{"id":1688,"date":"2023-03-19T05:41:06","date_gmt":"2023-03-19T05:41:06","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=1688"},"modified":"2023-03-27T07:34:20","modified_gmt":"2023-03-27T07:34:20","slug":"xeeladaha-gumeysiga-mid-ka-mid-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/xeeladaha-gumeysiga-mid-ka-mid-ah\/","title":{"rendered":"Xeeladaha Gumeysiga Mid Ka Mid Ah"},"content":{"rendered":"\n<p>Nin ayaa waxa uu lahaa guri ka kooban hal qol, waxa ay kuwada deganaayeen xaaskiisa iyo dhowr carruurtiisa ah, waxa ay hayseen dameer iyo dhowr neef oo ah xoolo u badan adhi, kadibna ninkii waxa uu u cawday nin kale oo ay is-yaqaaneen, oo uu ku tuhmayay aqoon iyo naxariisba, isaga oo ka cabanayay qolka keliya ee ay ku wada nool yihiin xaaskiisa iyo caruurtiisa, ninkii wuu la taliyay wuxuu ku yidhi: ma rabtaa dawadii cabashadaada, qolka ku soo xaree dameerka, wuu ku soo xareeyay, kadibna dhibaatadii way sii badatay, ileyn dameerka cidiisa iyo galgalimaysigiisa lalama joogi karo qol, ninkii la taliyay ayuu ku noqday oo uu ku yidhi, way ka sii dartay, ninkii waxa uu hadana kula taliyay, adhigana sida ay u dhan yihiin ku soo xeree qolka, kadibna sidii ayuu yeelay ninkii, way ka sii dartay oo dameerkii iyo adhigii oo is-eryanaya, oo habeen oo dhan mayracanaya, ayaa ninkii iyo qoyskiisii joog iyo jiifba u diiday, kadibna waxa uu ku noqday ninkii la taliyay oo ku yidhi; xaaladayadii faraha ayay ka baxday, ninkii ayaa hadana kula taliyay inuu adhiga mid ka mid ah dibada u saaro, kadib sidii ayuu sameeyay, oo neefkii adhiga ugu dhibta badnaa ayuu ka saaray qolkii, markaa waxa u soo gashay woxogaa neecaw iyo nafis ah, wuxuu ku noqday kii la taliyay oo ku yidhi; hada waanu yar nafisnay, hadana waxa uu ku yidhi adhiga mid kale ka saar qolka, sidii ayuu sameeyay oo midkii kale ee ugu dhibta badnaa ayuu qolkii dibada uga saaray, hadana nafiskii ayaa ku soo kordhay qoyskii, sidii uu kolba mid saar ugu lahaa ninkii ayaa uu ninkii qolkii ka wada saaray adhigii iyo dameerkiiba, markii xoolihii qolkii kawada baxeen, waxa qoyskii dareemeen nafis iyo naxariis aanay hore u arag, oo markii hore cabashooyinkii ay qabeen ka indho-saabeen, iyagii ayaa kolba is-eegay oo yidhi alla nafisnay, oo nasanay! Maxaanu balaayo soo aragnay, waxay aad ugu mahadnaqeen ninkii la taliyay iyaga oo u arkay inuu noloshooda ku soo celiyay naftii waa\u2019a hore ka baxday. <\/p>\n\n\n\n<p>Ogow akhriste sidaasi ayaa loo maamulaa dad badan oo adduunyada lagu daggay, culeyska haysta ee loo geystay si aanu u dareemin, oo aanu ugu dhiiran inuu ka baxo ama iska dul-qaado, waxa si qarsoon loogu biirinayaa culeysyo badan oo kale, ilaa inta uu yaa Allaah ka gaadhayo, marka uu halkii la is-lahaa imika ayuu nafta nacayaa joogo, ayaa inta la isu muujiyo kolba mid laga qaadayaa, isna moodayaa nasri Eebe u soo direy, iyo nasteex ka naxay dhibta uu la liitay, marka lagu celiyo halkii u horeysay, ayaa uu nacabkii u mahadnaqayaa, isaga oo weliba ka dhunkanaya gacmaha, qalbigana ugu haynaya jaceyl iyo ixtiraam, se ogow culeyskii wuu haystaa waase laga indho-saabay si aanu isaga tuurin heeryada gumeysiga ee dushiisa saaran, isaga oo ogol ayuu sidayaa culeyskaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nin ayaa waxa uu lahaa guri ka kooban hal qol, waxa ay kuwada deganaayeen xaaskiisa iyo dhowr carruurtiisa ah, waxa ay hayseen dameer iyo dhowr neef oo ah xoolo u badan adhi, kadibna ninkii waxa uu u cawday nin kale oo ay is-yaqaaneen, oo uu ku tuhmayay aqoon iyo naxariisba, isaga oo ka cabanayay qolka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1689,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,61],"tags":[],"class_list":["post-1688","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-qormo","category-siyaasad"],"magazineBlocksPostFeaturedMedia":{"thumbnail":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/concept-brave-man-who-crosses-260nw-1527943322-150x150.webp","medium":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/concept-brave-man-who-crosses-260nw-1527943322-300x215.webp","medium_large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/concept-brave-man-who-crosses-260nw-1527943322.webp","large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/concept-brave-man-who-crosses-260nw-1527943322.webp","1536x1536":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/concept-brave-man-who-crosses-260nw-1527943322.webp","2048x2048":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/concept-brave-man-who-crosses-260nw-1527943322.webp"},"magazineBlocksPostAuthor":{"name":"Qoraha