{"id":1727,"date":"2023-03-19T08:26:48","date_gmt":"2023-03-19T08:26:48","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=1727"},"modified":"2023-03-19T08:26:48","modified_gmt":"2023-03-19T08:26:48","slug":"caydana-waa-loogu-cudur-daarayaa-oo-ceeb-ceeb-waryaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/caydana-waa-loogu-cudur-daarayaa-oo-ceeb-ceeb-waryaa\/","title":{"rendered":"Caydana waa loogu cudur-daarayaa, oo Ceeb! Ceeb Waryaa!"},"content":{"rendered":"\n<p>Sidii aanu baska u saarneyn ayuu istaagay meel wadada ah, oo rakaab ka soo fuulayay, halka wadada agteeda waxa fadhida gabadh Itoobiyaanad ah, kuraas gaagaaban oo gambadh ah, ayay hareeraha iska dhigtay, bun la cabayo ayay ku iibinaysaa, waxa agteeda jooga, ku-yar oo qurux badan, oo xabashi ah, oo ay wadato, kan yari qosol ayuu ilmaynayaa, af-soomaaliga ayuu yar ja-jajabsanayaa, kolba waxa uu ku dhawaaqayaa erey af-soomaali ah, waliba ereyo cay ah \u201cHooyadaa\u2026 Aabahaa\u2026\u201d kii kolayga haystay, kii tukaanka haystay, kuwii wadada marayay, ayaa midiba kol ka qoslinayaa, oo aad ayaa loola kaftamayaa, caydana waa loogu cudur-daarayaa, oo <em>Ceeb! Ceeb Waryaa!<\/em> Ayaa ay ku leeyihiin, xataa kuwii baska nala fuushanaa ayaa u yeedh-yeedhaya, tu halkan kuraasta dhexe fadhiday ayaa aad u qooraansatay oo tidhi: <em>Xabashida asalka ahi dee sidaasi ayay u qurux badan yihiin, kaa yari waa xabashi asal ah,<\/em> ku oday ah oo isna halkan habar-ma-waayaha fadhiyay, oo shaad madoobaa ayaa isna kolba <em>Waryaa! adeero\u2026 adeeeeerooo\u2026<\/em> iyo suul-dhabaale isku raacinaya, kadibna gabadh I ag-fadhiday ayaa is-hayn kari wayday, oo tidhi: <em>\u201cCajiib! Caj! Show dadkani aanu soomaalida moodaynaa waa Itoobiyaan af-soomaaliga si fiican u bartay, sida loogu beedalayo xabashiga sow ma arkaysid, xabashiga weynina waa \u201c\u2026 \u2026Waar Miskiinka Iska Daa!\u201d Koodii yaraana waa kaa farxada iyo qosolka ilmaynaya, carruur ka qurux badan, oo ka akhlaaq iyo edaab-ba wanaagsan ayaa aynu leenahay, oo cay iyo af-xumo midna aan aqoonin, hadana arki maysid cid sida uga qoslinaysa oo ula kaftamaysa, bal inay ka farxiyaan iskaba daaye, khaati ayay ka dhigeen, bal dhibtooda uun hadii ay ka daysanayaan, qaar way sixreen, qaarna dagaal iyo <\/em>Kaalay iska kay celi\u2026 Kaalay ii soo bax\u2026<em> ayaa ay diiqad ku geliyeen, waa kuwaa marka ay noloshani xamili kari waayaan Tahriibaya, ee silica iyo saxaraha isku biimaynaya\u2026, <\/em>waxaanse la yaabanahay;cajuuskaasi shaadhka madaw ee fadhiya habar-ma-waayaha ma arkaysaa, jaar ayaanu nahay, waligey ma moodeynin in uu sidaa u kaftamo, wuxuu dhalay caruur jabhad ah, oo wada cawlan, oo wada feedho qaawan, mar kasta oo aad aragtaba mid waliba loox iyo dhagax ayuu sitaa, caruurtaydii ayaa khaati ka taagan, oo ay diiqad iyo cidhiidhi galiyeen, markaanu u nimaadno odeygaa, ee aanu ku nidhaahno:<em> Waar dee kaalay naga qabso shayaadiintan dagaal mooyee aan wax kale garaneynin, waxa ka daran naxariis darada, dhagaxaan aad buuro moodo inta ay fujistaan, ayaa ay caruurtii la dhacayaan, <\/em>wuxuu noogu jawaabayaa:<em> Dee ha iska celiyaan! kama waaweyna, kamana itaal roona\u2019e, Dee ha iska celiyeen\u2026 \u2026 \u2026 eeyaa hadii aad adigu caruurtaada jabhad ka dhigtay, oo dhaqankoodii aad sidaa u xumeysay, anaga carruurtayadu dagaal iyo cay midna ma yaqaanaan, barina mayno\u2019e sidaasi ayaanu ku korinaynaaye, kaalay naga qabso shayaadiintani wada cawlan, dee orod oo dooxa gee cid la dagaalanta waayi maayaane\u2026\u201d <\/em>Iska aamusa Itoobiyaankii way inoo tashadeen, intaynu fadh-fadhinay ayaa dhulkii la inaga qaaday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sidii aanu baska u saarneyn ayuu istaagay meel wadada ah, oo rakaab ka soo fuulayay, halka wadada agteeda waxa fadhida gabadh Itoobiyaanad ah, kuraas gaagaaban oo gambadh ah, ayay hareeraha iska dhigtay, bun la cabayo ayay ku iibinaysaa, waxa agteeda jooga, ku-yar oo qurux badan, oo xabashi ah, oo ay wadato, kan yari qosol ayuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1728,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[58,1],"tags":[],"class_list":["post-1727","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-qiso","category-qormo"],"magazineBlocksPostFeaturedMedia":{"thumbnail":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/feedh-150x150.jpg","medium":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/feedh-300x200.jpg","medium_large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/feedh-768x511.jpg","large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/feedh.jpg","1536x1536":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/feedh.jpg","2048x2048":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/feedh.jpg"},"magazineBlocksPostAuthor":{"name":"Qoraha