{"id":16,"date":"2021-12-01T08:18:39","date_gmt":"2021-12-01T08:18:39","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=16"},"modified":"2023-03-27T07:32:59","modified_gmt":"2023-03-27T07:32:59","slug":"maxaad-ka-ogtahay-dilkii-cabdulrashiid-cali-sharmaake","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/maxaad-ka-ogtahay-dilkii-cabdulrashiid-cali-sharmaake\/","title":{"rendered":"Maxaad Ka Ogtahay Dilkii CabdulRashiid Cali Sharmaake"},"content":{"rendered":"\n<p>Waxa Qoray: Yuusuf Shaacir<\/p>\n\n\n\n<p>Qisadan waxaa iiga sheekeeyay Xuseen Yalaxle oo aan maanta kula kulmay magaalada Burco waxaanu yidhi<\/p>\n\n\n\n<p>Xiligaa madaxwaynaha la dilay waxaan hudheel cunto ku haystay magaalan Burco, Waxaana xidhiidh fiicani naga dhaxeeyay ciidanka Bilayska Burco, saraakiishii bilayska ayaa waxay ii keeneen askarigan dilka gaysan doona, waxaanay ii sheegeen in ay bixinayaan kharashkiisa, hudheelkana aan buug uga furo.<\/p>\n\n\n\n<p>Xiligaa ay ii keeneen waxa uu ahaa nin buuran, laakiin modooyinkii danbe waxa uu noqday nin dhuuban oo caato ah, Waxa uu ahaa nin kaligii meel fadhiista oo had iyo jeer fakara, taasoo dhalisay in aanu mar marka qaar ka shakino, waxaanu u muuqday nin tababar u socdo.<\/p>\n\n\n\n<p>Safarkii madaxwaynaha ee Laas-caanood ayuu ii yimi, waxaanu ii sheegay in loo diray Laas-caanood, sidaa daraadeed aan lacag amaahiyo balse waan kadiiday, waxaanu u tagay nin kale oo meherada ila hayay, ninkaas ayaa siiyay wixii uu doonayay.<\/p>\n\n\n\n<p>Subaxdii madaxwaynu laascaanood noo dhaafay, waxaa ii yimi sarkaal boolis ah iyo nin kale oo la socday, agtayda ayay ku sheekaysteen, sarkaalkii ayaa yidhi tola&#8217;ay ma maantaa Cabdirashiid na dhaafay, waan naxay oo hareeraha eegay, waxaanan ku idhi waar maxaad hadalkan ku keentay, waxa uu iigu jawaabay waa ninka booliska bakhtiiyay, ee janankayagii xidhay.<\/p>\n\n\n\n<p>Galabnimadii markii aanu qaadka u fadhiisanay, ayaa BBC-du sheegtay dilka madaxwaynaha, anna waxaan xasuustay hadalkii sarkaalka iyo askarigii hudheelka ku xidhnaa ee dilka gaystay.<\/p>\n\n\n\n<p>Sheekadan oo intan ka faahfaahsan waxaa saaka iiga sheekeeyay Xuseen Yalaxle oo adeer ii ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxa Qoray: Yuusuf Shaacir Qisadan waxaa iiga sheekeeyay Xuseen Yalaxle oo aan maanta kula kulmay magaalada Burco waxaanu yidhi Xiligaa madaxwaynaha la dilay waxaan hudheel cunto ku haystay magaalan Burco, Waxaana xidhiidh fiicani naga dhaxeeyay ciidanka Bilayska Burco, saraakiishii bilayska ayaa waxay ii keeneen askarigan dilka gaysan doona, waxaanay ii sheegeen in ay bixinayaan kharashkiisa, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,1],"tags":[],"class_list":["post-16","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-maqaal","category-qormo"],"magazineBlocksPostFeaturedMedia":{"thumbnail":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/a.a.sharmaarke-150x150.jpeg","medium":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/a.a.sharmaarke-300x165.jpeg","medium_large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/a.a.sharmaarke.jpeg","large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/a.a.sharmaarke.jpeg","1536x1536":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/a.a.sharmaarke.jpeg","2048x2048":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/a.a.sharmaarke.jpeg"},"magazineBlocksPostAuthor":{"name":"Qoraha Qormooyinka","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g"},"magazineBlocksPostCommentsNumber":"0","magazineBlocksPostExcerpt":"Waxa Qoray: Yuusuf Shaacir Qisadan waxaa iiga sheekeeyay Xuseen Yalaxle oo aan maanta kula kulmay magaalada Burco waxaanu yidhi Xiligaa madaxwaynaha la dilay waxaan hudheel cunto ku haystay magaalan Burco, Waxaana xidhiidh fiicani naga dhaxeeyay ciidanka Bilayska Burco, saraakiishii bilayska ayaa waxay ii keeneen askarigan dilka gaysan doona, waxaanay ii sheegeen in ay bixinayaan kharashkiisa, [&hellip;]","magazineBlocksPostCategories":["Maqaal","Qormo"],"magazineBlocksPostViewCount":8,"magazineBlocksPostReadTime":2,"magazine_blocks_featured_image_url":{"full":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/a.a.sharmaarke.jpeg",660,364,false],"medium":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/a.a.sharmaarke-300x165.jpeg",300,165,true],"thumbnail":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/a.a.sharmaarke-150x150.jpeg",150,150,true]},"magazine_blocks_author":{"display_name":"Qoraha