{"id":1442,"date":"2023-03-16T05:26:29","date_gmt":"2023-03-16T05:26:29","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=1442"},"modified":"2023-03-16T05:29:10","modified_gmt":"2023-03-16T05:29:10","slug":"sirta-nolosha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/sirta-nolosha\/","title":{"rendered":"Sirta Nolosha"},"content":{"rendered":"\n<p>Sirta Nolosha.<\/p>\n\n\n\n<p>Sirta Nolosha ( inta taqaan ma sheegto, inta aanan Aqoonna waa sheegaan &#8211; &#8220;Lao Tzu&#8221; ). Those who know do not speak. Those who speak do not know.<\/p>\n\n\n\n<p>Muddo 40 Sano laga joogo ayaan Go&#8217;aansaday in aan Akhriyo Kutubta 10 Diimood oo Dunida ka jirto. Si aan wax uga ogaado farqiga u dhexeeyo iyo Asalkooda. Mar kasta oo aad wax ka ogaato Diimaha kale, waxaad sii jeclaanee Diinta Islaamka.<\/p>\n\n\n\n<p><a><\/a>Diimaha aan Samaawiga aheyn, ee aan Akhriyay waxaa ka mid ahaa &#8220;Diinta Taosimka&#8221; oo Shinaha ka jirtay muddo laga joogo 2600 Sano. Waxa ey jirtay ka hor Diinta kirishtaanka iyo Islaamka kutubtooda, inta aan Rusushu na soo gaarsiin.<\/p>\n\n\n\n<p>Marka hore waxaan Akhriyay Taariikhda: Lao Tzu oo ahaa Ninkii soo alifay Diintaa oo inta badan Falsafad ku saleeysneed, Maantana ey Aaminsan yihiin 130 Million Qof oo ku nool Asiyada fog. ( F.S:1aad)<\/p>\n\n\n\n<p>Diintaan Kitaabkeeda oo ah Kitaab Diimeedka Aduunka ugu yar. Diintan Kitaabkeedu waxa uu ka koobmaa &#8220;Hal Bog oo kaliya&#8221; . Waana kitaab Diimeedka Dunida ugu yar. Dhamaantii waxa ku qoran Xikmado ey adagtahay in aad Fahamto.(F.S: 2aad)<\/p>\n\n\n\n<p>Diintaa Taosimka ee aan Akhriyay Kitaabkeeda waxaan ka xasuusataa Hal aayad oo kaliya aayaddaa oo aheyd ( Sirta Nolosha inta og ma sheegaan inta aan ogeyn ayaa sheegto) Run ahaantii Aayaddaa waxba kama Fahmin.<\/p>\n\n\n\n<p>Muddoo laga joogo dhowr iyo Toban sano Aniga oo Habeen ku dhax wareegayo Magaalada &#8220;Kuala Lumpur&#8221; ayaan galay Dukaan Buugagta lagu iibiyo.(F.S: 3aad).<\/p>\n\n\n\n<p>Waxaa isheeydu ku dhacday Buug weyn oo ah Kitaabkii Diinta Taosimka, Halkii Bog oo la fasiray. Isla markii ayaan soo qabtay Buugii. Waan kala furay, waan xasuusataa, Bogga 70aad ayaa ii furmay, layaab ayey igu noqotay, waxa Bogaani ka bilaabanayay isla Halkii Aayad ee aan ka aqiin Diinta Taosimka. Kitaabkii ayaan soo iibsaday si aan u akhriyo kuligii una fahmo.<\/p>\n\n\n\n<p>Buugii weli waxa uu yaal Gurigeeda, Firaaqo uma helin, welina ma akhrin, mana kala furin, ilaa haddana ma fahamsani sirta Nolosha sida ey u yaqaaniin Dadka aaminsan Taosimku.<\/p>\n\n\n\n<p>Su&#8217;aal.<\/p>\n\n\n\n<p>Sirta dhibaatada Somaliya heeysato, ameey inta taqaan eyna waxba nooga sheegeeyn, laakin, inta Siyaasiyiinta ah ee aan Aqoon halka nalaga heeysto ey noo sheegaan iyaga oo aan Fahmin Halka nalaga heeysto?<\/p>\n\n\n\n<p>Adigu ma noo sheegi kartaa, sirta dhibaatada heeysato Somalia?<\/p>\n\n\n\n<p>(( Sirta Nolosha inta taqaani ma sheegto, inta aan Aqoon ayaa sheegto &#8211; &#8211; Lao Tzu))<\/p>\n\n\n\n<p>Qore: <a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/yahyaamir966?__cft__[0]=AZXReUuRCne2UXVZGUprVjOVF2zqV0w3TCyyOeVuXBDP67xw-qIiQYnNig-m6afhxgamtYY8e1helpb5vsvessEB8_E0w9BA130OE-0loMF7oOPWkzNrBdGTO0KETVhQL6Gumxb5I9cG6isr6JXdkVCucLIB6lBN5h5jU8CMeSXxiw&amp;__tn__=-UC%2CP-R\"><strong>Yahya Amir<\/strong><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sirta Nolosha. Sirta Nolosha ( inta taqaan ma sheegto, inta aanan Aqoonna waa sheegaan &#8211; &#8220;Lao Tzu&#8221; ). Those who know do not speak. Those who speak do not know. Muddo 40 Sano laga joogo ayaan Go&#8217;aansaday in aan Akhriyo Kutubta 10 Diimood oo Dunida ka jirto. Si aan wax uga ogaado farqiga u dhexeeyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1445,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,1],"tags":[],"class_list":["post-1442","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-maqaal","category-qormo"],"magazineBlocksPostFeaturedMedia":{"thumbnail":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/335892776_242336114890050_5087664207249961444_n-150x150.jpg","medium":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/335892776_242336114890050_5087664207249961444_n-300x285.jpg","medium_large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/335892776_242336114890050_5087664207249961444_n-768x730.jpg","large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/335892776_242336114890050_5087664207249961444_n.jpg","1536x1536":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/335892776_242336114890050_5087664207249961444_n.jpg","2048x2048":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/335892776_242336114890050_5087664207249961444_n.jpg"},"magazineBlocksPostAuthor":{"name":"Qoraha