{"id":1450,"date":"2023-03-16T06:00:14","date_gmt":"2023-03-16T06:00:14","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=1450"},"modified":"2023-11-04T06:35:36","modified_gmt":"2023-11-04T06:35:36","slug":"askari-maxaad-miskiinka-budhcada-uga-qaban-weyday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/askari-maxaad-miskiinka-budhcada-uga-qaban-weyday\/","title":{"rendered":"Askari maxaad miskiinka budhcada uga qaban weyday?"},"content":{"rendered":"\n<p>Suuqa badhtankiisa ayaa koox budhcad ah oo ku hubaysani af-tahamo iyo bakoorado, waxa ay ku qabsadeen nin miskiin ah, dadkii na way ka qaban kari waayeen, budhcadu waxa ay isku qaybiyeen laba, oo badhna ninka ayay baadhanayeen, intii kale na waxay iska dhigayaan kuwo aan la socon, markaas ayay kolba qofka ku soo leexda, ee is-yidhaahda ka qabo miskiinka, ayay ku odhanayaan, \u201c<em>bal doqonkan eeg, adiga maxaa kaa galay, waar anaguba waanu kala qaban kari waynaye kala bax faraha, ha isku soo jiidin eed aanad ka bixi karayne<\/em>\u201d, dadkii way ku adkaatay in ay ninkaasi ka dhiciyaan budhcada, kadibna waxa meel gaaban ka soo baxay, askari xidhan dharkii ciidamada oo sita qori, dadkii waa kuwa wada farxay, ee is-yidhi imika ayuu ninkii miskiinka ahaa badbaaday, budhcada laftoodii way baqdeen, hadii uu kalmad askarigaasi odhan lahaa, ninkaasi wuu badbaadi lahaa, se askarigii isaga oo arkaya waxa dhacaya, ayuu sidii nin indho la\u2019a iska garab maray, kadibna dadkii way wada yaabeen, markii uu meel dhexda ah marayo askarigii, oo uu ka soo fogaaday halkii budhcadu ninka ku haysteen, ayay dadkii qaar ka mid ah oo daba socday, oo weli yaabani askarigii waydiiyeen, \u201cA<em>skari maxaad miskiinka budhcada uga qaban weyday? Mise maad arkaynin?\u201d, <\/em>wuxuu ugu jawaabay<em> \u201cWaan arkayay wixii dhacayay, laakiin hadaanu askarta nahay waxaa nu ku shaqaynaa sharci, marka nala amro ayaanu hawlgalnaa, anagu isma dirno, ee waa nala diraa\u2026<\/em><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Suuqa badhtankiisa ayaa koox budhcad ah oo ku hubaysani af-tahamo iyo bakoorado, waxa ay ku qabsadeen nin miskiin ah, dadkii na way ka qaban kari waayeen, budhcadu waxa ay isku qaybiyeen laba, oo badhna ninka ayay baadhanayeen, intii kale na waxay iska dhigayaan kuwo aan la socon, markaas ayay kolba qofka ku soo leexda, ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1453,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,56],"tags":[],"class_list":["post-1450","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-qormo","category-sheeko"],"magazineBlocksPostFeaturedMedia":{"thumbnail":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/170891381-back-view-of-a-somaliland-police-force-overlooking-the-wilderness-from-the-top-of-the-hill-150x150.webp","medium":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/170891381-back-view-of-a-somaliland-police-force-overlooking-the-wilderness-from-the-top-of-the-hill-300x200.webp","medium_large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/170891381-back-view-of-a-somaliland-police-force-overlooking-the-wilderness-from-the-top-of-the-hill-768x512.webp","large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/170891381-back-view-of-a-somaliland-police-force-overlooking-the-wilderness-from-the-top-of-the-hill-1024x683.webp","1536x1536":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/170891381-back-view-of-a-somaliland-police-force-overlooking-the-wilderness-from-the-top-of-the-hill.webp","2048x2048":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/170891381-back-view-of-a-somaliland-police-force-overlooking-the-wilderness-from-the-top-of-the-hill.webp"},"magazineBlocksPostAuthor":{"name":"Qoraha Qormooyinka","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g"},"magazineBlocksPostCommentsNumber":false,"magazineBlocksPostExcerpt":"Suuqa badhtankiisa ayaa koox budhcad ah oo ku hubaysani af-tahamo iyo bakoorado, waxa ay ku qabsadeen nin miskiin ah, dadkii na way ka qaban kari waayeen, budhcadu waxa ay isku qaybiyeen laba, oo badhna ninka ayay baadhanayeen, intii kale na waxay iska dhigayaan kuwo aan la socon, markaas ayay kolba qofka ku soo leexda, ee [&hellip;]","magazineBlocksPostCategories":["Qormo","Sheeko"],"magazineBlocksPostViewCount":12,"magazineBlocksPostReadTime":2,"magazine_blocks_featured_image_url":{"full":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/170891381-back-view-of-a-somaliland-police-force-overlooking-the-wilderness-from-the-top-of-the-hill.webp",1300,867,false],"medium":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/170891381-back-view-of-a-somaliland-police-force-overlooking-the-wilderness-from-the-top-of-the-hill-300x200.webp",300,200,true],"thumbnail":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/170891381-back-view-of-a-somaliland-police-force-overlooking-the-wilderness-from-the-top-of-the-hill-150x150.webp",150,150,true]},"magazine_blocks_author":{"display_name":"Qoraha