{"id":1447,"date":"2023-03-16T05:55:44","date_gmt":"2023-03-16T05:55:44","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=1447"},"modified":"2023-03-19T04:51:54","modified_gmt":"2023-03-19T04:51:54","slug":"waxay-tidhi-kaalaya-oo-ka-qabta-inankii-cabdi-ayaa-odeygii-dilayae","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/waxay-tidhi-kaalaya-oo-ka-qabta-inankii-cabdi-ayaa-odeygii-dilayae\/","title":{"rendered":"Waxay tidhi: \u201cKaalaya oo ka qabta, Inankii Cabdi ayaa Odeygii dilaya\u2019e\u2026\u201d"},"content":{"rendered":"\n<p>Meeshu waa miyi, oo waa cidla\u2019a, qofka dhawaaqiisa ama hadalkiisa waxa aad ka soo maqlaysaa meel fog, aroor ayaa waxay maqleen qaylo, way soo baxeen, waa Islaan ka mid ah dadkii miyigaa deganaa, oo ordaysa, markii ay soo gaadhay, waxay tidhi: \u201c<em>Kaalaya oo ka qabta, Inankii Cabdi ayaa Odeygii dilaya\u2019e\u2026<\/em>\u201d markii ay tageen halkii ay sheegaysay, waaba Cabdi oo hangool la dhacaya Aabihii, oo aad u da\u2019a weyn, Cabdi waa nin xoog ah, wuxuu ku dilayo miyay garanayaan! Kolba inta uu ka muruxsado, ayaa uu isku maqiiqaa markaasay iyaguna isku maraan, oo ay dib u jiidaan, inta Cabdi wax buu sheeg-sheegayaa, uu ka dhigayo wixii uu ka cadhooday, waxayse u muuqatay khilaaf soo jiitamayay, oo hore uga dhex jiray, Cabdi laga kaxee odeygii, markii gabalku dhacay, ragga tuulada jooga mid beer ka shaqeeya iyo mid xoolo raacaba badankoodu way qayilaan, tuuladaasi hadii aad maalin soo dhex marto, moodi maysid in cidi ku nooshahay, marka gabalku dhacana way siraadataa, oo waxa toosh iyo faynuus is-weydaaranaya malayni maysid! Markii ay mirqaameen, ee uu qadhaadhkii qaadku is-gaadhay, ayay bilaabeen in ay la taliyaan ninkii Cabdi ee maanta Aabihii dilayay, waxa ay ku leeyihiin: \u201c\u2026 <em>Waar mid yeel\u2026 Odeygani anaga ayaa dhowr neef kaaga sasabi, inta aad kaxeysato la tag Hargeysa\u2026 Iibi! Badhna masruuf ka dhigo\u2026 badhna ku iibso qori\u2026 oo ninkii Hebel ee kolayga ku haystay meeshii Heblaayo ayaaba yidhi anigaa iibinaya kaygiiye, kadibna ciidamada booliska is-qor, oo meeshan cidlada ah iskaga tag\u2026\u201d <\/em>Wuu ka guraya isaguna, oo wuxu u muuqdaa mid la dhacay taladan la siiyay, waxay sawirteen cabdi oo dad mudaharaadaya inta loo soo diray, sidii uu Aabihii u dilayay oo kale, qoriga iyo budka ula dhacaya, <em>Waaryaadhaheen! Dee ma wax baa idinka si\u2019I ah, xageed askarta u qoraysaan, ninkani waxa ka nabadgeli waayay Aabihii, ma cid kale ayuu hadh u jiidayaa? <\/em>Kuye!<em> Waar odeygani wuu dhibay! Maraa Waaxid!, wasiirada iyo hay\u2019adaha ha ilaaliyo, oo iyaga budka ha la dhacee naga daa! Odeygani ha ka nasto, oo meelahaa ha ugala kaco dhibkiisa\u2026<\/em><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Meeshu waa miyi, oo waa cidla\u2019a, qofka dhawaaqiisa ama hadalkiisa waxa aad ka soo maqlaysaa meel fog, aroor ayaa waxay maqleen qaylo, way soo baxeen, waa Islaan ka mid ah dadkii miyigaa deganaa, oo ordaysa, markii ay soo gaadhay, waxay tidhi: \u201cKaalaya oo ka qabta, Inankii Cabdi ayaa Odeygii dilaya\u2019e\u2026\u201d markii ay tageen halkii ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1448,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[58,1],"tags":[],"class_list":["post-1447","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-qiso","category-qormo"],"magazineBlocksPostFeaturedMedia":{"thumbnail":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Punch-trump-rally-150x150.jpg","medium":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Punch-trump-rally-300x189.jpg","medium_large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Punch-trump-rally.jpg","large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Punch-trump-rally.jpg","1536x1536":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Punch-trump-rally.jpg","2048x2048":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Punch-trump-rally.jpg"},"magazineBlocksPostAuthor":{"name":"Qoraha Qormooyinka","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g"},"magazineBlocksPostCommentsNumber":false,"magazineBlocksPostExcerpt":"Meeshu waa miyi, oo waa cidla\u2019a, qofka dhawaaqiisa ama hadalkiisa waxa aad ka soo maqlaysaa meel fog, aroor ayaa waxay maqleen qaylo, way soo baxeen, waa Islaan ka mid ah dadkii miyigaa deganaa, oo ordaysa, markii ay soo gaadhay, waxay tidhi: \u201cKaalaya oo ka qabta, Inankii Cabdi ayaa Odeygii dilaya\u2019e\u2026\u201d markii ay tageen halkii ay [&hellip;]","magazineBlocksPostCategories":["Qiso","Qormo"],"magazineBlocksPostViewCount":8,"magazineBlocksPostReadTime":2,"magazine_blocks_featured_image_url":{"full":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Punch-trump-rally.jpg",752,474,false],"medium":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Punch-trump-rally-300x189.jpg",300,189,true],"thumbnail":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Punch-trump-rally-150x150.jpg",150,150,true]},"magazine_blocks_author":{"display_name":"Qoraha