{"id":1201,"date":"2022-10-15T18:33:58","date_gmt":"2022-10-15T18:33:58","guid":{"rendered":"https:\/\/soomaal.net\/qormo\/?p=1201"},"modified":"2023-03-14T11:09:41","modified_gmt":"2023-03-14T11:09:41","slug":"shaadkeygii-yaa-qaatay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/shaadkeygii-yaa-qaatay\/","title":{"rendered":"Shaadkeygii Yaa Qaatay?"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"has-medium-font-size\">Laba nin oo xamaaliin ah ayaa waxa ay dhex seexdeen makhsin ay dhex taalo gabdad sonkor ah, kadib tuug ayaa u soo dhacay habeenimadii, tuugii wax kale oo uu qaato wuu waayay, wuxuu arkay gabdadii sonkorta aheyd, wuu qaadi kari waayay, wuxuu iska bixiyay shaadkiisii si uu sonkorta badh ugu shubto, markii uu shaadhkii dhulka goglay ee uu xagii sonkorta u kacay, ayaa labadii xamaal mid ka mid ahi isaga oo gama\u2019san inta uu shaadhkii tuuga soo jiitay ayuu barkimo ka dhigtay, tuugii ayaa markii uu sonkortii soo daray waayay shaadhkii, tuugii oo yaaban ayaa meel walba ka eegay shaadhkii, kadib labadii xamaal mid ka mid ah ayaa shanqadhii tuuga ku toosay, markaas ayaa uu ku yidhi xamaalkii kale, <em>waar shanqadhbaa baxaysee aqalka ma tuug baa ku jira<\/em>, xamaalkii kale oo hurdada sii macaansanaya ayaa yidhi: \u201c<em>waar tuugna kuma jiro\u2019e naga seexo<\/em>\u201d, kadib tuuggii oo shaadhkiisii ka quustay ayaa isaga oo yaaban yidhi: \u201c<em>Hadaanu aqalka tuug ku jirin hadaa maxaa shaadhkaygii qaatay\u2026<\/em>\u201d, waa kuwa labadii xamaal mar kaliya kor u soo fadhiistay \u201c<em>Oo Kumaad Aheyd<\/em>\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Laba nin oo xamaaliin ah ayaa waxa ay dhex seexdeen makhsin ay dhex taalo gabdad sonkor ah, kadib tuug ayaa u soo dhacay habeenimadii, tuugii wax kale oo uu qaato wuu waayay, wuxuu arkay gabdadii sonkorta aheyd, wuu qaadi kari waayay, wuxuu iska bixiyay shaadkiisii si uu sonkorta badh ugu shubto, markii uu shaadhkii dhulka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1202,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,56],"tags":[],"class_list":["post-1201","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-qormo","category-sheeko"],"magazineBlocksPostFeaturedMedia":{"thumbnail":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/hurdo-150x150.jpg","medium":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/hurdo-300x179.jpg","medium_large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/hurdo.jpg","large":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/hurdo.jpg","1536x1536":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/hurdo.jpg","2048x2048":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/hurdo.jpg"},"magazineBlocksPostAuthor":{"name":"Qoraha Qormooyinka","avatar":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g"},"magazineBlocksPostCommentsNumber":false,"magazineBlocksPostExcerpt":"Laba nin oo xamaaliin ah ayaa waxa ay dhex seexdeen makhsin ay dhex taalo gabdad sonkor ah, kadib tuug ayaa u soo dhacay habeenimadii, tuugii wax kale oo uu qaato wuu waayay, wuxuu arkay gabdadii sonkorta aheyd, wuu qaadi kari waayay, wuxuu iska bixiyay shaadkiisii si uu sonkorta badh ugu shubto, markii uu shaadhkii dhulka [&hellip;]","magazineBlocksPostCategories":["Qormo","Sheeko"],"magazineBlocksPostViewCount":25,"magazineBlocksPostReadTime":1,"magazine_blocks_featured_image_url":{"full":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/hurdo.jpg",560,335,false],"medium":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/hurdo-300x179.jpg",300,179,true],"thumbnail":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/hurdo-150x150.jpg",150,150,true]},"magazine_blocks_author":{"display_name":"Qoraha Qormooyinka","author_link":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"},"magazine_blocks_comment":0,"magazine_blocks_author_image":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/155605cbcce4d21824f111c79a867bad?s=96&d=mm&r=g","magazine_blocks_category":"<a href=\"#\" class=\"category-link category-link-1\">Qormo<\/a> <a href=\"#\" class=\"category-link category-link-56\">Sheeko<\/a>","yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shaadkeygii Yaa Qaatay? - SOMALILAND MAANTA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shaadkeygii Yaa Qaatay? - SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Laba nin oo xamaaliin ah ayaa waxa ay dhex seexdeen makhsin ay dhex taalo gabdad sonkor ah, kadib tuug ayaa u soo dhacay habeenimadii, tuugii wax kale oo uu qaato wuu waayay, wuxuu arkay gabdadii sonkorta aheyd, wuu qaadi kari waayay, wuxuu iska bixiyay shaadkiisii si uu sonkorta badh ugu shubto, markii uu shaadhkii dhulka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/shaadkeygii-yaa-qaatay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"SOMALILAND MAANTA\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-10-15T18:33:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-03-14T11:09:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/hurdo.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"335\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Qoraha Qormooyinka\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/shaadkeygii-yaa-qaatay\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/shaadkeygii-yaa-qaatay\/\"},\"author\":{\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\"},\"headline\":\"Shaadkeygii Yaa Qaatay?