Qormooyinka","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g"},"magazineBlocksPostCommentsNumber":false,"magazineBlocksPostExcerpt":"Sirta Nolosha. Sirta Nolosha ( inta taqaan ma sheegto, inta aanan Aqoonna waa sheegaan &#8211; &#8220;Lao Tzu&#8221; ). Those who know do not speak. Those who speak do not know. Muddo 40 Sano laga joogo ayaan Go&#8217;aansaday in aan Akhriyo Kutubta 10 Diimood oo Dunida ka jirto. Si aan wax uga ogaado farqiga u dhexeeyo [&hellip;]","magazineBlocksPostCategories":["Maqaal","Qormo"],"magazineBlocksPostViewCount":7,"magazineBlocksPostReadTime":2,"magazine_blocks_featured_image_url":{"full":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/335892776_242336114890050_5087664207249961444_n.jpg",989,940,false],"medium":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/335892776_242336114890050_5087664207249961444_n-300x285.jpg",300,285,true],"thumbnail":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/335892776_242336114890050_5087664207249961444_n-150x150.jpg",150,150,true]},"magazine_blocks_author":{"display_name":"Qoraha Qormooyinka","author_link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"},"magazine_blocks_comment":0,"magazine_blocks_author_image":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g","magazine_blocks_category":"<a href=\"#\" class=\"category-link category-link-59\">Maqaal<\/a> <a href=\"#\" class=\"category-link category-link-1\">Qormo<\/a>","yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sirta Nolosha - SOMALILAND MAANTA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sirta Nolosha - SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Sirta Nolosha. Sirta Nolosha ( inta taqaan ma sheegto, inta aanan Aqoonna waa sheegaan &#8211; &#8220;Lao Tzu&#8221; ). Those who know do not speak. Those who speak do not know. Muddo 40 Sano laga joogo ayaan Go&#8217;aansaday in aan Akhriyo Kutubta 10 Diimood oo Dunida ka jirto. Si aan wax uga ogaado farqiga u dhexeeyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/sirta-nolosha\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-16T05:26:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-03-16T05:29:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/335892776_242336114890050_5087664207249961444_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"989\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"940\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/sirta-nolosha\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/sirta-nolosha\/\"},\"author\":{\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\"},\"headline\":\"Sirta Nolosha\",\"datePublished\":\"2023-03-16T05:26:29+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-16T05:29:10+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/sirta-nolosha\/\"},\"wordCount\":384,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/sirta-nolosha\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/335892776_242336114890050_5087664207249961444_n.jpg\",\"articleSection\":[\"Maqaal\",\"Qormo\"],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/sirta-nolosha\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/sirta-nolosha\/\",\"name\":\"Sirta Nolosha - SOMALILAND MAANTA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/sirta-nolosha\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/sirta-nolosha\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/335892776_242336114890050_5087664207249961444_n.jpg\",\"datePublished\":\"2023-03-16T05:26:29+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-16T05:29:10+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/sirta-nolosha\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/sirta-nolosha\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/sirta-nolosha\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/335892776_242336114890050_5087664207249961444_n.