{"id":1322,"date":"2023-03-13T18:33:05","date_gmt":"2023-03-13T18:33:05","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=1322"},"modified":"2023-03-16T08:50:28","modified_gmt":"2023-03-16T08:50:28","slug":"isku-duubni-ayaa-balaayo-lagaga-hortagaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/13\/isku-duubni-ayaa-balaayo-lagaga-hortagaa\/","title":{"rendered":"Reer-Guuraa-nimada! Iyo Waxa Aynu Ka Dhaxalnay\u2026"},"content":{"rendered":"\n<p>Soomaalida gaar ahaan kuwooda xoolo-dhaqatada ahi, waxa ay caan ku yihiin reer-guuraanimo, saldhig ama degmo u gaar ahi ma jirto, kolba halka biyo iyo baad lagu sheego ayay u guuraan.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery has-nested-images columns-default is-cropped wp-block-gallery-1 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\">\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"682\" data-id=\"1485\" src=\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/reer-guuraa1.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-1485\" srcset=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/reer-guuraa1.jpg 1024w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/reer-guuraa1-300x200.jpg 300w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/reer-guuraa1-768x512.jpg 768w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/reer-guuraa1-535x356.jpg 535w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img decoding=\"async\" width=\"952\" height=\"525\" data-id=\"1486\" src=\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/reer-guuraa2.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-1486\" srcset=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/reer-guuraa2.jpg 952w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/reer-guuraa2-300x165.jpg 300w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/reer-guuraa2-768x424.jpg 768w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/reer-guuraa2-535x295.jpg 535w\" sizes=\"(max-width: 952px) 100vw, 952px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img decoding=\"async\" width=\"720\" height=\"441\" data-id=\"1487\" src=\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/reer-guuraa3.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-1487\" srcset=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/reer-guuraa3.jpg 720w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/reer-guuraa3-300x184.jpg 300w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/reer-guuraa3-535x328.jpg 535w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/figure>\n<\/figure>\n\n\n\n<p>Dhaqankaasi intii hore dhibkiisa lama ogeyn, waaba lagu faani jiray, laakiin maanta waxa soo baxday, in dhaqankaasi noqday mid aad u dhib badan, oo u baahan in la joojiyo, maxaa yeelay; qofka ama qoyska ama qabiilkuba marka ay la qabsadaan reer-guuraanimada, waxa ay noqonayaan dad daciif ah, oo aan la qabsan kareynin waayaha nolosha, waxay noqdaan dad u jilicsan dhamaan imtixaannada adduunka, dad aan adkaysi lahayn, oo mar walba cabanaya, waxay noqdaan dad is-dhigtay, oo aan wax ku talo-gal ah lahayn, taasina waxa ay u horseedaa in mar walba cabsidoodu ay badan tahay, hore u socodkii dhaqan-dhaqaale iyo guud ahaan horumarka noloshuna wuu ku yar yahay.<\/p>\n\n\n\n<p>Xataa dhulkii uu Illaahay Weynaa Oo Wanaagsanaaye ku abuuray ayaa ka dayacmay, oo lagu yidhi <em>Deegaan kuma tihiine, Daaqsin ayaad ku tihiin<\/em>, sida ka dhacday dhulkii hawdka ee xoolaha u fiicnaa iyo guud ahaan dhul-weynihii Soomaali-Galbeed.<\/p>\n\n\n\n<p>Waxa taasi kasii daran, markii magaalooyinka loo guuray, waxa ay aheyd in dhaqankani joogsado, laakiin dhaqankii oo si kale isku badalay ayaa ka dhex jira reer-magaalkana, oo qofkii ama qoyskiiba dan kama laha magaaladan ay degan yihiin, waxa ay ugu nool yihiin si\u2019 maxaa iga galay ah? wixii dhib ku ah ka joojin maayaan, qofkii wuu is-dhaafinayaa ama is-diidsiinayaa, waxaad moodaa inay Soomaalidu dhulkooda qariib ku yihiin, sababta oo ah; hadii ay dadku u arkaan halkan ay degan yihiin in ay u tahay lama huraan, way ilaashan lahaayeen, oo rag iyo dumar, yar iyo weyn way u dadaali lahaayeen horumarkiisa iyo hagaajintiisaba.