\",\"datePublished\":\"2022-10-15T18:33:58+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-14T11:09:41+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/shaadkeygii-yaa-qaatay\/\"},\"wordCount\":180,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/shaadkeygii-yaa-qaatay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/hurdo.jpg\",\"articleSection\":[\"Qormo\",\"Sheeko\"],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/shaadkeygii-yaa-qaatay\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/shaadkeygii-yaa-qaatay\/\",\"name\":\"Shaadkeygii Yaa Qaatay? - SOMALILAND MAANTA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/shaadkeygii-yaa-qaatay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/shaadkeygii-yaa-qaatay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/hurdo.jpg\",\"datePublished\":\"2022-10-15T18:33:58+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-14T11:09:41+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/shaadkeygii-yaa-qaatay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/shaadkeygii-yaa-qaatay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/shaadkeygii-yaa-qaatay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/hurdo.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/hurdo.jpg\",\"width\":560,\"height\":335},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/shaadkeygii-yaa-qaatay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shaadkeygii Yaa Qaatay?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"description\":\"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization\",\"name\":\"SOMALILAND MAANTA\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png\",\"width\":500,\"height\":500,\"caption\":\"SOMALILAND MAANTA\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb\",\"name\":\"Qoraha Qormooyinka\",\"sameAs\":[\"https:\/\/soomaal.net\/qormo\"],\"url\":\"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shaadkeygii Yaa Qaatay? - SOMALILAND MAANTA","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shaadkeygii Yaa Qaatay? - SOMALILAND MAANTA","og_description":"Laba nin oo xamaaliin ah ayaa waxa ay dhex seexdeen makhsin ay dhex taalo gabdad sonkor ah, kadib tuug ayaa u soo dhacay habeenimadii, tuugii wax kale oo uu qaato wuu waayay, wuxuu arkay gabdadii sonkorta aheyd, wuu qaadi kari waayay, wuxuu iska bixiyay shaadkiisii si uu sonkorta badh ugu shubto, markii uu shaadhkii dhulka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/shaadkeygii-yaa-qaatay\/","og_site_name":"SOMALILAND MAANTA","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed","article_published_time":"2022-10-15T18:33:58+00:00","article_modified_time":"2023-03-14T11:09:41+00:00","og_image":[{"width":560,"height":335,"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/hurdo.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Qoraha Qormooyinka","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"Qoraha Qormooyinka","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/shaadkeygii-yaa-qaatay\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/shaadkeygii-yaa-qaatay\/"},"author":{"name":"Qoraha Qormooyinka","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb"},"headline":"Shaadkeygii Yaa Qaatay?","datePublished":"2022-10-15T18:33:58+00:00","dateModified":"2023-03-14T11:09:41+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/shaadkeygii-yaa-qaatay\/"},"wordCount":180,"publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/shaadkeygii-yaa-qaatay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/hurdo.jpg","articleSection":["Qormo","Sheeko"],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/shaadkeygii-yaa-qaatay\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/shaadkeygii-yaa-qaatay\/","name":"Shaadkeygii Yaa Qaatay? - SOMALILAND MAANTA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/shaadkeygii-yaa-qaatay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/shaadkeygii-yaa-qaatay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/hurdo.jpg","datePublished":"2022-10-15T18:33:58+00:00","dateModified":"2023-03-14T11:09:41+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/shaadkeygii-yaa-qaatay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/shaadkeygii-yaa-qaatay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/shaadkeygii-yaa-qaatay\/#primaryimage","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/hurdo.jpg","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/hurdo.jpg","width":560,"height":335},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/2022\/10\/15\/shaadkeygii-yaa-qaatay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shaadkeygii Yaa Qaatay?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#website","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","name":"SOMALILAND MAANTA","description":"Ka Akhriso Qormooyin Xiiso Leh","publisher":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#organization","name":"SOMALILAND MAANTA","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","contentUrl":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/1.png","width":500,"height":500,"caption":"SOMALILAND MAANTA"},"image":{"@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/WarsameIsmaaciilAxmed"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/#\/schema\/person\/93afc3ea340d73151feaf52df5e1c1bb","name":"Qoraha Qormooyinka","sameAs":["https:\/\/soomaal.net\/qormo"],"url":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/author\/soomaal_admin\/"}]}},"views":96,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1201","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1201"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1201\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1203,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1201\/revisions\/1203"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1202"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1201"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1201"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalilandmaanta.com\/qormo\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1201"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}