Qormooyinka","author_link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"},"magazine_blocks_comment":0,"magazine_blocks_author_image":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g","magazine_blocks_category":"<a href=\"#\" class=\"category-link category-link-59\">Maqaal<\/a> <a href=\"#\" class=\"category-link category-link-1\">Qormo<\/a>","yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maxaad Ka Ogtahay Dilkii CabdulRashiid Cali Sharmaake - SOMALILAND MAANTA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maxaad Ka Ogtahay Dilkii CabdulRashiid Cali Sharmaake - SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxa Qoray: Yuusuf Shaacir Qisadan waxaa iiga sheekeeyay Xuseen Yalaxle oo aan maanta kula kulmay magaalada Burco waxaanu yidhi Xiligaa madaxwaynaha la dilay waxaan hudheel cunto ku haystay magaalan Burco, Waxaana xidhiidh fiicani naga dhaxeeyay ciidanka Bilayska Burco, saraakiishii bilayska ayaa waxay ii keeneen askarigan dilka gaysan doona, waxaanay ii sheegeen in ay bixinayaan kharashkiisa, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/maxaad-ka-ogtahay-dilkii-cabdulrashiid-cali-sharmaake\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-01T08:18:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-03-27T07:32:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/a.a.sharmaarke.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/maxaad-ka-ogtahay-dilkii-cabdulrashiid-cali-sharmaake\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/maxaad-ka-ogtahay-dilkii-cabdulrashiid-cali-sharmaake\/\"},\"author\":{\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\"},\"headline\":\"Maxaad Ka Ogtahay Dilkii CabdulRashiid Cali Sharmaake\",\"datePublished\":\"2021-12-01T08:18:39+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-27T07:32:59+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/maxaad-ka-ogtahay-dilkii-cabdulrashiid-cali-sharmaake\/\"},\"wordCount\":246,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/maxaad-ka-ogtahay-dilkii-cabdulrashiid-cali-sharmaake\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/a.a.sharmaarke.jpeg\",\"articleSection\":[\"Maqaal\",\"Qormo\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/maxaad-ka-ogtahay-dilkii-cabdulrashiid-cali-sharmaake\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/maxaad-ka-ogtahay-dilkii-cabdulrashiid-cali-sharmaake\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/maxaad-ka-ogtahay-dilkii-cabdulrashiid-cali-sharmaake\/\",\"name\":\"Maxaad Ka Ogtahay Dilkii CabdulRashiid Cali Sharmaake - SOMALILAND MAANTA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/maxaad-ka-ogtahay-dilkii-cabdulrashiid-cali-sharmaake\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/maxaad-ka-ogtahay-dilkii-cabdulrashiid-cali-sharmaake\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/a.a.sharmaarke.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-12-01T08:18:39+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-27T07:32:59+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/maxaad-ka-ogtahay-dilkii-cabdulrashiid-cali-sharmaake\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/maxaad-ka-ogtahay-dilkii-cabdulrashiid-cali-sharmaake\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/maxaad-ka-ogtahay-dilkii-cabdulrashiid-cali-sharmaake\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/a.a.sharmaarke.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/a.a.sharmaarke.jpeg\",\"width\":660,\"height\":364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/maxaad-ka-ogtahay-dilkii-cabdulrashiid-cali-sharmaake\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maxaad Ka Ogtahay Dilkii CabdulRashiid Cali Sharmaake\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"description\":\"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"width\":500,\"height\":500,\"caption\":\"SOMALILAND MAANTA\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\",\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"sameAs\":[\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\"],\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maxaad Ka