{"id":1465,"date":"2023-03-16T07:53:21","date_gmt":"2023-03-16T07:53:21","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=1465"},"modified":"2023-03-16T07:53:22","modified_gmt":"2023-03-16T07:53:22","slug":"shaydaan-ibliis","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/shaydaan-ibliis\/","title":{"rendered":"SHAYDAAN&#8230; ? IBLIIS\u2026 ?"},"content":{"rendered":"\n<p>Waxa is-weydiin leh:<\/p>\n\n\n\n<ol class=\"wp-block-list\" type=\"1\"><li>Shaydaanku Waa Maxay?<\/li><li>Ibliis iyo Shaydaan Maxay Kala Yihiin?<\/li><\/ol>\n\n\n\n<p>Su\u2019aasha 1<sup>aad<\/sup> hadii aynu ka jawaabno; Ereygan Shaydaan waxa uu ka yimid erey af-carabi ah, oo afkeena ku noqonaya [<em>Kii Ka Fogaaday Naxariista Illaahay ama Kii Illaahay uu Naxariistiisa Ka Fogeeyay<\/em>], marka halkaasi waxa inooga soo baxaya, Shaydaan-nimadu in ay tahay darajo la gaadho, waana marka qofku uu xumaanta sameynteeda uu badsado, kadibna ay gaadhsiiso heer Illaahay Weynaa Oo Wanaagsanaaye naco qofkii, Naxariistiisana ka fogeeyo(<em>Illaahay Ayaynu ka Magan Galnay<\/em>), xaaladaa iyada ah qofkaasi waxa uu u gudbay darajadii Shaydaan-nimada, waxa loogu yeedhayaa qofkaasi Shaydaan.<\/p>\n\n\n\n<p>Shaydaanku mid isha dadka ka qarsoon buu leeyahay oo Jin-ka ku dhex jira iyo mid muuqda oo Dadka ku dhex jira, had iyo goorna way is-xulafaystaan, Illaahay Weynaa Oo Wanaagsanaaye wuxuu qur\u2019aankiisa inoogu sheegay labadan nooc jiritaankooda.<\/p>\n\n\n\n<p>}\u0648\u064e\u0643\u064e\u0630\u064e\u0670\u0644\u0650\u0643\u064e \u062c\u064e\u0639\u064e\u0644\u0652\u0646\u064e\u0627 \u0644\u0650\u0643\u064f\u0644\u0650\u0651 \u0646\u064e\u0628\u0650\u064a\u064d\u0651 \u0639\u064e\u062f\u064f\u0648\u064b\u0651\u0627 \u0634\u064e\u064a\u064e\u0627\u0637\u0650\u064a\u0646\u064e \u0627\u0644\u0652\u0625\u0650\u0646\u0633\u0650 \u0648\u064e\u0627\u0644\u0652\u062c\u0650\u0646\u0650\u0651 \u064a\u064f\u0648\u062d\u0650\u064a \u0628\u064e\u0639\u0652\u0636\u064f\u0647\u064f\u0645\u0652 \u0625\u0650\u0644\u064e\u0649\u0670 \u0628\u064e\u0639\u0652\u0636\u064d \u0632\u064f\u062e\u0652\u0631\u064f\u0641\u064e \u0627\u0644\u0652\u0642\u064e\u0648\u0652\u0644\u0650 \u063a\u064f\u0631\u064f\u0648\u0631\u064b\u0627 \u06da \u0648\u064e\u0644\u064e\u0648\u0652 \u0634\u064e\u0627\u0621\u064e \u0631\u064e\u0628\u064f\u0651\u0643\u064e \u0645\u064e\u0627 \u0641\u064e\u0639\u064e\u0644\u064f\u0648\u0647\u064f \u06d6 \u0641\u064e\u0630\u064e\u0631\u0652\u0647\u064f\u0645\u0652 \u0648\u064e\u0645\u064e\u0627 \u064a\u064e\u0641\u0652\u062a\u064e\u0631\u064f\u0648\u0646\u064e{\u0627\u0644\u0623\u0646\u0639\u0627\u0645: 112<\/p>\n\n\n\n<p>Su\u2019aasha 2<sup>aad<\/sup> hadii aynu ka jawaabno; shayaadiinta waxa u arrimiya, oo ka dhex hadla, oo ay amarka ka qaataan cadawga weyn ee ka go\u2019ay Illaahay Weynaa Oo Wanaagsanaaye, kaas oo magaciisa la yidhaahdo IBLIIS, sida uu Ibnu Kasiir ku xusay kitaabkiisa Al-Bidaayah Wa-Nihaayah, waxa uu yidhi:<\/p>\n\n\n\n<p><em>Aduunyadan imika aynu ku nool yihiin, waxa ku noolaa qolooyin la