Qormooyinka","author_link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"},"magazine_blocks_comment":0,"magazine_blocks_author_image":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g","magazine_blocks_category":"<a href=\"#\" class=\"category-link category-link-58\">Qiso<\/a> <a href=\"#\" class=\"category-link category-link-1\">Qormo<\/a>","yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Waxay tidhi: \u201cKaalaya oo ka qabta, Inankii Cabdi ayaa Odeygii dilaya\u2019e\u2026\u201d - SOMALILAND MAANTA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Waxay tidhi: \u201cKaalaya oo ka qabta, Inankii Cabdi ayaa Odeygii dilaya\u2019e\u2026\u201d - SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Meeshu waa miyi, oo waa cidla\u2019a, qofka dhawaaqiisa ama hadalkiisa waxa aad ka soo maqlaysaa meel fog, aroor ayaa waxay maqleen qaylo, way soo baxeen, waa Islaan ka mid ah dadkii miyigaa deganaa, oo ordaysa, markii ay soo gaadhay, waxay tidhi: \u201cKaalaya oo ka qabta, Inankii Cabdi ayaa Odeygii dilaya\u2019e\u2026\u201d markii ay tageen halkii ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/waxay-tidhi-kaalaya-oo-ka-qabta-inankii-cabdi-ayaa-odeygii-dilayae\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-16T05:55:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-03-19T04:51:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Punch-trump-rally.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"752\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"474\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/waxay-tidhi-kaalaya-oo-ka-qabta-inankii-cabdi-ayaa-odeygii-dilayae\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/waxay-tidhi-kaalaya-oo-ka-qabta-inankii-cabdi-ayaa-odeygii-dilayae\/\"},\"author\":{\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\"},\"headline\":\"Waxay tidhi: \u201cKaalaya oo ka qabta, Inankii Cabdi ayaa Odeygii dilaya\u2019e\u2026\u201d\",\"datePublished\":\"2023-03-16T05:55:44+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-19T04:51:54+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/waxay-tidhi-kaalaya-oo-ka-qabta-inankii-cabdi-ayaa-odeygii-dilayae\/\"},\"wordCount\":347,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/waxay-tidhi-kaalaya-oo-ka-qabta-inankii-cabdi-ayaa-odeygii-dilayae\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Punch-trump-rally.jpg\",\"articleSection\":[\"Qiso\",\"Qormo\"],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/waxay-tidhi-kaalaya-oo-ka-qabta-inankii-cabdi-ayaa-odeygii-dilayae\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/waxay-tidhi-kaalaya-oo-ka-qabta-inankii-cabdi-ayaa-odeygii-dilayae\/\",\"name\":\"Waxay tidhi: \u201cKaalaya oo ka qabta, Inankii Cabdi ayaa Odeygii dilaya\u2019e\u2026\u201d - SOMALILAND MAANTA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/waxay-tidhi-kaalaya-oo-ka-qabta-inankii-cabdi-ayaa-odeygii-dilayae\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/waxay-tidhi-kaalaya-oo-ka-qabta-inankii-cabdi-ayaa-odeygii-dilayae\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Punch-trump-rally.jpg\",\"datePublished\":\"2023-03-16T05:55:44+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-19T04:51:54+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/waxay-tidhi-kaalaya-oo-ka-qabta-inankii-cabdi-ayaa-odeygii-dilayae\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/waxay-tidhi-kaalaya-oo-ka-qabta-inankii-cabdi-ayaa-odeygii-dilayae\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/waxay-tidhi-kaalaya-oo-ka-qabta-inankii-cabdi-ayaa-odeygii-dilayae\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Punch-trump-rally.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Punch-trump-rally.jpg\",\"width\":752,\"height\":474},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/waxay-tidhi-kaalaya-oo-ka-qabta-inankii-cabdi-ayaa-odeygii-dilayae\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Waxay tidhi: \u201cKaalaya oo ka qabta, Inankii Cabdi ayaa Odeygii dilaya\u2019e\u2026\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"description\":\"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"width\":500,\"height\":500,\"caption\":\"SOMALILAND MAANTA\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\",\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"sameAs\":[\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\"],\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Waxay tidhi: \u201cKaalaya oo ka qabta, Inankii Cabdi ayaa Odeygii dilaya\u2019e\u2026\u201d - SOMALILAND