Qormooyinka","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g"},"magazineBlocksPostCommentsNumber":"0","magazineBlocksPostExcerpt":"Sidii aanu baska u saarneyn ayuu istaagay meel wadada ah, oo rakaab ka soo fuulayay, halka wadada agteeda waxa fadhida gabadh Itoobiyaanad ah, kuraas gaagaaban oo gambadh ah, ayay hareeraha iska dhigtay, bun la cabayo ayay ku iibinaysaa, waxa agteeda jooga, ku-yar oo qurux badan, oo xabashi ah, oo ay wadato, kan yari qosol ayuu [&hellip;]","magazineBlocksPostCategories":["Qiso","Qormo"],"magazineBlocksPostViewCount":9,"magazineBlocksPostReadTime":3,"magazine_blocks_featured_image_url":{"full":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/feedh.jpg",778,518,false],"medium":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/feedh-300x200.jpg",300,200,true],"thumbnail":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/feedh-150x150.jpg",150,150,true]},"magazine_blocks_author":{"display_name":"Qoraha Qormooyinka","author_link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"},"magazine_blocks_comment":0,"magazine_blocks_author_image":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g","magazine_blocks_category":"<a href=\"#\" class=\"category-link category-link-58\">Qiso<\/a> <a href=\"#\" class=\"category-link category-link-1\">Qormo<\/a>","yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Caydana waa loogu cudur-daarayaa, oo Ceeb! Ceeb Waryaa! - SOMALILAND MAANTA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Caydana waa loogu cudur-daarayaa, oo Ceeb! Ceeb Waryaa! - SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Sidii aanu baska u saarneyn ayuu istaagay meel wadada ah, oo rakaab ka soo fuulayay, halka wadada agteeda waxa fadhida gabadh Itoobiyaanad ah, kuraas gaagaaban oo gambadh ah, ayay hareeraha iska dhigtay, bun la cabayo ayay ku iibinaysaa, waxa agteeda jooga, ku-yar oo qurux badan, oo xabashi ah, oo ay wadato, kan yari qosol ayuu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/caydana-waa-loogu-cudur-daarayaa-oo-ceeb-ceeb-waryaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-19T08:26:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/feedh.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"778\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"518\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/caydana-waa-loogu-cudur-daarayaa-oo-ceeb-ceeb-waryaa\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/caydana-waa-loogu-cudur-daarayaa-oo-ceeb-ceeb-waryaa\/\"},\"author\":{\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\"},\"headline\":\"Caydana waa loogu cudur-daarayaa, oo Ceeb! Ceeb Waryaa!\",\"datePublished\":\"2023-03-19T08:26:48+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/caydana-waa-loogu-cudur-daarayaa-oo-ceeb-ceeb-waryaa\/\"},\"wordCount\":465,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/caydana-waa-loogu-cudur-daarayaa-oo-ceeb-ceeb-waryaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/feedh.jpg\",\"articleSection\":[\"Qiso\",\"Qormo\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/caydana-waa-loogu-cudur-daarayaa-oo-ceeb-ceeb-waryaa\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/caydana-waa-loogu-cudur-daarayaa-oo-ceeb-ceeb-waryaa\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/caydana-waa-loogu-cudur-daarayaa-oo-ceeb-ceeb-waryaa\/\",\"name\":\"Caydana waa loogu cudur-daarayaa, oo Ceeb! Ceeb Waryaa! - SOMALILAND MAANTA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/caydana-waa-loogu-cudur-daarayaa-oo-ceeb-ceeb-waryaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/caydana-waa-loogu-cudur-daarayaa-oo-ceeb-ceeb-waryaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/feedh.jpg\",\"datePublished\":\"2023-03-19T08:26:48+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/caydana-waa-loogu-cudur-daarayaa-oo-ceeb-ceeb-waryaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/caydana-waa-loogu-cudur-daarayaa-oo-ceeb-ceeb-waryaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/caydana-waa-loogu-cudur-daarayaa-oo-ceeb-ceeb-waryaa\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/feedh.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/feedh.jpg\",\"width\":778,\"height\":518},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/caydana-waa-loogu-cudur-daarayaa-oo-ceeb-ceeb-waryaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Caydana waa loogu cudur-daarayaa, oo Ceeb! Ceeb Waryaa!