yidhaa Al-Xinu Wal-Binu, qolooyinkaasi markii ay xumaan dhulka ku dul sameeyeen, dhiig badanna ay iska daadiyeen, Illaahay Weynaa Oo Wanaagsanaaye wuu halaagay, wuxuu ku soo diray ciidan uu Ibliis hogaaminayo, kadibna qolooyinkii way laayeen, berigaa hore Ibliis magaciisu waxa uu ahaa Casaasiil, waxa uu Illaahay Weynaa Oo Wanaagsanaaye ka abuuray dab ama olol, waxa uu ka mid ahaa qabiil malaa\u2019igta ka mid ah, oo la yidhaahdo Al-Jinnu, waxa uu Samada ugu soo sokeysa ee la yidhaahdo Al-Samaa Dunyaa ka ahaa Amiir, oo Jimanka ayuu ugu sareeyay, waxa uu ahaa mid aad u cibaado badan, oo Illaahay Weynaa Oo Wanaagsanaaye aad ugu cibaadeysta\u2026 \u2026 \u2026 \u2026<\/em><\/p>\n\n\n\n<p>Illaahay Weynaa Oo Wanaagsanaaye waxba kama qarsoomaan, oo laabta waxa uu qofku ku qarinayo ayaa uu og yahay, sida ka muuqata Aayadan hoosta taala, Casaasiil waxa uu hoosta ama laabta ku qarsanayay xumaan, waxa uu is-lahaa cidi kuma oga, laakiin waa kan Illaahay Weynaa Oo Wanaagsanaaye inoo sheegay:<\/p>\n\n\n\n<p>{\u0625\u0650\u0644\u064e\u0651\u0627 \u0625\u0650\u0628\u0652\u0644\u0650\u064a\u0633\u064e \u0623\u064e\u0628\u064e\u0649\u0670&nbsp;\u0648\u064e\u0627\u0633\u0652\u062a\u064e\u0643\u0652\u0628\u064e\u0631\u064e \u0648\u064e\u0643\u064e\u0627\u0646\u064e&nbsp;\u0645\u0650\u0646\u064e&nbsp;\u0627\u0644\u0652\u0643\u064e\u0627\u0641\u0650\u0631\u0650\u064a\u0646\u064e\u2026}<\/p>\n\n\n\n<p>Nebi Aadam (\u0639\u0644\u064a\u0647 \u0633\u0644\u0627\u0645), Xaaskiisii Xaawa iyo Malaa\u2019igtuba may ogeyn xumaanta Casaasiil qarsanayo, hadaba si\u2019 uu Illaahay Weynaa Oo Wanaagsanaaye u muujiyo xumaanta Casaasiil, Nebi Aadan iyo Xaaskiisana uu u tusiyo cadawgooda, waxa uu Rabbi Weynaa Oo Wanaagsanaaye sameeyay xeelad aad u cajab badan, oo Casaasiil ku keliftay, in uu xumaantii uu qarinayay soo saaro, inta uu ciil iyo cadho is-hayn kari waayay, ayaa uu si daahir yaa shamis ah u muujiyay wixii uu qarin jiray, xeeladaasi waxa ay u dhacday sidani:<\/p>\n\n\n\n<p>}<a href=\"http:\/\/quran.ksu.edu.sa\/tafseer\/katheer\/sura20-aya116.html\">\u0648\u064e\u0625\u0650\u0630\u0652 \u0642\u064f\u0644\u0652\u0646\u064e\u0627 \u0644\u0650\u0644\u0652\u0645\u064e\u0644\u064e\u0627\u0626\u0650\u0643\u064e\u0629\u0650 \u0627\u0633\u0652\u062c\u064f\u062f\u064f\u0648\u0627 \u0644\u0650\u0622\u062f\u064e\u0645\u064e \u0641\u064e\u0633\u064e\u062c\u064e\u062f\u064f\u0648\u0627 \u0625\u0650\u0644\u064e\u0651\u0627 \u0625\u0650\u0628\u0652\u0644\u0650\u064a\u0633\u064e \u0623\u064e\u0628\u064e\u0649\u0670<\/a>&nbsp;| \u0641\u064e\u0642\u064f\u0644\u0652\u0646\u064e\u0627 \u064a\u064e\u0627 \u0622\u062f\u064e\u0645\u064f \u0625\u0650\u0646\u064e\u0651 \u0647\u064e\u0670\u0630\u064e\u0627 \u0639\u064e\u062f\u064f\u0648\u064c\u0651 \u0644\u064e\u0651\u0643\u064e \u0648\u064e\u0644\u0650\u0632\u064e\u0648\u0652\u062c\u0650\u0643\u064e \u0641\u064e\u0644\u064e\u0627 \u064a\u064f\u062e\u0652\u0631\u0650\u062c\u064e\u0646\u064e\u0651\u0643\u064f\u0645\u064e\u0627 \u0645\u0650\u0646\u064e \u0627\u0644\u0652\u062c\u064e\u0646\u064e\u0651\u0629\u0650 \u0641\u064e\u062a\u064e\u0634\u0652\u0642\u064e\u0649\u0670{ \u0633\u0648\u0631\u0629 \u0637\u0647 \u0661\u0661\u0666\u2013\u0661\u0661\u0667<\/p>\n\n\n\n<p>Casaasiil wuu diiday Illaahay Weynaa Oo Wanaagsanaaye inuu ka amar-qaato, kadibna diidmadaa uu diiday Illaahay Weynaa Oo Wanaagsanaaye amarkiisa, waxa uu kula baxay magaca ilaa imika loo yaqaano ee ah Ibliis, magacani wuxu afkeena ku noqonayaa [<em>Kii Ka Quustay Naxariista Illaahay Weynaa Oo Wanaagsanaaye<\/em>] Casaasiil wuu fashilmay, waxa uu noqday Ibliis, waxa cadaatay cibaadadii badneyd ee uu la iman jiray, in aanay ahaan jirin Ka-Amar-Qaadasho Illaahay, laakiin ay aheyd Is-Tusnimo iyo I-Arkaay I-Maqlaay\u2026<\/p>\n\n\n\n<p>}\u0642\u064e\u0627\u0644\u064e \u064a\u064e\u0627 \u0625\u0650\u0628\u0652\u0644\u0650\u064a\u0633\u064f \u0645\u064e\u0627 \u0645\u064e\u0646\u064e\u0639\u064e\u0643\u064e \u0623\u064e\u0646 \u062a\u064e\u0633\u0652\u062c\u064f\u062f\u064e \u0644\u0650\u0645\u064e\u0627 \u062e\u064e\u0644\u064e\u0642\u0652\u062a\u064f \u0628\u0650\u064a\u064e\u062f\u064e\u064a\u064e\u0651 \u06d6 \u0623\u064e\u0633\u0652\u062a\u064e\u0643\u0652\u0628\u064e\u0631\u0652\u062a\u064e \u0623\u064e\u0645\u0652 \u0643\u064f\u0646\u062a\u064e \u0645\u0650\u0646\u064e \u0627\u0644\u0652\u0639\u064e\u0627\u0644\u0650\u064a\u0646\u064e&nbsp;| <a href=\"http:\/\/quran.ksu.edu.sa\/tafseer\/qortobi\/sura38-aya76.html\">\u0642\u064e\u0627\u0644\u064e \u0623\u064e\u0646\u064e\u0627 \u062e\u064e\u064a\u0652\u0631\u064c \u0645\u0650\u0651\u0646\u0652\u0647\u064f \u06d6 \u062e\u064e\u0644\u064e\u0642\u0652\u062a\u064e\u0646\u0650\u064a \u0645\u0650\u0646 \u0646\u064e\u0651\u0627\u0631\u064d \u0648\u064e\u062e\u064e\u0644\u064e\u0642\u0652\u062a\u064e\u0647\u064f \u0645\u0650\u0646 \u0637\u0650\u064a\u0646\u064d<\/a>&nbsp;|&nbsp;<a href=\"http:\/\/quran.ksu.edu.sa\/tafseer\/qortobi\/sura38-aya77.html\">\u0642\u064e\u0627\u0644\u064e \u0641\u064e\u0627\u062e\u0652\u0631\u064f\u062c\u0652 \u0645\u0650\u0646\u0652\u0647\u064e\u0627 \u0641\u064e\u0625\u0650\u0646\u064e\u0651\u0643\u064e \u0631\u064e\u062c\u0650\u064a\u0645\u064c<\/a>{ \u0633\u0648\u0631\u0629 \u0635 \u0667\u0665\u2013\u0667\u0667<\/p>\n\n\n\n<p>Hadaba markii uu Ibliis is-arkay inuu fashilmay, oo uu banaanka yaalo, markii uu arkay go\u2019aanka adag ee uu Illaahay Weynaa oo Wanaagsanaaye uu ku riday, markii uu ka quustay in Illaahay Weynaa Oo Wanaagsanaaye uu il-naxariis leh ku soo eego\u2026 \u2026 \u2026<\/p>\n\n\n\n<p>&nbsp;\u0633\u0648\u0631\u0629 \u0635 \u0667\u0668 {<a href=\"http:\/\/quran.ksu.edu.sa\/tafseer\/qortobi\/sura38-aya78.html\">\u0648\u064e\u0625\u0650\u0646\u064e\u0651 \u0639\u064e\u0644\u064e\u064a\u0652\u0643\u064e \u0644\u064e\u0639\u0652\u0646\u064e\u062a\u0650\u064a \u0625\u0650\u0644\u064e\u0649\u0670 \u064a\u064e\u0648\u0652\u0645\u0650 \u0627\u0644\u062f\u0650\u0651\u064a\u0646\u0650<\/a>}<\/p>\n\n\n\n<p>Ibliis\u2026 Cadawgan weyni, waxa uu bilaabay goolaaftan iyo inuu u hanjabo Nebi Aadan (\u0639\u0644\u064a\u0647 \u0633\u0644\u0627\u0645), waxa uu Illaahay Weynaa Oo Wanaagsanaaye hortiisa ka cadeeyay, oo uu wacad ku maray, in aanu kaligii naarta galayn, laakiin uu duufsan doono in badan oo dadka ah, oo uu hoojin doono, una horseedi doono in ay galaan iyaguna naarta\u2026 \u2026 \u2026<\/p>\n\n\n\n<p>}\u0642\u064e\u0627\u0644\u064e \u0641\u064e\u0628\u0650\u0645\u064e\u0627 \u0623\u064e\u063a\u0652\u0648\u064e\u064a\u0652\u062a\u064e\u0646\u0650\u064a \u0644\u064e\u0623\u064e\u0642\u0652\u0639\u064f\u062f\u064e\u0646\u064e\u0651 \u0644\u064e\u0647\u064f\u0645\u0652 \u0635\u0650\u0631\u064e\u0627\u0637\u064e\u0643\u064e \u0627\u0644\u0652\u0645\u064f\u0633\u0652\u062a\u064e\u0642\u0650\u064a\u0645\u064e | <a href=\"http:\/\/quran.ksu.edu.sa\/tafseer\/tabary\/sura7-aya17.html\">\u062b\u064f\u0645\u064e\u0651 \u0644\u064e\u0622\u062a\u0650\u064a\u064e\u0646\u064e\u0651\u0647\u064f\u0645 \u0645\u0650\u0651\u0646 \u0628\u064e\u064a\u0652\u0646\u0650 \u0623\u064e\u064a\u0652\u062f\u0650\u064a\u0647\u0650\u0645\u0652 \u0648\u064e\u0645\u0650\u0646\u0652 \u062e\u064e\u0644\u0652\u0641\u0650\u0647\u0650\u0645\u0652 \u0648\u064e\u0639\u064e\u0646\u0652 \u0623\u064e\u064a\u0652\u0645\u064e\u0627\u0646\u0650\u0647\u0650\u0645\u0652 \u0648\u064e\u0639\u064e\u0646 \u0634\u064e\u0645\u064e\u0627\u0626\u0650\u0644\u0650\u0647\u0650\u0645\u0652 \u06d6 \u0648\u064e\u0644\u064e\u0627 \u062a\u064e\u062c\u0650\u062f\u064f \u0623\u064e\u0643\u0652\u062b\u064e\u0631\u064e\u0647\u064f\u0645\u0652 \u0634\u064e\u0627\u0643\u0650\u0631\u0650\u064a\u0646\u064e<\/a>&nbsp;{ \u0633\u0648\u0631\u0629 \u0627\u0644\u0627\u0639\u0631\u0627\u0641\u0661\u0666\u2013\u0661\u0667<\/p>\n\n\n\n<hr class=\"wp-block-separator has-alpha-channel-opacity\"\/>\n\n\n\n<p>}\u0648\u064e\u0644\u064e\u0623\u064f\u0636\u0650\u0644\u064e\u0651\u0646\u064e\u0651\u0647\u064f\u0645\u0652 \u0648\u064e\u0644\u064e\u0623\u064f\u0645\u064e\u0646\u0650\u0651\u064a\u064e\u0646\u064e\u0651\u0647\u064f\u0645\u0652 \u0648\u064e\u0644\u064e\u0622\u0645\u064f\u0631\u064e\u0646\u064e\u0651\u0647\u064f\u0645\u0652 \u0641\u064e\u0644\u064e\u064a\u064f\u0628\u064e\u062a\u0650\u0651\u0643\u064f\u0646\u064e\u0651 \u0622\u0630\u064e\u0627\u0646\u064e \u0627\u0644\u0652\u0623\u064e\u0646\u0652\u0639\u064e\u0627\u0645\u0650 \u0648\u064e\u0644\u064e\u0622\u0645\u064f\u0631\u064e\u0646\u064e\u0651\u0647\u064f\u0645\u0652 \u0641\u064e\u0644\u064e\u064a\u064f\u063a\u064e\u064a\u0650\u0651\u0631\u064f\u0646\u064e\u0651 \u062e\u064e\u0644\u0652\u0642\u064e \u0627\u0644\u0644\u064e\u0651\u0647\u0650 \u06da \u0648\u064e\u0645\u064e\u0646 \u064a\u064e\u062a\u064e\u0651\u062e\u0650\u0630\u0650 \u0627\u0644\u0634\u064e\u0651\u064a\u0652\u0637\u064e\u0627\u0646\u064e \u0648\u064e\u0644\u0650\u064a\u064b\u0651\u0627 \u0645\u0650\u0651\u0646 \u062f\u064f\u0648\u0646\u0650 \u0627\u0644\u0644\u064e\u0651\u0647\u0650 \u0641\u064e\u0642\u064e\u062f\u0652 \u062e\u064e\u0633\u0650\u0631\u064e \u062e\u064f\u0633\u0652\u0631\u064e\u0627\u0646\u064b\u0627 \u0645\u064f\u0651\u0628\u0650\u064a\u0646\u064b\u0627 |&nbsp;<a href=\"http:\/\/quran.ksu.edu.sa\/tafseer\/tabary\/sura4-aya120.html\">\u064a\u064e\u0639\u0650\u062f\u064f\u0647\u064f\u0645\u0652 \u0648\u064e\u064a\u064f\u0645\u064e\u0646\u0650\u0651\u064a\u0647\u0650\u0645\u0652 \u06d6 \u0648\u064e\u0645\u064e\u0627 \u064a\u064e\u0639\u0650\u062f\u064f\u0647\u064f\u0645\u064f \u0627\u0644\u0634\u064e\u0651\u064a\u0652\u0637\u064e\u0627\u0646\u064f \u0625\u0650\u0644\u064e\u0651\u0627 \u063a\u064f\u0631\u064f\u0648\u0631\u064b\u0627<\/a>&nbsp;{\u0633\u0648\u0631\u0629 \u0627\u0644\u0646\u0633\u0627\u0621\u0661\u0661\u0669\u2013\u0661\u0662\u0660<\/p>\n\n\n\n<hr class=\"wp-block-separator has-alpha-channel-opacity\"\/>\n\n\n\n<p>}\u0642\u064e\u0627\u0644\u064e \u0623\u064e\u0631\u064e\u0623\u064e\u064a\u0652\u062a\u064e\u0643\u064e \u0647\u064e\u0670\u0630\u064e\u0627 \u0627\u0644\u064e\u0651\u0630\u0650\u064a \u0643\u064e\u0631\u064e\u0651\u0645\u0652\u062a\u064e \u0639\u064e\u0644\u064e\u064a\u064e\u0651 \u0644\u064e\u0626\u0650\u0646\u0652 \u0623\u064e\u062e\u064e\u0651\u0631\u0652\u062a\u064e\u0646\u0650 \u0625\u0650\u0644\u064e\u0649\u0670 \u064a\u064e\u0648\u0652\u0645\u0650 \u0627\u0644\u0652\u0642\u0650\u064a\u064e\u0627\u0645\u064e\u0629\u0650 \u0644\u064e\u0623\u064e\u062d\u0652\u062a\u064e\u0646\u0650\u0643\u064e\u0646\u064e\u0651 \u0630\u064f\u0631\u0650\u0651\u064a\u064e\u0651\u062a\u064e\u0647\u064f \u0625\u0650\u0644\u064e\u0651\u0627 \u0642\u064e\u0644\u0650\u064a\u0644\u064b\u0627 {\u0633\u0648\u0631\u0629 \u0627\u0644\u0627\u0633\u0631\u0621 \u0666\u0662<\/p>\n\n\n\n<p>Hadaba xeeladan uu Illaahay Weynaa Oo Wanaagsanaaye uu ku muujiyay cadawgaa weyn, ee xun, ee ku dhex dhuumanayay kuwii wanaagsanaa, waxa aynu inaguna u adeegsanaynaa, in aynu ku ogaano dad-xunka inagu dhex dhuumanaya.<\/p>\n\n\n\n<p>Si aynu munaafiqiinta, xaasidiinta, sixiroolayaasha iyo dhamaan dad-xunka oo idil u ogaan-no, oo u muujino xumaantooda, waa in uu qof kastaa Illaahay Weynaa Oo Wanaagsanaaye ka amar qaato, waa in qof kastaa la yimaado wixii uu Illaahay Weynaa Oo Wanaagsanaaye ina faray la-imaanshihiisa, sidaasi oo kale; waa in qof kastaa ka tago, wixii uu Illaahay Weynaa Oo Wanaagsanaaye ina faray ka-tegidiisa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxa is-weydiin leh: Shaydaanku Waa Maxay? Ibliis iyo Shaydaan Maxay Kala Yihiin? Su\u2019aasha 1aad hadii aynu ka jawaabno; Ereygan Shaydaan waxa uu ka yimid erey af-carabi ah, oo afkeena ku noqonaya [Kii Ka Fogaaday Naxariista Illaahay ama Kii Illaahay uu Naxariistiisa Ka Fogeeyay], marka halkaasi waxa inooga soo baxaya, Shaydaan-nimadu in ay tahay darajo