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/335892776_242336114890050_5087664207249961444_n.jpg\",\"width\":989,\"height\":940},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/sirta-nolosha\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sirta Nolosha\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"description\":\"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"width\":500,\"height\":500,\"caption\":\"SOMALILAND MAANTA\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\",\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"sameAs\":[\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\"],\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sirta Nolosha - SOMALILAND MAANTA","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sirta Nolosha - SOMALILAND MAANTA","og_description":"Sirta Nolosha. Sirta Nolosha ( inta taqaan ma sheegto, inta aanan Aqoonna waa sheegaan &#8211; &#8220;Lao Tzu&#8221; ). Those who know do not speak. Those who speak do not know. Muddo 40 Sano laga joogo ayaan Go&#8217;aansaday in aan Akhriyo Kutubta 10 Diimood oo Dunida ka jirto. Si aan wax uga ogaado farqiga u dhexeeyo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/sirta-nolosha\/","og_site_name":"SOMALILAND MAANTA","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed","article_published_time":"2023-03-16T05:26:29+00:00","article_modified_time":"2023-03-16T05:29:10+00:00","og_image":[{"width":989,"height":940,"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/335892776_242336114890050_5087664207249961444_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Qoraha Qormooyinka","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Qoraha Qormooyinka","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/sirta-nolosha\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/sirta-nolosha\/"},"author":{"name":"Qoraha Qormooyinka","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb"},"headline":"Sirta Nolosha","datePublished":"2023-03-16T05:26:29+00:00","dateModified":"2023-03-16T05:29:10+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/sirta-nolosha\/"},"wordCount":384,"publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/sirta-nolosha\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/335892776_242336114890050_5087664207249961444_n.jpg","articleSection":["Maqaal","Qormo"],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/sirta-nolosha\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/sirta-nolosha\/","name":"Sirta Nolosha - SOMALILAND MAANTA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/sirta-nolosha\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/sirta-nolosha\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/335892776_242336114890050_5087664207249961444_n.jpg","datePublished":"2023-03-16T05:26:29+00:00","dateModified":"2023-03-16T05:29:10+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/sirta-nolosha\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/sirta-nolosha\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/sirta-nolosha\/#primaryimage","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/335892776_242336114890050_5087664207249961444_n.jpg","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/335892776_242336114890050_5087664207249961444_n.jpg","width":989,"height":940},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/16\/sirta-nolosha\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sirta Nolosha"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","name":"SOMALILAND MAANTA","description":"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh","publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization","name":"SOMALILAND MAANTA","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","width":500,"height":500,"caption":"SOMALILAND MAANTA"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb","name":"Qoraha Qormooyinka","sameAs":["https:\/\/soomaal.net\/qormo"],"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"}]}},"views":35,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1442","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1442"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1442\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1446,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1442\/revisions\/1446"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1445"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1442"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1442"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1442"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}