Qormooyinka","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g"},"magazineBlocksPostCommentsNumber":"0","magazineBlocksPostExcerpt":"Nin ayaa waxa uu lahaa guri ka kooban hal qol, waxa ay kuwada deganaayeen xaaskiisa iyo dhowr carruurtiisa ah, waxa ay hayseen dameer iyo dhowr neef oo ah xoolo u badan adhi, kadibna ninkii waxa uu u cawday nin kale oo ay is-yaqaaneen, oo uu ku tuhmayay aqoon iyo naxariisba, isaga oo ka cabanayay qolka [&hellip;]","magazineBlocksPostCategories":["Qormo","Siyaasad"],"magazineBlocksPostViewCount":8,"magazineBlocksPostReadTime":3,"magazine_blocks_featured_image_url":{"full":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/concept-brave-man-who-crosses-260nw-1527943322.webp",390,280,false],"medium":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/concept-brave-man-who-crosses-260nw-1527943322-300x215.webp",300,215,true],"thumbnail":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/concept-brave-man-who-crosses-260nw-1527943322-150x150.webp",150,150,true]},"magazine_blocks_author":{"display_name":"Qoraha Qormooyinka","author_link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"},"magazine_blocks_comment":0,"magazine_blocks_author_image":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g","magazine_blocks_category":"<a href=\"#\" class=\"category-link category-link-1\">Qormo<\/a> <a href=\"#\" class=\"category-link category-link-61\">Siyaasad<\/a>","yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xeeladaha Gumeysiga Mid Ka Mid Ah - SOMALILAND MAANTA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xeeladaha Gumeysiga Mid Ka Mid Ah - SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Nin ayaa waxa uu lahaa guri ka kooban hal qol, waxa ay kuwada deganaayeen xaaskiisa iyo dhowr carruurtiisa ah, waxa ay hayseen dameer iyo dhowr neef oo ah xoolo u badan adhi, kadibna ninkii waxa uu u cawday nin kale oo ay is-yaqaaneen, oo uu ku tuhmayay aqoon iyo naxariisba, isaga oo ka cabanayay qolka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/xeeladaha-gumeysiga-mid-ka-mid-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-19T05:41:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-03-27T07:34:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/concept-brave-man-who-crosses-260nw-1527943322.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"390\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/xeeladaha-gumeysiga-mid-ka-mid-ah\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/xeeladaha-gumeysiga-mid-ka-mid-ah\/\"},\"author\":{\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\"},\"headline\":\"Xeeladaha Gumeysiga Mid Ka Mid Ah\",\"datePublished\":\"2023-03-19T05:41:06+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-27T07:34:20+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/xeeladaha-gumeysiga-mid-ka-mid-ah\/\"},\"wordCount\":468,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/xeeladaha-gumeysiga-mid-ka-mid-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/concept-brave-man-who-crosses-260nw-1527943322.webp\",\"articleSection\":[\"Qormo\",\"Siyaasad\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/xeeladaha-gumeysiga-mid-ka-mid-ah\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/xeeladaha-gumeysiga-mid-ka-mid-ah\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/xeeladaha-gumeysiga-mid-ka-mid-ah\/\",\"name\":\"Xeeladaha Gumeysiga Mid Ka Mid Ah - SOMALILAND MAANTA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/xeeladaha-gumeysiga-mid-ka-mid-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/xeeladaha-gumeysiga-mid-ka-mid-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/concept-brave-man-who-crosses-260nw-1527943322.webp\",\"datePublished\":\"2023-03-19T05:41:06+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-27T07:34:20+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/xeeladaha-gumeysiga-mid-ka-mid-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/xeeladaha-gumeysiga-mid-ka-mid-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/xeeladaha-gumeysiga-mid-ka-mid-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/concept-brave-man-who-crosses-260nw-1527943322.