<\/p>\n\n\n\n<p>Marka ay balaayo si guud dalka oo dhan uga dhacdo amaba ay qof ku nool agtaada si gaar ah ugu dhacdo, waxa fiican in aan la eeganin dhibkaasi amaba aan laga cararin, sida Soomaalida ku dhacday casrigan maanta ah, dadka in badan oo ka mid ah, oo wax qaban karayay, way iskaga qaxeen dalka, oo balaayadii dhacday way ka dhuunteen, laakiin miyaanay is-weydiinin:<\/p>\n\n\n\n<ul class=\"wp-block-list\"><li>Halkan aad u qaxaysid koleyba waa lagaa soo eryayaa\u2026<\/li><li>Marka lagu soo eryo xageed ku soo noqon doontaa\u2026<\/li><li>Ma dalkii oo weli sidii u balaayeysan\u2026 Oo u dhiban\u2026 Mise\u2026<\/li><li>Hadii aad adigu ka dhuumato balaayada, oo aad ka qaxdo, balaayadani sow maaha mid sugeysa carruurtaada\u2026<\/li><\/ul>\n\n\n\n<p>Abwaan Salaan-Carabey ayaa isaga oo arrintaasi tilmaamaya, waxa uu yidhi:<\/p>\n\n\n\n<ul class=\"wp-block-list\"><li>Haddaad dhimato geeridu mar bay nolosha dhaantaaye<\/li><li>Dhaqashiyo mar bay kaa yihiin dhereggu xaaraane<\/li><li>Dhedig-ahaansho waa ceeb in aad dhamagsataa meele<\/li><li>Dhadhan malaha aadmigu wuxu kugu dhalliilaaye<\/li><li>Nin dhirbaaxo quudheed dugsaday dhaqayaded maalye<\/li><li>Dhashaaday sugtaa xaajadaad dhawrataa abid!<\/li><\/ul>\n\n\n\n<p>Koleyba halkani aynu joognaa waa adduunyo, waxa asal u ah adduunyada in aanay marnaba balaayo la\u2019aaneynin, laakiin sida hagaagsani waxa weeyaan;<\/p>\n\n\n\n<ul class=\"wp-block-list\"><li>In lagu sii talo-galo balaayada, oo wax loo sii diyaarsado\u2026<\/li><li>In tii hore u dhacday casharo laga qaato\u2026<\/li><li>In marka ay dhacdo jilibka loo aasto, oo sidii loo joojin lahaa ama ugu yaraan dhibkeeda loo yareyn lahaa, loo wada dadaalo.<\/li><\/ul>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery has-nested-images columns-default is-cropped wp-block-gallery-2 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\">\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"682\" data-id=\"1490\" src=\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/tahriib2-1024x682.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-1490\" srcset=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/tahriib2-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/tahriib2-300x200.jpg 300w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/tahriib2-768x511.jpg 768w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/tahriib2-535x356.jpg 535w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/tahriib2-1536x1022.jpg 1536w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/tahriib2.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"530\" height=\"298\" data-id=\"1488\" src=\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/tahriib123.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-1488\" srcset=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/tahriib123.jpg 530w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/tahriib123-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 530px) 100vw, 530px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"400\" height=\"260\" data-id=\"1489\" src=\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/tahriib1112.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-1489\" srcset=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/tahriib1112.jpg 400w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/tahriib1112-300x195.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 400px) 100vw, 400px\" \/><\/figure>\n<\/figure>\n\n\n\n<p>Marka dadku iskaga qaxaan balaayada, waxa ay u muuqaal eeg yihiin, sidii balaayo soo weerartay Lo\u2019 si nabadgelyo ah iskaga daaqeysay keynta, kadibna lo\u2019dii markii ay arkeen libaaxa ay ooda jebiyeen, oo ay yaaceen, kadibna libaaxii uu ka dhergey, oo uu kolba mid inta uu gaadho, oo uu qabto, uu cunayo\u2026<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-gallery has-nested-images columns-default is-cropped wp-block-gallery-3 is-layout-flex wp-block-gallery-is-layout-flex\">\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"700\" height=\"467\" data-id=\"1491\" src=\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/libaax1.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-1491\" srcset=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/libaax1.jpg 700w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/libaax1-300x200.jpg 300w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/libaax1-535x357.jpg 535w\" sizes=\"(max-width: 700px) 100vw, 700px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"615\" height=\"409\" data-id=\"1492\" src=\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/libaax2.