MAANTA","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Waxay tidhi: \u201cKaalaya oo ka qabta, Inankii Cabdi ayaa Odeygii dilaya\u2019e\u2026\u201d - SOMALILAND MAANTA","og_description":"Meeshu waa miyi, oo waa cidla\u2019a, qofka dhawaaqiisa ama hadalkiisa waxa aad ka soo maqlaysaa meel fog, aroor ayaa waxay maqleen qaylo, way soo baxeen, waa Islaan ka mid ah dadkii miyigaa deganaa, oo ordaysa, markii ay soo gaadhay, waxay tidhi: \u201cKaalaya oo ka qabta, Inankii Cabdi ayaa Odeygii dilaya\u2019e\u2026\u201d markii ay tageen halkii ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/waxay-tidhi-kaalaya-oo-ka-qabta-inankii-cabdi-ayaa-odeygii-dilayae\/","og_site_name":"SOMALILAND MAANTA","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed","article_published_time":"2023-03-16T05:55:44+00:00","article_modified_time":"2023-03-19T04:51:54+00:00","og_image":[{"width":752,"height":474,"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Punch-trump-rally.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Qoraha Qormooyinka","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Qoraha Qormooyinka","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/waxay-tidhi-kaalaya-oo-ka-qabta-inankii-cabdi-ayaa-odeygii-dilayae\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/waxay-tidhi-kaalaya-oo-ka-qabta-inankii-cabdi-ayaa-odeygii-dilayae\/"},"author":{"name":"Qoraha Qormooyinka","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb"},"headline":"Waxay tidhi: \u201cKaalaya oo ka qabta, Inankii Cabdi ayaa Odeygii dilaya\u2019e\u2026\u201d","datePublished":"2023-03-16T05:55:44+00:00","dateModified":"2023-03-19T04:51:54+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/waxay-tidhi-kaalaya-oo-ka-qabta-inankii-cabdi-ayaa-odeygii-dilayae\/"},"wordCount":347,"publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/waxay-tidhi-kaalaya-oo-ka-qabta-inankii-cabdi-ayaa-odeygii-dilayae\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Punch-trump-rally.jpg","articleSection":["Qiso","Qormo"],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/waxay-tidhi-kaalaya-oo-ka-qabta-inankii-cabdi-ayaa-odeygii-dilayae\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/waxay-tidhi-kaalaya-oo-ka-qabta-inankii-cabdi-ayaa-odeygii-dilayae\/","name":"Waxay tidhi: \u201cKaalaya oo ka qabta, Inankii Cabdi ayaa Odeygii dilaya\u2019e\u2026\u201d - SOMALILAND MAANTA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/waxay-tidhi-kaalaya-oo-ka-qabta-inankii-cabdi-ayaa-odeygii-dilayae\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/waxay-tidhi-kaalaya-oo-ka-qabta-inankii-cabdi-ayaa-odeygii-dilayae\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Punch-trump-rally.jpg","datePublished":"2023-03-16T05:55:44+00:00","dateModified":"2023-03-19T04:51:54+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/waxay-tidhi-kaalaya-oo-ka-qabta-inankii-cabdi-ayaa-odeygii-dilayae\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/waxay-tidhi-kaalaya-oo-ka-qabta-inankii-cabdi-ayaa-odeygii-dilayae\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/waxay-tidhi-kaalaya-oo-ka-qabta-inankii-cabdi-ayaa-odeygii-dilayae\/#primaryimage","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Punch-trump-rally.jpg","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Punch-trump-rally.jpg","width":752,"height":474},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/waxay-tidhi-kaalaya-oo-ka-qabta-inankii-cabdi-ayaa-odeygii-dilayae\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Waxay tidhi: \u201cKaalaya oo ka qabta, Inankii Cabdi ayaa Odeygii dilaya\u2019e\u2026\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","name":"SOMALILAND MAANTA","description":"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh","publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization","name":"SOMALILAND MAANTA","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","width":500,"height":500,"caption":"SOMALILAND MAANTA"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb","name":"Qoraha Qormooyinka","sameAs":["https:\/\/soomaal.net\/qormo"],"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"}]}},"views":45,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1447","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1447"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1447\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1686,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1447\/revisions\/1686"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1448"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1447"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1447"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1447"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}