Ogtahay Dilkii CabdulRashiid Cali Sharmaake - SOMALILAND MAANTA","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maxaad Ka Ogtahay Dilkii CabdulRashiid Cali Sharmaake - SOMALILAND MAANTA","og_description":"Waxa Qoray: Yuusuf Shaacir Qisadan waxaa iiga sheekeeyay Xuseen Yalaxle oo aan maanta kula kulmay magaalada Burco waxaanu yidhi Xiligaa madaxwaynaha la dilay waxaan hudheel cunto ku haystay magaalan Burco, Waxaana xidhiidh fiicani naga dhaxeeyay ciidanka Bilayska Burco, saraakiishii bilayska ayaa waxay ii keeneen askarigan dilka gaysan doona, waxaanay ii sheegeen in ay bixinayaan kharashkiisa, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/maxaad-ka-ogtahay-dilkii-cabdulrashiid-cali-sharmaake\/","og_site_name":"SOMALILAND MAANTA","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed","article_published_time":"2021-12-01T08:18:39+00:00","article_modified_time":"2023-03-27T07:32:59+00:00","og_image":[{"width":660,"height":364,"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/a.a.sharmaarke.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Qoraha Qormooyinka","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Qoraha Qormooyinka","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/maxaad-ka-ogtahay-dilkii-cabdulrashiid-cali-sharmaake\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/maxaad-ka-ogtahay-dilkii-cabdulrashiid-cali-sharmaake\/"},"author":{"name":"Qoraha Qormooyinka","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb"},"headline":"Maxaad Ka Ogtahay Dilkii CabdulRashiid Cali Sharmaake","datePublished":"2021-12-01T08:18:39+00:00","dateModified":"2023-03-27T07:32:59+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/maxaad-ka-ogtahay-dilkii-cabdulrashiid-cali-sharmaake\/"},"wordCount":246,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/maxaad-ka-ogtahay-dilkii-cabdulrashiid-cali-sharmaake\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/a.a.sharmaarke.jpeg","articleSection":["Maqaal","Qormo"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/maxaad-ka-ogtahay-dilkii-cabdulrashiid-cali-sharmaake\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/maxaad-ka-ogtahay-dilkii-cabdulrashiid-cali-sharmaake\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/maxaad-ka-ogtahay-dilkii-cabdulrashiid-cali-sharmaake\/","name":"Maxaad Ka Ogtahay Dilkii CabdulRashiid Cali Sharmaake - SOMALILAND MAANTA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/maxaad-ka-ogtahay-dilkii-cabdulrashiid-cali-sharmaake\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/maxaad-ka-ogtahay-dilkii-cabdulrashiid-cali-sharmaake\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/a.a.sharmaarke.jpeg","datePublished":"2021-12-01T08:18:39+00:00","dateModified":"2023-03-27T07:32:59+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/maxaad-ka-ogtahay-dilkii-cabdulrashiid-cali-sharmaake\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/maxaad-ka-ogtahay-dilkii-cabdulrashiid-cali-sharmaake\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/maxaad-ka-ogtahay-dilkii-cabdulrashiid-cali-sharmaake\/#primaryimage","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/a.a.sharmaarke.jpeg","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/a.a.sharmaarke.jpeg","width":660,"height":364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2021\/12\/01\/maxaad-ka-ogtahay-dilkii-cabdulrashiid-cali-sharmaake\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maxaad Ka Ogtahay Dilkii CabdulRashiid Cali Sharmaake"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","name":"SOMALILAND MAANTA","description":"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh","publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization","name":"SOMALILAND MAANTA","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","width":500,"height":500,"caption":"SOMALILAND MAANTA"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb","name":"Qoraha Qormooyinka","sameAs":["https:\/\/soomaal.net\/qormo"],"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"}]}},"views":34,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":18,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16\/revisions\/18"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/17"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}