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-1492\" srcset=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/libaax2.jpg 615w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/libaax2-300x200.jpg 300w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/libaax2-535x356.jpg 535w\" sizes=\"(max-width: 615px) 100vw, 615px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"800\" height=\"533\" data-id=\"1493\" src=\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/libaax3.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-1493\" srcset=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/libaax3.jpg 800w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/libaax3-300x200.jpg 300w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/libaax3-768x512.jpg 768w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/libaax3-535x356.jpg 535w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/figure>\n<\/figure>\n\n\n\n<hr class=\"wp-block-separator has-alpha-channel-opacity\"\/>\n\n\n\n<p>Lo\u2019dani hadii aanay cararin, oo inta ay istaagaan, ay la dagaalami lahaayeen Libaaxa, waxa dhici lahayd sidani(\u0628\u0627\u062f\u0646 \u0627\u0644\u0644\u0647):<\/p>\n\n\n<div class=\"wp-block-image\">\n<figure class=\"aligncenter size-full\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"775\" height=\"521\" src=\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/kolba-ka-lacunayo1.png\" alt=\"\" class=\"wp-image-1494\" srcset=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/kolba-ka-lacunayo1.png 775w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/kolba-ka-lacunayo1-300x202.png 300w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/kolba-ka-lacunayo1-768x516.png 768w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/kolba-ka-lacunayo1-535x360.png 535w\" sizes=\"(max-width: 775px) 100vw, 775px\" \/><\/figure><\/div>\n\n\n<hr class=\"wp-block-separator has-alpha-channel-opacity is-style-wide\"\/>\n\n\n<div class=\"wp-block-image\">\n<figure class=\"aligncenter size-full\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"778\" height=\"437\" src=\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/kolba-ka-lacunayo.png\" alt=\"\" class=\"wp-image-1495\" srcset=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/kolba-ka-lacunayo.png 778w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/kolba-ka-lacunayo-300x169.png 300w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/kolba-ka-lacunayo-768x431.png 768w, https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/kolba-ka-lacunayo-535x301.png 535w\" sizes=\"(max-width: 778px) 100vw, 778px\" \/><\/figure><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Soomaalida gaar ahaan kuwooda xoolo-dhaqatada ahi, waxa ay caan ku yihiin reer-guuraanimo, saldhig ama degmo u gaar ahi ma jirto, kolba halka biyo iyo baad lagu sheego ayay u guuraan. Dhaqankaasi intii hore dhibkiisa lama ogeyn, waaba lagu faani jiray, laakiin maanta waxa soo baxday, in dhaqankaasi noqday mid aad u dhib badan, oo u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1487,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[57,1],"tags":[],"class_list":["post-1322","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-ogaalkay","category-qormo"],"magazineBlocksPostFeaturedMedia":{"thumbnail":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/reer-guuraa3-150x150.jpg","medium":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/reer-guuraa3-300x184.jpg","medium_large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/reer-guuraa3.jpg","large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/reer-guuraa3.jpg","1536x1536":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/reer-guuraa3.jpg","2048x2048":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/reer-guuraa3.jpg"},"magazineBlocksPostAuthor":{"name":"Qoraha Qormooyinka","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g"},"magazineBlocksPostCommentsNumber":false,"magazineBlocksPostExcerpt":"Soomaalida gaar ahaan kuwooda xoolo-dhaqatada ahi, waxa ay caan ku yihiin reer-guuraanimo, saldhig ama degmo u gaar ahi ma jirto, kolba halka biyo iyo baad lagu sheego ayay u guuraan. Dhaqankaasi intii hore dhibkiisa lama ogeyn, waaba lagu faani jiray, laakiin maanta waxa soo baxday, in dhaqankaasi noqday mid aad u dhib badan, oo u [&hellip;]","magazineBlocksPostCategories":["Ogaalkay","Qormo"],"magazineBlocksPostViewCount":7,"magazineBlocksPostReadTime":3,"magazine_blocks_featured_image_url":{"full":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/reer-guuraa3.jpg",720,441,false],"medium":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/reer-guuraa3-300x184.jpg",300,184,true],"thumbnail":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/reer-guuraa3-150x150.jpg",150,150,true]},"magazine_blocks_author":{"display_name":"Qoraha Qormooyinka","author_link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"},"magazine_blocks_comment":0,"magazine_blocks_author_image":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g","magazine_blocks_category":"<a href=\"#\" class=\"category-link category-link-57\">Ogaalkay<\/a> <a href=\"#\" class=\"category-link category-link-1\">Qormo<\/a>","yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Reer-Guuraa-nimada! Iyo Waxa Aynu Ka Dhaxalnay\u2026 - SOMALILAND MAANTA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Reer-Guuraa-nimada! Iyo Waxa Aynu Ka Dhaxalnay\u2026 - SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Soomaalida gaar ahaan kuwooda xoolo-dhaqatada ahi, waxa ay caan ku yihiin reer-guuraanimo, saldhig ama degmo u gaar ahi ma jirto, kolba halka biyo iyo baad lagu sheego ayay u guuraan. Dhaqankaasi intii hore dhibkiisa lama ogeyn, waaba lagu faani jiray, laakiin maanta waxa soo baxday, in dhaqankaasi noqday mid aad u dhib badan, oo u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/13\/isku-duubni-ayaa-balaayo-lagaga-hortagaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-03-13T18:33:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-03-16T08:50:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/reer-guuraa3.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"441\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/13\/isku-duubni-ayaa-balaayo-lagaga-hortagaa\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/13\/isku-duubni-ayaa-balaayo-lagaga-hortagaa\/\"},\"author\":{\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\"},\"headline\":\"Reer-Guuraa-nimada! Iyo Waxa Aynu Ka Dhaxalnay\u2026\",\"datePublished\":\"2023-03-13T18:33:05+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-16T08:50:28+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/13\/isku-duubni-ayaa-balaayo-lagaga-hortagaa\/\"},\"wordCount\":568,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/13\/isku-duubni-ayaa-balaayo-lagaga-hortagaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/reer-guuraa3.jpg\",\"articleSection\":[\"Ogaalkay\",\"Qormo\"],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/13\/isku-duubni-ayaa-balaayo-lagaga-hortagaa\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/13\/isku-duubni-ayaa-balaayo-lagaga-hortagaa\/\",\"name\":\"Reer-Guuraa-nimada! Iyo Waxa Aynu Ka Dhaxalnay\u2026 - SOMALILAND MAANTA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/13\/isku-duubni-ayaa-balaayo-lagaga-hortagaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/13\/isku-duubni-ayaa-balaayo-lagaga-hortagaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/reer-guuraa3.jpg\",\"datePublished\":\"2023-03-13T18:33:05+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-16T08:50:28+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/13\/isku-duubni-ayaa-balaayo-lagaga-hortagaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/13\/isku-duubni-ayaa-balaayo-lagaga-hortagaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/13\/isku-duubni-ayaa-balaayo-lagaga-hortagaa\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/reer-guuraa3.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/reer-guuraa3.jpg\",\"width\":720,\"height\":441},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/13\/isku-duubni-ayaa-balaayo-lagaga-hortagaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Reer-Guuraa-nimada! Iyo Waxa Aynu Ka Dhaxalnay\u2026\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"description\":\"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"width\":500,\"height\":500,\"caption\":\"SOMALILAND MAANTA\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\",\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"sameAs\":[\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\"],\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Reer-Guuraa-nimada! Iyo