/naa-xagaa-iiga-durug\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Naa! Xagaa iiga durug\u2026\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"description\":\"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"width\":500,\"height\":500,\"caption\":\"SOMALILAND MAANTA\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\",\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"sameAs\":[\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\"],\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Naa! Xagaa iiga durug\u2026 - SOMALILAND MAANTA","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Naa! Xagaa iiga durug\u2026 - SOMALILAND MAANTA","og_description":"markii aan baska fuulay, waxaa aan ku beegmay kursiga ugu dambeeya ee afarta nafar ah, markii aan fadhiistay, waxa aan arkay qof dumar ah oo aad iigu dhagan, oo igu dhow, waa hab-dhaqan aanan hore ugu aqoon hablaheena wan-wanaagsan, kolba way igu soo durkaysaa, ilaa ay ka timid meel uu qof shanaad soo fadhiisan karo, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/naa-xagaa-iiga-durug\/","og_site_name":"SOMALILAND MAANTA","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed","article_published_time":"2023-03-19T08:35:00+00:00","article_modified_time":"2023-03-19T08:35:01+00:00","og_image":[{"width":333,"height":500,"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/ethiopian.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Qoraha Qormooyinka","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Qoraha Qormooyinka","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/naa-xagaa-iiga-durug\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/naa-xagaa-iiga-durug\/"},"author":{"name":"Qoraha Qormooyinka","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb"},"headline":"Naa! Xagaa iiga durug\u2026","datePublished":"2023-03-19T08:35:00+00:00","dateModified":"2023-03-19T08:35:01+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/naa-xagaa-iiga-durug\/"},"wordCount":315,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/naa-xagaa-iiga-durug\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/ethiopian.jpg","articleSection":["Qormo"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/naa-xagaa-iiga-durug\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/naa-xagaa-iiga-durug\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/naa-xagaa-iiga-durug\/","name":"Naa! Xagaa iiga durug\u2026 - SOMALILAND MAANTA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/naa-xagaa-iiga-durug\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/naa-xagaa-iiga-durug\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/ethiopian.jpg","datePublished":"2023-03-19T08:35:00+00:00","dateModified":"2023-03-19T08:35:01+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/naa-xagaa-iiga-durug\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/naa-xagaa-iiga-durug\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/naa-xagaa-iiga-durug\/#primaryimage","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/ethiopian.jpg","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/ethiopian.jpg","width":333,"height":500},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/naa-xagaa-iiga-durug\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Naa! Xagaa iiga durug\u2026"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","name":"SOMALILAND MAANTA","description":"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh","publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization","name":"SOMALILAND MAANTA","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","width":500,"height":500,"caption":"SOMALILAND MAANTA"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb","name":"Qoraha Qormooyinka","sameAs":["https:\/\/soomaal.net\/qormo"],"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"}]}},"views":35,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1733","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1733"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1733\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1735,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1733\/revisions\/1735"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1734"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1733"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1733"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1733"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}