{"id":1460,"date":"2023-03-16T07:44:34","date_gmt":"2023-03-16T07:44:34","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=1460"},"modified":"2023-10-28T16:04:27","modified_gmt":"2023-10-28T16:04:27","slug":"aabooy-budhcad-ayaan-ka-amaan-laahaye-maxaan-sameeyaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/aabooy-budhcad-ayaan-ka-amaan-laahaye-maxaan-sameeyaa\/","title":{"rendered":"Aabooy budhcad ayaan ka amaan la\u2019ahaye maxaan sameeyaa?"},"content":{"rendered":"\n<p>Waxa uu yidhi: ku-yar oo dhallinyar ah, oo uu dhalay, ayuu u dhiibtay bakhaarkiisii, si uu uga maarmo mid weyn, oo mushahar uga baahan, kadibna kii yaraa waxa dhibay koox budhcad ah, oo ka mid ah dhallinyartii qaadka ku weleftay ee xaafada deganeyd, cidi waxba ka qaban mayso budhcadaasi iyada oo la wada og yahay in ay xumaadeen, kii yaraa inta ay kolba ugu yimaadaan bakhaarka ayaa ay doonaan in ay khasab kaga qaadaan baad ama lacag ay ku qayilaan, kii yaraa aabihii ayaa uu u sheegay, oo ku yidhi: \u201c<em>Aabooy budhcad ayaa aan ka amaan la\u2019ahaye\u2026 dee maxaan sameeyaa?<\/em>\u201d, kadibna markii uu kii yaraa aabihii dhowr goor uga cawday budhcadaasi, odeygii waxa uu tagey saldhigii xaafada, wuu u sheegay arrinka jira, waxa loogu soo jawaabay, \u201c<em>Mar hadii aanu dembi dhicin, oo aanad lahayn hebelkaasi ayaa dhib u geystay inankeygii, anagu waxba kuu qaban kari mayno, horta dembi ha dhaco!!!!!<\/em>\u201d Cajiib! Dembi wuu dhacayaa oo waa la wada og-yahay, maxaa yeelay; dalka waxa fasax ka ah, in la isticmaali karo maandooriyaha qaadka, oo si sharci ah ayaa dalka looga adeegsadaa, dhalinyartanina waa kuwo ku welfay qaadka, mana shaqeystaan, oo meel ay ka helayaan lacag ay ku soo iibsadaan ma jirto, kolkaa si ay qaadkii u helaan, waa in ay budhcad noqdaan, oo ay dadka xoog kaga qaadaan, waa taasi ta sababta u ah xumaanta budhcadaasi, Odeygii markii uu arkay in aanu saldhigii waxba u qaban kareynin, waxa uu diyaarsaday Baaskoolad, kadibna maalin maalmaha ka mid ah, ayaa ay budhcadii sidii caadada u aheyd u yimaadeen inankii oo bakhaarkii dhex jooga, inankiina fariin ayuu moobilka ugu diray Aabihii, waxa markiiba soo gaadhay meeshii Odeygii oo baaskooladii sita, budhcadii mid ka mid ah ayuu madaxa kaga dhuftay, Odeygii waa la xidhay, oo jeelka ayuu ku jiraa maanta oo aan qormadani qorayo, budhcada kii xabadu ay ku dhacdayna waxa uu ku jiraa dhakhtarka, oo weli muu dhimanine rasaastii ayaa madaxa dhex fadhiisatay, Odeygiina wuu xidhan yahay\u2026<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxa uu yidhi: ku-yar oo dhallinyar ah, oo uu dhalay, ayuu u dhiibtay bakhaarkiisii, si uu uga maarmo mid weyn, oo mushahar uga baahan, kadibna kii yaraa waxa dhibay koox budhcad ah, oo ka mid ah dhallinyartii qaadka ku weleftay ee xaafada deganeyd, cidi waxba ka qaban mayso budhcadaasi iyada oo la wada og yahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1461,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[58,1],"tags":[],"class_list":["post-1460","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-qiso","category-qormo"],"magazineBlocksPostFeaturedMedia":{"thumbnail":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Gangs-1080x675-1-150x150.jpg","medium":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Gangs-1080x675-1-300x188.jpg","medium_large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Gangs-1080x675-1-768x480.jpg","large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Gangs-1080x675-1-1024x640.jpg","1536x1536":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Gangs-1080x675-1.jpg","2048x2048":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Gangs-1080x675-1.jpg"},"magazineBlocksPostAuthor":{"name":"Qoraha Qormooyinka","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g"},"magazineBlocksPostCommentsNumber":false,"magazineBlocksPostExcerpt":"Waxa uu yidhi: ku-yar oo dhallinyar ah, oo uu dhalay, ayuu u dhiibtay bakhaarkiisii, si uu uga maarmo mid weyn, oo mushahar uga baahan, kadibna kii yaraa waxa dhibay koox budhcad ah, oo ka mid ah dhallinyartii qaadka ku weleftay ee xaafada deganeyd, cidi waxba ka qaban mayso budhcadaasi iyada oo la wada og yahay [&hellip;]","magazineBlocksPostCategories":["Qiso","Qormo"],"magazineBlocksPostViewCount":9,"magazineBlocksPostReadTime":2,"magazine_blocks_featured_image_url":{"full":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Gangs-1080x675-1.jpg",1080,675,false],"medium":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Gangs-1080x675-1-300x188.jpg",300,188,true],"thumbnail":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Gangs-1080x675-1-150x150.jpg",150,150,true]},"magazine_blocks_author":{"display_name":"Qoraha Qormooyinka","author_link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"},"magazine_blocks_comment":0,"magazine_blocks_author_image":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g","magazine_blocks_category":"<a href=\"#\" class=\"category-link category-link-58\">Qiso<\/a> <a href=\"#\" class=\"category-link category-link-1\">Qormo<\/a>","yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Aabooy budhcad ayaan ka amaan la\u2019ahaye maxaan sameeyaa? - SOMALILAND MAANTA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Aabooy budhcad ayaan ka amaan la\u2019ahaye maxaan sameeyaa? - SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxa uu yidhi: ku-yar oo dhallinyar ah, oo uu dhalay, ayuu u dhiibtay bakhaarkiisii, si uu uga maarmo mid weyn, oo mushahar uga baahan, kadibna kii yaraa waxa dhibay koox budhcad ah, oo ka mid ah dhallinyartii qaadka ku weleftay ee xaafada deganeyd, cidi waxba ka qaban mayso budhcadaasi iyada oo la wada og yahay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/aabooy-budhcad-ayaan-ka-amaan-laahaye-maxaan-sameeyaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-16T07:44:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-10-28T16:04:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Gangs-1080x675-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"675\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/aabooy-budhcad-ayaan-ka-amaan-laahaye-maxaan-sameeyaa\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/aabooy-budhcad-ayaan-ka-amaan-laahaye-maxaan-sameeyaa\/\"},\"author\":{\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\"},\"headline\":\"Aabooy budhcad ayaan ka amaan la\u2019ahaye maxaan sameeyaa?\",\"datePublished\":\"2023-03-16T07:44:34+00:00\",\"dateModified\":\"2023-10-28T16:04:27+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/aabooy-budhcad-ayaan-ka-amaan-laahaye-maxaan-sameeyaa\/\"},\"wordCount\":333,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/aabooy-budhcad-ayaan-ka-amaan-laahaye-maxaan-sameeyaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Gangs-1080x675-1.jpg\",\"articleSection\":[\"Qiso\",\"Qormo\"],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/aabooy-budhcad-ayaan-ka-amaan-laahaye-maxaan-sameeyaa\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/aabooy-budhcad-ayaan-ka-amaan-laahaye-maxaan-sameeyaa\/\",\"name\":\"Aabooy budhcad ayaan ka amaan la\u2019ahaye maxaan sameeyaa? - SOMALILAND MAANTA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/aabooy-budhcad-ayaan-ka-amaan-laahaye-maxaan-sameeyaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/aabooy-budhcad-ayaan-ka-amaan-laahaye-maxaan-sameeyaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Gangs-1080x675-1.jpg\",\"datePublished\":\"2023-03-16T07:44:34+00:00\",\"dateModified\":\"2023-10-28T16:04:27+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/aabooy-budhcad-ayaan-ka-amaan-laahaye-maxaan-sameeyaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/aabooy-budhcad-ayaan-ka-amaan-laahaye-maxaan-sameeyaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/aabooy-budhcad-ayaan-ka-amaan-laahaye-maxaan-sameeyaa\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Gangs-1080x675-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Gangs-1080x675-1.jpg\",\"width\":1080,\"height\":675},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/aabooy-budhcad-ayaan-ka-amaan-laahaye-maxaan-sameeyaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Aabooy budhcad ayaan ka amaan la\u2019ahaye maxaan sameeyaa?