Waxa Aynu Ka Dhaxalnay\u2026 - SOMALILAND MAANTA","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Reer-Guuraa-nimada! Iyo Waxa Aynu Ka Dhaxalnay\u2026 - SOMALILAND MAANTA","og_description":"Soomaalida gaar ahaan kuwooda xoolo-dhaqatada ahi, waxa ay caan ku yihiin reer-guuraanimo, saldhig ama degmo u gaar ahi ma jirto, kolba halka biyo iyo baad lagu sheego ayay u guuraan. Dhaqankaasi intii hore dhibkiisa lama ogeyn, waaba lagu faani jiray, laakiin maanta waxa soo baxday, in dhaqankaasi noqday mid aad u dhib badan, oo u [&hellip;]","og_url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/13\/isku-duubni-ayaa-balaayo-lagaga-hortagaa\/","og_site_name":"SOMALILAND MAANTA","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed","article_published_time":"2023-03-13T18:33:05+00:00","article_modified_time":"2023-03-16T08:50:28+00:00","og_image":[{"width":720,"height":441,"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/reer-guuraa3.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Qoraha Qormooyinka","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Qoraha Qormooyinka","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/13\/isku-duubni-ayaa-balaayo-lagaga-hortagaa\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/13\/isku-duubni-ayaa-balaayo-lagaga-hortagaa\/"},"author":{"name":"Qoraha Qormooyinka","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb"},"headline":"Reer-Guuraa-nimada! Iyo Waxa Aynu Ka Dhaxalnay\u2026","datePublished":"2023-03-13T18:33:05+00:00","dateModified":"2023-03-16T08:50:28+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/13\/isku-duubni-ayaa-balaayo-lagaga-hortagaa\/"},"wordCount":568,"publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/13\/isku-duubni-ayaa-balaayo-lagaga-hortagaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/reer-guuraa3.jpg","articleSection":["Ogaalkay","Qormo"],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/13\/isku-duubni-ayaa-balaayo-lagaga-hortagaa\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/13\/isku-duubni-ayaa-balaayo-lagaga-hortagaa\/","name":"Reer-Guuraa-nimada! Iyo Waxa Aynu Ka Dhaxalnay\u2026 - SOMALILAND MAANTA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/13\/isku-duubni-ayaa-balaayo-lagaga-hortagaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/13\/isku-duubni-ayaa-balaayo-lagaga-hortagaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/reer-guuraa3.jpg","datePublished":"2023-03-13T18:33:05+00:00","dateModified":"2023-03-16T08:50:28+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/13\/isku-duubni-ayaa-balaayo-lagaga-hortagaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/13\/isku-duubni-ayaa-balaayo-lagaga-hortagaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/13\/isku-duubni-ayaa-balaayo-lagaga-hortagaa\/#primaryimage","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/reer-guuraa3.jpg","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/reer-guuraa3.jpg","width":720,"height":441},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2023\/03\/13\/isku-duubni-ayaa-balaayo-lagaga-hortagaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Reer-Guuraa-nimada! Iyo Waxa Aynu Ka Dhaxalnay\u2026"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","name":"SOMALILAND MAANTA","description":"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh","publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization","name":"SOMALILAND MAANTA","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","width":500,"height":500,"caption":"SOMALILAND MAANTA"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb","name":"Qoraha Qormooyinka","sameAs":["https:\/\/soomaal.net\/qormo"],"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"}]}},"views":43,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1322","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1322"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1322\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1496,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1322\/revisions\/1496"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1487"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1322"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1322"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1322"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}