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/concept-brave-man-who-crosses-260nw-1527943322.webp\",\"width\":390,\"height\":280},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/xeeladaha-gumeysiga-mid-ka-mid-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xeeladaha Gumeysiga Mid Ka Mid Ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"description\":\"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"width\":500,\"height\":500,\"caption\":\"SOMALILAND MAANTA\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\",\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"sameAs\":[\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\"],\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xeeladaha Gumeysiga Mid Ka Mid Ah - SOMALILAND MAANTA","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xeeladaha Gumeysiga Mid Ka Mid Ah - SOMALILAND MAANTA","og_description":"Nin ayaa waxa uu lahaa guri ka kooban hal qol, waxa ay kuwada deganaayeen xaaskiisa iyo dhowr carruurtiisa ah, waxa ay hayseen dameer iyo dhowr neef oo ah xoolo u badan adhi, kadibna ninkii waxa uu u cawday nin kale oo ay is-yaqaaneen, oo uu ku tuhmayay aqoon iyo naxariisba, isaga oo ka cabanayay qolka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/xeeladaha-gumeysiga-mid-ka-mid-ah\/","og_site_name":"SOMALILAND MAANTA","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed","article_published_time":"2023-03-19T05:41:06+00:00","article_modified_time":"2023-03-27T07:34:20+00:00","og_image":[{"width":390,"height":280,"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/concept-brave-man-who-crosses-260nw-1527943322.webp","type":"image\/webp"}],"author":"Qoraha Qormooyinka","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Qoraha Qormooyinka","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/xeeladaha-gumeysiga-mid-ka-mid-ah\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/xeeladaha-gumeysiga-mid-ka-mid-ah\/"},"author":{"name":"Qoraha Qormooyinka","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb"},"headline":"Xeeladaha Gumeysiga Mid Ka Mid Ah","datePublished":"2023-03-19T05:41:06+00:00","dateModified":"2023-03-27T07:34:20+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/xeeladaha-gumeysiga-mid-ka-mid-ah\/"},"wordCount":468,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/xeeladaha-gumeysiga-mid-ka-mid-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/concept-brave-man-who-crosses-260nw-1527943322.webp","articleSection":["Qormo","Siyaasad"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/xeeladaha-gumeysiga-mid-ka-mid-ah\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/xeeladaha-gumeysiga-mid-ka-mid-ah\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/xeeladaha-gumeysiga-mid-ka-mid-ah\/","name":"Xeeladaha Gumeysiga Mid Ka Mid Ah - SOMALILAND MAANTA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/xeeladaha-gumeysiga-mid-ka-mid-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/xeeladaha-gumeysiga-mid-ka-mid-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/concept-brave-man-who-crosses-260nw-1527943322.webp","datePublished":"2023-03-19T05:41:06+00:00","dateModified":"2023-03-27T07:34:20+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/xeeladaha-gumeysiga-mid-ka-mid-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/xeeladaha-gumeysiga-mid-ka-mid-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/xeeladaha-gumeysiga-mid-ka-mid-ah\/#primaryimage","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/concept-brave-man-who-crosses-260nw-1527943322.webp","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/concept-brave-man-who-crosses-260nw-1527943322.webp","width":390,"height":280},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/19\/xeeladaha-gumeysiga-mid-ka-mid-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xeeladaha Gumeysiga Mid Ka Mid Ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","name":"SOMALILAND MAANTA","description":"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh","publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization","name":"SOMALILAND MAANTA","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","width":500,"height":500,"caption":"SOMALILAND MAANTA"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb","name":"Qoraha Qormooyinka","sameAs":["https:\/\/soomaal.net\/qormo"],"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"}]}},"views":66,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1688","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1688"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1688\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1690,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1688\/revisions\/1690"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1689"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1688"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1688"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1688"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}