la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1466,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[57,1],"tags":[],"class_list":["post-1465","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-ogaalkay","category-qormo"],"magazineBlocksPostFeaturedMedia":{"thumbnail":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Hutton-DevilExpression-150x150.jpg","medium":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Hutton-DevilExpression-300x225.jpg","medium_large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Hutton-DevilExpression-768x576.jpg","large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Hutton-DevilExpression-1024x768.jpg","1536x1536":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Hutton-DevilExpression.jpg","2048x2048":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Hutton-DevilExpression.jpg"},"magazineBlocksPostAuthor":{"name":"Qoraha Qormooyinka","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g"},"magazineBlocksPostCommentsNumber":false,"magazineBlocksPostExcerpt":"Waxa is-weydiin leh: Shaydaanku Waa Maxay? Ibliis iyo Shaydaan Maxay Kala Yihiin? Su\u2019aasha 1aad hadii aynu ka jawaabno; Ereygan Shaydaan waxa uu ka yimid erey af-carabi ah, oo afkeena ku noqonaya [Kii Ka Fogaaday Naxariista Illaahay ama Kii Illaahay uu Naxariistiisa Ka Fogeeyay], marka halkaasi waxa inooga soo baxaya, Shaydaan-nimadu in ay tahay darajo la [&hellip;]","magazineBlocksPostCategories":["Ogaalkay","Qormo"],"magazineBlocksPostViewCount":11,"magazineBlocksPostReadTime":4,"magazine_blocks_featured_image_url":{"full":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Hutton-DevilExpression.jpg",1288,966,false],"medium":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Hutton-DevilExpression-300x225.jpg",300,225,true],"thumbnail":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Hutton-DevilExpression-150x150.jpg",150,150,true]},"magazine_blocks_author":{"display_name":"Qoraha Qormooyinka","author_link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"},"magazine_blocks_comment":0,"magazine_blocks_author_image":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g","magazine_blocks_category":"<a href=\"#\" class=\"category-link category-link-57\">Ogaalkay<\/a> <a href=\"#\" class=\"category-link category-link-1\">Qormo<\/a>","yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>SHAYDAAN... ? IBLIIS\u2026 ? - SOMALILAND MAANTA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"SHAYDAAN... ? IBLIIS\u2026 ? - SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxa is-weydiin leh: Shaydaanku Waa Maxay? Ibliis iyo Shaydaan Maxay Kala Yihiin? Su\u2019aasha 1aad hadii aynu ka jawaabno; Ereygan Shaydaan waxa uu ka yimid erey af-carabi ah, oo afkeena ku noqonaya [Kii Ka Fogaaday Naxariista Illaahay ama Kii Illaahay uu Naxariistiisa Ka Fogeeyay], marka halkaasi waxa inooga soo baxaya, Shaydaan-nimadu in ay tahay darajo la [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/shaydaan-ibliis\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-16T07:53:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-03-16T07:53:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Hutton-DevilExpression.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1288\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"966\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/shaydaan-ibliis\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/shaydaan-ibliis\/\"},\"author\":{\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\"},\"headline\":\"SHAYDAAN&#8230; ? IBLIIS\u2026 ?