Qormooyinka","author_link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"},"magazine_blocks_comment":0,"magazine_blocks_author_image":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g","magazine_blocks_category":"<a href=\"#\" class=\"category-link category-link-1\">Qormo<\/a> <a href=\"#\" class=\"category-link category-link-56\">Sheeko<\/a>","yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Askari maxaad miskiinka budhcada uga qaban weyday? - SOMALILAND MAANTA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Askari maxaad miskiinka budhcada uga qaban weyday? - SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Suuqa badhtankiisa ayaa koox budhcad ah oo ku hubaysani af-tahamo iyo bakoorado, waxa ay ku qabsadeen nin miskiin ah, dadkii na way ka qaban kari waayeen, budhcadu waxa ay isku qaybiyeen laba, oo badhna ninka ayay baadhanayeen, intii kale na waxay iska dhigayaan kuwo aan la socon, markaas ayay kolba qofka ku soo leexda, ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/askari-maxaad-miskiinka-budhcada-uga-qaban-weyday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-16T06:00:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-11-04T06:35:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/170891381-back-view-of-a-somaliland-police-force-overlooking-the-wilderness-from-the-top-of-the-hill.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1300\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"867\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/askari-maxaad-miskiinka-budhcada-uga-qaban-weyday\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/askari-maxaad-miskiinka-budhcada-uga-qaban-weyday\/\"},\"author\":{\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\"},\"headline\":\"Askari maxaad miskiinka budhcada uga qaban weyday?\",\"datePublished\":\"2023-03-16T06:00:14+00:00\",\"dateModified\":\"2023-11-04T06:35:36+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/askari-maxaad-miskiinka-budhcada-uga-qaban-weyday\/\"},\"wordCount\":236,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/askari-maxaad-miskiinka-budhcada-uga-qaban-weyday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/170891381-back-view-of-a-somaliland-police-force-overlooking-the-wilderness-from-the-top-of-the-hill.webp\",\"articleSection\":[\"Qormo\",\"Sheeko\"],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/askari-maxaad-miskiinka-budhcada-uga-qaban-weyday\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/askari-maxaad-miskiinka-budhcada-uga-qaban-weyday\/\",\"name\":\"Askari maxaad miskiinka budhcada uga qaban weyday? - SOMALILAND MAANTA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/askari-maxaad-miskiinka-budhcada-uga-qaban-weyday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/askari-maxaad-miskiinka-budhcada-uga-qaban-weyday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/170891381-back-view-of-a-somaliland-police-force-overlooking-the-wilderness-from-the-top-of-the-hill.webp\",\"datePublished\":\"2023-03-16T06:00:14+00:00\",\"dateModified\":\"2023-11-04T06:35:36+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/askari-maxaad-miskiinka-budhcada-uga-qaban-weyday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/askari-maxaad-miskiinka-budhcada-uga-qaban-weyday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/askari-maxaad-miskiinka-budhcada-uga-qaban-weyday\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/170891381-back-view-of-a-somaliland-police-force-overlooking-the-wilderness-from-the-top-of-the-hill.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/170891381-back-view-of-a-somaliland-police-force-overlooking-the-wilderness-from-the-top-of-the-hill.webp\",\"width\":1300,\"height\":867},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/askari-maxaad-miskiinka-budhcada-uga-qaban-weyday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Askari maxaad miskiinka budhcada uga qaban weyday?