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"description\":\"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"width\":500,\"height\":500,\"caption\":\"SOMALILAND MAANTA\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\",\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"sameAs\":[\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\"],\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Aabooy budhcad ayaan ka amaan la\u2019ahaye maxaan sameeyaa? - SOMALILAND MAANTA","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Aabooy budhcad ayaan ka amaan la\u2019ahaye maxaan sameeyaa? - SOMALILAND MAANTA","og_description":"Waxa uu yidhi: ku-yar oo dhallinyar ah, oo uu dhalay, ayuu u dhiibtay bakhaarkiisii, si uu uga maarmo mid weyn, oo mushahar uga baahan, kadibna kii yaraa waxa dhibay koox budhcad ah, oo ka mid ah dhallinyartii qaadka ku weleftay ee xaafada deganeyd, cidi waxba ka qaban mayso budhcadaasi iyada oo la wada og yahay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/aabooy-budhcad-ayaan-ka-amaan-laahaye-maxaan-sameeyaa\/","og_site_name":"SOMALILAND MAANTA","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed","article_published_time":"2023-03-16T07:44:34+00:00","article_modified_time":"2023-10-28T16:04:27+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":675,"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Gangs-1080x675-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Qoraha Qormooyinka","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Qoraha Qormooyinka","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/aabooy-budhcad-ayaan-ka-amaan-laahaye-maxaan-sameeyaa\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/aabooy-budhcad-ayaan-ka-amaan-laahaye-maxaan-sameeyaa\/"},"author":{"name":"Qoraha Qormooyinka","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb"},"headline":"Aabooy budhcad ayaan ka amaan la\u2019ahaye maxaan sameeyaa?","datePublished":"2023-03-16T07:44:34+00:00","dateModified":"2023-10-28T16:04:27+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/aabooy-budhcad-ayaan-ka-amaan-laahaye-maxaan-sameeyaa\/"},"wordCount":333,"publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/aabooy-budhcad-ayaan-ka-amaan-laahaye-maxaan-sameeyaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Gangs-1080x675-1.jpg","articleSection":["Qiso","Qormo"],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/aabooy-budhcad-ayaan-ka-amaan-laahaye-maxaan-sameeyaa\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/aabooy-budhcad-ayaan-ka-amaan-laahaye-maxaan-sameeyaa\/","name":"Aabooy budhcad ayaan ka amaan la\u2019ahaye maxaan sameeyaa? - SOMALILAND MAANTA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/aabooy-budhcad-ayaan-ka-amaan-laahaye-maxaan-sameeyaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/aabooy-budhcad-ayaan-ka-amaan-laahaye-maxaan-sameeyaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Gangs-1080x675-1.jpg","datePublished":"2023-03-16T07:44:34+00:00","dateModified":"2023-10-28T16:04:27+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/aabooy-budhcad-ayaan-ka-amaan-laahaye-maxaan-sameeyaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/aabooy-budhcad-ayaan-ka-amaan-laahaye-maxaan-sameeyaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/aabooy-budhcad-ayaan-ka-amaan-laahaye-maxaan-sameeyaa\/#primaryimage","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Gangs-1080x675-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Gangs-1080x675-1.jpg","width":1080,"height":675},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/aabooy-budhcad-ayaan-ka-amaan-laahaye-maxaan-sameeyaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Aabooy budhcad ayaan ka amaan la\u2019ahaye maxaan sameeyaa?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","name":"SOMALILAND MAANTA","description":"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh","publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization","name":"SOMALILAND MAANTA","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","width":500,"height":500,"caption":"SOMALILAND MAANTA"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb","name":"Qoraha Qormooyinka","sameAs":["https:\/\/soomaal.net\/qormo"],"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"}]}},"views":43,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1460","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1460"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1460\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1462,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1460\/revisions\/1462"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1461"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1460"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1460"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1460"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}