\",\"datePublished\":\"2023-03-16T07:53:21+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-16T07:53:22+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/shaydaan-ibliis\/\"},\"wordCount\":701,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/shaydaan-ibliis\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Hutton-DevilExpression.jpg\",\"articleSection\":[\"Ogaalkay\",\"Qormo\"],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/shaydaan-ibliis\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/shaydaan-ibliis\/\",\"name\":\"SHAYDAAN... ? IBLIIS\u2026 ? - SOMALILAND MAANTA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/shaydaan-ibliis\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/shaydaan-ibliis\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Hutton-DevilExpression.jpg\",\"datePublished\":\"2023-03-16T07:53:21+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-16T07:53:22+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/shaydaan-ibliis\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/shaydaan-ibliis\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/shaydaan-ibliis\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Hutton-DevilExpression.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Hutton-DevilExpression.jpg\",\"width\":1288,\"height\":966},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/shaydaan-ibliis\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"SHAYDAAN&#8230; ? IBLIIS\u2026 ?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"description\":\"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"width\":500,\"height\":500,\"caption\":\"SOMALILAND MAANTA\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\",\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"sameAs\":[\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\"],\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"SHAYDAAN... ? IBLIIS\u2026 ? - SOMALILAND MAANTA","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"SHAYDAAN... ? IBLIIS\u2026 ? - SOMALILAND MAANTA","og_description":"Waxa is-weydiin leh: Shaydaanku Waa Maxay? Ibliis iyo Shaydaan Maxay Kala Yihiin? Su\u2019aasha 1aad hadii aynu ka jawaabno; Ereygan Shaydaan waxa uu ka yimid erey af-carabi ah, oo afkeena ku noqonaya [Kii Ka Fogaaday Naxariista Illaahay ama Kii Illaahay uu Naxariistiisa Ka Fogeeyay], marka halkaasi waxa inooga soo baxaya, Shaydaan-nimadu in ay tahay darajo la [&hellip;]","og_url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/shaydaan-ibliis\/","og_site_name":"SOMALILAND MAANTA","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed","article_published_time":"2023-03-16T07:53:21+00:00","article_modified_time":"2023-03-16T07:53:22+00:00","og_image":[{"width":1288,"height":966,"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Hutton-DevilExpression.