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"description\":\"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"width\":500,\"height\":500,\"caption\":\"SOMALILAND MAANTA\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\",\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"sameAs\":[\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\"],\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Askari maxaad miskiinka budhcada uga qaban weyday? - SOMALILAND MAANTA","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Askari maxaad miskiinka budhcada uga qaban weyday? - SOMALILAND MAANTA","og_description":"Suuqa badhtankiisa ayaa koox budhcad ah oo ku hubaysani af-tahamo iyo bakoorado, waxa ay ku qabsadeen nin miskiin ah, dadkii na way ka qaban kari waayeen, budhcadu waxa ay isku qaybiyeen laba, oo badhna ninka ayay baadhanayeen, intii kale na waxay iska dhigayaan kuwo aan la socon, markaas ayay kolba qofka ku soo leexda, ee [&hellip;]","og_url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/askari-maxaad-miskiinka-budhcada-uga-qaban-weyday\/","og_site_name":"SOMALILAND MAANTA","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed","article_published_time":"2023-03-16T06:00:14+00:00","article_modified_time":"2023-11-04T06:35:36+00:00","og_image":[{"width":1300,"height":867,"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/170891381-back-view-of-a-somaliland-police-force-overlooking-the-wilderness-from-the-top-of-the-hill.webp","type":"image\/webp"}],"author":"Qoraha Qormooyinka","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Qoraha Qormooyinka","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/askari-maxaad-miskiinka-budhcada-uga-qaban-weyday\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/askari-maxaad-miskiinka-budhcada-uga-qaban-weyday\/"},"author":{"name":"Qoraha Qormooyinka","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb"},"headline":"Askari maxaad miskiinka budhcada uga qaban weyday?","datePublished":"2023-03-16T06:00:14+00:00","dateModified":"2023-11-04T06:35:36+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/askari-maxaad-miskiinka-budhcada-uga-qaban-weyday\/"},"wordCount":236,"publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/askari-maxaad-miskiinka-budhcada-uga-qaban-weyday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/170891381-back-view-of-a-somaliland-police-force-overlooking-the-wilderness-from-the-top-of-the-hill.webp","articleSection":["Qormo","Sheeko"],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/askari-maxaad-miskiinka-budhcada-uga-qaban-weyday\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/askari-maxaad-miskiinka-budhcada-uga-qaban-weyday\/","name":"Askari maxaad miskiinka budhcada uga qaban weyday? - SOMALILAND MAANTA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/askari-maxaad-miskiinka-budhcada-uga-qaban-weyday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/askari-maxaad-miskiinka-budhcada-uga-qaban-weyday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/170891381-back-view-of-a-somaliland-police-force-overlooking-the-wilderness-from-the-top-of-the-hill.webp","datePublished":"2023-03-16T06:00:14+00:00","dateModified":"2023-11-04T06:35:36+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/askari-maxaad-miskiinka-budhcada-uga-qaban-weyday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/askari-maxaad-miskiinka-budhcada-uga-qaban-weyday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/askari-maxaad-miskiinka-budhcada-uga-qaban-weyday\/#primaryimage","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/170891381-back-view-of-a-somaliland-police-force-overlooking-the-wilderness-from-the-top-of-the-hill.webp","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/170891381-back-view-of-a-somaliland-police-force-overlooking-the-wilderness-from-the-top-of-the-hill.webp","width":1300,"height":867},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/askari-maxaad-miskiinka-budhcada-uga-qaban-weyday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Askari maxaad miskiinka budhcada uga qaban weyday?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","name":"SOMALILAND MAANTA","description":"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh","publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization","name":"SOMALILAND MAANTA","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","width":500,"height":500,"caption":"SOMALILAND MAANTA"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb","name":"Qoraha Qormooyinka","sameAs":["https:\/\/soomaal.net\/qormo"],"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"}]}},"views":118,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1450","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1450"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1450\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1451,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1450\/revisions\/1451"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1453"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1450"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1450"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1450"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}