\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"description\":\"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"width\":500,\"height\":500,\"caption\":\"SOMALILAND MAANTA\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\",\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"sameAs\":[\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\"],\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Caydana waa loogu cudur-daarayaa, oo Ceeb! Ceeb Waryaa! - SOMALILAND MAANTA","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Caydana waa loogu cudur-daarayaa, oo Ceeb! Ceeb Waryaa! - SOMALILAND MAANTA","og_description":"Sidii aanu baska u saarneyn ayuu istaagay meel wadada ah, oo rakaab ka soo fuulayay, halka wadada agteeda waxa fadhida gabadh Itoobiyaanad ah, kuraas gaagaaban oo gambadh ah, ayay hareeraha iska dhigtay, bun la cabayo ayay ku iibinaysaa, waxa agteeda jooga, ku-yar oo qurux badan, oo xabashi ah, oo ay wadato, kan yari qosol ayuu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/caydana-waa-loogu-cudur-daarayaa-oo-ceeb-ceeb-waryaa\/","og_site_name":"SOMALILAND MAANTA","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed","article_published_time":"2023-03-19T08:26:48+00:00","og_image":[{"width":778,"height":518,"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/feedh.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Qoraha Qormooyinka","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Qoraha Qormooyinka","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/caydana-waa-loogu-cudur-daarayaa-oo-ceeb-ceeb-waryaa\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/caydana-waa-loogu-cudur-daarayaa-oo-ceeb-ceeb-waryaa\/"},"author":{"name":"Qoraha Qormooyinka","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb"},"headline":"Caydana waa loogu cudur-daarayaa, oo Ceeb! Ceeb Waryaa!","datePublished":"2023-03-19T08:26:48+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/caydana-waa-loogu-cudur-daarayaa-oo-ceeb-ceeb-waryaa\/"},"wordCount":465,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/caydana-waa-loogu-cudur-daarayaa-oo-ceeb-ceeb-waryaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/feedh.jpg","articleSection":["Qiso","Qormo"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/caydana-waa-loogu-cudur-daarayaa-oo-ceeb-ceeb-waryaa\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/caydana-waa-loogu-cudur-daarayaa-oo-ceeb-ceeb-waryaa\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/caydana-waa-loogu-cudur-daarayaa-oo-ceeb-ceeb-waryaa\/","name":"Caydana waa loogu cudur-daarayaa, oo Ceeb! Ceeb Waryaa! - SOMALILAND MAANTA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/caydana-waa-loogu-cudur-daarayaa-oo-ceeb-ceeb-waryaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/caydana-waa-loogu-cudur-daarayaa-oo-ceeb-ceeb-waryaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/feedh.jpg","datePublished":"2023-03-19T08:26:48+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/caydana-waa-loogu-cudur-daarayaa-oo-ceeb-ceeb-waryaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/caydana-waa-loogu-cudur-daarayaa-oo-ceeb-ceeb-waryaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/caydana-waa-loogu-cudur-daarayaa-oo-ceeb-ceeb-waryaa\/#primaryimage","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/feedh.jpg","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/feedh.jpg","width":778,"height":518},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/caydana-waa-loogu-cudur-daarayaa-oo-ceeb-ceeb-waryaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Caydana waa loogu cudur-daarayaa, oo Ceeb! Ceeb Waryaa!"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","name":"SOMALILAND MAANTA","description":"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh","publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization","name":"SOMALILAND MAANTA","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","width":500,"height":500,"caption":"SOMALILAND MAANTA"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb","name":"Qoraha Qormooyinka","sameAs":["https:\/\/soomaal.net\/qormo"],"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"}]}},"views":38,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1727","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1727"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1727\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1729,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1727\/revisions\/1729"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1728"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1727"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1727"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1727"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}