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Qoraha Qormooyinka","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Qoraha Qormooyinka","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/shaydaan-ibliis\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/shaydaan-ibliis\/"},"author":{"name":"Qoraha Qormooyinka","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb"},"headline":"SHAYDAAN&#8230; ? IBLIIS\u2026 ?","datePublished":"2023-03-16T07:53:21+00:00","dateModified":"2023-03-16T07:53:22+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/shaydaan-ibliis\/"},"wordCount":701,"publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/shaydaan-ibliis\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Hutton-DevilExpression.jpg","articleSection":["Ogaalkay","Qormo"],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/shaydaan-ibliis\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/shaydaan-ibliis\/","name":"SHAYDAAN... ? IBLIIS\u2026 ? - SOMALILAND MAANTA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/shaydaan-ibliis\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/shaydaan-ibliis\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Hutton-DevilExpression.jpg","datePublished":"2023-03-16T07:53:21+00:00","dateModified":"2023-03-16T07:53:22+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/shaydaan-ibliis\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/shaydaan-ibliis\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/shaydaan-ibliis\/#primaryimage","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Hutton-DevilExpression.jpg","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Hutton-DevilExpression.jpg","width":1288,"height":966},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/shaydaan-ibliis\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"SHAYDAAN&#8230; ? IBLIIS\u2026 ?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","name":"SOMALILAND MAANTA","description":"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh","publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization","name":"SOMALILAND MAANTA","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","width":500,"height":500,"caption":"SOMALILAND MAANTA"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb","name":"Qoraha Qormooyinka","sameAs":["https:\/\/soomaal.net\/qormo"],"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"}]}},"views":45,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1465","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1465"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1465\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1467,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1465\/revisions\/1467"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1466"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1465"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1465"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1465"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}